SUBAX: Warcusub caqabadaha hortaagan xabad joojin Gasa kadhacda iyo Ruushka oodhulka lasimay Yukreyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • SUBAX: Warar cusub oo laga helay caqabadaha hortaagan wadahadaladii Nabada Gasa ee Axadii dhacay, Ruushka oo markale Yukrayn duqeymo roobka uga dhigay iyo warar kale.

ความคิดเห็น • 107

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 17 วันที่ผ่านมา +12

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 17 วันที่ผ่านมา +5

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud mareykan ilaah ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 17 วันที่ผ่านมา +4

    Asc allaha ku xafido israa iil allaha ka dhigo mid dhinta mid dhawac iyo mid waashay falastiin xuutiyinta iyo musliminta dhamaan guusha allaha siiyo insha allah amiin amiin amiin yaarabi

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 Lab 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf 17 วันที่ผ่านมา +12

    Ilahow falastiin xoree ilahow nasriga sii falastiin ya rabi

  • @VIKIBOOY
    @VIKIBOOY 17 วันที่ผ่านมา +19

    An kusalini xabiib keyna muhamed SCW SCW❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 17 วันที่ผ่านมา +13

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @munajama1821
      @munajama1821 17 วันที่ผ่านมา

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

    • @fathihasan962
      @fathihasan962 17 วันที่ผ่านมา

      Scw scw

    • @رحمةدلمر
      @رحمةدلمر 16 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw❤❤❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 17 วันที่ผ่านมา +3

    Kitabka ay qortey aya Sas ku qoran ilmahas hadey korana wey nala dagalamayan aye leeyihin ilmihi ugu badna aya qaza ku nool waa cirib tir ilaahey ha ka qabto yuhud allaha bada ku soo rogo ☝🏻☝🏻🤲🤲yaa rabi

    • @saidaelmi9744
      @saidaelmi9744 17 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 17 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin Yaa rabi 🤲🏻

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o 17 วันที่ผ่านมา +2

    Maraykanka iyo xulufadisu kumaytala gelin bariga dhexe in ay nabad ka dhacdo wuxuun baa umuuqata israa iil WAA badbaadin karaysaan falastiina WAA madhin karaysaan Marka ilaahay ayaa wax madhin Kara waanay guulaysanayaan muslimiintu

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 วันที่ผ่านมา +2

    ISBULLAH WAX SHAQO AH MA QABANIN, HADDEY WALI XUHUUDI AY DEEGANNADA DAGGAN YIHIIN.

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 16 วันที่ผ่านมา

    Ragoow Ruush ha guuleeysato Guul guul Macalin ka weeyn alaha Jabiyo Aamiin Aamiin Dunida waxuu ku yahay dhibaato Shacab ka Reer Falastiin Allaha guuleeyo iinshaa Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 17 วันที่ผ่านมา +3

    😊Asalamu calaikum Wrt Walal Hahilmamin اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد😊

  • @BishoyMohamed-ck1js
    @BishoyMohamed-ck1js 17 วันที่ผ่านมา +12

    Qaza ilaahayow u gagar an kusalino nabigena scw ❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs waa waxa ay u xa suuqayaan dumarka iyo caruurta ilaahey nabad waarta ha siiyo rergaza iyo muslinkoo dhan meel walbooy joogaan warkaasi wada hadal waa maa weelo iyo halagaa sheego yahuud meel qsbsateyna ka biximee in xoog looga saaro maahane ilaahey ha quweeyo muqaawamada rergaza gaaladana ha jebiyo habaabi,iyo aamiin

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 17 วันที่ผ่านมา

    Waayahee.gaajada.maa
    La.sugeysaa.cruurta.qasa.oo.dunida.muslinkuna.weydaawen.sidaasey.ku.abaadi.qazi.ilaahey.ma oran sidaa ..tii.ilaaheybaa.dambeysa...degdeg
    Gurmad.yaa
    Rabi.aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 17 วันที่ผ่านมา

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 17 วันที่ผ่านมา

    Taas caqli ma ahan sababtoo ah ninkan asaga waxba ma xukumi karo asga ayaa la difaacaa hadii ay hub noqoto io lacag ciidan intaba maraykan ayaa bixiya runta lama wajahin lakiin falastiin Alaahayow culaska fudey noogu badal amiin yaa Alaah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 17 วันที่ผ่านมา +2

    Masar waa shaqaalaha yuhuuda

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 17 วันที่ผ่านมา

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza

  • @Cumarfure
    @Cumarfure 17 วันที่ผ่านมา +1

    MASARMAXAYLAQAYLIN IYADAA RAALIKA AHAYD INAYYUHUUDU QABSATO

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 17 วันที่ผ่านมา

    Allaah reer falastiin caawi 😢🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c 17 วันที่ผ่านมา

    Ariinku waxa weeye in isra'iil ay shacabka rer falaastiin ku xukuuntay xasuuq Lakiin Allah swt ma dhihiin

  • @TonaliAhmed
    @TonaliAhmed 16 วันที่ผ่านมา

    Allah has the power and the will to give the people of Gaza peace 😢😢😢😢😢

  • @abdullahiadowmohamud3600
    @abdullahiadowmohamud3600 17 วันที่ผ่านมา

    Illaahey ha isku diro gaalada yà rabi

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 17 วันที่ผ่านมา

    Soo daa warqaboobe WARARKA Dr Nadaara

  • @hawoabdirahman543
    @hawoabdirahman543 17 วันที่ผ่านมา

    Insha alaah wadeedi donyaa waxan alekabaryee inmucjiso rabaaniya udegto

  • @said.mmirat6136
    @said.mmirat6136 17 วันที่ผ่านมา

    Allah has the power and the will to give the people of GAZA peace

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 17 วันที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 17 วันที่ผ่านมา

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 17 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 16 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs wrxm nadaara

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 17 วันที่ผ่านมา +1

    Guul falastiin guul

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 16 วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b 17 วันที่ผ่านมา

    سبحان آلله

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤Wcs galab wacan❤❤#Sabaax

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 วันที่ผ่านมา

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 17 วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 17 วันที่ผ่านมา

    Iyadoo jiir ka yar ayeey bixiye xabadu hasocoto guusha reer falastiin ayeey raaci iinshaa allaah

  • @AaminaAbdulkadir-bm7ze
    @AaminaAbdulkadir-bm7ze 17 วันที่ผ่านมา

    امين

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤
    Keep going

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 17 วันที่ผ่านมา

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 17 วันที่ผ่านมา

    musiibo haku dhacdo oo dhiiga shacabka alle idinka soo saar

  • @user-el9rm4nk6i
    @user-el9rm4nk6i 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs nadara

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 17 วันที่ผ่านมา +1

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 17 วันที่ผ่านมา

    Mareykanka iyo Israa'iil ma doonayaan laakiin waanwaanta aad maqleysaane waa maaweelo

  • @user-lg4qn6dx8p
    @user-lg4qn6dx8p 17 วันที่ผ่านมา

    M.a❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 วันที่ผ่านมา +1

    XUUTIYIINTA , XISBULLAH IYO XUUTIYINTA, MAXAY U GARAACI LA' YIHIIN, GIDAARKA PHILADELFIYA OO 10 ALBAAB UGU SAMEYN LA'DAHAY.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 17 วันที่ผ่านมา

    xayawana wa yahuuda

  • @caadilcade
    @caadilcade 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs Nadaara

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 17 วันที่ผ่านมา

    Wasiirka waanlaqabaa waa xaamaas sookoraya ayey qabaan xataa ka dhalandoona wayku dareen

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 17 วันที่ผ่านมา

    Waan Soo dhowaynayaa duulaanka ruushku ku qaaday dalka Ukraine sii wada ayaan leehay oo cidhib tira dawlad ku sheega ka jirta Ukraine iyo argagixisada ka danbaysa ee nato

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 17 วันที่ผ่านมา

    Masar B na maaha Tna maahan wax laga sugayaana ma jiro

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 17 วันที่ผ่านมา

    Warkaas waa run

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wbr akhii subax wanaagsan

  • @mustafNune
    @mustafNune 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 17 วันที่ผ่านมา

    Maraykan haduuna runta u sheegi Karin yuhuuda muxuu dadka waqtiga uga lumin

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 17 วันที่ผ่านมา

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda allha kadhigo kuwa guul dara ah

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 17 วันที่ผ่านมา

    Nadaaraw mar hore aan soo jediyey in aad is barbar dhigto taarikh calendar ka masiixiga iyo tan hijriyada mar kaa d akhbaarta soo daynaysid, jawaabna Kaama haayo

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 17 วันที่ผ่านมา

    Siraaiil iskuday ayeey shalay sameeyeen

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 17 วันที่ผ่านมา

    Asc nadaara israail ceeb makartaa ayaga iyo mareykanka ceebta waa quleystaan

  • @asadhassan5776
    @asadhassan5776 17 วันที่ผ่านมา

    Nadarow,Netanyahu ooo dhimanin gaza umamaleynayo iney nabad noqoney

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs wll w

  • @user-vp9bu2mn9z
    @user-vp9bu2mn9z 17 วันที่ผ่านมา

    Xisbulah waxaba ma argoosan ee wa la qanciyay

  • @hony5804
    @hony5804 17 วันที่ผ่านมา

    Argagaxiso aan Israel eheen mabajiro allow nagaqabo ooyahuda hoog iyo baa ba usoo dedeji adaa cadilee

  • @naasirdaahir635
    @naasirdaahir635 17 วันที่ผ่านมา +2

    Natanyahu cuqubo allaha kurido waa kufaar weyn

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 17 วันที่ผ่านมา

      Aamiin 🤲🏻

  • @MahmoodMuridi-qt1uv
    @MahmoodMuridi-qt1uv 17 วันที่ผ่านมา +1

    Sobax somali wacasar

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 17 วันที่ผ่านมา

    Walalaheyga soomali yed mel walba ad jogtan ciwankan iso boqda wawalshin o rabta iney halganto mhdsanidin

  • @user-Iskufilan
    @user-Iskufilan 17 วันที่ผ่านมา

    TALO;- barnamijka waa sedex qeyb ka waran hadaad xayaysiinta u qeybiso sedexda barnamij, mahadsanid

    • @user-Iskufilan
      @user-Iskufilan 17 วันที่ผ่านมา

      Wararka iyo xayaysiinta waxaa badan xayaysiinta

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 17 วันที่ผ่านมา

    Arinta Gaza war uma baahnee maxaa looga la yahay dunida cid qaado tallaabo lagu bad baadinaayo caruurta falastiin

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 17 วันที่ผ่านมา

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @yahye_remy
    @yahye_remy 17 วันที่ผ่านมา

    Nadaara Galab Dheh 🖐

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f 17 วันที่ผ่านมา

    Ruushku muu nuclear ku rido kuwa ay soo caawinayan yurubtu ee yukreyn halays weediiyo qubuurahooda

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 17 วันที่ผ่านมา

    Israel xabad joojin yaan laga baryin

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 วันที่ผ่านมา

    Sheekh putin wuu xanaaqay😂

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 17 วันที่ผ่านมา

    Kii adkada wadanka ha u hadho

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 17 วันที่ผ่านมา

    Hamas Hadey aqabda ku noqon lahed kawarama midiyah iyo siyasiyinta

  • @caadilcade
    @caadilcade 17 วันที่ผ่านมา

    First man 😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 17 วันที่ผ่านมา

    Netanyaahuu binuqafiir iyo blinkin ayey xanibanyihin wada hadalada qàahira ka dhacay maraykanka iyo yuhuuda ayaa masuul ah fashilaada shirarka xabad joojin ka dhacday Gaza

  • @maanka4722
    @maanka4722 17 วันที่ผ่านมา

    Adi niyahoow UK 🇬🇧 ayaan kugu ogaayeeh America 🇺🇸 miyaa aaday ileen xiligaan uk xiligaan subax maahee waa 4 galabnimeeh 😂

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 17 วันที่ผ่านมา

    Poutine soo afjare munaafaqada iyo caddaalad dharada reer galbeedka

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 16 วันที่ผ่านมา

    WCWRWB NADARA SHOW

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mareykan wa natyahy wa isku mid mareykn ma rab nabad ka dhacda qaza, wa dagaal diimeed, Ilahaw reer falastin u hiili

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 17 วันที่ผ่านมา

    Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye 17 วันที่ผ่านมา

    Mareykan waxaa haysata Lafta jecli luda jecli gaar ahaan xisbiga talada haya Hadeey dooraashada kuwaayaan muslimiinta waa laga guuleysanaya hadey yuhuuda waayaan waa laga guuleysanaya hada waxeey mareysaa kahari weydayee waa kuhaysataa 😂😂😂😂

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 17 วันที่ผ่านมา

    WWW❤❤❤

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 17 วันที่ผ่านมา

    Ukraine win ✌️

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 17 วันที่ผ่านมา

    ree galbeeka xukuumadahooda waa la ogyihiin falastiin kulu in la laayo

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 17 วันที่ผ่านมา

    Awal maxay ogu banaynaysay masar waxaan way iswada og yihiin gaalkooda iyo Muslim kooda in dadkaas la iska laayo

  • @maxamadcabdi347
    @maxamadcabdi347 16 วันที่ผ่านมา

    Ceebi mabakarto horay u ceebaysnayd

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 17 วันที่ผ่านมา

    Serguei larov wa runtisa israel dadka reer gaza waxey uwala heesata xamaas mareykaku u u sacabeynia

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 16 วันที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @abdiali2420
    @abdiali2420 17 วันที่ผ่านมา

    Wcs