BURAANBUR vs Baaba Jeey | Beer Casaad | Challenge Spin & Sing Part 5 | heeso lakufsadey !! 78/22

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ค. 2022
  • #arimaheena #beercasaad #spinandsing
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    772,746 subscribers
  • เพลง

ความคิดเห็น • 741

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +254

    Aduunka waxaa so marey Qof aqlan laha ixtiramna laha nabad galyo korkisa ha ahaa te NABI MUMAXED.SCW
    SCW🥰❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +587

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅

    • @fardowsaisse5461
      @fardowsaisse5461 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @ahmedcumarsubow4590
      @ahmedcumarsubow4590 2 ปีที่แล้ว

      Vedio kasta maikagahoreyda

    • @Sharma_Ubdiqader
      @Sharma_Ubdiqader 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedcumarsubow4590 Meel walpo Wuu Nala Joga Ninkan 😁😁

    • @taamfilmsaction1254
      @taamfilmsaction1254 2 ปีที่แล้ว +1

      Nio waa runtiin channel walba waa uu ugu horeeyo anaa fahme iska dhaafa🤣🤣🤣🤐🤐

    • @fahmasharaf2883
      @fahmasharaf2883 2 ปีที่แล้ว

      Anoo iska amisan qoralkan markan arkay qoslay funny thy 😂😅

  • @abar________47
    @abar________47 2 ปีที่แล้ว +29

    kusali nabiga salalahu calyhi wasalam😊❤️⭐

    • @abdirage7727
      @abdirage7727 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw

  • @cumarc.r7019
    @cumarc.r7019 2 ปีที่แล้ว +26

    7:37
    15 July Friday
    Time of somalia
    12:38
    14 July thrusday
    Time of Malaysia

  • @hipohabdilaahi2016
    @hipohabdilaahi2016 2 ปีที่แล้ว +38

    Ya ila arkay Babajey teamka wuu shiday 🤴🤣

  • @kaltuunmohamed7399
    @kaltuunmohamed7399 2 ปีที่แล้ว +20

    Arimaheena wlhi saan uu taageero barnamijkaagan big tageero huuno soo badi week hal mar soo sameee huno. One love ❤

  • @hassanmataan6352
    @hassanmataan6352 2 ปีที่แล้ว +8

    12:54 AM
    Sabti, Luulyo 16, 2022 (GMT+8)
    Waqtiga Malaysia
    7:53 PM
    Jimco, Luulyo 15, 2022 (GMT+3)
    Waqtiga Soomaaliya

  • @hazazijr209
    @hazazijr209 2 ปีที่แล้ว +9

    We can't wait part 6 My role model Arimaheena💥💕💕

  • @rabacoxusen8161
    @rabacoxusen8161 2 ปีที่แล้ว +21

    ARIMAHEENA Aniga Wan Ka Xanaqsan Nahay zppta Oo Ah Asaad aya ka so tagtay 🤗🤗☝💯

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +45

    Another one legend Arimahena ❤sln sare ❤ baba jey

  • @kowther5468
    @kowther5468 2 ปีที่แล้ว +34

    Challenge aAd ayuu uqosol badan yahay😂😂 sida buranburka loo ciyaraa iga gadan

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 2 ปีที่แล้ว +6

    Baabajey big respect 🙏
    Ikacay dhiga ikacey ibabi ibabi wey wey thnk you yaqe dadka dhana so kiciyey cawa sa uqosley le

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 2 ปีที่แล้ว +160

    RAPPER EDITOR PLUS TH-camR THE ONE AND ONLY LEGEND ARIMAHEENA

    • @ibracadeofficial6222
      @ibracadeofficial6222 2 ปีที่แล้ว +6

      Asc Wll Arimahena Wax ahy wiil in badn kusugaaye kaana sugaaye inad garab siiiso mudo kabdn 1hal sano io kabdn waxn channelkan kujiro labo muuqal oo kugu saabsan aad ban u jeclaa lahaa inad aragto qoralkan ,qof walbo oo arka qoralkan hadii uu awoodo arimahena ha ii gaarsiiyo mida kale oo garab igu siin kartaa waa inad subscribe ii saartaan waa idnka codsanaa taas, wxn ahy mid rajo weyn kaleh halkn wan jeclhy sidad hormarka ugaartay oo kle inan u gaaro ,wll waa ku baryaa garab isii wan hubaa inad qoralkan arki donto wll hayareesan waxn ku dhisan nolol farabdn dadbaa iga danbeeya oo ifiirsanaaya wlalayaal hadii aad inta ila soo gaarten wxn jdnka codsanyaa like inad isaartan comment dhiiri galin ah iisoo qortaan arimahena adna pin ayn kaa rajeynaaa

    • @Ll-946
      @Ll-946 2 ปีที่แล้ว +2

      Wishing you all the best bro Insha Allah you’ll reach your goals

  • @Wll__zack
    @Wll__zack 2 ปีที่แล้ว +23

    Big legends kep going Pro arimahena💯💚

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 2 ปีที่แล้ว +11

    I can't wait 800k coming soon Arimaheena
    Legend

  • @asminaabdrihman2674
    @asminaabdrihman2674 2 ปีที่แล้ว +16

    Faaadil iyo cumeer Wlhi funy waaye wan fuuray Mansha allah hormar Wanaagsan team arimeheena

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +72

    Can,t wait part6 legend arimaheen😜😁❤

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 2 ปีที่แล้ว +2

    part two please challenge gaan waa codsi arimaheena🙏❤️

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going ma beautiful team enjoy 1❤♥️♥️🥰🥰

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend arimaheena 1m coming soon:)

  • @abdibasidmohammed5130
    @abdibasidmohammed5130 2 ปีที่แล้ว +9

    Legend arimaheena 🔥✅

  • @abwaankhaliilmuuse2823
    @abwaankhaliilmuuse2823 2 ปีที่แล้ว +7

    11k 2 hour arimahena
    Legend is always legend keep figthing macalin

  • @asluupmaxamedragsan5546
    @asluupmaxamedragsan5546 2 ปีที่แล้ว +24

    Istaqfurulaahi 🤣 qosol iguma harin wllhi 😂😂keep going pro

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 ปีที่แล้ว +9

    The one and only legend arimaheena🥰💙

  • @suleimanahmed5501
    @suleimanahmed5501 2 ปีที่แล้ว +3

    I can’t wait for part 6

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 ปีที่แล้ว +11

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يسعدكم ويحفظكم ويخليكم لبعض ي أحله أصدقاء ماشاءالله

  • @qaalidcabdiqaalidfantastic
    @qaalidcabdiqaalidfantastic 2 ปีที่แล้ว +5

    The legend Arimahena kep going pro🥰

  • @sabiragaas924
    @sabiragaas924 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaa 777k mashallaha arimaheena waku wata 1M coming soon ❤

  • @Tilaabsade1
    @Tilaabsade1 2 ปีที่แล้ว +13

    Keep going my brother arimahena never give up 🥰😅🥰

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali841 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy jah jah ceyda ciyaarta iga gadan wlhi m.a 💫💫🥀🥰 m.a Allah Haidin wada sharfo abweyaal 🙏🤲💫🥀🥰

  • @qalanjoqurux9768
    @qalanjoqurux9768 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena wan ku wataa hore u soco wll mcn 🥰❤🦋💯

  • @nuuradiinhussenomer9143
    @nuuradiinhussenomer9143 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena keep going pro 1m legend 👏 insha allaah

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep Going Pro🤴✌🏽

  • @ManchesterCity100
    @ManchesterCity100 2 ปีที่แล้ว +48

    Really funny can't wait for part 6 the more chaos the better the series is

  • @najahqalpih6918
    @najahqalpih6918 2 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena legend✊❤

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 ปีที่แล้ว +1

    Arihmaheena Hore u soco adiyo azhptaada 😍

  • @axmedmaxamed2855
    @axmedmaxamed2855 2 ปีที่แล้ว +3

    the legend keyda and cumeer labada youtuber aan tagero gukeysta💟💟💟💟💯🙏

  • @suniilcadde770
    @suniilcadde770 2 ปีที่แล้ว

    Legend arimaheena keep going bro

  • @drsladanoffical1069
    @drsladanoffical1069 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi funy😂😂waye legend Arimaheena keep going

  • @samiaharago2182
    @samiaharago2182 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena TH-cam ka wad ka caajistay mar.kasta nala joog oo sidadi hore noogu soo noqo🙏🥲😍😍🥰🥰

  • @manka0954
    @manka0954 2 ปีที่แล้ว +14

    Waxaad soo sameysiin idinkoo san u wada fadhiyo earphone dhagaha loo galinaa qof walba hees loo daaraa wuu la qaadaa😂😂

  • @xanaan24
    @xanaan24 2 ปีที่แล้ว

    Lengend arimaheena wllhi💋🦋🤴🏻💕🌹

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 ปีที่แล้ว +6

    The one anad only challenge keep going arimahena funny dhamntiin tihin 🤣🤣🤣

  • @faadumomaxamed5164
    @faadumomaxamed5164 2 ปีที่แล้ว

    Aboowe soo badi wan jeclahay horay usoco😍😍😍😍

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @wadkanafta7943
    @wadkanafta7943 2 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena in the building🥰👑

  • @liibanxasanfaarax6190
    @liibanxasanfaarax6190 2 ปีที่แล้ว

    Keep going arimaheena

  • @queensumisha4517
    @queensumisha4517 2 ปีที่แล้ว +34

    King ceyda wallahi waa iga qoslisay
    Buranbur +ciyaar yaa Heli karo
    Ani ciyaarta iga gadan
    Wwww
    😂😂😂😂

    • @zimranpea798
      @zimranpea798 ปีที่แล้ว

      Ceyda mahn socdaal wye hhhh

  • @cabdiqanimaxamedkenyaati9400
    @cabdiqanimaxamedkenyaati9400 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllka weyn arimaheena keep going wlhi waxaa uqalamtaa 1m iyo in kabadan waadna gaaree i.a

  • @khaalidmohamedomar6867
    @khaalidmohamedomar6867 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan idin rajayn doonaa inaa bishaan kugaartiin adiga iyo Asad 1.M inaad kugaari doontaan inshaAllah

  • @cabdiqanimaxamedkenyaati9400
    @cabdiqanimaxamedkenyaati9400 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxaa tahay ninka kaliya ee youtuberada ugu qalbiga fiican waad ku taageersanahay macadaama aad dhalinyaro fara badan aad caan ka dhigtay

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631
    @cabdulqadirdaahirmohammed2631 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaaladan soi badi nh talye😘👌🙏

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena 800k inzha allah

  • @sahruuj5955
    @sahruuj5955 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 6 plz

  • @safaisaaq9887
    @safaisaaq9887 2 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheeena ku taagera wll 🥰

  • @adnaaahmed8510
    @adnaaahmed8510 2 ปีที่แล้ว +52

    Waaar qosol iguma harin 🤣 wlhi funny wayeee buraburka idilay🙈😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣😂🥰

    • @amiirah3784
      @amiirah3784 2 ปีที่แล้ว +1

      MEEl kasta waad igaga horeesa🥰😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirah3784 keewaa kaas

    • @adnaaahmed8510
      @adnaaahmed8510 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amiirah3784 adiga intaa xa kukeny🤣😂😂 lagugu dhufaye

  • @durranofficial8320
    @durranofficial8320 2 ปีที่แล้ว

    Legend Arimaheena🖐

  • @martennelimartenneli3578
    @martennelimartenneli3578 2 ปีที่แล้ว +2

    Arimahena you are very talented man!! Eey eeey eey eey🤣🤣Lee.nooga baxdee see cml.wlke🤣

  • @uumaaye7844
    @uumaaye7844 2 ปีที่แล้ว +30

    Arimaheena and baba jey two legend 🙌

  • @abdullahidahir5531
    @abdullahidahir5531 2 ปีที่แล้ว

    Keep going arimahena

  • @tanaawi
    @tanaawi 2 ปีที่แล้ว

    The one & only ❤️‍🔥legend Ãřīmâhênă

  • @kingmaalik27
    @kingmaalik27 2 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena waxan ka sugayana waa heesta cusub ee king tata ka soo macaane

  • @updirahmaanizcoh8537
    @updirahmaanizcoh8537 2 ปีที่แล้ว +1

    Abera wllhi wa fani Big fan

  • @muscabcade5317
    @muscabcade5317 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 6 please 🙏

  • @daahircabdulahi1446
    @daahircabdulahi1446 2 ปีที่แล้ว

    M.a mi pro arimahena guuleyzo

  • @muscabcade5317
    @muscabcade5317 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 please 🙏

  • @malyuunmaanka6234
    @malyuunmaanka6234 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz soosameyy part 6

  • @bishaarhasan5110
    @bishaarhasan5110 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi this is so good part we can’t wait 😂😂😂😂

  • @sahroibrahim6791
    @sahroibrahim6791 ปีที่แล้ว

    M.a my Brothers 💞 keep going 🔥

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว

    Arimahena proh you tube ka waaka seexaty !!✌✌✌🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @najahqalpih6918
    @najahqalpih6918 2 ปีที่แล้ว

    Azc Arimaheena🙌

  • @hindanuura9684
    @hindanuura9684 2 ปีที่แล้ว

    Please part 6 oo baabajey kujiro so samee arimaheena please

  • @cabdiraxmaanyare9413
    @cabdiraxmaanyare9413 2 ปีที่แล้ว +12

    No name number ah haduu kuso waco haqaban waa ronaldo oo kox champions league dhesho radinayo waxa sas yiri harry maguir 😅😭💔

  • @mssmalapo3165
    @mssmalapo3165 ปีที่แล้ว +1

    Arimhan wlhy waa jeclhe 😭❤️🤴🏻

  • @crezyfootball4631
    @crezyfootball4631 2 ปีที่แล้ว +8

    waa ogahay inuu arimaheena reply isoo galaayo😅✌

  • @yurubdubad4327
    @yurubdubad4327 2 ปีที่แล้ว

    Wanfuuray walahi qsolka iga dhamaday keep goin walalky

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 2 ปีที่แล้ว +2

    my family walaaleheey waa Idin salaamay ♥️♥️

  • @hassanhirre5600
    @hassanhirre5600 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena waan ku salmy lpx taagero number one kuu ahy

  • @safiyasaleban992
    @safiyasaleban992 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah qosolki adunka 😁😄🤣 horumar wcn dhamantin

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena wllkey mcn keep koing pro oky

  • @drhadiyamaxamuud7518
    @drhadiyamaxamuud7518 2 ปีที่แล้ว

    We need part two please 🙏 😢

  • @user-wu5xu8qn5s
    @user-wu5xu8qn5s 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena biG legend guuLeyso

  • @Hadia_farhan
    @Hadia_farhan 2 ปีที่แล้ว +12

    Abeera is soo funny walhi 😂

  • @hamzeniman2102
    @hamzeniman2102 2 ปีที่แล้ว +1

    WLLKE. PART 6 WAXAAD KA SOO DHIGTAA QURAN INSHA AllH🤴

  • @aaminocqaadir
    @aaminocqaadir 2 ปีที่แล้ว

    Firist one arimaheena 😍🙏

  • @updallamohamedmohamuod7818
    @updallamohamedmohamuod7818 2 ปีที่แล้ว

    ArimaHeena🙋🙋....wxa ilaawdey Don't Laugh Challenge🙋🙋🛍.
    Legend har mar noo cimaamad🙋

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena kaama hayno Heesta cusub ee uu Didi naaji soo saaray ee dal iyo duun

  • @saynababdi7681
    @saynababdi7681 ปีที่แล้ว

    Wllhy qosolka ayaad iga dhamayseen keep going

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhiiga ikacay kulaha waryaaya bootinta waa nooga dheesheen ❤️

  • @halimoroble402
    @halimoroble402 2 ปีที่แล้ว

    Arimaheena kuuma jeedo malmahaan caajiska dhaaf wllkie in aa busy tahayna waa macquul

  • @Aadamow_Jr
    @Aadamow_Jr 2 ปีที่แล้ว +1

    800k Comming Soon 🔜

  • @jecelculimadasidashmustafe3212
    @jecelculimadasidashmustafe3212 2 ปีที่แล้ว

    The legen arimaheena

  • @narimiinabdullahi5518
    @narimiinabdullahi5518 2 ปีที่แล้ว

    ibra kadarba 100k garasihye wxaa yare u garateh❤️❤️🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @abdihakimsiyat7696
    @abdihakimsiyat7696 2 ปีที่แล้ว

    Arimahena legend

  • @hatrikjr5455
    @hatrikjr5455 2 ปีที่แล้ว +1

    Aur Legendry ✌🏽❤️

  • @halimoroble402
    @halimoroble402 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw legemiin aa ku kulmay meshaan allah nii barakeeyo walaalayaal aaamiin

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 ปีที่แล้ว

    Keep going powe mcn💖☺🤴🏻

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi qosl u dhintay dad wado funny ah isku imaadya 😅😅🥰

  • @Orsheshow
    @Orsheshow 2 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena bro fanaaniinta caadiga ah maad kusoo darto rappers uun baad ku badisaa barnaamijkan waa ku haystaa Runtii Mahadsanid

  • @xaliimoreermiyi3801
    @xaliimoreermiyi3801 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going wllheyga