Prank aay kaga naxsatay shaadiya sharaf abdifitah yare tahriib😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 504

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +168

    Wax kaste macaan waxaa ka macaan kalaamka Alle allow
    quubteena ku Sug amiin fadlan like ii saar wll.
    mahadsanid ❤❤❤❤❤❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +228

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝🥺

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 ปีที่แล้ว +60

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤

  • @iskufilan__mahamud
    @iskufilan__mahamud 2 ปีที่แล้ว +94

    Inta markay aragtay prank inuyahay socarartay👍

  • @deganahmes12
    @deganahmes12 2 ปีที่แล้ว +57

    Prank le arkay sidan ufarxay😘😘😘😘😘nolada my family 😘

  • @sabariin5236
    @sabariin5236 2 ปีที่แล้ว +67

    Prank maqlay joooow😂cidna igama sohoreeso😂👋

  • @munocabdulahi4412
    @munocabdulahi4412 2 ปีที่แล้ว +49

    Waa ku faraxsanhy inaa noso labatan wllhi lamanaha aan ku faano shaadiyo sharaf &Abdifitah ❤️‍🩹🥰💯💋👩‍❤️‍💋‍👩

  • @mirremokhtar7331
    @mirremokhtar7331 2 ปีที่แล้ว +34

    Brave man 👨! Abdifatah!
    Maxa reerkena ukala direysa 😢🥺
    Waa hadal qalbiga ka immid👏

  • @faysa_dagan8500
    @faysa_dagan8500 2 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo cadhaysan baan idiin daawadaa illahay amarkii qosol iyo farxad baan idinka helaa illahay haysukiin daayo waa ayaamo aduunkuye farxad kuwaara abidkiin awlaad baariya oo badan alle haydinku deeqo oo maxamed yare garabkiisa ah aamiin yaarabi

  • @istaahilmohamed9072
    @istaahilmohamed9072 2 ปีที่แล้ว +33

    wlhi saa u qoslayey waa raftay
    😂😂😂 shaadiyooy aduu xan iyo balo is daba maris baa kaa buuran 😂

  • @ayanamiira4915
    @ayanamiira4915 2 ปีที่แล้ว +85

    Welcome back couples happy to see you again And again ❤❤

  • @naimaali3408
    @naimaali3408 2 ปีที่แล้ว +12

    Iso duceey kulahaa shadiyo Dhibka dhaaf cadey you have beautiful family may Allah protect you dear❤

  • @ahmeddahir787
    @ahmeddahir787 2 ปีที่แล้ว +53

    ruwaayadaan waa ka helay khalalaadkeeda noo soo gali😂😂

    • @hanihanka9528
      @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว

      Ano og iney been tahay dawanaya cml la.aan

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 2 ปีที่แล้ว +4

    Shadiyo beenleey baa tahay adiga iyo Abdi fitaah Waad is ogyihiin waa fishiloww👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sacdiyomuhumed8565
    @sacdiyomuhumed8565 2 ปีที่แล้ว +20

    shaadiyo iyo abdifatax wadajira waligiin isha nacabka idknka dadan prankigiina wan jeclahy lamanhygii❤️

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 2 ปีที่แล้ว +16

    Kan prank wu dhafy wlh toos bu u xnaqay abdufatah😂barafka raba ina jilbaha so sarto😂 shadiyo nag waln😂

  • @fartunali7336
    @fartunali7336 2 ปีที่แล้ว +38

    Prank aaaaa subxanallah ruwayad dheh bl sn prank ma ahaneee😂😂😂😂

    • @munamuse5319
      @munamuse5319 2 ปีที่แล้ว

      Jah welcome back my family 🥰🥰qararxadii boo soo bilaawo🥺😂

  • @aishaisse9809
    @aishaisse9809 2 ปีที่แล้ว +43

    MaxA reerkena u kala direysaa 🥺
    Shaashka hadalkaas wa hadal weyn allaha idin dhowro wiilka ilaaali ❤️🤲

  • @saynapsaidmoha9031
    @saynapsaidmoha9031 2 ปีที่แล้ว +15

    7:18 shadiyo qosol waye barafka ina jilbaha so surto kuteeh🤣🤣🤣😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 ปีที่แล้ว +42

    Royal family's keeps goings another's levels pranks 👍💯💪😍😋🌹

  • @ceynimaxamed3108
    @ceynimaxamed3108 2 ปีที่แล้ว +14

    Bufiska Inaa Isku shegno ma oho shadiyo sharaf iyo Abdi fitaax😂😂🤭

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +9

    wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

    • @fadumohasaan8517
      @fadumohasaan8517 ปีที่แล้ว

      Mash Allah www Kkkkkkkkkkk kagasho mcnto

  • @abdirahmanmohamedmoallim
    @abdirahmanmohamedmoallim 2 ปีที่แล้ว +22

    😂😂😂 dadkii foornada iyo rootiga dubaayay aa marekan galay kulahaa 😂😂

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 2 ปีที่แล้ว +9

    Shaadiya arky mana qoslin been dheh 😭😂😂😂😂😂

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 2 ปีที่แล้ว +9

    masha allah familkayga ilahy ha idin xifdiyo❤ commin soon 700k🎉

  • @axmedxuseen5634
    @axmedxuseen5634 2 ปีที่แล้ว +4

    First number 0ne ku sali nabiga scw

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 2 ปีที่แล้ว +7

    Ar shaadiya meey ku dheheen war wiilka hanaga waalin dumaashi xeetahay laakiin aniga waan kugu heeystaa markaan ku arko fix da iga dhamaato Illaaheey ha idin XIFDIYO ALLAAHUMA AAMIIN ❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @cabdixakiinaxmedaadan
    @cabdixakiinaxmedaadan 2 ปีที่แล้ว +4

    Anu kusalino nabigeena scw

  • @safiyoabdulahi123
    @safiyoabdulahi123 2 ปีที่แล้ว +2

    Comin soon 7000k insha allh shashaka gabar aan jecelahay alle ilxun kuma tuso abyo😍😘😍😘😍

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 2 ปีที่แล้ว +10

    My family welcome back ❤️💯🙏

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 2 ปีที่แล้ว +19

    Shaashka dhib badanaa 😂 love my family

  • @drsdekatahliil3217
    @drsdekatahliil3217 2 ปีที่แล้ว +21

    Welcome back 🙏
    Wxano kle nagu socda 🤣
    Shashka No so paadi prankyda 🙏

  • @nasteexonalka2204
    @nasteexonalka2204 ปีที่แล้ว +1

    inta marii hore tiktok ka soo fiirsatay hadhowna halkaan u soo roortay si ay u dhamaystaan videoga 🙌😂😂🙆😂

  • @missuk4851
    @missuk4851 2 ปีที่แล้ว +19

    My best couple keep going😍👏👏👏👏

  • @wiilwaal8676
    @wiilwaal8676 2 ปีที่แล้ว +15

    Mahad sanid shaadiya fanaanadeena saa codsigeena utex geli naysid maana qaacey😅

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 2 ปีที่แล้ว +13

    Maashalah wa idiin jecelnahay my fav couple❤️

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว +6

    1 million coming song insha allh walashey qaali ilxun kuma aragto keep going

  • @sharifoahmed5079
    @sharifoahmed5079 2 ปีที่แล้ว +3

    5:38 video marku marayay ayaan ogaday inuu Ruwayad yahay 😁🤪😁🤣 welcome back my Queen 🥰👸 and king 👑 ✌️

    • @Salmaxasan712
      @Salmaxasan712 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😩😂😂maila araktay lukta jakk 😭😂

  • @najouhamoh6987
    @najouhamoh6987 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah lamaane isla jecelahy walaalday in aan idin la kulmo iska jecelahy wlhi waan idin wataa from Somaliland 💚🤍❤️

  • @claahiyuusuf6643
    @claahiyuusuf6643 2 ปีที่แล้ว +1

    Barafkaasaan Rabaa in aan jilbaha soo dhigto

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah wlhi wiil naxariis bdn alle ku siiiyr m.a alle ha idin xifdiyo filmy ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @deqoali8160
    @deqoali8160 2 ปีที่แล้ว +7

    Manshaallah aad buu ku jacelyahay xajigaga .🥀

  • @ubax8
    @ubax8 ปีที่แล้ว +4

    Waa kaa naxay macaan maxa reerkena noo kala tiireysa buu ku dhaa xanuun😢 shadiyooy ka daa parnkiga😊

  • @lulumohamed6987
    @lulumohamed6987 2 ปีที่แล้ว +11

    Really missed you my couples 🌍💯

  • @cabdalaxasan8245
    @cabdalaxasan8245 2 ปีที่แล้ว +17

    Shaadiyo xijaab Aya Ku qurux badantahay EE marwalbo gasho abayo

  • @nastehaahmedmohamed8555
    @nastehaahmedmohamed8555 2 ปีที่แล้ว +6

    Markan xanaqsanay marka ni firisato wan iska qosla kenya 🇰🇪 garissa cadey ayan joga

  • @kifaxali
    @kifaxali 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdifatah abowow wiil walalkeey tahay 😂😂😂😂😂😭 shaadia so funny 😂

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 2 ปีที่แล้ว +13

    Hahahaha, Shadiya waa Qori Lacag cad walaahi, Lacag aaa Madax martay.😂

  • @nafisochannel4478
    @nafisochannel4478 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah allaah iskukiin barakeeyo faamili aan jeclhy

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 2 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhh wallaahi shaadiyo waa fani iinoolaada inshallah fankana waad iska dhaafi doontaan

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +2

    Adi dhana ku.kala majiiqina Kulaha funny 😂😂😂c/Fitah😂😂shaashka so badi yaaq Prink.yda

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 ปีที่แล้ว +11

    Qof wadankisa joga lacag heesta alx ha dhaho😂😂😂

  • @asma3oo
    @asma3oo 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah shadiyo xijabka waad ku qurux badan tahay abayo

  • @diinaari6842
    @diinaari6842 2 ปีที่แล้ว +9

    Prank.maahe waa muqal lamaane😀somalidu prank way hor cartay🧐

  • @wiilsomaliyed5303
    @wiilsomaliyed5303 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee Abdifatah Aad buu uqiirooday zoorry sxb 😢😢😢😢😢

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahamed waa diraynaa kulahaa shaadiyo waa masiibo saan u qoslayay ma nooli😅

  • @abdibillowomarofficialchan1482
    @abdibillowomarofficialchan1482 2 ปีที่แล้ว +11

    Nice prank shaadiyo sharaf and her husband wish you all the best 👍👌

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please wll subscribe isar

    • @abdibillowomarofficialchan1482
      @abdibillowomarofficialchan1482 2 ปีที่แล้ว

      Asc my dear sister and brother I am one of your fanz and am really happy when both of you ar together my ALLAH blez you and your family continue with the same spirit love 💕 you all

  • @haanabashiir3455
    @haanabashiir3455 2 ปีที่แล้ว +9

    Keep going sisters shadiya♥️

  • @zakariachanal1376
    @zakariachanal1376 2 ปีที่แล้ว +8

    Team cabdiftax is muujiya 😂❤❤

  • @abdiqanimohamed8907
    @abdiqanimohamed8907 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back my beautiful couples ❤ video soo badiya plz🙏

  • @honeygabow7729
    @honeygabow7729 2 ปีที่แล้ว +4

    Prank ladubayo camerada la firinayo shaadiyo ugu imaw ...anyway wan jeclaxay prankiyadena nosobadiyo .. ya ila mid ah

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 2 ปีที่แล้ว +4

    Waligiin isla jooga wad isku quruxbadan tihiin isla jooga inshllah❤

    • @keivahmed972
      @keivahmed972 ปีที่แล้ว

      Hdlkaga muu Sura galin🥺

  • @fardawsamohamed3366
    @fardawsamohamed3366 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkk ala shadiyooy Dhib badinaa wlhi waa kujeclhy 🤣🤣🤣

  • @afyaretoreye1842
    @afyaretoreye1842 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad dareemi karta inuu aad u jecel yahay maskiiiiiiin♥️

  • @ashrafalinorsahal8680
    @ashrafalinorsahal8680 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaba ruwaayad aad uqosol badan 😭😭😭😭😂😂😂😂💔

  • @jokarahmed8226
    @jokarahmed8226 2 ปีที่แล้ว +5

    Xuduuda iga soo celi😂😂

  • @سارانور-ط1ل
    @سارانور-ط1ل 2 ปีที่แล้ว +2

    ar shahdiyo dhib badnada abyo 👸🥰 inoo so badi mcny walhi wad iga qoslisay 🤣🥳

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 2 ปีที่แล้ว +2

    Prank kle noso samey plz🤣🤣🤣

  • @saidomaxamedfaqi6549
    @saidomaxamedfaqi6549 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar shaaadiyo dhib badanaa wan ku wataaa keep going🥰🥰

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 2 ปีที่แล้ว +10

    Wan naxay wlhi marku yidhi anaga reerkeena maxa inoo kala diraysaa 🥲legend abdifatah🥰

  • @suheylocabdulahi9508
    @suheylocabdulahi9508 2 ปีที่แล้ว +1

    Kusaliya nabiga scw🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @Tushleey
    @Tushleey 2 ปีที่แล้ว +6

    Ani mugo biri i.a daawan rapa waan yar yareysanoya 😂🤝🥺

  • @bushroshafi2323
    @bushroshafi2323 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga mobelka waanka shakiyay inlagu hadlayo hhh barakoba lamanaha

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 2 ปีที่แล้ว +3

    Shaaadiya Adiga iyo Abdifatah Malmhn JACEL,JACEL Masha Allah....Duqdi kale Mala Furay🤣🤣team Shadiya Cadhi Ma nihin Qofti kale hada kuso Uruniay

    • @shaafiyacali7824
      @shaafiyacali7824 2 ปีที่แล้ว

      Maa Naag buu guursaday 😮

    • @yasminmaai6625
      @yasminmaai6625 2 ปีที่แล้ว

      @@shaafiyacali7824 Naa Walaley Maku dambabi kariye Balse Malma dexdas Asigo lagu daganyhy Naag Kale Gursathay la leyahay Maqlaye Ruun iyo Been Iyo Prank Waxe ehed Ma Aqani....

  • @AhmedAli-yi4nc
    @AhmedAli-yi4nc 2 ปีที่แล้ว +1

    welcome back we missed your intertainment

  • @sumyt4749
    @sumyt4749 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani xitaa Kula mid ahaye 8:13 hadii run kaa tahay Isoo qabo please 🙏 😂

  • @hudaciise3812
    @hudaciise3812 2 ปีที่แล้ว +3

    waxani waa beeen cad iska soo saxa prankiga🤣🤣

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 ปีที่แล้ว

    Cabdifataax Habaryar waad sii caatoowday bal cuntada iskugu roonoow!!!

  • @kdramavd839
    @kdramavd839 2 ปีที่แล้ว

    Studioka baba jey ka soo hadal waa naga codsi shadiyo shuuneey Studio baba jey

  • @shukriaxmedaxmef8467
    @shukriaxmedaxmef8467 2 ปีที่แล้ว +1

    C/fatah madax yaraa prank oo biloow ooba jawigiisa is badalay yaa Ku gaaray dumashi ulabeey shaadiyo waa nii jeclhy wlhi♥️👑

  • @muhiimjamacmuhiimjamac6826
    @muhiimjamacmuhiimjamac6826 2 ปีที่แล้ว +5

    maxamed xitaa waan direynaa kulhaa shaadiyo dhib badanida😎😁😂😂😂

  • @mariashow9213
    @mariashow9213 2 ปีที่แล้ว +2

    KUSALI SUU BANAHEENA MOHAMED SALALAAHU CALEYHI WASALIM❤

  • @queenramas8840
    @queenramas8840 2 ปีที่แล้ว

    Alaha idin iskukin barakeeyo queen of king

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 2 ปีที่แล้ว +4

    doonta anoo saan u saaran oo malaaay inta kub iga siinaayo kuso duubaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 shadiya dhibkii oo qofaa adaa daan daan saday c/fitaax ee ka xaab xaabi hadhow 😂

  • @Hamaneey
    @Hamaneey 2 ปีที่แล้ว +1

    Anmaaa isoodood kudhahay😂😂😂😂waassuxay 😂

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 2 ปีที่แล้ว

    Xijabka saan dhan aa ugu qurux badantahay m.a ha iska dhigin plz

  • @mohaan10
    @mohaan10 2 ปีที่แล้ว +2

    shaadiyo wa ruwaayad dheh prank maskaxda ka galyo 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @indhouroon113
    @indhouroon113 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla shaadiyaa😁😁 ani waa kugu hestaa npee🥰

  • @adengaleb9574
    @adengaleb9574 8 หลายเดือนก่อน

    Haa wllhi shaadiyo sharaf qurux bdn daa walaalo😂

  • @maxamedcabdi1507
    @maxamedcabdi1507 2 ปีที่แล้ว +1

    Wellcom back my family❤️🔥

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy 2 ปีที่แล้ว +9

    Mashallah best family ever

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 2 ปีที่แล้ว +1

    Malaay inta kub IGA siinayo kulahaa😂😂😂shaadiyo funny waye 😂❤

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 ปีที่แล้ว

    Shadiyo Manshaalah e nulal macan ad ku jirta e Quruxda badan hada ?? Marakan imato Nulashas hada adku jirto kama muqanaso

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 2 ปีที่แล้ว +2

    waan idin wata qaali dumar 🌹🌹

  • @Hibohabbon
    @Hibohabbon 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back shadiya iyo maxamed anahiisa

  • @Runsheegcaadi
    @Runsheegcaadi 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 barafkaasaa jilbaha soo surto rabaa aa🤣🤣

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 2 ปีที่แล้ว +2

    Agagaarka xaduuda xitaa halayga soo celiyo ku lahaa ar shaadiyaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubahmuhamed9386
    @ubahmuhamed9386 2 ปีที่แล้ว +1

    Shadiyo wlhi qosol tahay kulaha masodiray fisihi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dekaaliomar8498
    @dekaaliomar8498 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shadiya wan ni salamay labadinaba

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaashka anaga maa iska dhex bilowney heee naga ciyaarta walashey