DR TENNIS ''HALISTA SOOMAALI KUSOO WAJAHAN''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha aalah maash aalah waa ruunti.DrTeenis. waa ku salaamay brother good luck with your interview

  • @khadarali6105
    @khadarali6105 2 หลายเดือนก่อน +12

    Umada somaliyed habararugto kacdon buxa iyo is anal dagdaga ayayrabtaa waa inaan dalkan iyo dadkan badbaadsanaa dhalinyarooy aynukacno wllyaal isha allaah sidagdaga ah

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan hadalkiisa waa sax 💯

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wadan keena waa qani waa naga badhan yahay tartiib an u qeysano waa xoolo free ah ilahey nasiiye Alhamdulilah dhaha sheydanka iska nara waa dhaxalkeena waa dhaxalka ilmaheena ilmahooda

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah dr wa salamay 🎉🎉🎉🎉🎉adigana mr xafid salan sare 🎉🎉🎉🎉

  • @fataaxhilaali5487
    @fataaxhilaali5487 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aad baan ugu taageersanahay professor ka cudur aan ree galbeed ahayni soomaaliya mahayaan ee sida afrikada qaarkood iskaga eryeen reegalbeedka wakhtigoodii sii dhacayo aan iskaga bixino insha allah

    • @fadumomohamud7232
      @fadumomohamud7232 2 หลายเดือนก่อน

      @@fataaxhilaali5487 horta waa inan garana in nala kala qeeybiyey oo gobolo qabiilo nalo sameyey dadna lacag lagu siiyo iney qabyalada dhiiri galiyan wayo mesha ugu badan oo naga sogaley waye marka waa in laga waan toba oo qashinkan barlaman ku shega laga bilaba

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน

      And everyone else that only solution

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน +8

    🇸🇴🫡💎❤️☝🏽💪🦁🇩🇯🫡 guul umada somaliyeed cadow ga umada somaliyeed xagta kahoos

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wadankeena waxaa dib udhigay markii ay toban madaxweyne noo sameeyeen oo midwalba awood isbidaya allah cadawga gudaha iyo dibada naga qabo oo cudurkaan qabiilka naga qabo

  • @manasufi3421
    @manasufi3421 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wb walaalkey ahaa

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtii professor

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 หลายเดือนก่อน +2

    0.5 waxay la micno tahay second class citizen wa dhibka ka jira Somalia
    USA

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi hafiid dowladaha kale oo anaga nala midka ah ee somarey oo dhismey waxa lodorta dad wadaniyada ey ku dhertahay dad wax bartey lakiin tena dowlada imaneyso lacagey ku imata barlamanka lacagu iyo qabiil wasiirada qabyalad iyo lacag kulina barlaman iyo wasiir aan magacoda qori karin oo qof walba inu wax dhaco rabo mesha dowlad mayalo ee shaqa lo yimi iyo dhac wadnka aad she geyso waxba uguma fadhiyo waa kuwa badaha iyo dhulkaba gadanayo ee haku dalin.

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 หลายเดือนก่อน +1

    1956 to 2024 laba famil ayaa soomali isku dhiiba xukunka wa taa dhibaatada
    USA

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qoladda Xalane joogta dalka halaga rarro hadii la Rabo amni buuxo!!

    • @fadumomohamud7232
      @fadumomohamud7232 2 หลายเดือนก่อน

      @@somwayptyltd7634 waaba mesha qaraxyada laga ababulo

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน +3

      Hadalka xaqiiq waye meesha aka dagi la nahay bay ka mid thy .....lakin maxa dad kale u eedaynaa isagoo naftena waxba ka badalin dariiqi an ku lunay daba tagan.... ya rabi narsi degdeg ah

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia ila iyo inta wariye,Odey, iyo Qabyaaladiiste Aan Runta Leysu sheegeyN Halka Ay sartu ka Qudhum san,tahey La taabaN Boog Dusha Laga Dhayayo, Dad iyo Dawlad wax Qabsadey waa somalilnd leys leeyahey xaasida Lugta Qabta intii Ay DhisteeN Qabyaalad iyo Qabiil uga Burburiya wallhi in Aaney Dhismeyn somalia Sds iyo si kasii AyaaN daraN Ayey Ahaaneysa

  • @husseinmohamad6546
    @husseinmohamad6546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rayigeyga DR m Tennis xaqiiqada dhabtu ka xadley mushkilada somalia meesha Laga xeysto
    Waa inaan u mifownaa cadowga
    New. S.Y.L lasoo dhisaa waqooyi.ilaa konfur .galbeed

  • @abdihillow8876
    @abdihillow8876 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxey professyasha somaliyeed ee wadhanka agaa muqanin taladha iyo dismadha iyo bulshada.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    WEliba zragtidiisa qabiiliga ah buu rabaa inbuu runn nooga shigobisagoo BEEN KA SHEEGAYA TAARIIKHDA. INTAAD SIDAA TIHIIN, WELIGIIN WAXVIDIIN DHISMI MAAYAAN.

  • @ddaa5400
    @ddaa5400 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga waan ku ogaa waxaa tahay ee waxaad keentay mid kaasii. xun

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlad asiga uu leeyahay meesha kadhisto Hadalkan iyo kuwa lamid ah inlayska dhaho ma ahan wax fudud ama sahlan Warbaahinta qaar waxa loo Aamini karin waa sidaan o kale Eedeenta aan cadeenta leheen waliba hadalada U muuqda sida midka ninkaan in dalka dowladiisa tahay mid ajinabi dhistay.!!! Taasna waxay halis kutahay Amniga waa in kuwa amaanka qaranka ka hadlaan ma ahn kaliya ladigaalanka Argagaxisada Amaanka e wuu balaaranyahay. Hadalada Eedeenta ama hadalada dowladnimada ama madaxbanaanida dalka Am dowlada kadhigayo waxaan jirin ama hada ladhisayo Ama sikale waa halis Amni shaqsiyaadka nuucaas o kae waa in indhaha laguhaaya.!!!😮...

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalidu koonfurtu waa riyaawayad caadiya 😅

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 2 หลายเดือนก่อน +1

    majeerteen mj waraysanaya waxba ma so kurdhinayso

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dr tennis waxa weydisa sh ali dhere maxa lo so paban waaye

  • @AbdirashidAwale-e4p
    @AbdirashidAwale-e4p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dar durant somalia hanolato

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 2 หลายเดือนก่อน

    Cadow reer galbeed, mareykan iyo carabta inta waxaa Iska celi karo dad isku duuban lkn dhibkeena intaas kuma koobna ee waxa kalo dhinac socda fikirka xagjirka ah oo lagu faafiyo wadankeena ilaa iyo inta fikirkaas laga ciribtiraayo xasilooni kama dhalaneyso

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaro kacdoon udiyaar garooba

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka somalida ka mid ah ayaa ku fikiraaya weli in dagaalka uu sii socdo si aan loo.maxkamadeyn dadkii dalkaan burburiyey, taas ayaana u badan in weli ay jiraan dad aan u liita somali ah kuwaas oo ah muhiim ah in Xamar & HARGEISA IN ay heshiiyaan wixii waqooyi gaarayna in laga raalli-geliyo, dalkii dhibaatada geystayna waa in maxkamad lagu kala baxaa.

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Hargeysa iska ilaawa oo tiina hagaajista. Ma idinkaa qabiil ka hadla, QABYAALADA AAD KU WADAAN EED KULA CONOWDEEN REER WOQOOYIGA MIYAYDAAN ARKEYN ???

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan ku talin lahaa in xilka loo dhiibo dumaraka nimanki 34 sano wax qaban waaye wadankina niman kalaa daldalnayo waxna way ka qaban la yahiin ha naga hor wareegan nacasyadaan 😮

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 2 หลายเดือนก่อน

    Baalo dhan xalane aya laga abuula. Waxay somali udimanyan wa halkay ku taalo somalia

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 2 หลายเดือนก่อน

    😂 ma waxaas ayaa Wax laysweydiiyo eh waa ognahee Amnidaro dhaqalaha o liito iyo Arimo badan 😮 dal aan warshado leheen o halisana jiraan Yaa wareersan o iskusoo Aaminaayo😮

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan aqoonta leh ayaan ubaahan nahay dalka iney hugaamiyaan

  • @SaalaxKastam
    @SaalaxKastam 2 หลายเดือนก่อน

    2bo qabyaladiiste

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida aayeheeda haka tashato taas waqti dhumis waaye inaa tashaneyn waa loojeedaa maxaa xal ah

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 2 หลายเดือนก่อน

    Hahahahahaah
    Somali waxa uu saamaynayo cid kale la raadinaya
    Iminka ninkaa wayni muxuu.inoo.sheegay

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FOOQAL FASASH, FARMAZJO IYO DOWLAD DAAROOD OO DHIIGA KA JZQDA SOOMAZLI

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 2 หลายเดือนก่อน

    Abdullahi xaafidow saw gaal adi Calabrian ma dagana oo a ma haystaan wadankii

    • @hodanahmed5908
      @hodanahmed5908 2 หลายเดือนก่อน

      Xalane saw madagana yaan ulla jeedaa

  • @OSMAILOMAR-h5f
    @OSMAILOMAR-h5f 2 หลายเดือนก่อน

    A

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wali waan fahmi la nahay waxa nala karabo; kuwo u haysto in nala caawiyo gaalo noogu timaaddo how stupid wlhi !!

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน

    Nabad iyo dagaal waa laso dhafe hada dadka iyo dalka maxa udhan ah waxa udhan ah in hawiye iyo darood madax weyne imo lo dhibin si dalka iyo dadka lo bad badsho een hadi madax weyne hawiye lo dhibo daroodka waxo dhahaya wadanka dowlad kama jirto hadi lodhibo madax weyne darooda hawiye waxo dhahaya wadanka dhowlad kama jirto marka san cadawga ugu guuleysano waa in hawiye iyo darood xilka madax weyne nimo xoogay ka nastaan si qabiil ka iyo maseerka ee isku Hayad meesha loga saro hadhi kale anaga dhan waa nala weynaya wadan kaan somali aa lahan jirte nala dhahaya cudur keena waa qawiil dawadenane waa in qabiilada kale lo dhiibo xilka dalka ugu sar sareeyo 🇸🇴🫡🦁💎❤️☝🏽💪🇩🇯🫡

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🐕 wax la yidhaahdo ma jirto jamhuriyada somaliland waa dal gooni ah Inaad ka samirtaan baa Dan idiinku jirta . Waar dalkiina hagaajista cawaanyahy caqliga yar ka samra somaliland 😎
    Guul Umada somaliland

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kolba odey jaanjaana oo cuqdadeysan halkan soosaar waxey katurjumeysaa calool xumada kuheysa Mr MJ.Oil car wakaase bal dood ha ogolaadaan odayadan xafaayada xidhan car wakaase khadka ufur oo hana qanciyaan car hadaad nin tahey Mr mj ogolow in odayaashan faqashta ah wax laweydiiyo hadiikale sheekadu waa tii piers morgen 😂

    • @saja9892
      @saja9892 2 หลายเดือนก่อน

      Itoobiyaan miyaan dalkayga kala doodaa kula doodimayee hadaad soomaaliya soo gashaan adiga iyo caadaqaatayaasha kula socdaba holac baa idin leefaya muuse isagu xafaaya ma xiran yahay ilaa ninkaan kama yaree digifeey

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน

      Adilee isku cadeeyay cuqdadad aad qabro hadaa damiir leedahay dhalinteni waxa ku dhacaya bad dareemi lahayd ee qabiil ki na dhigay halkaa lama timadeen .miskin ilahay ha ku caafiyo

    • @maxamedaxmed6374
      @maxamedaxmed6374 2 หลายเดือนก่อน

      Waar Reer somaliyow Meesha wariye,Odey,iyo Coment ku Dhiigle Ciicda Haka Heynine Dalkiina Dhista Hadii Aad Dad caqli iyo Garasho leh tihiiN inta Gubaneysa, Bilaa Dawlada Ah, Madaxdoodu yihiin Caddo Qaatayaasha, Shacbkoodu Madhanayo, waa intiine, Hadal Iyo wax iska celli, Looma Baahne wax Qabsada

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Wararaamaayaa
    Hadalkiisu
    Waaxaqiiqa,
    ..... LAAKIINSE,
    Hadalkiisa,
    Luuqada Ingiriiska
    Ayaa kubadan
    ...Fadlan Iska ilaaliya
    Luuqada Shisheeye,
    ...Maadaama Aad Shacabka SOMALIWEEYN,
    Wacyi Galineeysaan.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 2 หลายเดือนก่อน

    Diinta islaamka ayadaa qabiilka idiinku xoogaysa
    Waadna ku baabadeen
    Iskamana badashaan

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 2 หลายเดือนก่อน

      What ? Why you don’t comment your own language? Axmaar yahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
      🇪🇹🇪🇹💩💩🐕🐕🐒🐒🫏🫏

    • @saja9892
      @saja9892 2 หลายเดือนก่อน +3

      Waxaa jira itoobiyaan iyo ajnabi soomaaliga bartay oo gaalo ah laakiin hadaa soomaali tahay waxaad u gaalowday waa iimaan la’aan iyo dhaqaale iyo adigoo nolosha ka dhacay dadkuna sidaas ma wada aha Hadii xoogaa lagu siiyana waa sanadaha höre adigoo ooyaya yaan lagu arag sanado ka din

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma fahmin what you mean 😮 diin ba idin dhibataysay ma tiri? Diin qof qatay ma dhibatoobo. We qof diinta ka taga ba dhibatobo ilahay iyo rasulkisa qabiil qof ku dila ma dhihin

    • @begreatfulleverythinguhave7966
      @begreatfulleverythinguhave7966 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@saja9892 wa runta kanoo kale ah ba ka muda galgal dhalay

    • @Qaali12
      @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dal ba’aw yaa ku leh! Luqadeni aya sida loo bartay waddankeni ayay nala yeshen kuwa qofkan’o kale oo badan ayaa nala nool, indhaha fura somaliyey way cadahay axadkani inuu san somali ahayn