Hees Kudhiigleyaal | Challenge Spin & Sing Part 2 | Fanaan Iskusheeg Noqoney !! 33/22

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #arimaheena #spinandsing #challenge
    My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    684,386 subscribers

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  2 ปีที่แล้ว +625

    th-cam.com/video/q3sxabX-vcA/w-d-xo.html
    Muuqaalkaan gabdho badan wuu anfacayaa insha'allaah daawasho wacan

    • @dahraanxasan8195
      @dahraanxasan8195 2 ปีที่แล้ว

      👊💯💍⚘👑💥🎐🇸🇴❤

    • @Tasmaking
      @Tasmaking 2 ปีที่แล้ว +4

      Plz Dagaalka Biyaha Arimaheena sxp

    • @Tasmaking
      @Tasmaking 2 ปีที่แล้ว +6

      Dagaalka Biyaha Plz Arimaheena Soo Qabo Iam Ky

    • @Tasmaking
      @Tasmaking 2 ปีที่แล้ว +4

      Dagaalka Biyaha Arimaheena 👍

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว +4

      Waaa Arimaheena hhhh hore usoco legend welcome back again guys

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +581

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +113

    Arimahena soo sameeya challenge qur,aan ah❤💯💕

    • @DiyaanaAmal
      @DiyaanaAmal 2 ปีที่แล้ว +1

      sax❤

    • @abdifatax9547
      @abdifatax9547 2 ปีที่แล้ว +1

      Arimahena soo sameeya challenge qur,aanah

  • @najmaarashiid3189
    @najmaarashiid3189 2 ปีที่แล้ว +738

    Adoo dhalan ayuu kujeclaa nabi mahamad scw

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 2 ปีที่แล้ว +122

    Cumeer he is so funny 🤣heeso an is lahayn bu isku keenaya😂

  • @THEDTTraders
    @THEDTTraders 2 ปีที่แล้ว +80

    IMK is the best one in the challenge.🤩

  • @sumayomohamed6044
    @sumayomohamed6044 2 ปีที่แล้ว +205

    Arrimaheena wllhi oo billaahi 😭😭😭 qosal ooyin la dhacay hal👁 il dhan igaduudatay😭😭😭😭😭 Cumeyr iigu daran wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Plz asxpta Arimaheena Duco igu soo kaba ifkaa lagu yahay wll wllhi daacad iga tahay 😭😭😭😭😭😭😭😭 .
    Qosal iyo ooyin isku daray Cawada 😭😭😭😂😂😂😂😂 party 3 ku soo dar ♥️♥️♥️♥️

    • @dhowrzankaztaro4735
      @dhowrzankaztaro4735 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle denbi dhaaf hakaaga dhigo qosolkas walhi anba waarafty caawa😹😹😹

    • @sumayomohamed6044
      @sumayomohamed6044 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dhowrzankaztaro4735 Aaaaaaamim wllhi il dhan baaa xanuun iga saaran 😭😭😭👁👁👁👁 party 3 sugi la ahay😂😂😂😂 Cumeer qosal iga dhaamaday 😂😂 i.a wn caafimaadayaa 😭♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤❤

    • @nimcoahmedmohamed9511
      @nimcoahmedmohamed9511 2 ปีที่แล้ว +1

      Mutaadkaaga alle ha kusiiyo aamiin

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂Tlhi ani Cumeer ayaan ku haystaaa.

  • @yasminequeen5250
    @yasminequeen5250 2 ปีที่แล้ว +64

    Omar is the funniest in this show🤣🤣😂😂😂

  • @idmax007
    @idmax007 2 ปีที่แล้ว +230

    Arimaheena do surahs of Quran next time insha allah

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว +10

      Quranka laguma qosli taas baa dhib ah

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว +6

      Entertainment Quranka kariimka ma galo

    • @fardosamohamed4076
      @fardosamohamed4076 2 ปีที่แล้ว +1

      Yeah

    • @yasminequeen5250
      @yasminequeen5250 2 ปีที่แล้ว +1

      True I’m waiting 2 mashallah ❤️❤️❤️

  • @uniqueone4071
    @uniqueone4071 2 ปีที่แล้ว +28

    Cod xumadii oo dada 😂😂😂😂 this is another level 😂😂😜 part 3 soo sameeya

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 2 ปีที่แล้ว +78

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣caawa waan fuuray challengekaan soosameya asxaapta wllhi cumeer funny waaye yaaa laga sootagin waan idin wataa asxaapta

  • @Maria-lr4bl
    @Maria-lr4bl 2 ปีที่แล้ว +36

    I can't wait part 3 🤓😂❣️❣️

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +59

    The one N only Legend arimaheena keep it 💯
    Yes I AMK IS BACK 🥰❤😅
    CEYDA IO CUMEYR FUNNY GUYS 🤣🤣🤣

  • @mohammedmuse4347
    @mohammedmuse4347 2 ปีที่แล้ว +9

    9:52 i like the way Asad singing. It 🎤

    • @aminah1779
      @aminah1779 2 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁❤🤩🤩🤩🌹

  • @KingZaZa88
    @KingZaZa88 2 ปีที่แล้ว +64

    Abeera ayaa wataa cawada
    Qosol igu maharin barnamigkan it's so funny Part 3 sosameya

    • @salmoabuukar3061
      @salmoabuukar3061 2 ปีที่แล้ว

      Cumer qosol ayuu igu dilyay 😂😂😂

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ani maa nool hee part 3 plzz Cumeer haka soo tagina mid kale marka uu heesaya haka daba hadlina hana stop gareenina heesta waan ku haystaa wiilkaa ii noolaada dhamaantiin farxad waara iyo cibaado, suuban iyo cimri dheer and ramadaan mubaarak wllaalayaal.

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah 🥰 next quraaan inshallah armheena

  • @ashrafhakimi6508
    @ashrafhakimi6508 2 ปีที่แล้ว +6

    Cool man. love ur tremendous work ......keep up Wll

  • @heroalsina4436
    @heroalsina4436 2 ปีที่แล้ว +144

    Ramadan coming soon❣✊🏿

  • @MssHappy-ps8jv
    @MssHappy-ps8jv 2 ปีที่แล้ว +4

    Cayda cadi maha 😄jaceel jiifo xagaalagu arkay🤗🤗🤗

  • @ilkacaz2441
    @ilkacaz2441 2 ปีที่แล้ว +45

    Challenge waa cumeer iyo baabah wlhi waa zheeko cadiya heesTizu 😭😭🤣🤣🤣🤣

  • @konjomar218
    @konjomar218 2 ปีที่แล้ว +16

    Jaceyl waajiraa ceydaa funny😂😂😂😂

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 ปีที่แล้ว +83

    What a energy you're entered arimaheena 🔥
    Funny challenge 🤣

  • @Whizibofficial5869
    @Whizibofficial5869 2 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena Abeera waa tagersan nahay wllhi funny waye haka soo tagin challange cml🤣🤣🤣

  • @wll_______________shaafi6216
    @wll_______________shaafi6216 2 ปีที่แล้ว +16

    Arimaheena mar walbo sidaan noogu gosli🤣🤣🤣 waa ku wataa💯💯 Lpx Never given up✅✅✅

    • @hindaiman4083
      @hindaiman4083 2 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhh walhi wan idin wata dhaman

  • @farxaandaahir8339
    @farxaandaahir8339 2 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi cumeer funny waaye nio part 3 aa rabnaa🤣🤣🤣

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +19

    Keep going arimaheena welcome back legend❤

  • @tufaaxibrahim5701
    @tufaaxibrahim5701 2 ปีที่แล้ว +4

    Plz plz part 3 😁 🙏 😔 qosol igu maharin cumayr aaa😹😹😹

  • @zaygaofficial2284
    @zaygaofficial2284 2 ปีที่แล้ว +15

    😀😄😃😁we need part 3 arrimaheena

  • @sahromohamedahmed2106
    @sahromohamedahmed2106 2 ปีที่แล้ว +21

    Aboweyaal quran kuso tartama😍😍😍😇😇😇

  • @amiinhero2498
    @amiinhero2498 2 ปีที่แล้ว +28

    Waan Fuuray IMk Macaanoow kulahaa 🤣 part Tree 🙏

  • @yankichibnuyahyaofficial9871
    @yankichibnuyahyaofficial9871 2 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂 I can't wait part 3 kkk another level

  • @IbrahimAli-kw9wj
    @IbrahimAli-kw9wj 2 ปีที่แล้ว +78

    I can't stop laughing🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanaliibrahim4567
    @abdirahmanaliibrahim4567 2 ปีที่แล้ว +9

    So funny we need part 3 legends

  • @ibraahimpoi8548
    @ibraahimpoi8548 2 ปีที่แล้ว +5

    Arimaheena we need part 3

  • @ismaaciilboss7490
    @ismaaciilboss7490 2 ปีที่แล้ว +2

    Tartanka quraanka waalailaaway hees ayaa luutartamay

  • @mssfardowzina2451
    @mssfardowzina2451 2 ปีที่แล้ว +12

    We need part 3 plz 🙏😂😂😂😂funny wlhi

  • @aziizaahmed7863
    @aziizaahmed7863 2 ปีที่แล้ว +1

    Please part 3 noo soo sameeya waaa codsi wllhey

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 2 ปีที่แล้ว +13

    Kan ka xiga challenge ga soo bedela kana
    1. Quraan kii garanwaayana biyo ku shuba waliba sikino kooban
    Ramadan karim

  • @heblaayohebelhebel8499
    @heblaayohebelhebel8499 2 ปีที่แล้ว +3

    Imk iyo Abeera ku leh👍🏼👍🏼 part 3 Arrimaheena waa iska baashaal aan dambi badan lahayn marka taxane socda nooga dhig

  • @riyaamohamed8659
    @riyaamohamed8659 2 ปีที่แล้ว +38

    🤣🤣🤣ceyda heesta carabiga adi mee gaar kuu thy🤣🥰funny wye barnamijka

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 ปีที่แล้ว +11

    14:34 IMK Wanaga Badisay Heesta Kufsiga kadaa😂😂😂 Mr Winer Ceyda✊❤

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan1188 2 ปีที่แล้ว +9

    Wllhi waa qosol miiran alllaha idinka qosliyo dhamantii wiilasheena❤👏

  • @kingfauzan776
    @kingfauzan776 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn laguu qosleyniin wà ceyda,cumer iyo arimahena intaa kale wlhi qosol aa loguu dhimanaa

  • @thesomalia6804
    @thesomalia6804 2 ปีที่แล้ว +13

    next sameecada dhagaha isticmaa qofkana musica haloo dheereyo kkkkkkkk

  • @nuurhusseinmaxamed1074
    @nuurhusseinmaxamed1074 2 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena plzz heesta big moha reacsion ka soobi btother🥰🥰🥰🥰

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 2 ปีที่แล้ว +44

    masha allh wiilashan Dhalinyaro Heesood mahaan .marka loo ego dhalinta Hadeer .Heesaha Kudigriya iyaga 1 Eray wey Dhafin wayeen any way so funy challenge keep going
    .
    Qu,raaan inooku Bedela negext game I sha allh Waa Bilramadaane insha allh

    • @balqiisaosman6228
      @balqiisaosman6228 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax ka heys dhageysi badan majiro Wey maskax culusyihiin

    • @ayandegen9665
      @ayandegen9665 2 ปีที่แล้ว

      @@balqiisaosman6228 sas Ufcn wayo Heesuhu waaba Danbi .
      hadii ladhaystana wa lakala Qabasho Dhowyhy

  • @maahirmatankajcylka6432
    @maahirmatankajcylka6432 2 ปีที่แล้ว +1

    7000k is so comen soon to night we will be 7000k subscribe's congratulation our legend

  • @abdidajiye4648
    @abdidajiye4648 2 ปีที่แล้ว +36

    Saa uqoslayey waa ilmeyay wlhi big fun arimahena😁

  • @zakiamoha8311
    @zakiamoha8311 2 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena part 3 kuso dar🤞

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +13

    7:41 mcacow kulha imk funny 😆 😄 🤣

  • @Deeqow20
    @Deeqow20 2 ปีที่แล้ว +11

    Arimahena big legend & roll model i respect yuo bro keep up

  • @manowabdi2891
    @manowabdi2891 2 ปีที่แล้ว +5

    Challenge kale sosame adhiga iyo iam k iyo Asad plz codsigeyga itixgali ❤️

  • @princessnaj127
    @princessnaj127 2 ปีที่แล้ว

    Ramadhanka waxan idhinka sugeynaa Quraan I.a

  • @hanadyare1657
    @hanadyare1657 2 ปีที่แล้ว +8

    Arimahena zxb waxa reaction kasoo bixisaa heesta cusup ee Big moha .
    Freestyle walan waye wlhi🙏🙏😄

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 2 ปีที่แล้ว

      Asadoow adimaaa nawaalooya🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nafisomaxamed6039
    @nafisomaxamed6039 2 ปีที่แล้ว +2

    Part3 soo samee plz🙏🙏🥰🥰

  • @nimcoabdulrahim9500
    @nimcoabdulrahim9500 2 ปีที่แล้ว +85

    We need other part because I can't stop laughing 😆 😂

    • @abdifatax9547
      @abdifatax9547 2 ปีที่แล้ว +1

      We need other part because l can t stop laughing

    • @aaminamohamed7834
      @aaminamohamed7834 ปีที่แล้ว

      Codxumada kayaba

  • @Nabiilofficial2021
    @Nabiilofficial2021 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi porgaram kaan fani waaye waxaan jeclaan lahaa in part three lasoo sameeyo 🤞🤞🤞

  • @wizzdehonestpoi3680
    @wizzdehonestpoi3680 2 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi cumeer funny hees walba iihiii Lee la dhaha🤣🤣🤣🤣

    • @wezy5510
      @wezy5510 2 ปีที่แล้ว +1

      Cumeer heeso walbo ehhhh heee ehhhh 🤣

  • @abdinuurabdulaahiaadan8795
    @abdinuurabdulaahiaadan8795 2 ปีที่แล้ว +2

    Plz part 3 soo samee your funs

  • @drsmuniiro9051
    @drsmuniiro9051 2 ปีที่แล้ว +12

    Dad aan jeclhy walhei🥰😍

  • @abrahammo497
    @abrahammo497 2 ปีที่แล้ว +1

    Midka fadil bidix ka xigo meel u ku fcnyahe waa waye qalbada taagan 🙆🏻

  • @ashayaasin3528
    @ashayaasin3528 2 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂😂 cumeyr wlhi qosol igu dilay waa wataa cumeyrow codkaaga halaasiga ah 😂😂😂

  • @A-ABDI-74
    @A-ABDI-74 2 ปีที่แล้ว +1

    Part threee

  • @mahdifaysal4255
    @mahdifaysal4255 2 ปีที่แล้ว +29

    Kkkkkkkk meesha cumeyr uwata wax kale wale saan uqosle lee😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙈

    • @fatishze3206
      @fatishze3206 2 ปีที่แล้ว

      Bismilah nefta igu dagte San uqoslaye

  • @simansahal9658
    @simansahal9658 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaaan challenge dawanayy kan iyo kiii hore saaaan uqoslay waxkle malmahenaa nooo qurxisaaan guys thnks all of them fikrada challengiga arimaheeena gooni aaan kusalamaaa mala cajisayo 🤣🤣🤣🤣🤣 omeeer imtixan waye

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah happy to see you all

  • @halimahalimaabdulkadir9360
    @halimahalimaabdulkadir9360 2 ปีที่แล้ว +3

    I can't wait part3

  • @queenjuweria3410
    @queenjuweria3410 2 ปีที่แล้ว +7

    Am k said iga qosliyay “macaanow” kulaha wlh kilyaha ka furay 😂🤣😂🤣😂😂😂😂😂

  • @hudeyfaabdalla3423
    @hudeyfaabdalla3423 2 ปีที่แล้ว +4

    I can't wait part 3 imk halku Soo daro, 😅

  • @abdallanadara5175
    @abdallanadara5175 2 ปีที่แล้ว +5

    Big moha is coming arimaheena please react big moha best to day

  • @faadumofayo5652
    @faadumofayo5652 2 ปีที่แล้ว

    Wa idin salamay dhamanti o asad u horeyo arimahena mk cumer fadila dumdum awbere cade iyo cato ninyahow fanan niti dhulka la gadhene iska so dhisa waxii dabe nona so badiya brothers from dubai idika so salamay ❤❤❤✌✌✌✌😘😘😘😘😘

  • @saacidcabdi4595
    @saacidcabdi4595 2 ปีที่แล้ว +6

    Inta cumer uuu ka qosliyey like dhc ku sii

  • @amiralimohamed4361
    @amiralimohamed4361 2 ปีที่แล้ว +6

    Best team work funny🔥🔥

  • @fadxiyajaamac3359
    @fadxiyajaamac3359 2 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂kan cumeyr mxaa ka khaldan Asad Miya qanjiidho kuhaya😂

  • @aishaaahmed8846
    @aishaaahmed8846 2 ปีที่แล้ว +1

    dhiigayga bad qabtiin😭😭😭😭 san u qoslayey wa daalay keep going guys

  • @kulmiyehassan5095
    @kulmiyehassan5095 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going the one only LEGENDS part 3

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 2 ปีที่แล้ว

    Part 3 plz b4 rmdhan

  • @khalilharir8935
    @khalilharir8935 2 ปีที่แล้ว +23

    We need also part 3 hh😂😂

  • @khaalidyare7042
    @khaalidyare7042 2 ปีที่แล้ว +1

    ME IMK THE WINER👏
    ArimaHeena KEEP GOING PRO
    PRT 3 🥰

  • @abokoroday4194
    @abokoroday4194 2 ปีที่แล้ว +6

    Man of the match cumayr 🤣🤣🤣

  • @kaafiyayousuf3170
    @kaafiyayousuf3170 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera quruxda challenge

  • @aishacabdullahi114
    @aishacabdullahi114 2 ปีที่แล้ว +4

    I can't wait 😅part 3

  • @mustafedek
    @mustafedek 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo my Brother 701k Insho Allah 1m🎉🙏

  • @queenaluusha9391
    @queenaluusha9391 2 ปีที่แล้ว +6

    İ can't stop laughing wlhi when i see Cumeyr and İmk codkoda iyo sidey u alifoyan funny😁😄😀😭

  • @ikraambashiir4741
    @ikraambashiir4741 2 ปีที่แล้ว

    Please part 3

  • @Loobaan4
    @Loobaan4 2 ปีที่แล้ว +18

    Keep going pro legends ✋👍👊🥰 arimaheena

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 2 ปีที่แล้ว +5

    The best and most funny Challenge for ever "sping &sing

  • @MohamedAli10111
    @MohamedAli10111 2 ปีที่แล้ว +28

    Walahi you guys make me laugh 🤣 like crazy siibaa xariifka asad xajiyo ku xiga Masha-Allah landheereyaal ba tihiin, Thanks guys

  • @fathmahersi6842
    @fathmahersi6842 2 ปีที่แล้ว +5

    Arimahena legendery soon 700k inshaallah

  • @ibrahimyakub9764
    @ibrahimyakub9764 2 ปีที่แล้ว +5

    This is amazing

  • @yaasirsaed
    @yaasirsaed 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheen part 3 dhoo samey

  • @zakiiboiofficial4705
    @zakiiboiofficial4705 2 ปีที่แล้ว +4

    Woow beautiful 🤩

  • @djhamza6775
    @djhamza6775 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosolka iga dhamaday cumeeer niyada uuka hesoyaaa😂🤣😂🤣 part 3 cumeerna halagu sodaro👊

  • @muxamedaamiin3344
    @muxamedaamiin3344 2 ปีที่แล้ว +11

    so Funny wlahi waa qoslay ❤️Team ARIMAHENA 🔥

  • @hanadabdikhadir8115
    @hanadabdikhadir8115 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 3 soo samey wlhi qosolka aa isku celin waayey asxabta qeybta sadexaad aa idin ka sugeynaa🙏

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 ปีที่แล้ว +5

    #Cumeer uun baa iga qosliya wlhy heestaba uu #calaaalinayaaaa 🤣

  • @sahracumar6787
    @sahracumar6787 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxaabta ugu horayn waaniisalaamay runahaantii muqaalkiina maasha Allaah aad iyo aad waanudaawaday maasha Allaah waan kahelay muuqaaladiina fadlan noosoobadiya 🤣😂😅😅😂 runahaan tiiwaa muuqaal qosol badan 🥰🥰🥰

  • @hodmanladan2389
    @hodmanladan2389 2 ปีที่แล้ว

    Plz part3

  • @zalmaaragzan3707
    @zalmaaragzan3707 2 ปีที่แล้ว +5

    Beer casaad wllhy funny weye😂😂😂😂😂😂