Gabadheda Aisha isma dilin ee waala dilay Qoyska Gabar Soomaali ah oo ku dhimtay dalka Holland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 34

  • @saidmohamedburale2988
    @saidmohamedburale2988 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallah Samir iyo Iimaan Allah ha idinka siiyo gabadhiina iyada,na qabriga Allah ha u nuuro.Xaqeeda iyo xaqiiqda sida ay ku dhimatayna Allah ha idiin sahlo Aamin Aamin 🤲

  • @cadeynuurewow3
    @cadeynuurewow3 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaalyaal faafiya, luqadaha kala duwan ku faafiya si Ca'isha kale loo dilin gaar ahaan afka Carabiga iyo Ingriisiga. Qadiyada ma'ahan mid Soomaali khuseesa balse wa mid umada dhan ee ISLAAMKA khuseesa.
    Waxa rajeynaya in la xariirtan canalka شؤون إسلامية sidii caalmka dhan ugu waado oo ne cadaalad loo helo.

  • @hibawehliye4889
    @hibawehliye4889 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaah ha unaxariisto adinkane samir iyo imaan ha idinka siiyo tan kale duqan kii maalin hore dhahaayay markey dilayen ane xabsi igeliyen hadase wuxuu dhahooya sacuudi ku maqnaay

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhibatada wadamada gaaloda ka taagan waxa wèye waalidka dhalay is qavanayo iyo ilmdha oo xaasi waalid noqda taas bay ka fa ideystaan gaaladu alle umada somaliya dalkeda ha u dejiyo

  • @ubahabdiomargrundlaggandev6611
    @ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 ปีที่แล้ว +2

    Waalidkena iyo walidkisba Alle ha u dambi dhafo🤲

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 ปีที่แล้ว +8

    Allow Aan Waalidkeey La Nolan Waynin😥🥺

    • @kadra825
      @kadra825 2 ปีที่แล้ว +1

      امين امين امين يارب العالمين🤲🤲🤲 😭😭😭😭

  • @axmed9577
    @axmed9577 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof waalidkiisa ka tagay oo caasi walden ah ewalba kheyr ma laheen

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxaristo aamiin wlalkay xasan samir iyo Iman allaha inaga siiyo wllo

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 2 ปีที่แล้ว +2

    alaha unaxaristo

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto🤲🤲🤲

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 2 ปีที่แล้ว

    allaah u naxariisto caisha yar aad bay i tabtay geerideedu aabo xassan iyo hooyo hodan samir iyo imaan saadaqa allaah idiin ka siiyo caisha adinkaa iyo dhamaan ubadkaba

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 ปีที่แล้ว

    Ax Ax Ilahay ha u Naxaristo🤲 ayaga Dilay

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ilaah samir iyi imaan haynigasiiyo gaalo waa munafiqiin narhaday dil yaal maxkamada iyo Police waa isku dhinac markaa walaal ilaah ugu samar

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariiso

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

    Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Sc.

  • @zaynebhasan8134
    @zaynebhasan8134 2 ปีที่แล้ว

    Ilhaay qalbiga ha idin qaboojiyo ha idin ka samarsiiyo

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว +2

    Wadamada gaalada marka lagu arko inaadan siidoodi karin oo soogalooti iyo cadaanka aadan aheyn kiiskaga waa leyaka xidhiyaa , adigana sifudud ayuu danbi laguu saari karaa 😳

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الأعلى جميع والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم امين امين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 2 ปีที่แล้ว +2

    gaala waa cadaw

  • @Yaasiinahmeddahagey9484
    @Yaasiinahmeddahagey9484 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lilahi wa inaa lilahi raajicuun

  • @ugaas-
    @ugaas- 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @barnibarako8964
    @barnibarako8964 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha idiinsoijeediyobani academia and dalkoodajiogtaan,ilaahay xaqagabadhiinna haidiinkusoosaaro caddaaladda😭😢😢😢😭😭😭😢😢😢😭😭😭😢😢AAMIIN AAMIIe🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋💒🕋🕋

  • @nasroahaan2457
    @nasroahaan2457 2 ปีที่แล้ว +2

    Casho allaha uu maxaristo.caasho 4 qof oo sariirta ku hayay aa dileen,sababta logu celinayo sariirta malagu sheegay,sheekadaan waa sheekadi George floyd.

    • @funthirstictm3098
      @funthirstictm3098 2 ปีที่แล้ว +1

      Kufsi ayey u egtahay kadibna in ladilay

  • @feysalmuhumed1392
    @feysalmuhumed1392 2 ปีที่แล้ว

    Kala daadsanaanta umada soomaaliyeed ayaa cid waliba ooga faaiidaysanaysaa hadii socialku ay ogyihiin in uu jiro community soomaaliyeed oo isku duuban laguma soo dag dageen caruurta soomaaliyeed iyo waalidka dhalayba Qoyskan dhibka ku dhacay waa in aynu udamqanaan oo aynu garab istaagno Qaasatan Dadka Holland ku nool Allaha soo qabto kuwii ka dambeeyay Dilka Gabadhooda.

  • @alhamdullilahalhamdullilah1502
    @alhamdullilahalhamdullilah1502 2 ปีที่แล้ว

    Assalamualaikum wa rahmatullahi wa baraktuh, Alhamdullilah the brothers and sisters in Holland want to help. There are organisations with lawyers who function as helpers for the Islamic community. And denounce abuses and inform the community about its rights and assist them by giving advice etc. Unfortunately, the contact information of the families is not known, but they need to come in contact with them, in shaa Allaah you can help us Barakallahufeek

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 ปีที่แล้ว

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @saadochannel3316
    @saadochannel3316 2 ปีที่แล้ว

    👎😭😭