WAXAY UGU DULTAGTAY QOLKEEDII JIIFKA ASAGOO NAAG KU AROOSAY DHARKEEDII IYO DAHABKEEDIINA UXIRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 162

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +33

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋😢

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 ปีที่แล้ว +1

    Ayaane sifiican àyaad ukarbaashtay naagaha somalida aqlimaleh dadtoodane maogo ayagaa bahdilka iskuugu wacan

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan abaayo gabdhaan taladasiisey waa ku saxan tahey ❤❤❤

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ayaan taladada wn jclhy mela badane wnba iskaga rayi egnahy wn ku slmya xbbti yey amin allow hano jabin

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah ayaan sifican ayaad balasha oga riftay warun in ay katagto ilmaheda ma aheyn kuwi hore kuwa ka fican ma dhleysid abayo ha adin guriga sodohda o naag lagula qabo kaga hoteyso kan hoyada ayaa Ku dhaamo Allah farj kheyr qabo haku furo

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 ปีที่แล้ว +3

    Ax.waa.qiso.xanuun.badan.laakiin.guriga.hooyadiis.ha.isku.aadin.allah.hakuu.gargaaro.aamiin.ragga.qaarkood.waa.cadaw.sida.kan.ookale.subxaan allah

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Nin halmar guursade saddex nag waa nin nolal wanagsan u jeedin subxanallah

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว

    AYAANEY wan kusalmy xbbti ❤️❤️❤️❤️

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 ปีที่แล้ว +5

    Walashy ..ilmada kaa daadanaysa intaad dhabanada ka duugto qofkii jecel digashadaada dareensi dholcadyn dunida faraxoo is muusi .. sidaas ayaan leeyahy inan walba oo la ciilay ha niyad jabin huno guushu way dhawdehe❤️❤️

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 ปีที่แล้ว

    Waa digasho cad wlhi .... ani intaan cunha ku dhago ..... ayan marjin lhaa

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaneyy canaantada wanka helaa noso badi quruxey🥰
    Nabadgal xpptii❤️
    Abayana allaha uyasiro umuurteda o khyrka ha waafajiyo.

  • @iqbaalsaciid9966
    @iqbaalsaciid9966 ปีที่แล้ว +2

    Ayaneey waa thy qof wagsngiisa aan inta kusoo koobikarin whli🥰

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว

    Markiii hore uu usheegay in uuu maherkiisu dhacayo bay ahayd in ay oaan kaqaadato bay ahayd lakiin waa qadar ale

  • @fatximaxamedfantastic5644
    @fatximaxamedfantastic5644 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abaayo ayaan masha Allah abaayo ilahey haku xafido 😍xabbti ad ayn ku jecelahy ❤❤wan kutagerah xabbti ayaan indhawey ney 😱

  • @shukriismail6588
    @shukriismail6588 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneyy dumarku isku mid maha wll qaar qalbi jilcano isliida iyo mid damiir leh waaye marka waa ku qurux inaad is qiimayso subxanalah🤨

  • @layloahmed8346
    @layloahmed8346 ปีที่แล้ว

    Alle haagargaaro gabar walbow dhib iyo murugo dareemaysa midaas way sowada martA gabdha intoda badan anigana ku dgaho😥

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +4

    Ascw maashaa'allaah fakar ayaanaan kuraacsanahay

  • @amounali640
    @amounali640 ปีที่แล้ว

    Asc habaryaar, ALLAH SUBXANA HUWA TACALAH ha gargaroo. ALLAH ha baridoo.

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha kuugargaaro abaayo Qaali ❤ ♥️🥰♥️

  • @axmedabdixashi-jv4sh
    @axmedabdixashi-jv4sh ปีที่แล้ว

    Ayaan dhirigaliso allha ku barakeyo

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 ปีที่แล้ว

    Ilhy ha ku soo grgaro ee qada go'aan ee kadhamw

  • @halimofowzi8534
    @halimofowzi8534 ปีที่แล้ว +3

    asc abayo talade ayaan qado ee tusi kartida inada waxa abskartid tusi haga ogalanen abayo dugo salad istaqaro tofiqda allh kuu wafijio gul ayan kurajena aamiin

  • @samiiromaxamad6180
    @samiiromaxamad6180 ปีที่แล้ว +2

    Wcs xppti Ayaan habayn wanaagsan xppti albi ❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn abyo

    • @ruqiyocilmi281
      @ruqiyocilmi281 ปีที่แล้ว +1

      Asc ayaaneey waa runtaa qof ilmahaga arki waaye adigan Kuma rabo

    • @ruqiyocilmi281
      @ruqiyocilmi281 ปีที่แล้ว +1

      Abayo waxaan ku lataniyah iney Marka hore alle isku xirto Marka xidan Aya ilmaheeda iskumeel ku haysto alle ayaa irsiqa bixiyee ninkaas Aya faraha ka qado

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Saxwaye talo fican waye abyo Allha ufuro faraj qerqabo inshallh

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim ปีที่แล้ว

    Ayaan aragsan ale haku xafido

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    Wac. Ayaan godbooo 🥰🥰🥰😡😭🤲

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว

    Abyo mcn iqrooy qalbiga Allha ku qabojiyog

  • @nastehodek6115
    @nastehodek6115 ปีที่แล้ว

    Naftiisa qofkii sharfaa shariif ah😊😊😊😊😊

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Allaah xa u gargaaro Insha Allah

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 ปีที่แล้ว

    Taladaas aad siisay baan kugula raacsanahay ayaaneey taa ha qaadato

  • @raxmaaxmed5410
    @raxmaaxmed5410 ปีที่แล้ว +3

    Asc walashay ayaan dar alle ku jeclahay abayo nolow inta nolol jirto

  • @queenxaawo-hj9qf
    @queenxaawo-hj9qf ปีที่แล้ว +1

    Team ayaan isoo dhaweye ❤❤

  • @NasroFarhn-wv8qj
    @NasroFarhn-wv8qj ปีที่แล้ว

    Waan kug raasanahy abaayo mcn❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay masha Allah 💖 🧁 🥰 ♥️ ❤ ♥️❤💖💖💖💖♥️❤❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +1

    waaan.kuguraacsanahay.wll.macaanto.waa.saxantahay💔💔💔💔💔💔

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 ปีที่แล้ว

    Asc ayanay runtaa usheegtay wlhi wax xaqiiq ayad ka hadashey abayo runta ayaan ku shegtay qaado ayan waa qof aan isku raye aanahnay shukran intaad dhehdid qaado taladaas ayaan waa qof wanagsan oo runta kahadasho

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +1

    ayaaneey fikradaada kugu raacsanaahy ani 🥰❤🙏

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaarakallah xbbti ayaan cadeey

  • @hodanmohamed9268
    @hodanmohamed9268 ปีที่แล้ว

    Ninkaasoo kale wn iska furi lahaa

  • @abshirohassan1815
    @abshirohassan1815 ปีที่แล้ว

    Waa ku saxantahaya abayo ayan ❤

  • @madinamohamud
    @madinamohamud ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo hormar wacan

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaheedii hore bay kasoo tektey oo ku yiri hooyadaa hakuu hayso markaa nin marba Naag guursanaaya maxaa kuu geenaya guriga hooyadii iyo naag lagula qabo ha aadin gurigooda hooyadaa aad gurugiina ninka iska celi caruurtaada rabin nibankii soomaaliyeed way wada xumaadeen in yar ooxaqa taqaana maahe oo Ilaahay kabaqaya maahee Ilaahay tala saaro laba rakcadood tuko istiqaaro ah

  • @Khadiijo780
    @Khadiijo780 ปีที่แล้ว

    Run walhi

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 ปีที่แล้ว

    Yes xbbt your are right

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 ปีที่แล้ว

    Ayaaneyy abyo zheekooyinka shactarad wan jeclanahay abyo

  • @Janaad
    @Janaad ปีที่แล้ว

    Ayaan sharaf wan ku salamay xbbti🤝❤😘😘

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay xaqa hatuso ninkaas abayo ilahay talasooro istiqaaro tuko oo ialahy taladaada udheebo

  • @amishmohaz3717
    @amishmohaz3717 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayan quruxey hormar wacan sharafey 😘🥰

  • @FaadumoYar-g7i
    @FaadumoYar-g7i ปีที่แล้ว

    Ale ha ufududeeyo kadaran balasomara lakin ilmahaga nindartislogamatago ilbo dheyman malodhalaa ala abaayo qofkasta siduu iskadhigo laguladhaqmaa karti iskuyeel wax kasyo Admartowaa wax kuqoran marna haqadan bahdilad sikin xata obahdil ah walaahi nin hadu ku arko jileecada wukugutuntaa qado go an adag adigoo kafirsatay kumaqasaresid❤❤❤

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 ปีที่แล้ว

    M.a.sh.a runtii ayaaney abyo allaha ku amaansado talo wanagsan aad siisey
    Ani ahaan ninkii igu horeyey on 4carura udhaley wan kala tagney ilhiina iga qaatey ilaa hada oo lajoogo magursan cabsi an ka qabo raga qaarkis marka igu so duceya in rabbi dib igu soceliyo awladeydii ruux dhib usomarey an cashar ka qaadan waa dhib allaha fahamsiyo sidii qeyra

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni ปีที่แล้ว

    Wcs qali wa iga qoslisay wlhi balaha kaa riifidona sugi la ahy wlhi 😂😂 ayan umadena mahan wlhi we love you queen ina goobdon kuma waayo

  • @najimaidiris381
    @najimaidiris381 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku salaamay xbbti ayaaney hore usoco ❤️❤️

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +2

    nayaa iqro dhiiga 100 igeysay ee guri naag lagula qabo hatagin 😡 hadii lagu furana fer kujabi meyso 😏ee gabadhada laabta gasho irsaqada Allah ayaa bixiyo 🥰

    • @aishaqurux3485
      @aishaqurux3485 ปีที่แล้ว

      aniga xitaa waan xanaaqaya walhi saaida

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว

    Wiil basada waynaa

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    guriga hooyadii.hakaban.tasho.wll❣❣💚💙💙👍🌻🌻

  • @xalimacabdulle8691
    @xalimacabdulle8691 ปีที่แล้ว

    Asc Wr Wb Abaayo
    Haiska celiso ee indhah ha uu shidato

  • @munadiiriye9340
    @munadiiriye9340 ปีที่แล้ว

    Manshalh talfican badsisay

  • @Cabdisalaan230
    @Cabdisalaan230 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey saad u xanaaqdy anaaba yaaby indhaha aa saayid ugu gubysaa xaliimooyinkii meesha kugu jiry waa yaaceen 🤣🤣🤣

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว

    Wsc abyo ayaan cdey 😢😢 ax ar nimanka qaar waaa baas tariin uf dheh abyo sorry kiihore kan kadaran wayaab abaayo qalbiga allah ha ku qaboojiyo amiim ducafa badi i.n iska yeel waxa uu rabo ale ayaa og marwalbo sujuda alle kubari iyo mal maha jumcaha bacdul casir i.n guul xapipti ❤❤❤❤😊

  • @haawoabdisalan2720
    @haawoabdisalan2720 ปีที่แล้ว

    Ani igurigaysoba hadhaheen kista ka aruurin lahaa qaybta moryanimada macnaha😅asi ifur mafidino haywarerin ku furan lahaa taasa karon😅
    Lkn taaso kle rabi ban ka magan galay

  • @sumayaahmed3909
    @sumayaahmed3909 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllo aqli waa rnutaa ninja haka yeein hooyada kulaa noolow waa diday maaha shaqayso jaaryadna noqo hadii aad doontid LKN ILAAHAY ISKA BARI WLLO SALADA KU DADAAL ILAAHAY DUCADA UUKAA AQBALAYAA INSHALAH HNO QALI KHAYR BAY NOQON 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaaney 😂😂❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Abaay ayaan masha aallh sorry Abaay Abaay mcn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @muunacrashiid365
    @muunacrashiid365 ปีที่แล้ว

    nayaa sukhra adaa is dhigay meeshan..😢

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waraan kuushego annh adduunkaan ilahy kasokow aduu kuu uumay ilahy inaaad kuraaxysto cibaadysatana ilahyna usujuudo ilahy ayaaba qiimo kuuleeyhay weli waayartahy dhabankaga wuu dhalala hais bahdilin abyo hdda hal ayaad wadataa hais dhigin dhulka ka istiqfaaro abyo mcn hayeelin gurigaaas subxaan allaah ilahow noo xifdi gabdhaheena

  • @pricess1772
    @pricess1772 ปีที่แล้ว

    Kaas inay burus ladhacdy aheede 🙃🙃🙃

  • @muhibocadeymuhibocadey
    @muhibocadeymuhibocadey ปีที่แล้ว

    Wcs qaali dumarey

  • @fridasson848
    @fridasson848 ปีที่แล้ว

    Waan kugu raacsanahay ayaan waa talo sax ah

  • @asliali5210
    @asliali5210 ปีที่แล้ว

    Shukhran mcnteyda waa suugaaye cwada dhan😘

  • @raxmacdinuur699
    @raxmacdinuur699 ปีที่แล้ว

    Anigu waxn oran laha inaantaas in ayku tiraado ifur ilmahana hooyodaa ban kugugaynayaa kadibna marka uu furo ilmaha hala caraarto taasan xayaato ayaan u arkaa
    Rabina ha ufududeeyo noloshay

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaatu.wasalaam💙❣❣💚💚💚❣💙💙💙❣❣💚💚💚❣💙🌻🌻👍👍👍🌻

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 ปีที่แล้ว

    Ayaaney wasaxantah

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا احلى واجمل اخت يحفظك الله ويحميك من كل شر

  • @saamiaabdiwali8978
    @saamiaabdiwali8978 ปีที่แล้ว +2

    51 minute 869 views woow masha allh Hore usoco

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 9 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤

  • @saprinacayngal671
    @saprinacayngal671 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว

    Abyo alla haku xifdiyo

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan idho wayin

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 ปีที่แล้ว +2

    Naa dumarow bahdilka iska daaya nimnka aad isku bhdilysan naaga bdn saas arky crurtoda katagaayan nin wuu igu diidy crurta nin crurta kudiiday sey ugu aqbashay?byo rbbi mesha qyr pdn allha ukeeno wxn dhihi lahaa mrnaba tka ogolan ninka kadhuma nin hooyadaa diidaya maxaa ula sii joge dhxda cero crurta wx utar adna wx qabso nimnka aad isku jilcysaan daaya dumarow 🙌 Thnks ayaaney

  • @the3bestfriends8
    @the3bestfriends8 ปีที่แล้ว

    Hortaa adunkan wa imtixn lakiin waxan aminsanhy gabdhaa waxaa lagu nacayo ayaa jiraaa gogoshaaa iney ku ficnen amaa dabecad lahen wa labd mid un wixi laguso furay ubaa jirtaa inkasto wax walbaa qadar rabi ku dhacn nin nag karti leh o gogoshaaa ku wacan qurux badan ubey raban alhaa u gar garo koley bahdilkaa ayadaa isku kente wll ayan wan kusalmayaaa 🙏😘

  • @nacimohuseen5836
    @nacimohuseen5836 ปีที่แล้ว

    Waxeey ku qaldaneed markoow adhigoo ku mahersada nag kale ow aqal kestay asego ku gure keeysan hadaad malintaas iska celin laheeyd sas makogaleen gabdha somaley sabarka eey qalad kafahmen gabadhan waxaan ku latalin lahaay in ee wax kastoo dhaco hatigen gurega hooydees irsaaqa allah ku qoro weey ku imaanee melkasto aad jogto allah isku xer gabdha somaliyeed isku tashta nin lee nolo ha umaleeynina

  • @umucafifa
    @umucafifa ปีที่แล้ว

    Nimanka rer xamarka sas u silciya gabdhaha wlhi anaga inamadayadu dhaqan xumadas ma aqanan

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 ปีที่แล้ว

    Wa sax wi marwalba Allah talosaaro

  • @farxiyocabdiaxmed-qk5uo
    @farxiyocabdiaxmed-qk5uo ปีที่แล้ว +1

    Dan daruuf dhulka lais kuma bahdilo lkn ayaan gabdhan ayada isbah dishay😔

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan gobdon

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 ปีที่แล้ว +2

    Asc xppti ayaan sethy

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Wcs xbbt

    • @hodokhariya
      @hodokhariya ปีที่แล้ว

      Waanku salaamay wllo ayaaneey waxaan ka mid ahay taageerayaashada thank you for your effort from somaliland

  • @xaawomuuseciise8281
    @xaawomuuseciise8281 ปีที่แล้ว

    scw

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 ปีที่แล้ว

    Alle hA kuu gargaaro abaayo

  • @fahmocalasowfahmocalasow8741
    @fahmocalasowfahmocalasow8741 ปีที่แล้ว

    Wasaxsantahay

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 ปีที่แล้ว +1

    War sisoco dheh mel hoyadisjogtane halategin cunugtadane hayso

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my abaayo ayaan sharafeey adaa mudan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

    Ina gumed jaanis helay guriga hoyadi ma shaqaale bd ka nqon ha aadin mcnto

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว

    Heey waku salamay ayaan quruxeey

  • @muslimoadow854
    @muslimoadow854 ปีที่แล้ว

    ayaney xabibti markano kale guur nacenaa hada single naahykk

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir ปีที่แล้ว +1

    First one

  • @istahilmahamed2113
    @istahilmahamed2113 ปีที่แล้ว

    Asc abyoh mcnto ayan quruxeey see noo tahay..... mida kle horta abayo allaha cawiyo talo wa tii rabiye intay laba rakaco tukato ilahy ha bariso mida klena ninka meel saxan ha iska saarto mideda kle nin aan awlada Rabin adneh kuma rabo markaa ilahy aya u baryena walshen

  • @hubexasan8819
    @hubexasan8819 ปีที่แล้ว

    AYANEY WAN KUSALAMEY QAD SOMA GALIN MANTA hDa Mar sogaley q1aad ayan arkey ila markiba q2D M.A ILAHEY HAKU XAFIDO

  • @sahramaxmuud1586
    @sahramaxmuud1586 ปีที่แล้ว

    Warqadaada ka qaado kaas awelaan khayr kasoo socone wlley shaqayso o naag adag iska dhig ilahyna isku xidh jiljilecana iskada aduu ka arkaye