Shiine Culay - Waxaa i qabatay Askar Kenyan ah waxaana Iga soo gaaray oo iga riday.....Q1aad.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
- 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our TH-cam channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi
Shiine waa nin hadalka heli og hadane aad ka dheehaneeso ilbaxnimo gaamurtay thanks wariye aanku xiranahay noor noosoo badi dadka sidan ookale bulshada saameynta kuleh
Shiine Laandheere Reer Xaaji Suldaan hanti Soomaaliyeed baad tahay. Hore u soco 💯💯💯💯💯 ma shaa Allah
War kani shiino coley miyuusan aheyn xagee kayimid uu kunoolaa😎😎😎
Shiine culay waa legend
❤❤❤
Maasha alaah shiine lagand waan ku taagersanahay ❤
Hambalyo Daarood is wareysanaya
Ayaan arkaa
Darood dhulkina dhiista dhulkiina somaliyay nabad uso jiidah
hadaa kuguu horeysoo Ina adeero
Shiine maanta mid cagdheer ah oo qabyaLadu u cusubtay ayaa waraystay shiine waa legend ibnu ixtiraama❤
Hanbalyo❤❤
Sirta warsangeli iyo Saleeban ba waa khatar waa gameplay
*~Waxaa i qabsatay * Waa i qabatay ! OGAADEEN AF SOO.AALI ku cayaari halkee la geeyn
Aniguba shiinow run baan moodayey
Sheeg hogaamiyaha mucaaradka dalka simbawi😂😂😂😂😂.
Ha yeelin shiinow😂😂😂😂😂
Kajog zaambeya iyo South Sudan 🇸🇩
Shiine culay legend wax badan soo jabhadeeyey
Gaari miyaa waa i jiiray kulaha.
Shiinow ratigii cirka loo doonay mèel ku sheeg.
From mj wardheer😊
Ninkaan waa funny 😁
Maxaa cunaa shiino
War ilaa waa soo jabtey
Musharaxi shilinku reebey 😂😂😂
Baaahane
`` waxaan ku yidhaahday`´ ayuu dhowr jeer ku celceliyay Shiine, sidii ciyaalkii qurbaha ku dhashay.
Ninkan wa caaqil,reer magaal iyo waxgarad
Shine waxan ku jecelyahay inu qof re magal yahay Oo usan ku milmin qabyalada
Farmajo oo baaga mudo ahaa😂
Aniga kamid ah dadka xiliga kubarte
War caruurtaada korso is caruurays lahayne waxaad nin baryo ku caan baxay oo aan waddaniyad iyo qadiyad toonna lahayne that’s fact
Shine mayara asagoo muse bixi waraysanaya musoo yar baan arkay. Waa mas ciideed harti ah.
Hadalkii waad naga qariseene
Shiine culay waa hadl yaqaan
Anaa uhoreeya maanta
Shiine waa nin wxbadan fahansan
Shiine tolkiisa buu caayaa iyana uma joojiyaan hunguriga iyo baryo badan baa lagu nacay
Sheene taaj 😂nacala shedaan kuyaal
Shiine culay waa macjiso hadal yaqaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Wa beentiise waxa la oran jiray shugri culay😂
Carabkudhigleyaal
Shiney Cuuley: dhuuni u noole aan lahayn qadiyad isna rogrog baddan kuna dheereeya leflefka iyo dabo-dhilifnimo! Xiiso looma qabo waraysigiisa!