Kaftanka Siyaasada 503 oo aad u xiisa badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Kaftanka Siyaasada 503 oo aad u xiisa badan

ความคิดเห็น • 260

  • @hasanibrahin2656
    @hasanibrahin2656 หลายเดือนก่อน +21

    ILAAHEY HA U NAXARIISTO MOHAMED ALI HAAMUD.JANATUL FIRDOWSA ALLAH HA SIIYO.

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha u naxaristo marxum maxamed cali xaamud oo mudo badan xilal ka soo qaatay dawladihii dalka soo maray janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha u Xariisto Wasiir Hore
    Maxamed Cali Xaamud wax badan ayaan
    ka maqli jiray
    Magaciisa Radio
    Muqdisho

    • @user-qf3yx8po7o
      @user-qf3yx8po7o หลายเดือนก่อน

      Ismael wa uuguuri ee somali adey iskagaban wedo igay ui taala

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 หลายเดือนก่อน +10

    Ali Xaraare, hadii somali wax loo sheegi lahaa,waad u sheegtay, Khaatumo ba ha ugu horeeysee, lakiin hadana wuxu waa Somali qabiil diley,ninka dantooda wada bay ugu necebyihiin.

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 หลายเดือนก่อน +10

    Ismail Omar Gele waa munaafaq 🎭

  • @UKYusuf
    @UKYusuf หลายเดือนก่อน +10

    CALI Xaraar'e wali duqaynti Kenya ee gobolka Gedo ee Ismaciil oo noo hodey wali way naqu Socota .

    • @YamaniMaxamed-j9s
      @YamaniMaxamed-j9s หลายเดือนก่อน +1

      Reer gedo cadow baa dul fadhiya walahy xsan shiikh oo aan damiir lahayn

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน

      Allahaa idinka qabto kuwaa cadoowga ah

  • @ahmedaden9366
    @ahmedaden9366 หลายเดือนก่อน +3

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un
    Allaah ha u naxariisto

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul หลายเดือนก่อน +3

    Cali harere anigu waan aamin sanahay xogtiisa runtii caadifi maha waa wariye isagu runtiisa sheega

  • @mahadmohamed4055
    @mahadmohamed4055 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u naxaristo adigana ajar iyo xasanad Allaha ka siyo

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244 หลายเดือนก่อน +2

    Maaxabiista horey bay uu dhiimtay aanugo dheeldheel muunafaaqh 😢

  • @abdulkadiryusuf2113
    @abdulkadiryusuf2113 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u naxariisto walaalkeen Prof. Mohamed Ali Xaamud jannadii fardowsana ilaahay ha ka waraabiyo ehelkii asxaabtii qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed samir iyo iimaan ilaahay ha innaga wada siiyo. Aamiin yaarabi yaarxmaan yaraxiim

  • @mustafelugatoor3863
    @mustafelugatoor3863 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha u naxariisto

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s หลายเดือนก่อน +3

    Scc cali xaraari warkiisa qaata waa nin warkiiso cadyahay ee waxgarad ah

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 หลายเดือนก่อน +3

    alla ya raxma marxuumka ...si qabiileysan bey dowladu u shaqeysaa .shacabkuna sidaa bey ku qanceen sidaa daraaded bu ku waayey maamuski uu lahaa...
    samir iyo iiman shacabki iyo qaraabadii uu ka tegey...Aamiin

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Weriye Cali Xaraare wax badan baad kashiftay gaar ahaan ku saabsan Firdhiye iyo Jabuuti

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahey Ha Unaxariisto Wasiir Maxamed Cali Xaamud Janada Fardowsa Allaha Ka Waraabiyo

  • @abdidahir509
    @abdidahir509 หลายเดือนก่อน +1

    Ali Harare umadaa somaliyed ad iyo ad aya oo la hadhashe lkn see yaa ku maqli raba....feisal qasim oo carabta ku daale oo kle ayad noqote ustadh.... from Kenya i greet you brother

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 หลายเดือนก่อน +6

    Cali Xaraare waa wariye siyaasi ah oo araagtii fog wuxu sheega waa biyo kama dhibcan ku soco inadeer warkagu wuu igu socda reer SSC Khatumo indhaha fura warka Cali sifiican halo dhuuxo Ismaciil horor halaska fogeeyo😂😂😂

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb หลายเดือนก่อน +2

    Alloow sahal amuuraha

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 หลายเดือนก่อน

    MashAllah wariye ruug cadaadiya halkaa ka wad guul iyo Gobonimo 😂😂😂😂😂😂🤝🤝👍🏽

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure หลายเดือนก่อน +1

    Alaha unaxariisto waziirka

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 หลายเดือนก่อน +1

    Caliyo Wali Madan fahminba Wali xisaabta

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 หลายเดือนก่อน +3

    Very good questions

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha unaxariisto

  • @SaredoAbdourahman
    @SaredoAbdourahman หลายเดือนก่อน

    Allah u naxaristo

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud หลายเดือนก่อน +1

    Inaalillaah wa inaa illayhi raajacuun. Illaahay haw naxariisto marxuumka ehelkiisina samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo Aamiin

  • @safia6763
    @safia6763 หลายเดือนก่อน

    IllAAHEEY Ha Siyo Xaamud Naxariisti janno

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 หลายเดือนก่อน +8

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 หลายเดือนก่อน +1

    Ala ha u naxaariista

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa madaxdeena dhamaan kadhigay igu shubo iyo shisheeye kalkaal dhalin yara aan caadaqaatayaal ahayn allaha noosoosaaro

  • @maxamedalmaqzuumi668
    @maxamedalmaqzuumi668 หลายเดือนก่อน +1

    Ala hau naxariisto hagamaa cali xaamud

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน +7

    Firdhiye wax Walba oo uu ismacil cumar gelle iyo muqdisho Garaad jamac cali ayaa ka danbeya oo klaa tuuri doona

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 หลายเดือนก่อน +3

    Runta wa xaq ali xaraare. Xaqiiqda wataa

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤ cali dhere wan kusalamay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤

  • @abdulazizmohamed5500
    @abdulazizmohamed5500 หลายเดือนก่อน

    ALL ha'unaxariisto aaaaamiiin

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r หลายเดือนก่อน +1

    Nin kaa reer Dumbuluq ..ina Xaraare..waad Salamantay akhwan akhyaartii hore X Hargaysa..(CIYAALA AXMED GURAY) dadkii hore maynaan aqoon qabyaalada .

  • @sayidibrahim1386
    @sayidibrahim1386 หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Allaaha unaxariisto Janada fardosa Allaaha ka waraabiyo.

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 หลายเดือนก่อน +2

    I relally enoy your content ma sha Alllah

  • @LauraBinns
    @LauraBinns หลายเดือนก่อน

    Thank you very much, Ali for remembering Mr. Hamud

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto yaarabi

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah Iaheey ha naga qabto ismacil omar geele iyo wixii racsan

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FARDOWSA ACLAA ALLAHA GEEYO KITAABKIISA MIDIGTA ALLAHA KA SIIYO AAAAAMIIIIIN

  • @MaxamedCabdi-j6x
    @MaxamedCabdi-j6x หลายเดือนก่อน +1

    Cali xaraare wariyaha ugu wanaagsan soomalida aadbaankuutaageeraa

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 rabi ayaa ku oog tiimaha kaada maadawsayda ciiradada oowgalow

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha Unaxariisto Doplamaasi Sare Wasiiru Dowlihii Ahna Sii Hayihii Wasaarada Arimaha Dibada 1978-88 Mudane Dr Mohamed Cali Xaamud Allow Ninka Halyeey Dhisay Siyaasada Arimaha Dibada Somalia Janno Fardowsa Maxey Ka yaqaanan Dr Mohamed Cali Xaamud❤❤ Waaweenka Ayuu Ahaa Raggii Dhisay Wasarada Arimaha Dibada Ayuu Kamid Ahaa

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 หลายเดือนก่อน

    Ali Harare guulayso sxb

  • @bashirali3202
    @bashirali3202 หลายเดือนก่อน +1

    Yasiin telephonka iska dhig inta barnaamijka socdo!

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahim หลายเดือนก่อน

    Taasi waa run

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm หลายเดือนก่อน +1

    Ali xaraare waa laangaab warsangali ah oo ka xun khaatumo state, waana munaafaqadan waxan uu moqorofadiisan yar ka akhriyaa

    • @user-kw4fr6zg1d
      @user-kw4fr6zg1d หลายเดือนก่อน +1

      Habrtii ruwaayada matalaysey waxay tiri gadaal baad ogaan hadaad dhug leedahay waad garan

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Tii aad Somaliland soo dhaweeysateen waxay ku danbeesay yaa Hartiyeey kaalay iga kiciya, tan hadda saas ayay ku danbeen doontaa.

  • @LaylaBarre
    @LaylaBarre หลายเดือนก่อน

    Bisinka iyo Burdaha ha is raacin Rabbi hakuu raxariistee YAASINOOW

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha u naxariisto Samir iyo iiman Alleh ha I naga siiyo Aamin aamiin aamin

  • @CaliMarax
    @CaliMarax หลายเดือนก่อน +1

    Somaali alle ha so hanuuniyo

  • @AbdirahmanMohamed264
    @AbdirahmanMohamed264 หลายเดือนก่อน +3

    60sano ayuu ahaa siyaasi laakiin waa magudbe

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER หลายเดือนก่อน +1

    Allah Ha unaxariisto

  • @khaalidmaxamed4518
    @khaalidmaxamed4518 หลายเดือนก่อน +1

    Awaare maaha waa waare

  • @user-uy4er6ei6b
    @user-uy4er6ei6b หลายเดือนก่อน

    Xirada jabhadii S.N.M Waa Qaaxo sixid intaa cali

  • @sadiiqabdulqadir6026
    @sadiiqabdulqadir6026 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidin bahda kaftanka siyaasadda ilaah dalka hanoo nabadeeyo dadka quluutoodana ilaah ha isku furo amin.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk ma dadka jabuuti iyo dadka erateriya ayaa isleek laba jibaar waxaa badan dadka erateriya

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน +3

    Khaa'inimo weyn bay wadaan Irirsamale group

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 หลายเดือนก่อน +1

    AUN 🤲🤲🤲🤲

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Mashruuc weeye

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    Xamud allaha unaxariisto

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x หลายเดือนก่อน

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.
    Allaha u naxariisto Maxamed Ali Xaamud,
    Jannatul Firdousa Allaha ugu bishaareeyo,
    qoyskii, ehelkiisii iyo asxaabtiisii samir waasic
    ah Allaha ka siiyo, Aammiin...
    Ali Xaraare iyo Yaasiin Abuukar, waad ku mahadsan tihiin
    sida aad u daadihisaan barnaamijka kaftanka siyaasadda.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa cali

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Caliyow waa runtaa Hamud ilaahay ha u naxariisto walaalkeen

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman หลายเดือนก่อน

    Good point
    Wa su.aal meesha kujirta firdhiye haka soo jawaabo

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l หลายเดือนก่อน

    Ali Harare yassin. Aamiin amiin

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti hooyated wase 😂😂 ismail hooyated wase doonfaar doonfaar dhale

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +2

    MOU WA GOOL SIYASIYOO DHASHADHAY.....

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 หลายเดือนก่อน +1

    Cali cabdiyow haddii walaalkaa malab loo sumeeyo isnna u murqaansanyahay ciid baa lagaga shubaaye muse ha laga ciideeyo

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 หลายเดือนก่อน

    Cali xaraare war nin yahoow😂fudeydka😂jooji😮waxan kugu tilmaamo garanmayo 😢waxan soo xasuustay inslaan shaha no karinjirtay😂marcum Cali xamud adeerkeey allah u naxariisto sifiican beydawlada masshallah

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 หลายเดือนก่อน

    Asalaamacaleehkum wiilasheena Soomaaliyeed
    Kheyr Allaah ha isin siiya
    Sida Aad bulshada ugu Adeegtiin🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂muuse waa fani

  • @Mascud12
    @Mascud12 หลายเดือนก่อน

    INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUIN
    Ilaahow Qabriga u waasici
    Ilaahow Qabriga u nuuri
    ilaahow Qabriga u haree
    ilaahow Janadaada Gali
    ilaahow Naartaada ja ilaali
    ilaahow Samir iyo iimaan naga Sii Dhamaan intii Dhimatey
    GAAR AHAA WALAALKEEN
    Mahammed ali xaamud

  • @yusufabdi7272
    @yusufabdi7272 หลายเดือนก่อน

    Asc,
    Aniga maanta gadib,
    Faraska cali caare
    Muddo dheer asn ku xitnaa.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash xaasidiin ilaahay wuu idin arkaa

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Kkk😂 faqash miyanay idinka tashan ka hadha weyba idin ka tageene😂

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 หลายเดือนก่อน

    Ninkasta oo ka tirsanaa maamulkii Eithopa wadatey ee cadulaahi Yusuf! Haday dhintaan Somali 🇸🇴 kama dhiman Ethiopia 🇪🇹!! Ethiopia ay ka dhinteen waanna ku faraxsana’ahay inaan laga sheegin (SnTV) Radio Magadishu; Mr Ali Xaraare Dadka Somaliyeed waa yaqaanin dadka wadaniga iyo shaqsiyaad Ethiopia u shaqeeya.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Ali horgaleh mah intah bah war nogah dhigsysah kkk waxaan ogaday in aad u shaqeysid sirdonkah Argagixisadah snm

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 หลายเดือนก่อน +1

      Cali cidna Uma shaqeeyo ee wixiisa Jira uunbuu sheegay

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 หลายเดือนก่อน +2

    Allah yarhamu toloow matkuu racfaanka u haystay togdheer cadaalad ma ku shaqayn jiray. Barigaa reer waqooyiga waa la iska layn jiray

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Wuu na xumeeye waa run

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 หลายเดือนก่อน +2

    Wan idin sugaye

  • @sharifjama8444
    @sharifjama8444 หลายเดือนก่อน +1

    Alaayarxamo

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 หลายเดือนก่อน

    Lkn ali walida tadaa ugu wacan oo adiga iyo adeerka farax macalin baa ugu horwaashe adigu waadiga soomiyirsanayee isaganaa udir waxaad ku miyirsatay

  • @MsmalSaid-df8ww
    @MsmalSaid-df8ww หลายเดือนก่อน +1

    Yaa garanaya habar gidir mayahay

  • @Khaalidshmouse
    @Khaalidshmouse หลายเดือนก่อน +1

    sidan barnaajimkaga u sugayo dhafar aya i dilay

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 หลายเดือนก่อน +3

    Dajiih

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน +1

    waa Runtiisa Faysal Somaliland waxa loo diidanyhey Isaaq baa ku badan

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Haye soomaliland ta ad sheegay so isaq unba ovale kaligiin shada cida idin xasida bal anynu areg nee

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 หลายเดือนก่อน +1

    Ma uadiin ba dhalay calow
    Nacamlahan yar

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    Doorashada Somaliland Muuse Ayaa Sobixidona Insha Allaah

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 หลายเดือนก่อน +1

    Manta wadcaytamaysa
    Waxd noqoty jamac galadki 2 aad
    Lkn dib kuuma dhagysto

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 หลายเดือนก่อน +1

    Ali Xaraare waxaad iska dhigtaa Weriye dhex dhexaad ah lkn Horgal iidoor u u naageeya ayaad tahey
    Waxaad na ka mid Tahey Horgalada Aysan weji u Hayn
    Been Loow Baadna Tahey Horgala

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 หลายเดือนก่อน +2

    Khayaano buu wataa ismacíl lakin waa laga horeeya fardhiye masii deyn karo maxbiista dawlada ssc khatumo ayaa maxkamadeynsa dembiilaysha dadka burburiyey ssc

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip หลายเดือนก่อน

      U seeg doqonka garad jamac garad cali man daqadan xukuma kkkk

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 หลายเดือนก่อน

      Garad jamac ma anaga ka hadaly ma urgufyadii snm bad tahy xagee igala hadli

  • @user-jk2hw9to9z
    @user-jk2hw9to9z หลายเดือนก่อน

    Sideedaba Firdhiye in u Jabuuti aado maba ahaynba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan Sheekh ninkuu Haystaa waa Madax weyne Riyaal. madaxwyen Riyaale Dameer Fiqi oo yadhi Samroon baan Somaliland ku Burburbinya Baa Madaxweyen Riyaale Damer Fiqi waaaniyey oo yadhi Samroon ma taqnid Nin Fudud oo madhan buu ku sheegey Dameer Fiqi

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Rayale cid matala ma jirto wa nacas doqon ah dameer ka dhama doqon ka dameerka la rarta 😂rayale maba hadli karo wa hadii af bad leedahay loo hadleyn

  • @ArdaGuller-v6o
    @ArdaGuller-v6o หลายเดือนก่อน

    Wlh ninkaan ka qabyaalad badan inan waligey arag ado lixdan jir ah

  • @mahamudhasan9226
    @mahamudhasan9226 หลายเดือนก่อน

    ALI XARRE JABUUTI IYO ERITAR AYAA SIMAN TIRO AHAAN

  • @farhangureye9605
    @farhangureye9605 หลายเดือนก่อน +1

    Kaaley fahan sii ku waa soomaalida shey ga naaya aan aqoon cadagooda ito saaxiibkood qabiil baa baa biyey

  • @Eye.252
    @Eye.252 หลายเดือนก่อน

    Firdhiye in national tv ga laga soo dayn waa caadi, waayo jabuti wa sovereign state,