Walaahi waxaan aaminsan nahay arintaan Bilan inay Qeyr u tahay oo guul ay u tahay sababto ah Rabi ayaa nagu yiri waxa jiro waxaad shar u maleyso qeyr kuu ah,Maanta Bilan caalamka oo dhan ayaa hadal haayo,ogaaday shaqada weyn ee ay hayso❤GUUL BILAN❤
Asc laki haji my sister waan ku salaamay abaayo Somali inta xun ayaa badan war raga xumaanta u yeelayo gabdhood bilan 🌹😍Horta bilan waa gabdha ku daysho mudan bilan abaayo somalia hiilo ma gasho keep going my sweety ❤️🌹❤️🌹😍😍❤️
Masha allah bilan waa gabar isku Filsan iskun kalsoon ninka xun aa galka ah cusuri ah bilan waa gabdha jacayla Somalinimad iyo diintad bilan ilaah ha ku barkeeyo waxba kama halabayo nin xun oo gaal ah waxb kama qaad karo 🌹😍❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️
Mashallah bilan illah baa ka taxdaray una soo diray bulshada ay ka dhalatay laakin dadkeena waxii xumaan waxay u arkaan wax fiican oo kama yaqyaqsadaan mida kale somali waxay tiraa afjooga looma adeego laki xaaji adiga ayaa nala soo wadaagay life ayaa ugu dhageesanay chennelka wariye cabdixamiid oo ayada iyo hooyadeed soo fariisiyay laakin dadka aqliga leh way arkan gabadha yar wax ay gasho inta xun oo social media views ka galay inay lacag kaga helaan waxba sumcadeeda uma dhimayaan waxaa arkayay mid TikTok soo fariisata oo calool xanuunka ka hadasha kuna soo gasho maryam wax ay soo qaadatay wareesigii waxayna ku hadlaysay aniga ayaa yaabay waa taa iyo wax la mid ah sorry bilan dadka somali qaarkod waa dad aan aqoon fiican laheen abaayo laki xaaji wacays waad mahad san tahay illah ha idinka hayo cadowga peace and love ❤️
Maansha Allaah hooyadaa iyo aabaheed Allaha barakeeya qoyskaan Allaha xafido.
Walaahi waxaan aaminsan nahay arintaan Bilan inay Qeyr u tahay oo guul ay u tahay sababto ah Rabi ayaa nagu yiri waxa jiro waxaad shar u maleyso qeyr kuu ah,Maanta Bilan caalamka oo dhan ayaa hadal haayo,ogaaday shaqada weyn ee ay hayso❤GUUL BILAN❤
Mahadsanid abayo Laki Xaji Wacays ❤❤❤❤❤
Maashaa Allaah. Guuleeyso Laki Xaaji wacays Ha jabo oo ha khasaaro cadawga Bilan
BILAN BUREEQO"" EEDO KEEP GOING "" HOW JOOJIN CADOWGA"" HORUMARKAAGA KA XUN-((LAKI XAAJI ❤❤🙏🏻🙏🏻✅️))
Bilan osmaan guulayso kuwa aan caqliga la saaxiibka ahayn warkoodu soconmayo. mahadsanid Laki xaaji wacays .guulaysta♥♥
.
Viva Bilan❤❤❤❤ ,Laki, thank you so much for the information ❤❤❤❤
Bilan we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alah laki xaaji mahadsanid dumaashi nooloow
Bilan guuleyso weliga libaaxada Afrika ❤❤❤❤❤💪🏾💪❣️💖❤️💓🥰
Asc laki haji my sister waan ku salaamay abaayo Somali inta xun ayaa badan war raga xumaanta u yeelayo gabdhood bilan 🌹😍Horta bilan waa gabdha ku daysho mudan bilan abaayo somalia hiilo ma gasho keep going my sweety ❤️🌹❤️🌹😍😍❤️
Guuleso Abaayo 🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️
waa runtood waa jaad cunayaal aan wax baran
nimanka somaliyed oogabdhaha caaya waana duleeyste
Masha Allaha laki cadowga hajabo xabiibti ❤❤❤❤
Subxaan Allaha koobaad news. Maxaa qabiilkeeda loo sheegay, Somalinimo ma lihidaa ? 3:50
Bilan Cusmaan guul mashaAllah iyo Laki Haji Wacays
Maasha allah laki allaha ku xifdiyo ayaan iyo caruurteda allaha xafido 👍❤️
Bilan allaha inoo xafido ❤.
Bilan horay u soco, mamo
Bilan❤❤❤❤
Masha allah bilan waa gabar isku Filsan iskun kalsoon ninka xun aa galka ah cusuri ah bilan waa gabdha jacayla Somalinimad iyo diintad bilan ilaah ha ku barkeeyo waxba kama halabayo nin xun oo gaal ah waxb kama qaad karo 🌹😍❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️
Mashallah bilan illah baa ka taxdaray una soo diray bulshada ay ka dhalatay laakin dadkeena waxii xumaan waxay u arkaan wax fiican oo kama yaqyaqsadaan mida kale somali waxay tiraa afjooga looma adeego laki xaaji adiga ayaa nala soo wadaagay life ayaa ugu dhageesanay chennelka wariye cabdixamiid oo ayada iyo hooyadeed soo fariisiyay laakin dadka aqliga leh way arkan gabadha yar wax ay gasho inta xun oo social media views ka galay inay lacag kaga helaan waxba sumcadeeda uma dhimayaan waxaa arkayay mid TikTok soo fariisata oo calool xanuunka ka hadasha kuna soo gasho maryam wax ay soo qaadatay wareesigii waxayna ku hadlaysay aniga ayaa yaabay waa taa iyo wax la mid ah sorry bilan dadka somali qaarkod waa dad aan aqoon fiican laheen abaayo laki xaaji wacays waad mahad san tahay illah ha idinka hayo cadowga peace and love ❤️
Laki waad garab istaagtey waadna ku mahadsan tahey waayo gabadhaadoo kale somali inta garab istaagtey wey ku mahadsan yihiin .gabdhaan Allaha xafido,
Bilan guuleyso. Cid wax ku yeeli kartaa ma jirto, Soomaali oo dhan garabkaaga ayay taagan yihiin . Guuleyso. Ha niyad jabin , been abuur waxba kaama qaadi karto. Guuleyso ayaan ku leeyahay. Weriye adiguna waad mahadsan tahay, Guuleyso adiguna.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Stay strong 4 ever
Fanaanad isku badashay wariye
Billan wall waligaba goleso
Wlle laki xaji fursad wa siniin ee dhaman wada kashiif sida an channel kooda iska ilaa lino
Bilan cadowgaaga u noolow
hala soo dhigo kuligood duleystayaasha
Yasin halyey hadu yahay iska hubiya sababtu ula xiriiray Aad difaacdid amu islaha qofkase xaramka kaso afla gadeeyey hadu yahay asaga anigu ma arkine wanaag ulama u xiriirin bay ila hatahay al muhim wad difaacatay gabadhada lakiyey sida dooro madow cml fariid habaryar geesiyad ah
Yasin sweden degan waa yaasiin halyey nin shiikha buu iskadhiga oo dumarka u hiiliya balse wuu ceeboobey viva bilan abti guuleyso
Wàadhilo difaacaysa dhilokale
Armaad Hooyadaa ku qaldeysaa iyadaa dhilaa aheyd oo sino kugu dhashee. Wacal inaad tahay hada ka hor aa dad ku yaqaan ku sheegeen.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤