AGOONTII AY KORSATAY AYAA MAS KUNOQOTAY OO NINKEEDII??QISO FAJAC IYO AMAKAAG LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #duet #maxaa #qisas #maslaxmideeye #maslaxmideeye #maslaxmideeye #channel #habesha #

ความคิดเห็น • 77

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 2 หลายเดือนก่อน +3

    Labo qof Ajanabi kala ah Guri Lamawada keeno waligaa

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 หลายเดือนก่อน +5

    qoftii hooyo u noqotay oo noloshaas dhan gelisay ayay nin u dishay
    Subxaana Alaah

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 2 หลายเดือนก่อน +7

    Xbbbi Ayan ❤❤❤😊

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 2 หลายเดือนก่อน +8

    Wallee ayaney anigu eray walbo oo aad ku dhawaqdo huuduu xitaa igu cusbyhay ama uuba xitaa carabi yahy anigu wanba iska fahmaa

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r 2 หลายเดือนก่อน

      Isku mid ayn nahey wll

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 หลายเดือนก่อน +8

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @ShamsoCismaacil
    @ShamsoCismaacil 2 หลายเดือนก่อน +3

    😢Wllhi sikasto waxan qisadan kabartay in baniadam ladilo ama dhigiisa la daadiyo in ayasan qarsomeyn hadii badda lagu daro xitaa😢😢😢😢

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanalaah
    Musiibo ayey kotisay gabadhaasi

  • @zuuzaan-lg6iu
    @zuuzaan-lg6iu 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wcs💖💖💖👑🌹

    • @KhadraMohammed-gr1jl
      @KhadraMohammed-gr1jl 2 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hormar wacan walashay Ayaan

  • @anzalalii9001
    @anzalalii9001 2 หลายเดือนก่อน

    Haa apyo.sida ugu macquulsan leh lee nogu soo jedi habomcn

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaanee cunugaaga khaalid marka soo arkay video Gan daawanooyaa
    M.a khaalid quruxlow waaye wuuba kula egyhy inaa dhashay maloomaleenayo m.a
    Ilaahey waxaa ka baryaa inuu Ibrahiim ilahey kuu sahlo
    Ilove you ayaan gobdoon xirsi

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcsww wlhi waa qiso yabkeeda wadato subxanallah

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah wlhi waligey isma laheyn waxaso kala maqle mahadsanid ayaaney ❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana llaah waa qiso yaab xanun badan 😢

  • @fatoumaaden7951
    @fatoumaaden7951 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan qurux jumca mubarak qali

  • @aaminocadeey8920
    @aaminocadeey8920 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc xabibti❤

  • @IstarMohemmed
    @IstarMohemmed 2 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa soman manta😊

    • @DeimanMohamed-bs1uw
      @DeimanMohamed-bs1uw 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alxm ilhy hanagaaqbalo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaallaah abayo ayan aqliga allaha kudayo waxad sosartay sawirkada WA nofekertay mashaallaah allaha nawada xifdiyo dhamanteen aamiin yarabi

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa soomane horta yaa ila soman

    • @IstarMohemmed
      @IstarMohemmed 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq ana kula soman🤐

  • @ruqayaladan7780
    @ruqayaladan7780 หลายเดือนก่อน

    Mashlh horay usoco abyo

  • @Musbaq
    @Musbaq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Queen ❤❤❤

  • @ShafeecoRuweyda
    @ShafeecoRuweyda 2 หลายเดือนก่อน

    Qisoba qiso ka daran anuu inader ayaaney carabtan waanba la tacajubey qof uun by nafta udhaafinayaan sey hanti uhelilahaayeen subxaan allaah. Allow na amaansoo

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qurux ina gobdoon ❤❤❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 หลายเดือนก่อน +2

      Asc ayaney abayo wajigadan jeclahay lakiin hadii aad awodin dhib malahan abayo macan

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 2 หลายเดือนก่อน +1

    wlshy Qrxda bdneed ina gobdoon ❤

  • @futdc624
    @futdc624 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs xbbti jumca lamida❤❤

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abaayo ❤❤

  • @faatimaashraf6129
    @faatimaashraf6129 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan qurxey gorme qisada no bilawee 😢

  • @SahroCabdi-qq4rq
    @SahroCabdi-qq4rq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤

  • @SleepyRecordPlayer-gw2wi
    @SleepyRecordPlayer-gw2wi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaaaneeey

  • @profsulaimanahmed4246
    @profsulaimanahmed4246 2 หลายเดือนก่อน +2

    ASC,WLLO, Hadal badan ha ka horeysiin qisooyinka,si fiican baad u soo tebisaa waad mahadsanray. Waqtiga ilaali asxaab badan baad ku waayo kartaa

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  2 หลายเดือนก่อน +3

      Shukran wllo

    • @Maariyo27
      @Maariyo27 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@QisasChannel❤❤❤

  • @UMUZAKIBaxarnur
    @UMUZAKIBaxarnur 2 หลายเดือนก่อน

    Asc asxabta iyo ayaan ❤❤❤ youtube ii fur xabbti wacodsi abaayo

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walashy ayan quruxay ❤❤❤❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 2 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 หลายเดือนก่อน +12

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW

    • @xamdayusuf2531
      @xamdayusuf2531 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰

    • @user-uf7zz2tw8j
      @user-uf7zz2tw8j 2 หลายเดือนก่อน

      sallalaahu calleyhi wasalim❤❤

  • @Ikraamabukar
    @Ikraamabukar 15 วันที่ผ่านมา

    Ayaneey abendi ma somli ba misne wa talyani kole wn fhmya ina kawdo isla mrki

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 so Sad 😢😢

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a huuno keep going ❤

  • @hassanbishar8666
    @hassanbishar8666 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤

  • @user-dm6rs1sb7m
    @user-dm6rs1sb7m 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaan boqortooyo❤ wan ku tageer ayaanayi faraxadi igu nolow waligaa amin ❤🎉

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahiimadu waa inaa noo Caafimad qabtid abayo

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 2 หลายเดือนก่อน

    Abaya ayaney wankujeclahy illahey dartis ,inan adi kudageysta maogii malinta maba iikala soconeysa❤❤❤❤❤

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Qlli dumarey malin kasta Qiso Ayaad Noso Gudbisa Lkn Kwr hadad Qisadada nolasha Nooga Soo Shekaysid madama Aan Aad u xisanayno ❤🎉

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jimce wngsn xbbti ❤❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @user-yl5nh7vk7i
    @user-yl5nh7vk7i 2 หลายเดือนก่อน

    Ileeheya haa kuxifadiyo ayaan quruxa

  • @Queenikraan1994
    @Queenikraan1994 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 2 หลายเดือนก่อน

    ASC abayo ayan sheekada wan jiclahay ❤❤❤

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 2 หลายเดือนก่อน

    Shuubo dheh maxishooto urux ayaaba lasiiyay mexey uraad sanweysey nin lacagleh uf ninka waa aabeheed ookale😅😅

  • @MunoCisman-pc7nj
    @MunoCisman-pc7nj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 2 หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @user-fe5es3mb4e
    @user-fe5es3mb4e 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneey ha I dhihin lee ninka ee iga dulqaaday gabadha yar

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 2 หลายเดือนก่อน

    Jimce wanaagsan wllshy ❤❤❤❤

  • @user-df6nf6ud7u
    @user-df6nf6ud7u 2 หลายเดือนก่อน

    Ii sheeg meel kagaa soo xidhiidho

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs abaayo macan

  • @Maariyo27
    @Maariyo27 2 หลายเดือนก่อน

    Ayan quruxey qiisadada gorme noga shekeyne habo😮😢

  • @shukrihassan-878
    @shukrihassan-878 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo meshan San uqurxon masar miya

  • @khadrasheekoxariiro
    @khadrasheekoxariiro 2 หลายเดือนก่อน

    Rakiis waa sheekada dhuux

  • @Fafumomohamednoor
    @Fafumomohamednoor 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylasheikh618
    @laylasheikh618 2 หลายเดือนก่อน

    Horay ayaa loo yiri facal qeer hasameyin hadaa sameysameynin dharma imaado 😢😢😢😢😢😢😢😝😢

  • @RamlaAden-xi9vw
    @RamlaAden-xi9vw 2 หลายเดือนก่อน

    Abeeso korsaty ax

  • @nashadabshir
    @nashadabshir 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayoblsblswajigagawauxisnay

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤