MAALINTA 2AAD DALXIIS IYO DAMAASHADKII UGU SHIDNAAY..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 601

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 3 หลายเดือนก่อน +73

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 3 หลายเดือนก่อน +133

    Wll amiira laa illaha qalad weyn iska dhaf wan ogahay inadan ogeyn but laa illah micnaheedu waa illah ma jiro so laa illaha illa lahu iska dheh👍

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 3 หลายเดือนก่อน +10

      Mash'Allah...u r right Abyo

    • @MaryanQuruxsan
      @MaryanQuruxsan 3 หลายเดือนก่อน +5

      Yeah Laa ilaaha (ilaah majiro) Ilalaahu (Alle Moye)

    • @ayaanmoh6846
      @ayaanmoh6846 3 หลายเดือนก่อน +4

      Yes wllo malin hore ushegay Anna may arag umalynya commentkyga

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 หลายเดือนก่อน +118

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @IqraFarah-m2q
      @IqraFarah-m2q 3 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @nimcoabdiibrahim9780
      @nimcoabdiibrahim9780 3 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️ 😍

    • @Hodandhoobale
      @Hodandhoobale 3 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد

    • @Hodandhoobale
      @Hodandhoobale 3 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد

    • @Hodandhoobale
      @Hodandhoobale 3 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا وسيدنا محمد

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +243

    Team Amira qurux one like 👍 ❤

    • @JamaadAli-j6w
      @JamaadAli-j6w 3 หลายเดือนก่อน +4

      Saamiya

    • @Sadaam_682
      @Sadaam_682 3 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@JamaadAli-j6w😂😂

    • @XurmoXaaji1-qs5iy
      @XurmoXaaji1-qs5iy 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sadaam_682nnnnn🎉

    • @RaaxoMuhumed-s8i
      @RaaxoMuhumed-s8i 3 หลายเดือนก่อน +3

      Samiya❤

    • @Shandile-xt3ng
      @Shandile-xt3ng 3 หลายเดือนก่อน +1

      One like mxa waay 10000 dheh

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 3 หลายเดือนก่อน +63

    Ceyda iyo Amira dar iskunoc markey xiranyihiin qatar waye😂❤

  • @AsmaAbdisalan
    @AsmaAbdisalan 3 หลายเดือนก่อน +65

    Ku saliya nabi geena maxamed scw❤❤

    • @IqraFarah-m2q
      @IqraFarah-m2q 3 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

    • @Amiira633
      @Amiira633 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤❤❤🎉

    • @ilhaancumar-g6g
      @ilhaancumar-g6g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤

  • @aminoxasan1623
    @aminoxasan1623 3 หลายเดือนก่อน +19

    Amiiro abayo ereyga laa ilaha iska dhaf waayo micnahedu waa Alle ma jiro ee dheh laa ilaha ilalah Mohamadu rasulu laah scw

  • @SumayoXuseen-pv5nx
    @SumayoXuseen-pv5nx 3 หลายเดือนก่อน +106

    Walee dalxiis wuxuu ahaa kuwaana so qataay omg🏞️
    Amiiradeena labiskaaga baxaayo💋💕

  • @SumayoMohamet
    @SumayoMohamet 3 หลายเดือนก่อน +46

    M.aamiirdeena wakuladalxisena anagana❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 หลายเดือนก่อน +75

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

    • @XaliimoAxmed-xk9ld
      @XaliimoAxmed-xk9ld 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

    • @Mohavic88Caska
      @Mohavic88Caska 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤❤

    • @Luizdiazwll
      @Luizdiazwll 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw m,a wll qali samaiya indabildhin

    • @MutaasAbdirisaq
      @MutaasAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @MutaasAbdirisaq
      @MutaasAbdirisaq 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Funsamiiranumberone
    @Funsamiiranumberone 3 หลายเดือนก่อน +57

    Omg dalxiis sharftiisi waa so qadateen 🏞️🏖️🌊☔
    Amiiradeen style igu garaacosaaa 🤍

  • @Qabqabfuns
    @Qabqabfuns 3 หลายเดือนก่อน +66

    Waxàana dalxiis la dhahaa hadii kle waa layska seexada 🏝️🏞️

    • @Sadaam_682
      @Sadaam_682 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂❤

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns 3 หลายเดือนก่อน +28

    Dad qurux bdn io dalxiis 💯
    Amiira inaba caadi maaha style miirayyy 🤍💯💋

  • @Qurxoon-j6t
    @Qurxoon-j6t 3 หลายเดือนก่อน +32

    Ayy wlhi dalxiis Ka dalxiisydaa so dalxiisteen🏝️🏖️☔
    Jh amiiradeyda Stylekeda🤍💋

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +32

    bas waaye maxan dhahnaa hee waxaan dalxiis lama dhihi karee bal magac usoo raadiya Team Amiira

    • @Samiya-wy9yj
      @Samiya-wy9yj 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dalxiiska dalxiisyada lee la dhihi karaa 💯🏖️🏖️

  • @HodanSomane-t4l
    @HodanSomane-t4l 3 หลายเดือนก่อน +27

    Team amiira waan Idhin Salame 40 qof ducadhoodha waala aqbalaa ee ayeydhey aa coma kujirto ee igusoduceeya 😢plzz

    • @TOTII-h1i
      @TOTII-h1i 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wll Allah haku caafiyo wllhi xanunka anba wan so maray ayeydey kliya ma ahen hoyodey iso korisay ayan wayay😢

    • @HodanSomane-t4l
      @HodanSomane-t4l 3 หลายเดือนก่อน

      @@TOTII-h1i ilahow unaxariso

    • @Nasteexoaxmad-k3v
      @Nasteexoaxmad-k3v 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allha ku cafiyo

  • @CabdiQanicadow
    @CabdiQanicadow 3 หลายเดือนก่อน +26

    Amiiro saa u jeclhy inaa kula kulmo Lee wlhi aad iyo aad abaayo. Mcn fariintaan hadaa aragto Dhoola cadey yaa❤❤❤😊

    • @CabdiQanicadow
      @CabdiQanicadow 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar waye yaa

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 หลายเดือนก่อน +82

    Team Amiira qurux one like 👍

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed 3 หลายเดือนก่อน +27

    Team Amira qurux one 👍 👌

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +56

    Amiira quruxdaadii Quruxdii Lankaawi iyo Quruxdii teamka kula socda o Abuukar ugu horeeyo markii la isku daray waxa kasoo baxay video 10 sano xataa aan laga caajisayn alla kan dalxiis wuu dhaafay ❤❤❤❤😘😘😘

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 3 หลายเดือนก่อน +3

      True....the best dalxiis ever. Amirada Stylka u look stunning as always Mash'Allah. ❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ar adiga afkaga cano macan lagu qabay😂amiiro quruxdeda adunka dhan iftimiso😊😊

    • @Ubah14
      @Ubah14 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mashallah tabrkallah

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 3 หลายเดือนก่อน +73

    Ceymir fans ii camira maanta❤❤❤

    • @ZahroAhmed-k7k
      @ZahroAhmed-k7k 3 หลายเดือนก่อน +5

      Fans cadaan❤❤

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 3 หลายเดือนก่อน +4

      Diyaar wye❤❤😂

    • @Sadaam_682
      @Sadaam_682 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@tuneeyyyyytuuney😂❤

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro 3 หลายเดือนก่อน +15

    Amiiro luguma caajisayee abyo dheeree waa kula dalxiis noo dheer fiidyowga

  • @Abubakarjanna66
    @Abubakarjanna66 3 หลายเดือนก่อน +31

    Amiira is not easy

  • @Caaishoabdirahmaan-bz3gs
    @Caaishoabdirahmaan-bz3gs 3 หลายเดือนก่อน +21

    Amiiro qurux aad aan ku taagera❤guuleyso mar walbo abaayo❤❤

  • @Sumayo77
    @Sumayo77 3 หลายเดือนก่อน +23

    Kan dalxiis uu dhafay amira wana waaloosaan 😂
    Amira plz plz vedioga noo dheeree 😢
    Maanta dhan ku sugaynee😢😊

    • @11naa44
      @11naa44 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dheerey ahhh ma intan in ka bdn bd rabta 😂😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน +16

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiiraQurux-i9c
    @AmiiraQurux-i9c 3 หลายเดือนก่อน +19

    Dalxiis haduu jiro idinka na baray jah amiira waxkle weeye walalada iyo azxaabtada waaď dalxiisisay m.a❤🎉naag nool❤❤❤

  • @DeeqoSiman-b2q
    @DeeqoSiman-b2q 3 หลายเดือนก่อน +9

    Masha allah xabibti dalxiskaa nagu disheen ilxun idima aragto allane hadin xifdiyo🎉🎉

  • @SowdaYuusuf-o4i
    @SowdaYuusuf-o4i 3 หลายเดือนก่อน +15

    Omggggg kan dalxiis wuu dhaafay magac kale bixiyay 🏖💞
    Amiirayyy style igu garaacaysaa m.a👸🏻💕😍

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi 3 หลายเดือนก่อน +15

    Haa amiiro saanlee loogusooduub intaa dalxiiska kujirtid walahi video maanta Qatar uu ahaa m.a gacanta alle hakuubarakeeyo waanalashaqaynoosaa ani waxa sugiwaayaa inta aasoodhigaysid video walahi kib going amiiro🫡🫡🫡🫡🫡

  • @FartuunSalaad-ki2pp
    @FartuunSalaad-ki2pp 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiro abaayo qof lagu caajiso matihid saacad walba kudaawadaa waligey nah kuguma caajisin qaali my queen 👸 amiiro qurux 😘 ♥️ ❤️ 💖

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @SacadaSacada-m6f
    @SacadaSacada-m6f 3 หลายเดือนก่อน +9

    amiiro walaaha raxo baa kadherakten waxaa soo dhigtay sifiican baa ugu raaxeesanay kumaana caajisin❤❤❤❤

  • @BatuuloJeylani
    @BatuuloJeylani 3 หลายเดือนก่อน +10

    Amiira maku caajisin wallhi anoo igusocdoo dhamaaday😢

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waaw team walbah waxaan dalxiis waa dhaafay waad naga waasheen masha allah dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta abuukar Maxamad ceyda salax macalimow amira qurux adna fariida cimraan ii raxaysta dalxiis iyo bashal damashaad wacan ii raaxaysta ❤❤❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus meshaa sii shidi lahyd wooow dalxiiski ugu qurux badnaa

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 3 หลายเดือนก่อน +26

    Kan Dalxiis wa dhafay Magac kle Halo bixiyO😂❤

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 3 หลายเดือนก่อน +18

    Team macalinka dhaantada jj one like 👍

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 3 หลายเดือนก่อน +16

    Iamin😂vediogaan fiyuus fican uyelanaa😂😂🎉

  • @SadiaIbrahim-g8k
    @SadiaIbrahim-g8k 3 หลายเดือนก่อน +47

    Amira my favorite TH-camr abyo keep going

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiray intaad dalxiis u baxysen kii ugu shidnaa weeye kani🔥❤ angu indha ka dalxiisyaal nahy😂😭

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 หลายเดือนก่อน +19

    Ayyyy waxaan Aa Kaa dalxiis ah team walbah 🎉🎉🎉 Boqoradeena Amiira qurux kabax

  • @Ezraa-v2b
    @Ezraa-v2b 3 หลายเดือนก่อน +25

    Yaaa saan cml u bashalnaa oo team noqonaa oo adunka qasnaa atirishooyin io atoorooyin ha soo baxan😂😂

    • @Chano426
      @Chano426 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga kow😂

    • @Ezraa-v2b
      @Ezraa-v2b 3 หลายเดือนก่อน

      Soo bax hee😹😹

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 หลายเดือนก่อน

      Canada hda Ila joogdid welcome 😂😂

    • @Ezraa-v2b
      @Ezraa-v2b 3 หลายเดือนก่อน +1

      😹adoo Africa jooga maa dhahee Canada

    • @Chano426
      @Chano426 3 หลายเดือนก่อน

      @@Fatuush11 Africa baa jooga adna Canada baad ka hadlysaa

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali 3 หลายเดือนก่อน +12

    Dalxiis kan lee iga dheh❤❤

  • @NaciimoAbdiqadir
    @NaciimoAbdiqadir 3 หลายเดือนก่อน +15

    Team amiira qurux one love❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +33

    Amiira markii doonta 6 dii wiil maba la hadleen Adna Adna lee ku haysay yacnii Adna lee la sheekaysanosay ❤war markaa wllsha sxb tihiin qurux badanaa ❤❤😂

  • @name-br4ob
    @name-br4ob 2 หลายเดือนก่อน

    kusaliya nabigena Muhammad scw❤

  • @SahraAbdi-hm3gv
    @SahraAbdi-hm3gv 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mya kuma cajisin chanalka malagu cajisa hee mirayy filim cml igu socde walahi ❤❤

  • @Samiya-wy9yj
    @Samiya-wy9yj 3 หลายเดือนก่อน +19

    Dad shidan baa meel kasta shidan kara
    Wuu dalxiis dhaafay kani 💯🏝️🏖️

  • @AnasCrisaaq
    @AnasCrisaaq 3 หลายเดือนก่อน +13

    Team walba one like ❤

  • @ZamaleAbdi
    @ZamaleAbdi 3 หลายเดือนก่อน +15

    team cayda one like😊

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 3 หลายเดือนก่อน +9

    Team Amiiro ismujya ❤

  • @Safasahalaxmed
    @Safasahalaxmed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo amira Haa iga xuman lkn waxa ku sheega abayo dharkan cadi aa ugu qawan thy surwalkaga waa la arka laca dabaduu kaga dhagaya sido kle qorax markay ku qabato cadiya uu sawiran tahay waa iga talo abayo hana iga xuman waxa wanagsan baan kula jeclhy abayo❤😊

  • @NajmaIsmail-sp7bp
    @NajmaIsmail-sp7bp 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wllhi Amiiray video gaaga kuma caajisnaba waxan jecelahay inuu manta dhan socdeeba
    I love you ❤ Amiiradenn 💋

  • @faizaHirsi
    @faizaHirsi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amira is the best ❤

  • @uniiratt6g
    @uniiratt6g 3 หลายเดือนก่อน +9

    masha allah wallashay amiir

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 หลายเดือนก่อน +4

    OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @PooloAbdalla
    @PooloAbdalla 3 หลายเดือนก่อน +7

    Amira my favourite 😍 ❤️ 💕 youtuber keep going everywhere

  • @NawalApdymahad
    @NawalApdymahad 3 หลายเดือนก่อน +6

    Man sha Allah ❤❤❤

  • @LISAbdi
    @LISAbdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Luguma cajisayee soo dheere ❤❤

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 3 หลายเดือนก่อน +8

    Sideen ucaajisaa Waan dhamaysan rabaaye 😂❤

  • @CaishaMohamed-i3p
    @CaishaMohamed-i3p 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi wad raxeysatan dalxiiska adunka m.a sidas u frx sanada weligin 🎉

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed 3 หลายเดือนก่อน +24

    Team Amira qurux one like 👍 👌

  • @Sumayo937
    @Sumayo937 3 หลายเดือนก่อน +11

    Ku sali xabiiibkena scw scw scw scw scw

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 3 หลายเดือนก่อน +7

    Jah farxadhotha😢ManshaAllah team walba plus the fam😊❤

  • @KHADARMOHAGAMER
    @KHADARMOHAGAMER 3 หลายเดือนก่อน +5

    AMMIIRA WLLHI SIDII AAAN IDINLA DALXIISAYO CML AYAAA DAREEN EMOTIONS DAREEMAYAA 💌💴🚣‍♂🚣‍♀

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 3 หลายเดือนก่อน +7

    M.a dalxiis shidan🎉🎉🎉

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL 3 หลายเดือนก่อน +9

    Sidaan U sugaaye Ugu danbeyn Wuu so dhacay🤗

  • @PooloAbdalla
    @PooloAbdalla 3 หลายเดือนก่อน +7

    Team amiira qurux one. Like❤❤

  • @sacdiyaxasan3149
    @sacdiyaxasan3149 3 หลายเดือนก่อน +2

    amiira adam please gaarsiiya 100k

  • @Nasriya123Nasriya12
    @Nasriya123Nasriya12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena Muhammed scw❤

  • @QueenHH252
    @QueenHH252 3 หลายเดือนก่อน +6

    Abayo horay u soco❤

  • @BatuuloJeylani
    @BatuuloJeylani 3 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira dadka kale Dhan video goda mafirsanin kaaga Lee sugaayi😢

  • @hothoahmet4223
    @hothoahmet4223 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jalanjigii party 2 soo sameee plz😢

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira anaga kamaba caajisi karno because waa ku jecelnahay my miraa nolow intay nolol jirto ❤❤❤

  • @Ladiyamuse
    @Ladiyamuse 3 หลายเดือนก่อน +7

    Saan usugaayay wan dalay amiiroy❤

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur 3 หลายเดือนก่อน +9

    Miiiraaay caddey❤❤

  • @FaadumoAbdiaziiz-qp5lr
    @FaadumoAbdiaziiz-qp5lr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Geysi timo lahen,wakusalamay❤❤❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omg kan dalxiis waa dhaafe💗🥰🔥m...a❤amiradena style 10/10💗🥰👸

  • @Adnacabdi
    @Adnacabdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team amiira one love ❤️

  • @HiboJimcaale-lq8jx
    @HiboJimcaale-lq8jx 3 หลายเดือนก่อน +8

    Qofkii ugu horeeye

  • @kawsaradam
    @kawsaradam 3 หลายเดือนก่อน +2

    Let’s go 2M❤ one love amira ❤️🫂

  • @Gobaadahmedeey4494
    @Gobaadahmedeey4494 3 หลายเดือนก่อน +5

    Saalax jj aaway uma jeede

  • @abdirahmanJeesmire
    @abdirahmanJeesmire หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarakallah Amazing 👏 ❤

  • @CarloseCasemiro
    @CarloseCasemiro 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMIRA MARKA LAA ILAAHA LEEDAHAY DHAMAYSTIR WLL ILALAAAH RAACI HADII KALE DAMBI AY KUGU NOQONEE 4 EVER TEAM27❤🙏🙏

  • @LISAbdi
    @LISAbdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaallah❤❤❤

  • @MaandeeqCaliaadam
    @MaandeeqCaliaadam 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiraay borqora quruxleyda 🎉❤

  • @NashaadCraxmaan-z6g
    @NashaadCraxmaan-z6g 2 หลายเดือนก่อน

    Dalxiis wuu dhaafay Masha allaah ❤

  • @Ubah14
    @Ubah14 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan mashallah tabrkallah marwalba haka ilaawina walalaheen waa codsi asxaabey❤

  • @NawalCabdicabdule
    @NawalCabdicabdule หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @IkraIbrahim-ke3ww
    @IkraIbrahim-ke3ww 3 หลายเดือนก่อน

    Igula saliya rasuulkena( muhammed) scw scw scw scw

  • @Ruyahaahh
    @Ruyahaahh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Team walbah one like ❤😊

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 หลายเดือนก่อน +5

    Mss qurux. Iyo. Ceyda design ka😂

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 3 หลายเดือนก่อน +2

    amiira style 10/1000 m.a❤🎉

  • @niciimamuse8307
    @niciimamuse8307 3 หลายเดือนก่อน +8

    Saan usugayey leee😮❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 3 หลายเดือนก่อน +3

    Vitaminada ugu muhiimsan oo jirkaga ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @niciimamuse8307
    @niciimamuse8307 3 หลายเดือนก่อน +8

    Kama quusan karnoooo😭😭

  • @aisholayloyussufelmi9167
    @aisholayloyussufelmi9167 3 หลายเดือนก่อน +4

    Anaa u horeeyay like 😂

  • @GMK.906
    @GMK.906 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiro qurux ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sahrayusuf9855
    @sahrayusuf9855 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira hbo laaillaaha ilallahu dheh