PRANK KII UGU QASARAHA BADNA LAMA FILAAN AYUU ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 270

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +165

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🕋❤☝💛

  • @IfrahOmar12
    @IfrahOmar12 ปีที่แล้ว +156

    Aaway dadkii nabiga jeclaa❤

  • @QisasShow
    @QisasShow ปีที่แล้ว +108

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @queenb1003
      @queenb1003 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @Waziirdimond
    @Waziirdimond ปีที่แล้ว +65

    Kusali xabiibkeena muxamad scw

  • @saidaali9371
    @saidaali9371 ปีที่แล้ว +63

    The best person ever The most knowledge able and the most shine all ceated prophet Muhammad ❤️scw🕋

    • @xamarmadino1786
      @xamarmadino1786 ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @queenb1003
      @queenb1003 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki ปีที่แล้ว +163

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.😭🤲✍️
    #follow isoo dheh wll Resbect👑👏.

  • @fatuush675
    @fatuush675 ปีที่แล้ว +20

    Nurudiin asiga wax haleeya asigana heygu qeylyin yiraahda yaab ugu danbeeys asiga xanaqa 🤣🤣🤣🤣 ilahey ha isku kiin daayo gabdha ha naga dhibin abu muscab plz ❤❤❤❤

  • @QisasShow
    @QisasShow ปีที่แล้ว +14

    Kusalii Rasuulkii mohammed SCW❤

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 ปีที่แล้ว +7

    Nuurdiinow sida naxarista leh xaaska loola hadlo rag bdn social medio kujiraa kaaga fcn wlh

  • @Hajj629
    @Hajj629 ปีที่แล้ว +4

    Maraaa ninkeyga qamiiis uuu lacag badan ooo qaaali ah kasooo baxshey dubia maaa jiinis qasaalada kula dhaqay markaaa dharka soo aruurineeney ani asi buu arkey qamiiskii oo wax blue eh ku halaabay walaahi waxneh ima dhihin xataaa anna amuu kugu qeyliyaaa aaan islahaaa ani neh leerka musqusha haduu daaro maalinkii waaa qeelin jirey ani maaa lacagta korintada iku badinee aaa dhihi jirey anyway wiilasha lacagaha aaan isticmaalno ayagaa na siiyaaan wax hadee jabaaan yaaan laku qeelinin dhip malahan baby hala dhaho Atariisho&nuuradiin my favourite couple❤️❤️❤️❤️💯💯💯

  • @hodanmuuse8602
    @hodanmuuse8602 ปีที่แล้ว +24

    My family 👪 waan ka xumahay Aad waliba lkn ogaada waxwalba qadarka ka wayn insha Allah waxyaabaha muhiim ka Ahna ka fogaada intaan social media daawado walahi waxa thn lamanaha kaliya Aan Arkay inay is qadariyaan rabi cadaw nima dhax dhigo insha Allah

  • @rihaad5324
    @rihaad5324 ปีที่แล้ว +25

    Family loo xiiso miss you my family happy 😊🥰😍

    • @qadra.hena.channel8587
      @qadra.hena.channel8587 ปีที่แล้ว

      Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please 🙏😢😭🙂😫😞🙏😢

  • @farihabintuhussein4745
    @farihabintuhussein4745 ปีที่แล้ว +20

    Prank sax ah atariisho iyo nuradiin ugu Imow🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✌️

  • @deeqodeeqo7311
    @deeqodeeqo7311 ปีที่แล้ว +40

    Walhi bilaahi run run uqosly 🤣🤣prank funy ah my couple waan idinjeclhy wlhi cadowgiina unoolaada

  • @saaracaddy7946
    @saaracaddy7946 ปีที่แล้ว +3

    TV Somali boqol jug Ku dhacdo ma jabaayo lkn 😂😭kuwa yurub yaa I tabato waye

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 ปีที่แล้ว +18

    Cidaan prank saan u jclhy ley😂wasoo roori💃💃

  • @najmahassan5045
    @najmahassan5045 ปีที่แล้ว +18

    Lacagta viewska kuso gata TV kle😂😂

  • @maxamed_cabdi_xassan_____6693
    @maxamed_cabdi_xassan_____6693 ปีที่แล้ว +15

    Sorry my. Family ☹️😢. Qasaraha idinku dhacay . Hada kadib. Ka agdheerow Waxyabaha. Muhiimka ah 👍🏻🥳

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 ปีที่แล้ว +22

    Waxad No Cadeysen Dadkah Shoshah Midiyah Ku Jirah Iney ayagoh is Dagalsan Wax Noso Duban oo No qoslan 😅😅😅

    • @suleqaibrahim8777
      @suleqaibrahim8777 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @alisaaram1107
      @alisaaram1107 ปีที่แล้ว

      Adiga rermiyinimadada halke ku argtey bini Adam marksta farxsan dadkan wa jahiilin walahay war majiro qof marksta faraxsan ibni Adam ba thy se u fikirysan

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 ปีที่แล้ว +10

    Sorry 😞 my beauty family 👪😢 badal khayr wx wlba wey dhacan blse wada jirkiina ayaa muhiim ah Allah yaxfidkum I have respect full 🥰😘🙏

  • @maaidoaden8862
    @maaidoaden8862 ปีที่แล้ว +6

    Atirisho way naxaday intee ila aragtay fantastic tagaa😂😂😂😂👆

  • @prettyrihaam3252
    @prettyrihaam3252 ปีที่แล้ว +15

    Alla familkan Iska jeclhay 😂😂❤️

  • @MahamedRamzi
    @MahamedRamzi ปีที่แล้ว

    Aaamiin

  • @hibakmaow9215
    @hibakmaow9215 ปีที่แล้ว +21

    Vedio kn lcgta tv laga rabaa views kala kciya asxpey dartiina prank lo sameye 😂❤

    • @Speedlife1
      @Speedlife1 ปีที่แล้ว +1

      Video ma duubnaa ani io adi views aan helnee😅

  • @dhalgobeed3584
    @dhalgobeed3584 ปีที่แล้ว +1

    Nurdiin madax adegooow Madaxan Yariska👶Eeh😂😂😂😂alla atarisho wey iga qoslisay 😂😭😭

  • @liyaomars
    @liyaomars ปีที่แล้ว +1

    Waaba sheeko kale tv markii wax lugu dhiftay soo daarmay awal ayuuba jabnaa arkabo sida ula kac loogu dhiftay ku tala gal cad awalba lacagta youtoube lee lugu soo gaday hadana youtoube acunt lee lugu soo gadaa dont worry

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +4

    dumaashi nurdiin walaashey xanaaqa badan kajooji

  • @zaynabmustaf1256
    @zaynabmustaf1256 ปีที่แล้ว +11

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @anisifk3010
    @anisifk3010 ปีที่แล้ว +21

    Atarisho masha allah wali ma arag gabar ka af gaban kana dagan waligey ma arag iyado dad ku mashqulsan ama ku dhagan sis keep going nolashda cidna ha u joojin abayo ❤❤❤ isha cadow allah ka❤ qabto

  • @GAANI.
    @GAANI. ปีที่แล้ว +2

    KKKKKK NURADIIN waaa fuuray bes iga dheh

  • @kifaaxmursal5439
    @kifaaxmursal5439 ปีที่แล้ว +3

    I miss you my family 😍😘🥰👨‍👩‍👧allh idin xfido wlshy and dumshigey🥰cisi sharaf korkina ha ahto

  • @maryanabukarsaladsharaf679
    @maryanabukarsaladsharaf679 ปีที่แล้ว +4

    M.a wlhi dad is fahansan ayaa tihiiin 😂

  • @siidalishuto9692
    @siidalishuto9692 ปีที่แล้ว +1

    Waxpo muku dhin sis u jawa asi

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 ปีที่แล้ว +3

    Coming soon 500k abayo🙏❤️🥰

  • @nuseymaclraaan3769
    @nuseymaclraaan3769 ปีที่แล้ว

    Sheekada tv jibiska miyy socotaa waa dad lacg hyn wayy

  • @sahrojamal8066
    @sahrojamal8066 ปีที่แล้ว

    Maraxow gabdhahena hanoga ciyaarin

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 ปีที่แล้ว +8

    Prank sharaftiis qoyskaan ugu imow, 😁😁😁 walahi wan fuuray

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 ปีที่แล้ว +2

    Sorry atariisho 🥺🥺😭😭

  • @naasirgarweyne4262
    @naasirgarweyne4262 ปีที่แล้ว

    Iyada leh mii la hysta cmlaaa

  • @smiiemedin8449
    @smiiemedin8449 ปีที่แล้ว +1

    Waxaygaa igajabisay maxay kawadaa guriga ninkii lahaa sawmaha maxad ugu hadlaysaa sidii qof qariiba yaaab aniga hadu jabiyo iyo hadi kale maxa isla kululaynaaba isa kenay isna jabiyay isana kena midcusub 😅

  • @zakariadahir3880
    @zakariadahir3880 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Kuwan wan iskajeclahy🥰🥲

  • @abdinazir8466
    @abdinazir8466 ปีที่แล้ว

    TV_ga horay ayuu u halaysnaa adeer yaana la idin waalin

  • @maryamahmed6321
    @maryamahmed6321 ปีที่แล้ว +3

    M.a family qurux badanaa tihiin oo aantagero nolada

  • @hhg7287
    @hhg7287 ปีที่แล้ว

    Miskiin atariishada mobile 📱 inu dhaco ey kataxadireysay

  • @starlastella
    @starlastella ปีที่แล้ว +4

    😳 Maskiin 😊🤭🥰

  • @hannansaidahmed1943
    @hannansaidahmed1943 ปีที่แล้ว

    Everything in this life has the End tv is nothing woman soo be humble for ur husband

  • @nastexoshariif8149
    @nastexoshariif8149 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣wlhi reerkan dar alle u jecelahy

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 ปีที่แล้ว +5

    Hhh nuurdiin kl caadi maaha wllhi funny wye hhhhhh😀😀😁😁😁 qosolka iga dhamady

  • @Ilham-gi1og
    @Ilham-gi1og ปีที่แล้ว +1

    Ataarisho dabecaad maleh wilka ma ka atagtahay bismillah . Wax walbo iyada ma so gaday guriga waxeyga leh maxa uu dhahdaa . Waxas caadi waye islashada hadalada xuun iyo gacan qadka iska dayaa

  • @zafaabdirizak1267
    @zafaabdirizak1267 ปีที่แล้ว +7

    nio dadkan saan me iskula nolyhin😭😂

  • @serapsabriye9809
    @serapsabriye9809 ปีที่แล้ว +3

    Asc
    Kafarxi Atarishadena wadibtee😭😅

  • @roodamuuse5993
    @roodamuuse5993 2 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @updishakuraskar4781
    @updishakuraskar4781 ปีที่แล้ว

    Kuwan fooda badana war magada baHazha

  • @siciidfarhanpuyol1834
    @siciidfarhanpuyol1834 ปีที่แล้ว +5

    Coming son my sister from Kenya 🇰🇪 😍 🙌

  • @hodhannoor3751
    @hodhannoor3751 ปีที่แล้ว +1

    I'm sorry aboowe 😰😰😰🙏🙏💔💔💔😢😢😢

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 ปีที่แล้ว +2

    Mia family idin xiisay wlhie❤😫🖐

  • @hhg7287
    @hhg7287 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh hoy hoy aniga jaanis haygu raadinin yah

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 ปีที่แล้ว

    Fadamin wahay aya kuhaysa adi o dhan ayaba lago leyahay ma.ogtahay samigey maskin xad ledahy adba kuleyahay in ow kudhaho aye ehed

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว

    Jaanis igu raadinee ey dhaheesay markuu bilaabanaayey prankiga asagana markuu tvga jabay jaanis igu raadinee what is going on

  • @amios6572
    @amios6572 ปีที่แล้ว

    Ninkaan nuradin ladahaayo abusive ayuu uegtahay siduu indhaha kasiiyo umabogin.

  • @maryannabil2010
    @maryannabil2010 ปีที่แล้ว

    NUURDIIN TV SASMOKUJABAY FADMIIN YAAKAA CELIDOONO HAYOOY WEKUGACANGASHAY ADLEEWAYE

  • @mimiqaliidi3790
    @mimiqaliidi3790 ปีที่แล้ว

    Tan yari guriga kaliged iney leedahay ba ka dhadhacsan

  • @AloNeGirl49
    @AloNeGirl49 ปีที่แล้ว

    Ani waaba dafooya bee maxa ugu dhagtay kulaha🤣🤣🤣nuuradiin wlhi wuu iga qosliyey

  • @anisoahmedanisoahmed1519
    @anisoahmedanisoahmed1519 ปีที่แล้ว

    Sorry yqey coming soon half million subscribers🥰🙏

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 ปีที่แล้ว

    Soori walalkeey nuurudiin iyo atarisho wah ilaaheey hagiisa kaqornaay sax samrawaad heleesaan in sha alaah waan idin sooducehaa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 ปีที่แล้ว +1

    Dadka xoolo ma umalaysiin waa yaab tv hore ujabsanaa waye noocaas tv maku jabo by

  • @fardosanur2552
    @fardosanur2552 ปีที่แล้ว

    Abayo nabarka iskadaf qadar wayee taariq disaa aya manta kueket

  • @fardowsoxirsi5485
    @fardowsoxirsi5485 ปีที่แล้ว

    amiin yaa rabi

  • @anabcali1434
    @anabcali1434 ปีที่แล้ว

    Awal ayu halesna tv kan sorry waxba yaladhihin

  • @nimcomahamud8337
    @nimcomahamud8337 ปีที่แล้ว +31

    Atarisho I'm sorry 🙄 Nuurdiin I'm sorry 😍

  • @mahamuudmahamed949
    @mahamuudmahamed949 ปีที่แล้ว +1

    Ani TV gaa idin gadayo

  • @caashdaahirciid3285
    @caashdaahirciid3285 ปีที่แล้ว +1

    Sorry my family 😥khasaraa isugaysateen wallhi

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 ปีที่แล้ว

    Sorry walal lkn tv ga waqtigisa dhamaday

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว

    Mac sokor 😂😂😂😂TV 📺 soma aha video darat sabres lo samenayi atariisho badiyo soma aha 😆 alo ani

  • @fadumocabdirizakxazan9163
    @fadumocabdirizakxazan9163 ปีที่แล้ว +1

    Waa idiin xiizney xgee adeyn ayaamahn

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 ปีที่แล้ว

    Sc walal wa idin salamay plzz hadii qoralkayga idin soo gadho Tv hadii aad badasheen isoo dhibaa wax aada ma qabee anaa isticmalaya just jug yar unbaa so gaadhee

  • @sumeyaahmed6806
    @sumeyaahmed6806 ปีที่แล้ว

    Markohore qusulka abunka ay ahet balsi gathaal tamba wayhalawti am so sorry my brother nurtin kl

  • @manka7914
    @manka7914 ปีที่แล้ว

    Sorry😢

  • @qalanjohena2874
    @qalanjohena2874 ปีที่แล้ว

    Nuradiin kiel hada habaryar miyaan kuuahay

  • @Moazmar336
    @Moazmar336 ปีที่แล้ว +1

    Adeer dagaalkiina Hanoo kenina youtube

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 ปีที่แล้ว

    Sanadkaan 2 📺 🖥 Ayaa prnk kujabay Kan kale soodheega yuu kajabay

  • @عنباويس
    @عنباويس ปีที่แล้ว +1

    Mid cusub ukeen caadi waaye

  • @umumunawar4442
    @umumunawar4442 ปีที่แล้ว

    Aniga hada kahor sidan iga noqote tv screenka lee sobadal

  • @qalanjohena2874
    @qalanjohena2874 ปีที่แล้ว

    Teefiiga atariishada ayada miyaa soogaday xanuun uukuhayaabe

  • @hodanmohamed8693
    @hodanmohamed8693 ปีที่แล้ว

    Prankiga iska joojiya plz

  • @qureshmohamud4738
    @qureshmohamud4738 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw swc scw scw scw scw

  • @aminoahmedabdi2210
    @aminoahmedabdi2210 ปีที่แล้ว +1

    atarisho dhip badna wa igu dhudan rabtay kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanmahamad8
    @ayanmahamad8 ปีที่แล้ว +1

    Prank family waan idin salamay

  • @zamzamhilaac2814
    @zamzamhilaac2814 ปีที่แล้ว

    Prank kigi igu horeyay oo run ah an dawado😅zory gays

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 ปีที่แล้ว

    8:18 قد اللخ ماشا الله فعل dheh fatimina nuridin kl asiga prnki le uu sameynyi mx kugu dhcay cdi iska dhik nuuridin kl adne TV 📺 soosamey adiga sabab u ahaaa wabilahi towfiiq

  • @hibonuura4763
    @hibonuura4763 ปีที่แล้ว

    Music calooxuma ah dhalada sidada ufiirineysid iyo music

  • @farxiyodaaud6613
    @farxiyodaaud6613 ปีที่แล้ว

    Sorry adarisho

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif ปีที่แล้ว

    Sorry Waqtigey dhamadey

  • @najmodheman5631
    @najmodheman5631 ปีที่แล้ว +2

    First abaayo

  • @umujibriil348
    @umujibriil348 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxaa u fahmay in uu hore u jabnay ka dib ey is dhehen brnk ka sameynenaa😂😂😂😂

    • @sacdiyoabdi6269
      @sacdiyoabdi6269 ปีที่แล้ว +1

      anibo😀

    • @jiyamohamoha6874
      @jiyamohamoha6874 ปีที่แล้ว +2

      Lagemed baatahey intaan celinin Hal video ayan kaduwanena kadip prnk hadan dhahno wuu qarxaya video yowga 🤣🤣🤣🤣anagaba ciyaar unaqaney yaap🤔😂😂😂

    • @umujibriil348
      @umujibriil348 ปีที่แล้ว

      @@jiyamohamoha6874 somaha sas u fahmay ani inu ka jabay ka dibne e is dhehen vido ka samenena brnk ah dadka social media aqanaba caqligoda😂😂😂

  • @aaminasaleeban2143
    @aaminasaleeban2143 ปีที่แล้ว

    Mahysaan uf

  • @nuriabashir24
    @nuriabashir24 ปีที่แล้ว

    Alaah qosal ikuma harin

  • @fareyofficial5419
    @fareyofficial5419 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @عنباويس
    @عنباويس ปีที่แล้ว +1

    Atriisho abaayo isdaji

  • @elmoon412
    @elmoon412 ปีที่แล้ว +2

    I like sida wax loo barayo