ABAALMARINTI FILIMKI DULMI EE KOOXDA KALSOONI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  4 ปีที่แล้ว +72

    ASALAAMU CALEYKUM DHAMAAN ASXAABTA NAGU XIRAN XAFLADAAN WAXEY AHEYD MID AYNU KU SAGOOTINAY FILIMKII DULMI IYO ABAAL MARINO AANU UGU TALA GALNAY KOOXDA KALSOONI SIDOO KALE WAXEYNU KU SOO DHAWEYNAY FILIMKA CUSUB EE SOO SOCDA IYO FANAANIIN IYO ABWAANO NAGU QAALI AH OO KU SOO BIIRAY KOOXDA KALSOONI WAXAAD NAGA SUGTAANBA WAA FILIM CUSUB IYO WAJIYO CUSUB GOOR DHOW INSHA ALLAH MAHADSANIDIIN

    • @maymuunsheikh5332
      @maymuunsheikh5332 4 ปีที่แล้ว +2

      Filimkii cusbaa sidan u dhowraayey ayan daaleee waxan umaleynaayey in hore laga soo deyn doono balse waaa suganaa insha allah waxaaana codsanaa gabdhaha filimka ku jira in ay xijaabka ku dadalaan hore usocda 👏👏👏👏👏👏

    • @Queentasha27
      @Queentasha27 4 ปีที่แล้ว +1

      Viva my team hora loo soconaya inshallah guuuuul ❤️❤️❤️❤️❤️ thanks dumashi keep going ❤️❤️❤️

    • @umuahmedwali8094
      @umuahmedwali8094 4 ปีที่แล้ว

      Nola sodhaqsadaa wasugeynaa ani iyo asaxabta Goobe

    • @fatxiabdalla4371
      @fatxiabdalla4371 4 ปีที่แล้ว +2

      Saxiix my team ayaan jeclhy lkn hal codsi waligii ha noqonina ku iskala fogeeya ee noqda kuwa isku faana dad aaan ku kalsoonhy 👍🤝🤝🤝 koxdeena kalsooni ❤️❤️❤️🥰🥰

    • @naimamohamed564
      @naimamohamed564 4 ปีที่แล้ว

      Laki favorite person love you kooxda kalsoon all

  • @Iam.muslim6749
    @Iam.muslim6749 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllh kooxda kalsooni. Mudubadn waan idinkuxiranaa m a. Guul. Waxbadan wasoojabteen guul guul👌👌👌👌

  • @boodaymfaarax1026
    @boodaymfaarax1026 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa wacyi galin fiican keep going

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast 4 ปีที่แล้ว +5

    Bismilahi maasha Allah asxaabteena taageeradeena nagu xiran aanu jecel nahay anigoo ku hadlaya magaca Kooxda Kalsooni waad ku mahadsan tihiin saad noogu heelan tihiin aad noo taageertaan dhiira galin wanaagsan beey inoo tahay waxaad naga sugtaanba waa ruwaayado aad kadaawan doontaan wacyiga maanta jira kana faaiideysan doontaan insha Allah balanteenu waa wanaag iyo wada jir ❤️🙏

    • @fatxiabdalla4371
      @fatxiabdalla4371 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah I have never seen anything bad in you and I will not wait for you to achieve success and independence insha allah 💯❤️ I love you mama #laki

    • @xalimosacdiyo965
      @xalimosacdiyo965 4 ปีที่แล้ว

      anagane daawashadeena bilaash miyaa maad na abaal marisaan laky 😂😂😂😂😂

    • @daganaxmad4903
      @daganaxmad4903 4 ปีที่แล้ว

      Aad baa umahadsantahay laki cadey waxaan sugnaaba waa riwaayad kaloo aan naga oohin dulmi runrun baaba kuula ooyi jirnee

  • @fahmaollow6877
    @fahmaollow6877 4 ปีที่แล้ว

    Maaansha allaaah idinleeyhy hore usocda ban idinleeyhy waligiin iskuduubnaada hadey macquulnoqoto kusoodara ilhaan xarago nastexo indho iyo fadumiina ♥️♥️♥️

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah gabadhaan abtiga u ahay ina goobo abti macaane isha allaha kaa qabo bini adan ka adiga iyo walidiintada iyo walalahaba abti allaha ku xafido amiin dhamaantiid reer goobe allaha idin xafido

    • @redroses4071
      @redroses4071 4 ปีที่แล้ว

      Magaca goobe uu igu badbadtey walaal kee waaye igu caawi plz

  • @daganaxmad4903
    @daganaxmad4903 4 ปีที่แล้ว

    Maashalah hore usocda kooxda kalsooni waa fanaaniin iyo actaro qatar ah filimo kaloo xiiso badana waa idinka sugaynaa aaaway muunye maujeedee

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hambalyo!. dhamaan kooxda kalsooni
    keep going guys 🌹🌹👏👏💐💐💐🌺

  • @fardowsabashiir9747
    @fardowsabashiir9747 4 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi waa Dad aad iyo aad u wanagsan qalbi furan isku kalsoon kooxda kalsooni waa koxdi ugu habdhaqanka fiicned intaan so arkay waaan idiinkugu hambalyeynaya wxna idiin rajeyna guul isku dubnansho Horumar iyo wax qabad wngn masha allah 😍😍❤❤❤🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸👸

  • @maxamedabdi9168
    @maxamedabdi9168 4 ปีที่แล้ว

    Koox daan waaloo danyahay hala hala unuka unukalee waaye koox hadii kalsooni kaa eheen hakaa ahaato abaabala🥰💜👋💪

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah amiina muuse rugacada ween allow cimir dheere iyo cafimada ku isi aamiin

  • @khadrahashi1149
    @khadrahashi1149 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah waa guul hambalyo kooxda caafimadka qaba Allah illo xume idinkuma dhacdo aamiin ilhan iyo nicimana ku soo dara waa hablo la xumeeyey walalyalow soo dhaweeya hablahaa markaa waad dhameystirantihiin noolada

  • @ibrahimedinmaalim2695
    @ibrahimedinmaalim2695 4 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaan dad aqyaar comment kadhiibta,masha Allah saasaa larawaa

  • @mohamedabdidr3643
    @mohamedabdidr3643 4 ปีที่แล้ว

    Tagero no 1 idin ahay wad talabsatene horey usocda cnt wait filmka cusub one love ❤️

  • @hani8826
    @hani8826 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo kooxda kalsoni horey u socda . Heesta ayanba ka helay🌹♥️♥️♥️🇸🇴😁

  • @xakiimomaxamuudafrax6186
    @xakiimomaxamuudafrax6186 4 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo kooxda kalsooni hore usuco

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 4 ปีที่แล้ว

    Horey ayaa lo soconaya PlZ subscribe ii saara my channel viva my team kalsoni wax walan fisha wax cusub fisha Insha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaaji wacays guul baan ku rajeenaya adiga iyo kooxda kalsooni

  • @maryanunshey3519
    @maryanunshey3519 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waxaan idin leeyahay hambalyo kooxda kalsooni waxaan idinka rajeyhaa inaad dadaalkiina kalkaas kasii wadaan ood noosoo diyaarisaan sidii aan idinkaga baranay Dulmi oo kale waana idiin mahad ceihaa, dadaalkiina meeshiina kasii wada 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @sadiamusemohamed1883
    @sadiamusemohamed1883 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah kalsooni waa tagtay talaabsatay mnsha allah Mariza yariseey habo mcn allaha kuxafido asturnaanta baro hooyo mcn

  • @cuudeyluul8110
    @cuudeyluul8110 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnshlh keep going tageera buuxo idin ahay from Kenya

  • @hooyomacaanhooyomacaan6938
    @hooyomacaanhooyomacaan6938 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah tan ugu horeyso allah ni dhowro hambalyo waan idiin leyahay kooxda kalsoni waliginaba hal mid ahada ilxun niima aragto iyo wixii uurka niiga naceb

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah hore u socod wanagsan kooxda kalsooni o an dawado 1 u ahay

  • @hibosaidshire4773
    @hibosaidshire4773 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah waxbaa ka dhacay hanbalyo horey u socda koxda kalsoni 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sokoreycabdisuge6066
    @sokoreycabdisuge6066 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo ad io ad.ban u gu farax sanahay gusha aad garten horey u socod wngsn

  • @fatimamohamed1813
    @fatimamohamed1813 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a m.a maiza habo mcaan soo barbaar

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh gull waa kox akhyar a horey usocda

  • @nimoali7958
    @nimoali7958 4 ปีที่แล้ว +2

    Isku dubni inshalaah 🌹♥️♥️♥️✅✅

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah, kooxda kalsooni la,aantiin abaar horey u socdo shar iyo sheydaan Allaha idinka xijaabi❤❤❤

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 4 ปีที่แล้ว +3

    Kooxda kalsooni tagtay oo talabsatay keep going guys
    Xidigaha boondheere libaax ne kama maqna meesha ❤👊🏽

  • @asaldhaladodhaxgob5101
    @asaldhaladodhaxgob5101 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah horey u socda kalsooni 😍😍💐💐💐

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🏆🏆🏆🏆gool gool gool gooxdeyna waa idiin taageernaa wada jira waan idin mahad celineynaa all waqtigii na aad na siiseen thanks all hambalyo again 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhanaan kooxda kalsooni manshaallaah good job

  • @radiakahin2043
    @radiakahin2043 4 ปีที่แล้ว +1

    Machallah koxda Kalsoni salane sare ilaa Jabuti love you all horee uu socoda

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 4 ปีที่แล้ว

    Kooxda kalsooni aad u jecelnahay kuligood maysa ugu jeclahay kooxda laguma cuno habo soo barbaar🌹🌹🌹👌😍🎂❤❤❤

  • @dekamnur4657
    @dekamnur4657 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hormar wacan walaaladey kalsooni isku duubni I.a

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 4 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations Kooxda Kalsooni Mabruuk Alf Mabruuk Waaa koox aan Taageero Sida.Asturnaanta ayan ku Taageeraaa Masha.Alaah Dhamaan Hablaha Wey Asturan Yahiin Sida kuwa Xujo Camal maahin Wooow Hambalyo Hambayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucadmaxamed8565
    @sucadmaxamed8565 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo koxda kalsoni ayan idin leeyahay ee horey u socda mar labad iyo mar walbo guul mar labad

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 4 ปีที่แล้ว +4

    Shankaroon Axmed Yuusuf " Sagal" ayaad keenteen, fanaanadii aan jeclaa.😭🧡🧡🧡🧡🧡🧡💚💚💚

  • @libinxassan9736
    @libinxassan9736 4 ปีที่แล้ว

    masha allah kooxda kalsooni waxaan leeyahay hambalyo horumar wacan kuwii isku duubnaado kala danbeeyo ismaqlo Allah idinka dhigo cadow iyo namiimkana dhinac allah idinka mariyo iyo inti xunba.

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah kooxda kalsooni Allah haydin xafido

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo waaxa noo balama team Kalsoni horay u socda waxn idin rajayna in ad magaca ad qataden ee Kalsoni in ad ka runsheegtan oo ad noqotan kuwo ku dayasho wacan 😍👍🏾

  • @binticali2421
    @binticali2421 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo maasha allaah dulqaad iyo kala danbayn baa horumar lgu gaaraa hory u socod wacan 🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooooooow Masha Allah faataxada Kal iyo laab aan u qariyy allaha idin xafido walaaladeey hore usocda

  • @miihracali5548
    @miihracali5548 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo guulesta fananintena iyo abwanadenaba

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah dhaman time kalsoni hambalyo le yahay marka xigto wan niga sugeynaa riwayado wanagsan insha Allah

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha hanbalyo

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว

    Hore👏🤝 u soco guuuuuulistad 👍👍👍👑👑👑💙💙👌👌👌

  • @fartunabdi9174
    @fartunabdi9174 4 ปีที่แล้ว

    M.a mabruuuk midkloo Qurux badan wan idinka sugeyna

  • @fadumoali9741
    @fadumoali9741 4 ปีที่แล้ว

    Asc dhamaan kooxda kalsooni Alfa alfa mabruuk waad dadaasheen runtii aad ayaan idin taageer sanahay horay u socda....❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalabdulahi9692
    @amalabdulahi9692 4 ปีที่แล้ว +1

    Good team ayaad tahiin Masha Allah somaliyey taagera chanalkan

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว

    Mashllh fananiteena somaliyed 😍💐👏

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh wariyaheena wan kujeclahay aminaay

  • @daacad5731
    @daacad5731 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah horey usocda 🥰🥰🥰🥰

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore usocoda gulysta

  • @nimcodagan9253
    @nimcodagan9253 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah hambalyo kooxda kalsooni ❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏💯

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo msha Allah guul guulaysta kalsooni

  • @aminam1535
    @aminam1535 4 ปีที่แล้ว +3

    Hampalyo kooxda kalsoni isku duub nada waligin love and respect ✊ ❤️💐💐💐

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 4 ปีที่แล้ว

    Kooxdan aadban ulla dhacsanahay gulesta gacalayal 👏👏👏👏🔥

  • @ifraaxadan9331
    @ifraaxadan9331 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah hori usocda jirow jooga idiin leeenahy jirow joogaan idiin leeyhy waxan idiin kasugnaa filimkalooo xiiso badan❤️❤️❤️👍👍👍👍👍waan idiin jclhy dhamn tiin

  • @abdiqani8395
    @abdiqani8395 4 ปีที่แล้ว +3

    Dawadayaasha abaal Marin malah miyaa✌️

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว +1

    Laki iyo gabadha isku eeg mashallaah

  • @basrojeylani2836
    @basrojeylani2836 4 ปีที่แล้ว +2

    wcs masha Allah Allah ha idina xafido keepgoin team kalsooni idina jeclahy maiza mcney ilove you so barbaar Allah haku xafido insha alah

  • @abyaislamofficial6132
    @abyaislamofficial6132 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Hambalyo koxda sida wanagsan uku farxo guuleysta markasta 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @nasraabdi4507
    @nasraabdi4507 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Keep going guys

  • @maryansheikhosman2289
    @maryansheikhosman2289 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo guul iyo gobonimo idin rajeynaaa

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 4 ปีที่แล้ว +1

    First I greet all the peaple the connact drama or you tube channel seconly I like drema becouse I Interest filim the time or day in alx inshalah we forward 👏👏👏👏 group of kalsooni

  • @shankaabdull9507
    @shankaabdull9507 4 ปีที่แล้ว +1

    Congratulation Kox kalsoni keep going ma dear sisters and brothers

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah koxda kalsooni hore u socda

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 4 ปีที่แล้ว +2

    yusuf daadax masha allah jag ban kugu ahay walal hh

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 4 ปีที่แล้ว

    Kooxda kalsooni waa soo dhoweyneynaa horay u socda🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝 wada jirwacan

  • @niamaibrahim1763
    @niamaibrahim1763 4 ปีที่แล้ว

    www aamina intaas iyo in kabadan wwwwwwwwww hanbalyo nooloow love

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 4 ปีที่แล้ว +2

    HAMBALYO HAMBALYO KOOXDA KALSOONI DHAMAAN HAMBALYO HAMBALYO ONE LOVE 💘 ♥

  • @zultanaseed6036
    @zultanaseed6036 4 ปีที่แล้ว

    Hampalyo kooxda kalsooni one love
    halkaa ka sii wada insha allhh

  • @nuragure2954
    @nuragure2954 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw famili kalsoni hotel uscda 👍🌹💕

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah sedigay dadka hatan waan kabgaranahayaa wwacadala allaha idim xagido walaley laki iyo family gaagaba

  • @Janno190
    @Janno190 4 ปีที่แล้ว +1

    Laki illahay dartiis ayaan u jeclahay walaashay illahay haku sharfo laki long life insha Allah

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah my dad aan taageero farxadu wan wada wadaagna dhamanteena hambalyo kun jeer mahadsanidiin 🥰😘🙏🙏♥️🤍💚💙💜

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Maiza Congratulations.

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 4 ปีที่แล้ว +3

    Goobe god bless you end you family amiin amiin amiin

  • @NadaMohamed-ng1dr
    @NadaMohamed-ng1dr 4 ปีที่แล้ว

    Horey usocda koxda kalsoni waa inku xiranhy

  • @sarahabdi9927
    @sarahabdi9927 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHA Allah so beautiful ☝️♥️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺✌

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah habalyo 🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️💯

  • @straff8467
    @straff8467 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw horaay usocda kooxda kalsooni. Aniga waxaan idiin aqaana kooxdaa xoriiyo. Waa koox fikaarad firduraan oo free ah latimiid.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +2

    MAASHAA ALLAAH WAA MAHADSAN TIHIIN

  • @sacduushabdullah6048
    @sacduushabdullah6048 4 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo gaar eh idiin somarinaa
    Ugu horeeya goobe video production
    Waxadan adi qaban ma qabsameen abti mcn gacantu qalfoof weyee qalbigaan idinka idinka leyahay hambalyo
    Waxaane alle idinka baryaa tafaraaruq in alle ha idinka haayo
    Adoo daalan socodkoo
    dibnihu kaa adkadeen
    yaa lasii dadalaa
    darajadun samirkeey
    dacalkiisa talaa
    daainkana isku laray
    ha daciifin waligaa kalsoni
    darxumana ha mudanina
    nolol doogleh iyo nabad
    baa loo dadalaa
    sidad ugu dakeyn laheyd
    Mantane waad moteysateen
    5qofood ilaa iyo maanta ood noqoteen kumaanaan waa iifarxad
    Wadajira waligiiiin❤🙏

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 4 ปีที่แล้ว

    Waaa mahasantahiin dhamaantiin hambalyo

  • @mariaali7413
    @mariaali7413 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah hampalyo waan idin wadaa xoogdeyda ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc.masha.allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👏

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 4 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo hanbalyo kooxdayda walbigaan idnkal socdaa guulaysta

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 4 ปีที่แล้ว

      ASC wan iidin wada Salamayaa kuwi hore iyo kuwi dhexi iyo yarar fannaninta

  • @mulkiciise687
    @mulkiciise687 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a koox an aad u daagero

  • @shamisali9336
    @shamisali9336 4 ปีที่แล้ว

    asc hanbalyo kooxdan jeclehee kalsoon balse rayi balaariyoo koox iyo jilayaasha ilaa heer gaarsiiye daafaha dunida fanaaniin iyo jilayaalba haba ubadnaadee wadankii faniinta joogta thanks dhamaantii waa xaqiiq filimkii dulmi saasbaa wax loo jilaa hadiika wayleyska daa by thanks dhamaantii

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wada jira waligin cadowgina cagta ka hoos

  • @carafaatstudio7528
    @carafaatstudio7528 4 ปีที่แล้ว +1

    horay socod wanaagsan xafidulaah dhamaantiin

  • @safiabdullahi3340
    @safiabdullahi3340 4 ปีที่แล้ว +1

    Good work all Masha allah 🤝🙌🙌

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hambalyo kooxda Kalsoni Guleysta.

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 4 ปีที่แล้ว +31

    Channelkan mxaad utaagero la'dihiin somaliyeey waxyabo idin anfaco oo muhiim ah marwalpa idin so gudbiyan kaso bilaaw filmkii eedo arxanlaay ila hda wanku taxanahy wana tagersanhy hadaan awoodi laha 1m Subscribe baan siin lahaa hore usocda plz aan taagerno dadkan dantena katalinaayo marwalpa❤

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi aniga waxan u ahay tagero lanbar wan sadex jimel ayan sabiskarab kasaray

    • @fatxiabdalla4371
      @fatxiabdalla4371 4 ปีที่แล้ว +1

      Xaasid waaye simalidu 7 ruwad OO part yaal ayaan ka dawadey waligii like la aan ma yeelin

    • @lakiwacayspodcast
      @lakiwacayspodcast 4 ปีที่แล้ว +3

      Maasha Allah walal wax garad baa tahay thx

    • @farhiyaabdi2711
      @farhiyaabdi2711 4 ปีที่แล้ว

      Aniga aadbaan u taageeraa like iyo comment lama dhinac maro ee aan laba jibaarno taageerida

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว

    Habaryartay Caasho waqti hore igu danbeesay

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadan dhanaystey dawasha lkn lakiyey koxdaan waligeed ayey dhisneed waana ku faraxsaneen lkn please naga ilaaliya wuu ku daayey😁😁😁 marabno inta ku soo biirtey koxdeyda kalsooni soo dhawada 🙏🙏🤝💋👌👊