ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

NAAG NOOL KARTI BADAN HADAA MAQASHAY WAA GABADHAAN AYADOO NIN TAAJIR DABA ORDAAYO AYAY NAFTEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2024
  • #qisas #channel #ayaangobdoon #

ความคิดเห็น • 63

  • @shamsocabdullahimaxameds-qg1is
    @shamsocabdullahimaxameds-qg1is 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaney sethy horta xaladada vedioyada soo dhigtid saas mrkuu igu soo dhaco topicga mrkaad Naag nool ka soodhigto orad caadi soo ordaa🏃‍♀️😂wllhi I love you qaali

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaney qisada kle ❤salmo kusoo qaado❤🎉

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wow qiso murug iyo farxad isla wadata masha Allah ❤, wlhi dhib walba dheef baa kadambeysa, only sabar baa kaaxiga

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah keep going abyo 200k coming soon inshaAllah Nag nool igadeh m.a kartida waa lo kala dasha❤❤❤

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 6 หลายเดือนก่อน +3

    Jah manta saxibte magaceda so qadatay ooof❤️

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน +4

    Jah maanta waa magacaygiii

    • @sucdimohamed8232
      @sucdimohamed8232 6 หลายเดือนก่อน

      Samiyey wan ku salamy lkn manta yaka dhafay ayan we naso xasusate 😂

  • @LakiMaxamuud-dq2bm
    @LakiMaxamuud-dq2bm 6 หลายเดือนก่อน +2

    Pls Ayaaneyy qiso igu soo qaado hore na waan kga codsadee 😢❤

  • @user-dm9ee9jy5b
    @user-dm9ee9jy5b 5 หลายเดือนก่อน +1

    AniNastexoo Ayaney❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed 6 หลายเดือนก่อน +1

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب❤

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah naaag nool wlhi اللهم بارك ❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alla m.a qisada macan qsooyinkan okle noo keen ayaney❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 หลายเดือนก่อน +1

    اسك اختي ايان جبدون ايام تحياتي لك شكرا اختي ايان جبدون على الفيديوهات الجميلة التي تشاركها معنا دائما اختي ايان جبدون جزاكم الله خيرًا ويحفظكم امين.

    • @Naciimo146
      @Naciimo146 6 หลายเดือนก่อน

      Dyiojg 😅😊

  • @falastiinadam234
    @falastiinadam234 วันที่ผ่านมา

    M a waa qiso cajiib qisada aan comment ka bixiyo waa qaiso aan ka helay😢❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 หลายเดือนก่อน

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 หลายเดือนก่อน

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Ilahow Isku Barakeey

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah sorry ❤❤❤

  • @samiramusa4422
    @samiramusa4422 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa qiso aad uquruxbadan 🥰

  • @neeha12
    @neeha12 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka ma syrian marka waa qiso xanun badan nasteho waa gabar kartil keh

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qof Rabi diib ukuilawayo malahan 😢😢😢hadhal culus

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤❤

  • @MahdiyaHassan
    @MahdiyaHassan 6 หลายเดือนก่อน

    Machallah ayaaney abayo beautiful story mahadsanid qali ❤❤❤

  • @hinda-lv6uh
    @hinda-lv6uh 6 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله تبارك الرحمن الله يعزك يا اختي ❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alow ubarake waa kartidi oo qofa❤

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay magacaygu waaa adna waxa ka mid ahay dhagastayaashaada labada chanan ba magacayga sheekoyinka kuso dar❤

  • @naimahussien8092
    @naimahussien8092 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jecliyaa naag nool hadaan arko❤❤❤

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 6 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Sofia-pu7eu
    @Sofia-pu7eu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs aniga magaceki kusoqado abayo mcn❤

  • @deqabulale1311
    @deqabulale1311 6 หลายเดือนก่อน

    Mnshalh you’re so cute 🥰 ayaaneena

  • @user-co7hy9di1e
    @user-co7hy9di1e 5 หลายเดือนก่อน

    Maskiin

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    m.a ninkas okale 😂ya alla isahal

  • @xaawo1212
    @xaawo1212 6 หลายเดือนก่อน

    ayaaaney waligay kaama codsanin in aad kusooqaadato magaceyga lkn cawa waan kaa codsanaaya xbbti❤❤❤😢

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 6 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan queen walhi qiso cajiba ha badan ❤❤❤

  • @sihaamyufuf1152
    @sihaamyufuf1152 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaneey nistaxo ma somali misee suriyaan

  • @nasiixaahmed3855
    @nasiixaahmed3855 6 หลายเดือนก่อน

    Jah manta magaceyga❤

  • @najmamahmed64
    @najmamahmed64 6 หลายเดือนก่อน +1

    Pls magaceyga ayaneey😊

  • @user-dm9ee9jy5b
    @user-dm9ee9jy5b 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xaawo1212
    @xaawo1212 6 หลายเดือนก่อน

    kusooqaado xaawo luul❤❤❤ mid xigta abaayo

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo xagan qiso jacaal oo na dheex martay aniga iyo afkayga kugu soo gudbiyaa❤❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  6 หลายเดือนก่อน +1

      Afkayga maxaa kawadaa

  • @user-dm9ee9jy5b
    @user-dm9ee9jy5b 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉🎉

  • @user-vm4nh7dt8e
    @user-vm4nh7dt8e 5 หลายเดือนก่อน

    Aslaamucalaykumqisaschanalesitoosahnooqusoogudbiaadbaankuufiirsadaaooxoogbaankuuguxidhnahahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 6 หลายเดือนก่อน

    Walaley channel kan uda qisoyinka carabta

  • @user-nx7ki2vy8q
    @user-nx7ki2vy8q 6 หลายเดือนก่อน

    Ayneyyy ayaneyyy ilove you mcnto

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    nak nol hada maqlo.........🏃‍♀️😂

  • @HoodoAxmedYuusuf
    @HoodoAxmedYuusuf 6 หลายเดือนก่อน

    Wcz ukhtii

  • @ziyaibrahimaasiyoibrahiim7559
    @ziyaibrahimaasiyoibrahiim7559 6 หลายเดือนก่อน

    Ma soomali bay ahayd gabadho xpt

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 6 หลายเดือนก่อน

    Jabkii shukAamsiga ha ilaawin abyo

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 6 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @amiinabukar-vk3fq
    @amiinabukar-vk3fq 6 หลายเดือนก่อน

    Happo saffa so qado noh😍

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 6 หลายเดือนก่อน

    Ana Waan Soo Dhacay Like Dhac Ayaan Ku Siiyay

  • @falishassan528
    @falishassan528 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭

  • @MochiManoyi
    @MochiManoyi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Was❤❤❤❤❤