DALXIIS IYO DOONTII UGU QATARKA BADNEYD AYAAN WADA RAACNAY QOSOLKA ADUUNKA WAALA WADA OOYAY😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 228

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +61

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️👍

    • @shikeyfatima9600
      @shikeyfatima9600 3 หลายเดือนก่อน

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

    • @HodanMouhoumed-jm3hd
      @HodanMouhoumed-jm3hd 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @aishamouze5336
    @aishamouze5336 3 หลายเดือนก่อน +37

    Ku sali nabiga scw ilaahay jannada ha ku geeyo

  • @caskacazaanyo
    @caskacazaanyo 3 หลายเดือนก่อน +95

    Majiro qof ka sharaf badan xabiibkeena maxamed scw❤

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 3 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم على ❤❤❤

    • @shikeyfatima9600
      @shikeyfatima9600 3 หลายเดือนก่อน

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan 3 หลายเดือนก่อน +20

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 หลายเดือนก่อน +10

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 หลายเดือนก่อน +29

    Wllhi waxaana dalxiis lagaa dhaha saaufaraxsanahylee teamkayga siqurux bdn udalxiisteen hambalyo 😂😩❤

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 3 หลายเดือนก่อน +25

    Al adno mid mhn waamid igadaran 😂😂😂😂 adn wax makacodsadaa mcn inta dalxiska kujirtan cayda amira iskumalin prnk kusamay blz

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 3 หลายเดือนก่อน +25

    Adna dumashiga ceyda var ta ka yaree😂😂😂❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 3 หลายเดือนก่อน +22

    Team Amiiro ismujya ❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 หลายเดือนก่อน +19

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Asad0___hagio
    @Asad0___hagio 3 หลายเดือนก่อน +46

    Team koko one like 👍 ❤

  • @xamsegoud2759
    @xamsegoud2759 3 หลายเดือนก่อน +27

    Amiira iyo ceyda alle jacaylkiina haydin siyadiyo isha doqonto kaadadan😊

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 3 หลายเดือนก่อน

      Isha xasadka iyo nacabka kaa dadan ku dar

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 3 หลายเดือนก่อน +17

    Adna ani miya ku dhalay fuleysa omg dalxiis qurux bdn Aya ku jirtan ku raxeyta dalxiiskiina ❤❤❤

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 หลายเดือนก่อน +14

    Team koko one like ❤❤qosolka aduunka wey maasha maasha 600k boqol SUBSCRIBE

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abuukar wuu kafikiraa gabdhaha m .a❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 3 หลายเดือนก่อน +20

    Ceymir qurux bdana wada joogodu❤😊

  • @Aizha959
    @Aizha959 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mnzh alh walaltinimadu qaalisaa siduu Abokor uga fakarayo walalihii 🙏 labo wiil baa ila dhashy oon aad jeclhy yagaana iga dhigay boqorad luv you walalady

  • @NajmaAli-nb6lf
    @NajmaAli-nb6lf 3 หลายเดือนก่อน +10

    kana dalxiis ah anaba isku maleyo 😂😂😂

  • @ARWACABDICALAS-hgq5
    @ARWACABDICALAS-hgq5 3 หลายเดือนก่อน +15

    Qosol hadaa loo dhinto adna u dhiman laheed maanta😂😂😂

  • @nimcomubarak6702
    @nimcomubarak6702 3 หลายเดือนก่อน +3

    majiro qof kusalinaya nabiga scw

  • @ShaymaXaaji-ti7zq
    @ShaymaXaaji-ti7zq 3 หลายเดือนก่อน +7

    Adna qosol macal oohina😢 ayad isku dartay😂😂😂😊

  • @Queensuniira
    @Queensuniira 3 หลายเดือนก่อน +10

    M.a waxaasa dalxiisa i.a caafimad qab kusoo noqda dhamantiin❤

  • @Yuusufcali-e4v
    @Yuusufcali-e4v 3 หลายเดือนก่อน +11

    صلي الله عليه وسلم

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx 3 หลายเดือนก่อน +5

    TEAM 27 LA AANTOD SEE INTARNET MASHA QEYEN XAQIQDII❤❤❤😊

  • @Deeqsan7
    @Deeqsan7 3 หลายเดือนก่อน +5

    Alla adna qosalkeyda jeceliyaa hppti allah ku xafido❤

  • @mukhtaarabdirahmman5196
    @mukhtaarabdirahmman5196 3 หลายเดือนก่อน +6

    faamli qurux badan ma guulaysta

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allah qosolka aduunka kuwanaa Illaheyow hano waynin😂😂😂❤

  • @ManaalUpdilaahi
    @ManaalUpdilaahi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ar adna wllhi waa funny 😂😂😂😂

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 3 หลายเดือนก่อน +11

    Adnoooy wlh funny as tex😂😂

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs dalxiis qurux badan allaha idiin sa qiro badana allaha idinku nabad yeelo dalxiiskiina

  • @DrsFarduus
    @DrsFarduus 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adno ayadoo qosleyso iney dhimata ka baqaa😂😂

    • @SagalSowturaxma
      @SagalSowturaxma 3 หลายเดือนก่อน

      Qosel keda aya ba qosel kugu qabana 😅😅😅 😅

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL 3 หลายเดือนก่อน +4

    Adna Qosol ku walatay😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน +7

    Manshalah dharka cadanka nice dress ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +1

    qof cabsanaayo o qaylinaayo o hadana dadka kale qayladooda ku qoslaayo alla Adna dhibadanaa ma nooli 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adna qosolki baa ka dhamadaY 😂❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 3 หลายเดือนก่อน +6

    Beautiful trip😊❤❤❤

  • @MaxamedAbduqadir-eg3pc
    @MaxamedAbduqadir-eg3pc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nabi muxamad scw ❤

  • @sumayasharmaarke5504
    @sumayasharmaarke5504 3 หลายเดือนก่อน +2

    adna aydo qosleeso 😂😂 le dhimneee xili laqosla mala joga wadnaha afka kuhyaa😂😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allh ❤

  • @RayaanYuusuf-yc9qc
    @RayaanYuusuf-yc9qc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adna qosol gariri kaso hadhay😂😂

  • @BarwaaqoSalah
    @BarwaaqoSalah 3 หลายเดือนก่อน +9

    Mash Allah adno abayo hire USOCo mcnto

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 3 หลายเดือนก่อน +6

    Adnoy abuukar maxa mikrafoonka dansan ugu dhiibta codkiisa lama maqlo 😂

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 3 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allha walshey mcn ❤

  • @shikeyfatima9600
    @shikeyfatima9600 3 หลายเดือนก่อน +4

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumaFatima
    @FadumaFatima 3 หลายเดือนก่อน +6

    So beautiful 😍

  • @Malyun-li9kw
    @Malyun-li9kw 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wow 👌 m. A cafimaad kuso laabta😢❤❤❤

  • @HaniMaxamed-o2v
    @HaniMaxamed-o2v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaf iyo karaamo adnaheena waaku wataa🎉❤😢😮😅😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @xafsoxafso9047
    @xafsoxafso9047 3 หลายเดือนก่อน +7

    Adne se wx uwada saas kugumana ogeyne😅😅😅

  • @NajmaDahir-bc6kx
    @NajmaDahir-bc6kx 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ayoo ayoo😂😂❤ isceliya

  • @DubeyxiLion-qc3gd
    @DubeyxiLion-qc3gd 3 หลายเดือนก่อน +1

    100 100 waaye labiska❤ m.a

  • @ShamisMohamed2797
    @ShamisMohamed2797 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga oo doonta galayo baan is Arkay😂 bisinka waa inla dalxisay ka waran😂 dumashi Adna fuleynimadu waa maxay😂

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 หลายเดือนก่อน

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @meysonaliibrahim1035
    @meysonaliibrahim1035 3 หลายเดือนก่อน +6

    Queen adnay

  • @somalitax7639
    @somalitax7639 3 หลายเดือนก่อน

    Allah adna kosol aa ka bixiweysay aniga xitaa qosol aad i furisay

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +3

    21:01 ayy sawirka noso dhiga dheh adna Naga garsii😂😂😂❤

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ceyda TH-cam kisa inta video ku dhufan ayu saran yhy

  • @AbshirAxmed-es7sz
    @AbshirAxmed-es7sz 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cadya iyo amiiraa islarabtaa

  • @AyaaanOmaar
    @AyaaanOmaar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adna see wax yeshay sulwalkii la arkay😂

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adna qosolkeda cabsidey isku dhafine 😂😂

  • @MiiraMohamed-vr1tm
    @MiiraMohamed-vr1tm 3 หลายเดือนก่อน

    Amiira waxe u oroday cayda aktiisa aaday koley wx sugnabo wa guur insha allah🎉🎉🎉🎉😂😂😂

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaal waliga haka shakin m.a ceyda familka caadi ayu u dhex galay

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    yaawada alla yaa igeeya

  • @ShamAli-ln6tl
    @ShamAli-ln6tl 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiro iyo ceyda maxa ka dhaxeeyo

  • @nuseymaabdul
    @nuseymaabdul 3 หลายเดือนก่อน +4

    10 Of 10

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @drshawasheikh6753
    @drshawasheikh6753 3 หลายเดือนก่อน +1

    Noole ka fulaysan majiro adna😂😂

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adna iyo amiira farido camerada iyada ma neceb mise 😢 dalxiska 10/10 waye bes farida le xoga goni goni ah 😢

  • @hamdaahmed1934
    @hamdaahmed1934 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaw masha allh

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 หลายเดือนก่อน +1

    Woow dal xiis qurux badan

  • @samiroxassan6708
    @samiroxassan6708 3 หลายเดือนก่อน +5

    adna mxa qosol baba ka bixi la,adahay😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 หลายเดือนก่อน

      Wa cabsida 😂

  • @Cabdulaahicali-bg8uk
    @Cabdulaahicali-bg8uk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah adno heesta hindiga adey ukentay m.a❤❤❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน

    Ar adnaa kan qosol wuu dhafay fera xanun waye qosolkaga kuqoslay😂😂😂

  • @hanixasan847
    @hanixasan847 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah dalxiis waa dhaafaY kani❤

  • @liboYare
    @liboYare 3 หลายเดือนก่อน

    M.a mashallah 27 allaha nidaye❤❤❤❤❤

  • @IlwaadinaCaroone
    @IlwaadinaCaroone 3 หลายเดือนก่อน

    Adno gesi nimo ku babadey wlhi San u qosle cawa cashada aan cune wan matagi rabe wlhi fani waye adne hdl xita wuu ka lume

  • @AhmedAhmedilkacase
    @AhmedAhmedilkacase 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adnaa mesha ugu cod macn m.a heesyoo dhamystiran soo qaad noh Adna hanacebayn

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro 3 หลายเดือนก่อน

    Adna ma qosol gariir baa kugu dhacay maanta waa kula qoslanaey adoo baqaya qosleysay waa naga yaabisay😅😅😅😅

  • @FaadumoCalisaciid
    @FaadumoCalisaciid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiradena qalbi wanag

  • @umufartuun4959
    @umufartuun4959 3 หลายเดือนก่อน

    M.a.allah.nii.xafido.my.fàmily.adna❤❤❤❤❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mss 1milion adno ❤

  • @anapsaiid2723
    @anapsaiid2723 3 หลายเดือนก่อน +1

    adno saxaf aaway manila dalxisayo miyaa😢😢😢

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน

    Adna bada saa ugu baqeysaa😂😭 dalxiis inama caadi ahyn weeye🔥

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah dalxiis wacan nabad kutaga kuna soo labtaa wllahey qaligaa ilahay idinkis❤🙏

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 3 หลายเดือนก่อน

    Team amiiro one like ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 3 หลายเดือนก่อน

    Adno 5 walaalo meelaha halista inay iskuraacaan mafeecno alle haidin badbaadiyo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha Nii Amaansado❤❤❤🤲🤲🤲

  • @MohamuudJacfar
    @MohamuudJacfar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow dalxiis qurux badan❤

  • @Sabnaaqurux-o2c
    @Sabnaaqurux-o2c 3 หลายเดือนก่อน

    Adna wlhi qosol iguma harin😂😂

  • @shikeyfatima9600
    @shikeyfatima9600 3 หลายเดือนก่อน +1

    Team Sundus & Amiira ❤❤❤

  • @RaaqiyoMohamed-x9p
    @RaaqiyoMohamed-x9p 2 หลายเดือนก่อน

    Adno qosalka iga dhameesay😂😂

  • @DahabaIbrahim
    @DahabaIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed 3 หลายเดือนก่อน

    Omgtt dalxiis kan wu dhafy

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ala Adnaaay fuleysanidaa qosolka iga dhameeysay wlhi

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 หลายเดือนก่อน

    War adno uus😂😂balo qeyli badaan❤😂

  • @Somli-v1t
    @Somli-v1t 3 หลายเดือนก่อน

    Team. MasooMarin Ruux❤❤

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله والله ضحكتيني يا ابناء ليش تمشي زي العجوزه والله ضحكتني صراحه ليش تمشي زي عجوزه انت خليك قويه لا تخافي❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abuukar raxeye korosa 😅😅

  • @CiilowAwees
    @CiilowAwees 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team adna on like❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน

    Team Sundus ❤ & Amiira ❤

  • @MaryanMahammed
    @MaryanMahammed 2 หลายเดือนก่อน

    Fariido isko hooyo maatihiin