Du sprichst sehr gut deutsch masha allah meine schwester .ich bin hier in deutschland seit 4 jahr aber ich spreche einbisschen deutch .ich liebe deine channal und du auch meine schwester
sallam sister i lived in the uk and now i moved to Germany since 3 years and cant speak german , sister i wanted to know which city that you live in germany and thanks for your advice
Maasha Allah abaayo aniga isku meel ayaa ka soo guurney Sweden balse luqadan English ayaa ii xoogab hada waanku fahmaayey markaad ku hadleysay swedishka balse cabsi ayaa dareemaa aniga markaan ku hadlaayo
kkkkkk wad iga qosliseen wlhi adiga Iyo abaayo xas iyo hoyo alla aniga waxan jogaa sanad iyo 8 bil mana aqan illaa inyar ayan Bartay lkn wankutadalayaa insha allah wlhi xitaa cunug yar ayan hestaa sanad iyo bar loqadna ma aqan wlhi ciil Mar marka qaar lkn insha allah qeeyr
Aniga xitaa wa ubaahna wax iga saacido luqada swedishka side ugu fudud o ku baran karaa luqada wa ka niya jabay barashadeda waxa jogaa sanad inyar bana kafahmay
For me i speak 5 languages : arabic english french turk and somali... alxamdullilah
I speak English ;Somali ;hindi; Swahili ; thank to Allmigty Allah
I speak 8 languages 🇰🇪 🇸🇴 🇪🇹 🇬🇧 🇳🇴 🇸🇩 turkey and swidish
Abaayo waadmahadsante aniga waxa kuhadla Somali ,swahil,English, Swedish iyo Arabi tanks
Somalida U.S.A ku noolo wallahi afkiin xuma ee English waanu la kadeedanahay iska daa afar afah hal baanu kari la’nahaya
Mashallah
😍MashAllah MashAllah walaasheyda u can travel with me anytime. 😂 I can only speak two languages 😂 Somali and English.
Unique Hooyo 😂😂
Inti sweden joogan oo in ee luqda bartan jecel lkn dhiira galin rabto aan isla tartane ila so xarira
waxan ka imaaday maaha sida saxda ah waxan ahay somaliyad ama waxan u dhashay somaali dheh sis you are amazing really masha allah
Mahadsnid abaayo anigaaba dhibkaa ihaysta luqada sida loobaranlahaa illhay ha iifududeyo aniga iyi itii ubaahan oodhan
Mashallah mashallah habo Jizakallah kheeyr waxa tahay qof dacada qalbi fiican Allaha idinxafido noolada Ameen
Du sprichst sehr gut deutsch masha allah meine schwester .ich bin hier in deutschland seit 4 jahr aber ich spreche einbisschen deutch .ich liebe deine channal und du auch meine schwester
Wow du kannst gut deutsch schreiben Masha allah
sallam sister i lived in the uk and now i moved to Germany since 3 years and cant speak german , sister i wanted to know which city that you live in germany
and thanks for your advice
Mash allh cadey allé haku barakeyo . Du är en äkta göteborgare! Menar din dialekt❤️
mnsh allh abyo allh ku xifdiyo adig iyo reerkaag ilma haag waxa jirah waxa dant ku barsoh ooo aad qasab ku baranysid maadaaam aad wadan shisheey joogti dant kugu qasabysah
I speak 5 languages from Somalia schooling in kenya live in Germany ☺
Maasha Allah abaayo aniga isku meel ayaa ka soo guurney Sweden balse luqadan English ayaa ii xoogab hada waanku fahmaayey markaad ku hadleysay swedishka balse cabsi ayaa dareemaa aniga markaan ku hadlaayo
det är många som som tittar på din TH-cam Chanel fån Sverige!
Maasha Allah ❤️🙏
Abayo lajeceley aad baad u mahadsantahay
Buuga xusuusta caawa wan kugu qortay insh allah waana rajeynaya in talooyinkaaga ee ii shaqeeyan
Tacka så mycket min syster
Thanks abaayo wadadaalaysa illahay hakuxiftiyo
Masha'allaah abaayo allaah hakuu barakeeyo aqoontaada iyo familkagaba adoo hooyo ah ubad korinaaya hadana waad ku dadaashay luuqada aniga 9 bil baan joogaa markaan saa u imaadayna waxan yeshay uur lkn insha'allaah markii allaah ikala keeno waan ku dadaalayaa luuqadada intaan ilmuhu ii turjumin😂 waa inaa barto
kkkkkk wad iga qosliseen wlhi adiga Iyo abaayo xas iyo hoyo alla aniga waxan jogaa sanad iyo 8 bil mana aqan illaa inyar ayan Bartay lkn wankutadalayaa insha allah wlhi xitaa cunug yar ayan hestaa sanad iyo bar loqadna ma aqan wlhi ciil Mar marka qaar lkn insha allah qeeyr
Mashallah my sister
For me I Speak Somali,English, Arabic, and malay. Thanks
Luqada germny wey adagtahay abayo ani luqada kale ila 4 luqad ku hadla lkin hada germny barta lkin said igu adagyahay
Layla ane arabic an jaclahay lkn 😆 maba isku taxaluujiyo
mashaa Allaha ilahay ha idin xifdiyo dhamaantiin abaayo Qaali
Sister do you used to live in UK or English spoken countries ur English also so good.
no xbbti I grew up in Sweden , then I moved to Germany
thanks by the way
Xaas Iyo Hooyo Ali u wlcm sis, we would love to see more of ur motivation cleaning videos, I love your standard.
Jazakallah abayo noso gali ana rabo in an is cateyo misan keyga wa said subhanallah
Waxaan joogaa wadanka jarmalka sadex sano iyo badh qoraalka waa bartay laakiin ku hadalka wax yar baa ka garanayaa erayo badan baa xifdiyay hadana wet iga lumeen maxaa yeelay magaaladaa joogo isdhexgal bulsho ma laha
Mansha allah sis aad bad uu mahadsantahay. Aniga kaa xishooda luuqada ina a qaldo.
Masha Allah 👌👌💋💋💋👌👌
Abayo. Lambar kada waxan rabay saliidi mcnto
Masha Allah abaayo shukran
umu cali aad ban ku salaamy masha Allah
4 luqadood waaa labarankaraaaa iyo wax kabadanba ......
in kastoo aaan 5 luqadood aan ku hadlo Somali, Arabi, English,Deutsche, Amharik, Intaaaa inkabadana waaan rajeeenayaaaa ........iNchA Allah
mash alah anigo kale atahay Holland an joga iskool ma idin lakin luqadeyda wey ninkeyga a sifican ibaray
Mashaa allah allaha ku siyaadiyo
Salama aliykom gumman hoppas allt bra inshallah
Mash Alaha abayo waat nadhiir galisay mahdsani 😚😚😚😚😚
mashallah
masha alaah abayo qof dadaalaya ayaa tahay masha alah alaha ku barakeyo cadey 😗😗😗😗😗😗😗🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
Hablaha dalkii joogana sidee english ku baran karaan aniga taasa igu adkaataye
Maasha allah
Oo kaalay ma Germany ayaad ku nooshahay mansha allah
Normally all Somali speaks 4 but more genius 4-7 languages
Masha allah 👍👍💜💜💞💞
Habo waan kutageera sida fiican aad u dag anta hay waa maamadi habo kucecleed Allaha kubarakeyo
Masha allah
Wlo wan kubahanahay halke kala soxidhiidha
Germany intan kunolahy 2 sano wlhi inana laigaturjumin malin xata ani English kaa jajabinayay kdbne afkodiyanbabarty
Masha Allah abayo thanks
Ilahada ma adidmiyaaa waxaas ha ishegin waley anagoo ischol ado ayaaba laqabsanla ahaye
masha allaah
Abayo Deutschland xagee ka joojgtaa
Salamualeikum machaalah halkeid kadagatahei Germany walaachei.
Maasha alaah abaayo qaali xafidu laah
Maansha alaah Walaal alaah haku barakeeyo
Mncha allh indr anigu sadex luqadood ayn aqaan somali arabic france 😂 mahadsanid
Bien
Wllo cawi aniga luqada inglishiga baa igu adag
Masha llaaah
Even me I speek english,somali,hindi and kiswahili
Shamso abaayo inte kala soo xiriira plz abaayo
Wlhi ani camalaa tahay aniga kenya ayan jogaa siwaxiliga xogan kubartay mar marka qar waa laygu qoslaa hadane wan iska sii xogsadaa
Walaalo salamualykum walaalo saliidii ayaan rabaa ee seen kuhelikaraa 😀
Välkommen tillbaka gumman 😍
Masha allah abayo
Allah haku janèeyo insh Allah wll
Abaayo maasha allaaha
shukran xabiibti waan ka faideystay thanks in badaan
mansha allah ukhtii
Macaanto talo ayaan kaaga bahanahay plz waxaan joogaa sweden number kaaga ayaan u bahanahay qaliyey
Mshllh
Wad mahadsan thy abayo anigana allaha iifududeyo wlhi waa luqad adag germany
💓💓💓💓💓
Mashalah
salma ali 😃😃😃
Mansha allah
Ja har ochså fyra barn 3 pojke och en flicka alx
Msh allaah
Af Arabica baro habo
to be honest you don't look like someone who grew up in Sweden and because your don't not have any accent I'm confused 🤣
How does someone who grew up in Sweden look like? I'm confused also 😕
apaaayo iswidhan ayaan jogaaa loqadan waan jeclahay lakiiin siden kubaran karaa apaaayo maxaa igu cawini karataaa
Iiza Abdi abayo nyheterka iyo filimantoda wararkooda daawo dadkana kulahadal wd baranysaa ani sanad jooga wn bartay inkastoo wali igu adagyhy mrka dadal kudar inshllh
Iiza Abdi abaayo ana kula jogo oo ku caawinaayo ila so xiriir
Aniga xitaa wa ubaahna wax iga saacido luqada swedishka side ugu fudud o ku baran karaa luqada wa ka niya jabay barashadeda waxa jogaa sanad inyar bana kafahmay
Barnkanalen iyo svtplay daawda wd baraneysin inshallah
Soomalidu waa Tuugo adigoo nacaynaya gabdhahanaga talo masiinkartid naga tag leave us a lone
Abaayo waan ku salamaaaya waxaan ahay hooyo ilma yar yar haysata wadankan joogo waan ku cusbahay labo saano ban joga
Tifikaa badsatay miyaaa
Je parle 3 langue France ENG somali alx 😂
maanshalah
Love you abaayo
Love you too qali 😍😙
Anigu waxaan dagaanahei Frankfurt
anaa u horeeyo
shugran abaayo
Wlh dhibka ihaasto waa cabsi waxay ku hdlyan wafahma lkn marka celinaya ka cabsoda bulshada wadankana kuma dhex jirno😓😓 waa wax adag
Wi has du
Takk
20 thousand languages and 25 languages baa laga ciyaraa ayan svensk iyo douch bay ka dhigesaa wax weyn🤣🤣🤣
Marka meeqay kugu qadatay luqada jarmalka
Anaga noo faaiday
ish ishtaa ku badan jarmalka waa funny hhhh
maimun hassan
masha allh abyo walaali waa runtaa luqada uma dhalan hadan qaldo waaba fahmi la ahey qof xishodo iyo qof kibir badan waxma bartan
Ich lebe seit 2 jahre in deutschland. Aber kann ich nicht deutsch sprechen.
Ich spreche sehr gut Deutsch meine Schwester
mumtaaz abshir sind sie gut sprechen Deutsch
maasha allaah
Masha allah