CHALLENGE XUSUL IN LA IS KU FOORO GAARAY🤣 ABDIFATAH YARE SHAADIYA SHARAF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 450

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad ปีที่แล้ว +85

    Allow isu kiin barakeee dad is fahmay baad tihiine….❤🤲

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +100

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL SUUBANAHENA SCW SCW 🕋🕋🕋

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaanka allow caafimaad nagu Gaarsii🥺🥺🥺

  • @Anne66898
    @Anne66898 ปีที่แล้ว +19

    Shadiyo iyo Abdifatah saan isku jclhy le marke challenge isla ciyaraan funny waaye 😂😂😂

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 ปีที่แล้ว +47

    Shadiyo & abdifatah Masha allh wd iga qoslisan wlh allaha idin xafido my family ❤

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +58

    Dad is fahmay masha allah❤💯 qosol u dhintay 🤣😂

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว +2

      Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna M

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi6818 ปีที่แล้ว +56

    😂😂😂😂shadiyo funny waye wn ku hestaa ilahey ha ku dhowro

  • @muxibodaqare7700
    @muxibodaqare7700 ปีที่แล้ว +11

    Ku saliya nabiga scw

  • @Zahraleila125
    @Zahraleila125 ปีที่แล้ว +17

    Shadiyo sharaf iyo abdifatax yare dadhka an kudhaydo xili walbo❤️my family gulesto 🤲

  • @queenayuush4227
    @queenayuush4227 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back shaashka 👸🏻 shadiyoy qosol udhiman garey Wlhi iL cowro allh idinma tuso 🤲🤲

  • @boqoradainaxasan1335
    @boqoradainaxasan1335 ปีที่แล้ว +3

    Shaashka caaga iska Bedala Kan wuu dhibadan yahay wuuna dheeryahay waan Idina wataa masha allaah waxaa tihiin family qurux badan

  • @naciimomaxamed5408
    @naciimomaxamed5408 ปีที่แล้ว +23

    Alla shahdiyooy 🤣🤣TH-cam la aantiina abaar cawa qosol u dhiman rabaa allh idin xafido 🥰🥰🥰🥰

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ilxun idiin ma aragto Allah isku kiin barakeyo amiin yarabi my family 👪 isjecel shadiyo sharaf iyo cabdifatax ina adeer

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 ปีที่แล้ว +8

    😂😂 waa fuuray maanta jilib xitaa best couple

  • @iqromuxudiinmaxamed4177
    @iqromuxudiinmaxamed4177 ปีที่แล้ว +17

    Labadaan 🤣🤣hadaa isku helo farxad hhhh m.a isku waara❤

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar6813 ปีที่แล้ว +4

    Shadiyo abaayo diraca fanaand kugasho sidaad u asturnato abayo waayo marwo ayad thay xumana ha iifahmin walashey

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 ปีที่แล้ว +7

    Ala shaadiyoy abaayo qosol ka iga dhamaysay walahi noso badi 😂😂😂

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 ปีที่แล้ว +7

    Mash alaha shadiiyo sharaf iyo Cabdi fitax alaha isku kiin daayo waa qosoley walahi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 ปีที่แล้ว +5

    Family 👪 qurux bdn ayd tihiin nolaada abid🥰

  • @saadaqshucayb882
    @saadaqshucayb882 ปีที่แล้ว +30

    Team Single Ilhy Aaa No Maqan😂😂😂😂😂

  • @farduuscali795
    @farduuscali795 ปีที่แล้ว +5

    Cabdifataaxo shaadiya qabqab ha noga diln kama kaftano shaadiya 😂😂🥰🥰

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 ปีที่แล้ว +9

    Woow lamanhihi farxada manta arkaya wada jira waligiin farxad kuwada nolada 🥰👸👮‍♂️❤️

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shaadiya sharaf dar aale ayn kujeclhy qali

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂😂😂 😂 allow cadaw ha idin ka qabto shaadiyo iyo cabdifitah ❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hafsaabdirahmanhafsaabdira5713
    @hafsaabdirahmanhafsaabdira5713 ปีที่แล้ว +6

    Ayy lamanaheyga nolada anaa ugu horeyo 🥰

  • @sucdiosman1364
    @sucdiosman1364 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣m.a waa iga qoslisen wlhi nooso badiya in badan lajogiina walo xiisay🥰

  • @ifraahahmed9991
    @ifraahahmed9991 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaha wa Xanusanayay wad iga qoslisen xanunki xita wa ilobay

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna ❤.

    • @fahiimamohamed3559
      @fahiimamohamed3559 ปีที่แล้ว

      Allh hkucafiyo

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyo abyo TH-camka hadaa marwalbo wax soo gilin laheed mar hore 1M gariladeed Ama waad udhawan laheed wax noo soo galib mar waliba cajiska iska dhafee cdy keep going Queen👸🏻💝🥰

  • @Khadruuzh
    @Khadruuzh ปีที่แล้ว +15

    Ala berka wlhi wa raftay nolada my family😍😂

  • @maxamedek7265
    @maxamedek7265 ปีที่แล้ว +1

    Come back 😢 😪 Kuwaiti maxaan idin xiisay tiktok ka soo arki soo carari 😪hanaga tagin mar kale plz Nala jooga🥺🙏💑👨‍👩‍👦

  • @saciidoyahye9200
    @saciidoyahye9200 ปีที่แล้ว +5

    shaadiyo ha ceejin wiilka habayar an u ahay😂😂😂😂😂😂❤

  • @mustaqimaxmed2763
    @mustaqimaxmed2763 ปีที่แล้ว +4

    Waa idin wataa ani lkn cabdi fitax niyahow gabadhan maxa uga qelsiisa adi hanaga dhibin shadiyo isku waara abid ❤💯

  • @shukriaxmedaxmef8467
    @shukriaxmedaxmef8467 ปีที่แล้ว

    Lamaane aan idiinka jclhy wlhi social media Kuma jiraan mana soo Gali doonan barakoowba wlhi waa iga qislisaan Mar walbo aan idiin arka jira oo nacab ka nabad gala dartiin TH-cam udaawadaa hadaa niiga waayo maba soo galo wlhi❤️king and queen👑🌎🔐

  • @amalabdullahi7064
    @amalabdullahi7064 ปีที่แล้ว +5

    Ceejidii ugu danbeysay ee abdifitax lagu qabtay shaadiyo mucjiso 😂😂😂😂😂

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud3034 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah dad isfahansin allaha idin barakeeyo😂😂😂

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว

    shadiya iyo cabdifatax gacantu
    waa qolfofa qalbiga idiin salamay
    ☕☕☕🍺🍞🍬🍇🕝🕝💚💚💚💙💙💕💬💬💬🌙🌙🌙🎤🎤🎬🎬💑💑💑💑👰💍💎💎💎

  • @SAARASOmaali
    @SAARASOmaali ปีที่แล้ว +18

    Ddkaan waan jeclahay wlhi so funny 😂😂😂😂

  • @adoontiialle9166
    @adoontiialle9166 ปีที่แล้ว +9

    Shaadiyo wa funny wllhy san uqoslaayey wan daaly 😂😂😂❤🙏🏼

  • @abdifatahsalah8364
    @abdifatahsalah8364 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah best family

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e ปีที่แล้ว +5

    Ani qaraarka c/fitaax Lee ku hestaa aduunka in laga badiyo lo neceb yhy 😂😂😂

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 ปีที่แล้ว

    Shadiya dumashigeen abdifatah MashaAllah wajigisa video hore ee burka iyo hadda farqiya udhaxeyo saanu ku ficanyahay dumashigen adiga og koley waxaad ka badashay. Video hore waji dhuuban hada lakiin waa caddi. Walalkey abdifatah lama kala xanaqaan waa ku amanaya.

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว

    Wwww sidaa u baxdeen you tube wuu damay msh allh hadaa noo soo labateen beautiful family

  • @lavaniya8044
    @lavaniya8044 ปีที่แล้ว +1

    Finally lamaanahena wey is keenen m.a🥰

  • @ifraaxxaaji8645
    @ifraaxxaaji8645 ปีที่แล้ว

    Wwww m.a shaadiyo sharaf iyo c/fitaaax wlh wan idin jclhy illah ha idin xifdiyo

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 ปีที่แล้ว +1

    C/fitaax mxa ku dhacy shaadiyo miyuu xanuunsady allha cafiyee wanba u xiisnee

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo cabdifatah aba kadaran😂😂😂 waxana saan noqday xataa maka yelayo wuu kaa qadanaa lee 😂😂

  • @caliyaahmed3997
    @caliyaahmed3997 ปีที่แล้ว +2

    Alllah haysku kin barakeyo mia couples❤️

  • @abdifitahali741
    @abdifitahali741 ปีที่แล้ว +1

    Waaa ku tageraa mash alh

  • @alonegirl6746
    @alonegirl6746 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo iyo c.ftaax fiirsaday mna fuurin been dheh😅🤣🤣🤣🤣🤣 manooooli caaawa ani diyaaaa idinka rabaaa reer c.fitaxow😀😅😅😅🤣🥰🥰🥰🥰we looov family la antiiiin abaaaar

  • @hayaadmuuse4644
    @hayaadmuuse4644 ปีที่แล้ว

    I miss you guys my alaah protect you tha evel eye's and eval people

  • @esfd1383
    @esfd1383 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah familly isku farxsnhy nolada qusolka iga dhameseyn wallhi ❤❤❤

  • @nacimomuhamed414
    @nacimomuhamed414 ปีที่แล้ว

    Wcz my family Masha allh
    Barakowa apid nosolabt wa nixisnay

  • @malapoahmed3026
    @malapoahmed3026 ปีที่แล้ว +2

    Shadiyo soo badi wan ku xisne 😢❤😂😂

  • @Nololadag
    @Nololadag ปีที่แล้ว +4

    Team shaadiyo ismuujiya 😁😁

  • @hananita0097
    @hananita0097 ปีที่แล้ว +5

    Waa ika qoslisisen wlh I luv you guys 🎉🎉🎉

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 ปีที่แล้ว

    Shadiya she’s come back keep going sister I miss you keep going you’re your challenge💕❤️💕❤️

  • @Saam143
    @Saam143 ปีที่แล้ว +1

    Ar kuwana qosol lee igu dishan wlh mar walba challenge sameyneysiin noso badiya 😂😂😂😂

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว

    SHaadiYa SHaraF QoF BuLsHaawiyad Ah Oo LaTaageero

  • @naleycadey9610
    @naleycadey9610 ปีที่แล้ว

    Allow isku kiin daa 🤲🤲🤲wlhi wan idinku farxay💝💝💝💝💝💝

  • @sabrindahir1620
    @sabrindahir1620 ปีที่แล้ว +2

    Yes ana ugu horeYo love isiii he mxa😂🤣👀

  • @nastehaahmed1579
    @nastehaahmed1579 ปีที่แล้ว +1

    Ala saan u farxay lagama shekenkaro umaaaaac ❤from puntlad

  • @rahmanather8962
    @rahmanather8962 ปีที่แล้ว +1

    Desha shadiyo first time ey badisey sidey dahdey🫴😂😂😂

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo clfataax manoso laabaten aad iyo ad ban idinku xiisay hada TH-cam. Ku iska kaga weyan ♥️

  • @yashkeyow
    @yashkeyow ปีที่แล้ว

    My family welcome 🙏 back to TH-cam ❤

  • @fardowsamaxamed5734
    @fardowsamaxamed5734 ปีที่แล้ว

    Walahi dad an u xiisay walashay shadiyo iyo dumashi c/fatax farxad ku noolada qosul iyo qaraxo sucoto aya tihiin♥️♥️♥️♥️

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna ❤.

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 ปีที่แล้ว +2

    🤣😂🤣😂🤣 shadiyo sharaf qosol igu mahariin wlhi funny 🤣🤣 ayuta igu go need

  • @najmanaani4540
    @najmanaani4540 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlhy waa farxadii oo dadah ilahay haisku keendayo 😍😍

  • @axlaamhaaruun2664
    @axlaamhaaruun2664 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo abayo wanku salaami salan kadib abayo jalan tiyadaa nokale nosoba diya wanka heli runti🤣🤣🤣🤣

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiya &c/ fataax👩‍❤️‍💋‍👩 M,a lamaanahaygii farxad family waa iga qoslisen wlhy🤩😂🥰 alle haydin dhawro 🤲🤲❤🤲👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna ❤.

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣🤣🤣maxa u qosoli weysay leema dhahaayo maantaa🤣🤣🤣🤣

  • @ayaancali1119
    @ayaancali1119 ปีที่แล้ว

    Wixinu wax mahan lamanaha adunka shadiyo qurux dii yoo qofa💋💋👏👸

  • @simanahmed17
    @simanahmed17 ปีที่แล้ว

    Haahha walhi shadiyo waa farxadeyda bayo mcn love u ykhye 🍫💋🫂

  • @Cafiifo.xalane
    @Cafiifo.xalane ปีที่แล้ว

    Shadiyo qosolkaa iga dhameeseen hadaa Mar walbe soo galileheed mar hore ayaad 1m gaari leheed

  • @naimabarre3099
    @naimabarre3099 ปีที่แล้ว

    MaashAllah alle haysku kiin daayo shaadiyo ninkagaga hayso sis

  • @samsamiitaofficial7837
    @samsamiitaofficial7837 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh familykeyga quruxda bdn ilahey ishaa hadinka qabto ❤🤲

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +14

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad❤️ ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤️💚

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว

    Waaw labo fani ah part2 soo sameeya❤❤😂😂😂

  • @fardowsabintii5504
    @fardowsabintii5504 ปีที่แล้ว

    Manshallah Allah idhin dowro

  • @amalmuminabdi2263
    @amalmuminabdi2263 ปีที่แล้ว

    Alla kaliyaha ixanuuny wlh shaadiyoy kuweyga alle ha idin xafido😃😃❤️

  • @munocumaryusuf8107
    @munocumaryusuf8107 ปีที่แล้ว

    Mashalaah ilmaheyga aan jeclaa farxad igu nolaada

  • @xaliimocismaan100
    @xaliimocismaan100 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah alle ha isukin dayo wllo from burco

  • @ikramhassan2073
    @ikramhassan2073 ปีที่แล้ว

    Walhi beerka icsaady kuwan umadeena maaha was la diiin xiisee Soo badiya plz

  • @غاليهمحمد-و7ع
    @غاليهمحمد-و7ع ปีที่แล้ว

    Soo badi shadiiyo abayo mcn wan ku jecelahy mcnto

  • @sayidnuura9007
    @sayidnuura9007 ปีที่แล้ว

    Ilaah baankudhaarte saauqoslayay beerkii ixanuunay war labadanaa allaah haiikiindaayo

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 ปีที่แล้ว

    MashaAllah qosolka iga dhameysen.

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaad tihiin beautiful family ina Adeertey Shadiyo

  • @najahmohammedabdulle8402
    @najahmohammedabdulle8402 ปีที่แล้ว +3

    Shadiya mar walba tanaasul badan🤣🤣

  • @taloiyotusaale4887
    @taloiyotusaale4887 ปีที่แล้ว

    Masha allh il xumi idinma argto❤️🥰🥰

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 ปีที่แล้ว

    Shadiyo Shugr😂i iyo Dumashi Umadeena matihiin allah idin xifdiyo saaxiibayaal.

  • @amalabdinor4437
    @amalabdinor4437 ปีที่แล้ว

    Shadiya bayo hargab miya kuhele codka kabadaln 😭👸💓

  • @xaliimoxuseen7286
    @xaliimoxuseen7286 ปีที่แล้ว

    M.a shaadiyo cadeey waan ku wataa may famili

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 ปีที่แล้ว +3

    Shaadiyo mid mahan wlh qosol udhimn garw😂😂😂😂😂😂

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna ❤.

  • @aymanmohamed4522
    @aymanmohamed4522 ปีที่แล้ว

    Aadban uqoslay walhy ilhy haydin barakeeyo

  • @gudonahmed6161
    @gudonahmed6161 ปีที่แล้ว +2

    Waan dhinty wlhi 😂😂😂 shadiya bes wllo waad nadilasa intaa ka badan😂

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 ปีที่แล้ว

    Idhahayga meel qaldan arkeen 😂istaqfurllah😅

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo wax badan soo dhig 💜💜💜

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 ปีที่แล้ว +2

    Walahi lamaane aan jclahey tihiin❤😘🥰

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiya masha allh

  • @hanifirstlady1717
    @hanifirstlady1717 ปีที่แล้ว +1

    700k soon 🔥

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣keep going my family 👪 🙏🏻 💪 ❤ 💙 ♥ coming soon 700k I.a

  • @sameea1
    @sameea1 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤️❤️