nabsi hani abdi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 454

  • @miskiahmed1930
    @miskiahmed1930 5 ปีที่แล้ว +55

    2017 ku xasuustaa bisha 4 wiil aan bishi labaad is baranay oo jacayl isoo baandhigtay intaan ka aqbalay ayaan hadana lawadi waayay kadib bishi afraad ayuu heestan qoraal isoo qoray inta u horayso
    😫dareen igu kaa qasbaayay
    ilaahay farxad haku siiyo meelwalba aduunka ka joogtid waan kuu xiisay waana kuu duceeyaa mana ilaawi doono jacaylkaadi ❤️💯

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +6

      inaad dayacdo ma ahayn wiilkas aad ku jeclaa, aniga gabadhi hestan isoo qortay manta adunka kuma noola lkn jacyl wanu wada qadanay weekgi hore bay iga dhimatay sidas darted ban hestan manta usoo booqday

    • @inaomer
      @inaomer ปีที่แล้ว

      😢

    • @hamzalucky3381
      @hamzalucky3381 ปีที่แล้ว +1

      Xaaax wlai jararaco igakacday jecel xanun wayo 😢😢😢

    • @Abdirahmanbinibrahim
      @Abdirahmanbinibrahim 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @saara795
    @saara795 9 หลายเดือนก่อน +17

    Still 2024 dhagaysanaya emotional song 😢😢

  • @ixsaancbdi4668
    @ixsaancbdi4668 ปีที่แล้ว +36

    Dakaam maxaan dakaamey daraadaa anoo u ooman OO aaad Adan iidarnaatey
    7/4/2023🥺 habeen sabtiga saacadu 11:41
    Waxaan Dhexe mushaaxayaa culeesyo laygau tall galin 😓waxaan soo boooqan doonaa anigoo caafimaad qaba maaalin uun qoraalkayga🥺😓✌️xasuus💔😭

    • @zuhayliinasaed4940
      @zuhayliinasaed4940 ปีที่แล้ว +4

      Kula mid ahy qof aa daryeel ka rabto oo hdna ku fahmynin mxaa ka xun xita mar qura codkisa ku maqashinynin adna aad u balan blyso illhyw qalbiga ii qaboji ani io inta ila mida😢😢😢

    • @ruuniimoallim7894
      @ruuniimoallim7894 ปีที่แล้ว +2

      @@zuhayliinasaed4940 Aameen Qalpiga Dhamaantena allha Ino Wada Qabojiyo Sxp Xanuunku Waa imtixaane Blse Dulqaad Baa nagala donaya💔😭🥺🙈

    • @malyuunxusen5478
      @malyuunxusen5478 ปีที่แล้ว

      😢waso arky qalbi jab lkn hda alx dhamantin qalbiga inu idin qabobey rajeyna😢

    • @muusAfkaadho
      @muusAfkaadho 9 หลายเดือนก่อน

      dhibta wakula arkey aniganaba lkn alhm wa Ka sookabtey mana xasuusto waxaan kuurajeenyaaa kabasho fican .waxaanaa kugu bushaareenayaa inaa heli doonto ruux adiga ku kejeclaada qiimahaagana garanaya lkn plz markaa ha xumeen qofkaas😢😢

    • @Ganaaneprimaryandsecondaryscho
      @Ganaaneprimaryandsecondaryscho 3 หลายเดือนก่อน

      Guursada wad qooqdeene

  • @AFRIKAMEDIA12
    @AFRIKAMEDIA12 ปีที่แล้ว +11

    Aniga waxaan dhageestay 4/2023 waliba Ramadaan.😢
    Qiso igu dhacday in laga Qoray baan mooday lkn way iga horeesay😢
    Allow Qalbiyada noo Qabooji🤲

  • @abdiwalialimudug6736
    @abdiwalialimudug6736 5 ปีที่แล้ว +12

    maxaan raadiyey heestan 29/1/2019 5:30 pm baan helay waa xili qiimo iigu fadhiya

  • @Ensuldaan
    @Ensuldaan ปีที่แล้ว +16

    2012 ayaa iigu danbeysay heestaan xasuus hadana 2023 ayaan dhaheysan hayaa ramadaan mubaarak 05/04 xasuus gaar ah

    • @Sabirin3
      @Sabirin3 ปีที่แล้ว

      ramdan Mubarak

  • @nuurtojelow
    @nuurtojelow 14 ปีที่แล้ว +30

    kudoortay markaan ku doortay dadkoo idil kaa jeclaaday dunida kaligaa u heysta nafteyda inaad daweeysto ku daalay intaan ku daalay sidii igar dararayoo daryeeloow u sida maqaarka dushaada ku wareegi jiray intaad igu digatay baad daleel igu geys martee nabsigi iigaa dabriyo markeey dacartii ku gaadhay miyaad dib u noqo is tiri iftiin soo daalacaad dabeylo ku aastayoo habeen dadan baad gudee dooqaaga meel kale ka dayo waa mirihii iyo laxankii abwaan cabdi rahman sheeq ahmed gaas musigii karama

  • @Najka275
    @Najka275 ปีที่แล้ว +19

    Heestan wiil aanu deris nahay ba iso diri jiray se maanta waa marxuum 😭dhimashadiisi kadib baan jeclaaday aniguna oo intaa waan wacayaa 😭

    • @cashoqalif5023
      @cashoqalif5023 ปีที่แล้ว +2

      😢😢😢 Qalbiga ilahey haku Qabojiyo

    • @nimcohodanmohamed247
      @nimcohodanmohamed247 ปีที่แล้ว +5

      15.5.2022 😭😭😭maalinkuu sidaa dunida ugatagay ilaaa waqti xaadirkan wlhi sidaa uunbuu iihorjoogaa waanjeclaaday inta bina aadam lajeclaado Lkn aduunkan wuukatagay 😭😭😭😭markasta waan wacaaa numberkiisa codkiisa dhagaystaa ilamanajoogo aduunkan Noloshydii oodhanbaa raacday aduunkan inuu qof ku hadhahay xataa ma moodayo habeenkii iskugu keen dambayn lahyd anaa diiday inaan utago oo is aragno wuu baxay ilaaa turkey 🇹🇷 xaalad cafimaad u aaday halkiibaana uu kudhintay ala maxaaa rajo birburty 330cisho ayaaa kasoo wareegtay dhimashadiisii ala hooyooooyyy beeerka xanuun badanaaaa noloshan 💔💔💔💔😭😭😭😭😭💔💔💔😭

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 ปีที่แล้ว +1

      ​@@nimcohodanmohamed247 😢😭😭💔 samir iyo iimaan dhameestiran oo aad ku ilaawdo rabi hakuugu arzaaqo xanuunkaaga qalbigaa ka dareemayaa 😭🤲

    • @CabdiKaafi-q4k
      @CabdiKaafi-q4k ปีที่แล้ว

      Alle ha uraxmo abayo

    • @FaadumoMuuse-jq4vp
      @FaadumoMuuse-jq4vp 9 หลายเดือนก่อน

      Qasil cab number kiisana saar iy0 waxd xsuus ka haysteyba wll salaada na badso ilhyna bari inuu kaa masax0 wlhi waa qalpi wareege😢😢😢

  • @nimcoadem8546
    @nimcoadem8546 ปีที่แล้ว +8

    14/4/2023 22 ramadaan anoo dhaawacan inshlh anoo cafimaad qabaan rajaynayaa inaan dib usoo booqdo 😥😭

    • @haajaraisse730
      @haajaraisse730 ปีที่แล้ว

      Sory abayo hada se darami 😢

  • @abdirahmanmohamed4971
    @abdirahmanmohamed4971 ปีที่แล้ว +51

    Faani maayo oo dhihi maayo dhowr sano kahor ban daawan jiray sida saxda Ah heestan Cawa ayaa gabar an friends ka nahay waliba asxaab isku wacan iso Qaaday qeybta ugu horeyso wana weydiiye qofka Qaaday sidaas ayana ku imaaday meeshan
    Ramadan day 18
    9/4/2023
    Saacada 3:1
    Suxuur time
    Mogadishu shangaani ❤️🙏

    • @bahjocabdirashidcabdi5403
      @bahjocabdirashidcabdi5403 ปีที่แล้ว +3

      Ani xita tiktok ka Atky cawa ikow ah qofksto jacel somry darema❤️‍🔥

    • @mohametthassanelmi6470
      @mohametthassanelmi6470 ปีที่แล้ว +1

      aaabo mana yaride macalin dugsi kaa ahan jirty😂

    • @abdirahmanmohamed4971
      @abdirahmanmohamed4971 ปีที่แล้ว

      @@mohametthassanelmi6470 waaweynka hesahooda wax iga weydiii

    • @hadrawifarah
      @hadrawifarah ปีที่แล้ว

      2013 Diii ayaan dheegeeysa Jiray Runtii

    • @munamaxamed4820
      @munamaxamed4820 9 หลายเดือนก่อน

      2011 radio xurmo ka dhageysan jiray ilahay ha u naxariisto abdi fitaax qeys dhahi jiray iso daa

  • @naciimobukhaari4019
    @naciimobukhaari4019 ปีที่แล้ว +19

    2023 baan dhakeysanayaa lkn wali dhawaq ma ihi oo jaceylkeyga waheystaa qalbiyada dhawacaa alaha dhayo 🤲

    • @Ensuldaan
      @Ensuldaan ปีที่แล้ว

      Isku xili baan dhageysan hayanaa walal 2012 baa iigu danbeysay heestaan caawa ayaan dib u dhageysn hayaa😮

    • @faskaaweys3843
      @faskaaweys3843 ปีที่แล้ว +2

      Anina waligey ma maqal gawadha Xildhibanada ugu qoranthy kaso arke TikTok 😢

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 ปีที่แล้ว

      ​@@faskaaweys3843 isku mid nahay 😢😢anoo hadaa soo arkay😢

    • @xafsaxilo2921
      @xafsaxilo2921 ปีที่แล้ว

      @@faskaaweys3843 aniga xata xildhibaanada kzoo arkay wn soo raadiyey

    • @sumayosiman9810
      @sumayosiman9810 ปีที่แล้ว

      ​@@faskaaweys3843 same nhy anbo gabadhaas kasoo arkay😢

  • @muniraabdalla8608
    @muniraabdalla8608 4 ปีที่แล้ว +17

    2020 dhagesanoya anee mnte ihesataa dhibka jacel😢😢😢😢

  • @quraishabdihabashow8593
    @quraishabdihabashow8593 ปีที่แล้ว +40

    Xasuus 😢 memories are so sweet 😢 this song used to be my favorite one back at 2014

    • @mohametthassanelmi6470
      @mohametthassanelmi6470 ปีที่แล้ว +1

      tik tok kso aragty mrkz imne mia😂

    • @gaadhhadafkaaga5009
      @gaadhhadafkaaga5009 ปีที่แล้ว

      @@mohametthassanelmi6470 hhh anaa kaso arkay so raadshy

    • @wiilhoog9153
      @wiilhoog9153 ปีที่แล้ว

      @@mohametthassanelmi6470 baastar 😂

    • @sumayosiman9810
      @sumayosiman9810 ปีที่แล้ว +2

      ​@@mohametthassanelmi6470 War hana fashilin😂😂

    • @xjj4591
      @xjj4591 ปีที่แล้ว

      @@mohametthassanelmi6470 6:22

  • @Osmankoks
    @Osmankoks 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ma dhahayo heestan waa hore baa dhageysan jirey
    Lkin maanta anoo tiktok iska dhex wareegaya ku arkey 28/12/2023
    Galab khamiis
    16:54
    Wasoo booqan doona comment insha allah hadii anan dhiman asxaabey like ha ila dhafina ❤

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 6 ปีที่แล้ว +35

    2010 ban hestan ku xasusta mar aanu isku dhacnay jacaylkayga ay messege igu soo qortay ay ereyadu i taabten aan boodalaystay, manzha alah manta lkn wanu wada nool nahay

    • @AbdiMoh797
      @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allah

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AbdiMoh797 haa wlhi lkn manta cidla ban daremaya xaasakygi waa iga dhimaty

    • @inaomer
      @inaomer ปีที่แล้ว +1

      @@saedqozta5386 ilah ha unaxariisto abowe🥺

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 ปีที่แล้ว +1

      @@inaomer amin wll qali😥😥🙏

    • @sumayosiman9810
      @sumayosiman9810 ปีที่แล้ว +1

      4 yr kdib 😮waa kusalmy

  • @jokeraxmed782
    @jokeraxmed782 4 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan Hada iiga dambeYso love HayLa dhaaFiN ❤

  • @iprozkhaliil7254
    @iprozkhaliil7254 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahinwaa hees xasuus badan iguledhay waxaan kuxasuusta 2015 anigo qeen gaar waxaa jirtay gabar aad ijacleyd ana aan jeclaa lkn waqti badan kadib waxaan kacaajisay jacylki iyado wali sidii si kadarn ii jecel anigana illahy amarkii gabadha waana jeclahay in aan waqti badan laqaatana majecli
    Wax talefon ah majirin 2denaba school ayaan isla dhigan jirnay waraaqo ayaan isu gudbin jirnay malintii waxaa laga iyada in ay isoo dhiibto 5 am 6 waraaq oo ay jaceylka iiqabto kucabireyso halka aan aniga 1 ama 2 ugujawabayo waliba anigo wax jaceyl ah darensineyn ogu dambeyn gabadhii way igu caajistay oo waxay ISOO QORTAY HEESTAN oo ay kusoo qortay waraaq malinti aya igu dambeysay anigana waxaana wada joognay kenya 2016 ayan aniga iyo familkeyga u soo guurnay somalia wallahi gabadhii waxaa jaceylkeeda aan dib ka daremay 2017 markaas ayaan radinay telkeda iyo wax aqbarteeda haayo nasib daro waan wayahy 2019 markii lamarayey ban malay in ay 2bil kahor qurbaha aaday waliba USA aad ayaan oga qoomameyay waqti wacna iyo jeceylkii ay isiin jirtay
    Markii lamarayay 2022 ayeey wiil ree norobi ah ku aqal galeen magalada nairoobi iyadoo waliba asaga dartii utimid nairobi😢😢😢

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 7 หลายเดือนก่อน

      Doqoni Dib Bay Ka Qoomamaysaa Baan Maqlin Jiray Agote Gabadhu Geed Ma Ahayn

  • @UsaameTuug-jw2ws
    @UsaameTuug-jw2ws ปีที่แล้ว +11

    Inta xildhibanada kaso racdey kalaya😂ani 2010 maqli jire

  • @Qani_10
    @Qani_10 ปีที่แล้ว +18

    From Tiktok hadaa heestan macaan soo booqato wax lee ii reeb🥰
    9/4/2023 Isniin 10:00PM

    • @Q-E-Lab
      @Q-E-Lab ปีที่แล้ว

      Haa cawa so boqdey

  • @ixsaanmahdi4488
    @ixsaanmahdi4488 ปีที่แล้ว +3

    Heestan qalpiga ixanuuna markan xasuusto waxyalaha qar oo sidhaba ay uqeexayso 2023😢😢😢💔💔💔

  • @masterburco2official128
    @masterburco2official128 3 ปีที่แล้ว +13

    heestan waxa igu horeysay markey ahayd 2014 lkin marka badiyo ayan jogay bisha ay ahayd iyo malintaba maxasusto wallahi lkin malinta malin iguwayn ayey ahayd qofki reer badiyo aya garana malinta gabar ayano dhalatay waliba arday ayan ahay dugsi hiiraan ayan jogay lkin hada turkey ayan joga trikh 15/7/2021 23:17pm

    • @ThomazParkly
      @ThomazParkly ปีที่แล้ว

      Nᴀsɪɪʙ ᴡᴀᴄɴ💔😰

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 3 ปีที่แล้ว +6

    Tan iyo 2013 wan raadinayay wllhi heestan xusuus bay igu leedahay Cajiib caawa ayaan helay 2020 November 😭❤❤

  • @bishaarcadaanigole6939
    @bishaarcadaanigole6939 2 ปีที่แล้ว +12

    Heeskan xusuus gaara Bay igu leedahay 2011 Bay ahayd Mar aan buurtinle joogay kabar qaad aan ka haystay Bay 30ka bisha iiga daarnan jirtay ✌👏💫

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ ปีที่แล้ว +4

    Hani cabdi wan jeclaan lahaa 3 hees aan jeclhy ayaad qaaday heestan anoo ciyaala maqli jiray lkn ma fahmi jirin xaqiiq blse qof ayaa nabsi iga galay waan sugaya maalintuu isagoo calacalayo isoo laabto 10/10/2023 habayn talaado ah💔😭

    • @AbdiaziizCaska
      @AbdiaziizCaska 8 หลายเดือนก่อน

      Kwrn qofkaas Hadaad iska Cafisid wayo cafiska wax ka fiican malahan talo wll nimo leee🙏🙏

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 3 หลายเดือนก่อน

      wuu idhawacy wlhi😢😢​@@AbdiaziizCaska

  • @ifraxifrax6985
    @ifraxifrax6985 6 ปีที่แล้ว +7

    Heskan marka maqlo wllky mahad an xasustaa oo aad ujeclaa hestan ilhy haika dayooo miss you ❤️

  • @aishahassan9336
    @aishahassan9336 5 ปีที่แล้ว +12

    Maxaan radiyay heesta 1/9/2019 10:30 ma ilaawo xiligaan helay waaye

    • @abdirisaaqsankaibraahin6158
      @abdirisaaqsankaibraahin6158 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi bilahy imbadan ayan ampa radinyay cawan helay 9/4/2019 old memories axey😓😓

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 ปีที่แล้ว

      Ana caawe baan heley hhhhh 2:09am malintu waa axad bishu waa 7 /26/2020

  • @NajiibAbdulahi-b4z
    @NajiibAbdulahi-b4z 6 หลายเดือนก่อน +3

    dhihimayom dhowarsano kohora dhageysan jiray 😢 lkin hani abdi hesaheda hesta Ana ogu jeclahy waye 19 /4 2024 habenimo oo sabti aha sacadu tahay 22:56 😢 Qoralka insha alah anigo cafimada qaba🥺 wan ku so laban dona 10🌎 sano😥 kadiba hadu alah igarsiyo 😭💔😫🏃

  • @maryamaabdullahi6375
    @maryamaabdullahi6375 ปีที่แล้ว +3

    2022 sndkii mdobaaaaa😭😪

  • @ifrahjanaay496
    @ifrahjanaay496 ปีที่แล้ว +3

    2013 anoon fahasanen iska dhagesan jjre
    Balse caawa aad baan ufahmaya eryadan aadbey ii damqinayan😢😢😢

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 7 หลายเดือนก่อน

      Dacartii ayaa ku gaadhay

  • @QasimHassan-nk2qd
    @QasimHassan-nk2qd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heart broken song waa hees iga dareen hadlayso ahlam maxad igu samaysay 25/9/2023😢💔

  • @nasriinamoha1127
    @nasriinamoha1127 ปีที่แล้ว +7

    Idaraay intuu idaray
    Cishqu daray adak isaray
    Sidii roob igu da ayeey
    Dadkuna igu dawaneysay🥺💔

  • @hibolucky5523
    @hibolucky5523 4 ปีที่แล้ว +7

    First day aan maqlo tiktok kaso arkey 2020 February 3 malin jawi dagan ah roorob tahay💕💕💕❤️🙏

  • @mohamedmahdi9622
    @mohamedmahdi9622 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 yaa ila dhgaYsnaYa toLow 😁❣️

  • @duule77
    @duule77 8 หลายเดือนก่อน +3

    10 February 2024☝️❤

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 ปีที่แล้ว +5

    😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭 nabsigu ma haree marbuu kula haraya
    allow itus isagoo dulaysan o cidla jooga .
    30/8/2022
    😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥😥

    • @yahyejemes1900
      @yahyejemes1900 ปีที่แล้ว

      Alla walaal saaas hadhihin 😢

    • @ahmedrashidahmed9115
      @ahmedrashidahmed9115 ปีที่แล้ว

      Iskaa caafi walal oo samir Illahey kuwii sabra ayu lajiraa😢

    • @sahrasaeed6793
      @sahrasaeed6793 ปีที่แล้ว

      @@ahmedrashidahmed9115 hy😥😥😥

    • @sahrasaeed6793
      @sahrasaeed6793 ปีที่แล้ว

      @@yahyejemes1900 😥😥😥😭😭😭

  • @rahmaismail1123
    @rahmaismail1123 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan dhegaysanaya 2023 8/april haben Ahada 8:00pm 😿💔

  • @IkrancabdiMaxamed
    @IkrancabdiMaxamed ปีที่แล้ว +3

    Hestan iyo heeso kle oo bdanba waxaan ku xasuusta wil aan is jeclyn 2018ki ano mglda muqdisho ka imid oo joga gobol kamid ah gobolada galmudug ayn waxan aady tulo ka mid ah tuloyinka itobiya waxa xiri isoo badhigty wil aan is naqaany ciyal nimadayadi kadib wn😭 ka yeely xirirki nsib wang waxan is guursany sanadi 2019kii bishi 4 rad waxaa na soo dhex marty 5 bilod
    O xirir qurux bdan aha waxn farxad wada qaadanaba jacylkygi 😢axmad wn is arosny
    Mudo 6 bilod ah markan wada jogny aya axmad waxaa la dhihi jiry is😢ma gaydan gabadhan oo maba gaydid asna waa i fury
    Mesha aan isku arosny asi qabilkiisa daga
    Marka wn kala tagny axmad😢 ano uur 3 bilod ah leh kadib meshi wn ka tagy ilmihi waxan ku dhly mgalada galkacayo waxa damcy in aan xiririyo😭 axmad waxn arky in uu dhibsanayo hdalkyga kadib wan iska dayey ilmihina wsy iga saqiireen 😭alx asi wuxu gursady gbr ay isku cid yihin meshi aan ku kla tagny buna dagan yhy marka waqti aan sas u fogyn ayuu malin isoo 😭wacy waxuu i dhhy wa axmad abyo waxan rabaa in aan isku soo labano ana waxaan iri qabiilkii aad shly iga tagty ayn ahy anoo wali jecel adunka qabyalad ha la iska ilaaliyo soomaliyey 😭😭😭😭😭

  • @hafzoabdiaziz3667
    @hafzoabdiaziz3667 6 ปีที่แล้ว +6

    xusuuus wlhi heestan waxaan kuxasuustii 2010 anigoo yar wiil xooog ujeclaaday ayuu iguyidhi ciyaalka lamasheekaysto haybaran hadane 2012 ayuu igadalbaday inaan lasheekaysto markaabaan heestan marwalbo dhagaysan jiray😥😥😥😥😥😥😥😥😥

    • @abdialifarax6107
      @abdialifarax6107 6 ปีที่แล้ว +1

      Hafzo Abdiaziz naga yarey huuno 😂 habiqleyso

    • @cabdinaasirduqow
      @cabdinaasirduqow 6 ปีที่แล้ว

      Hafzo Abdiaziz hhhhh waa iga qoslisay marka so waynatay ina shidanta u ku arkay bu yiri qofta qabo

    • @haboonmohamed3781
      @haboonmohamed3781 ปีที่แล้ว

      jcylka yaraanta waa balo

  • @CabdiFataax2043
    @CabdiFataax2043 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waxaan daawan day march 2020kii la maxaa murugoonjiay bn kaan dhagaysto xiliga intaka heshay like iisaara

  • @mohaaam5852
    @mohaaam5852 6 ปีที่แล้ว +6

    😭😭best love song oll time 👑cimamada ku tura
    Ani wa ku turay gab👑👑💔💔

  • @HamdiAbdukadir
    @HamdiAbdukadir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cwo wxn heesta dhageysnya ano anan xta qoralka qori krin illin daraded ma aha kliya inan wyey qofka jcla ama u iga tgy balse nllsha igu adkaty wxn ku jira xld anan halkan ku qori kreyn wxa igu adkady albab wlbo furidisa kan alle moye dhan kasto wxa iga hysta xnun iso duceya inta iga danbeysay😢😢😢😢

  • @shuaibabdisalan09
    @shuaibabdisalan09 ปีที่แล้ว +2

    This song was a memory for me Gabar 2012 isla hadli jirnay oo aan jeclaa ban so xasuustay inay nooshahay & inay dhimayay kama warqabi walahi😭😭

  • @Somalivocal
    @Somalivocal 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Markaan Arkay Asli Farguud ayaa ku qornaan jirtay 2010 remember

  • @drmohamedaadan6952
    @drmohamedaadan6952 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaxa xasusta 2012 ban dhageysa jiirey xasus baa igaa rebtay ruunti thanks hani cabdi

  • @ahmeddaad931
    @ahmeddaad931 2 หลายเดือนก่อน

    Hadad dawaneysid 2024 old is gold 😢❤

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 ปีที่แล้ว +15

    What an emotional song!!!! ❤🥺

    • @miskisaed6317
      @miskisaed6317 ปีที่แล้ว +1

      😭❤

    • @mohametabdulkadir1597
      @mohametabdulkadir1597 ปีที่แล้ว +1

      @@miskisaed6317 inader ma dhibta i haysataa ku haysata adna 🥺

    • @miskisaed6317
      @miskisaed6317 ปีที่แล้ว +1

      @@mohametabdulkadir1597
      Dhibka mayre ilhy jcylka hnaga dhaqo xanunkisa😭

    • @mohametabdulkadir1597
      @mohametabdulkadir1597 ปีที่แล้ว +1

      ​@@miskisaed6317 Amein inaabti. ❤🙏

    • @miskisaed6317
      @miskisaed6317 ปีที่แล้ว

      ​@@mohametabdulkadir1597
      Waso wada boqn dona anako buskonay i.a one day❤😢

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 6 ปีที่แล้ว +12

    jeclkeygi yaranta 😭😭cafiisbaan kaa dalbanaya waan dareemii wayeey jeclkaga 😭😭😭I am so sorry walhi

  • @miskisaed6317
    @miskisaed6317 ปีที่แล้ว +4

    Xasus hestan wlhi
    Wan raadin jiry cawa ayan
    Arkay😭❤
    Ayado rmadn ah
    00:20
    Friday April 6😭
    Intad igu digaty
    Baaaaa

    • @jihanzanyare5704
      @jihanzanyare5704 ปีที่แล้ว +1

      Isku waqti dhagaysan❤ 11:49 am 7 April Sun

    • @abdinasirmohamedaweis9916
      @abdinasirmohamedaweis9916 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid ban ahy 8 April 2023💔🥺

    • @miskisaed6317
      @miskisaed6317 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirmohamedaweis9916
      Ilhy hanwada cafiyo abwe😭❤
      Xanunka mid qarar waye😭

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +6

    Hani Cabdi ❤ alla mxaad cajiib aheyd codkaada 100%100 💋💋 balse waan ka xumahay 2010 ilaa hda inaan wajigaaga arkin

    • @waa_abdikarem
      @waa_abdikarem 2 หลายเดือนก่อน

      MA HANI UK BAA MISE WAA FANAANAD KALE

  • @TheSamiirsc
    @TheSamiirsc 12 ปีที่แล้ว +5

    wow.. masha allah.. hani ... caadi mahan wallahi...
    cooooooooooool....
    keep it up.. sis
    cod dahabiyaa ilaahay ku siisay..

    • @omarabdi4359
      @omarabdi4359 9 หลายเดือนก่อน

      Sxb hada intee kusugantahay wakhti badan ayaa kasoo wareegay😢

  • @mssno6368
    @mssno6368 7 หลายเดือนก่อน +1

    After 14 years still I’m watching 😢

  • @soomanekala5965
    @soomanekala5965 7 ปีที่แล้ว +9

    wllhi heestan wxn kuso xasustay gbr aan hada kahor aan is jecldyney lkin hda wa igu kli because qofti ilhy ha u naxaristo

  • @sacdiyohassan3883
    @sacdiyohassan3883 ปีที่แล้ว +6

    Mar kale baan dhageysanaya anigo dhaawacan heeskan 😢❤

  • @NadiifoCabdiraxmaan
    @NadiifoCabdiraxmaan 9 หลายเดือนก่อน

    Hadda wa 2023 2bo sac kadib waxa galena sanad cusub 2024 allow sanad qerleh noga dhig allahuma aamiin😊🤲🤲🤲

  • @sumayojamal5424
    @sumayojamal5424 ปีที่แล้ว +9

    😢😢😢😢heesaha wey kusii dhawacayan lkn wa darenkeni oo hadlaya oo an dhageysaneyno wllahi 😭😭😭😭💔💔💔💔waku necbahay qofki xumay AA jecladayow

    • @ahmedrashidahmed9115
      @ahmedrashidahmed9115 ปีที่แล้ว +1

      Sorry walal😢 u don't deserve that Miid qeer qaba Allah kugubedelo😢

    • @Shacni.
      @Shacni. ปีที่แล้ว

      Sorry abyo ani xitaa😢😢

  • @abokorMukhtaar
    @abokorMukhtaar หลายเดือนก่อน

    Waxan ku dhex jiraa xaalad xun dhan walba insha Allah Anoo Cafimaad Qabo oo soo kabtay insha Allah 22/9 /2024😢😢

  • @nimcafarahelmi
    @nimcafarahelmi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuuus 31-12-2023
    hpenki ugu danbeyyy 2023
    hestaan xusus Igu ledahy😢😒

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 ปีที่แล้ว +2

    heestaan 2011 baa iigu horeysy maqalkeeed walaashy ayaa dhegysan jirtay aduunyo markaas qiimahah heestaan ma garaneyn lkn caawa waan fahmahyaa😢❤

  • @AliishaQueen
    @AliishaQueen ปีที่แล้ว +2

    Aniga heestan wan iska jecalahay ilaa iyo hada 2020💔 2023😢 aniga marwalba waxaan dareemaa qalbi jab waxaan nacay nin oo dhan💔🙏🏿🥹😭😢

    • @hafsinaofficial2071
      @hafsinaofficial2071 ปีที่แล้ว +1

      Ha niyad jabin abyo aduunka sidaas iska ah waayuhu marbeey kuu wacnaan xanuunkasto ka kabso abyo😊❤
      Qofwalbaana qofaa lagu ilaabaa xitaa qofa jeceshahy hadu yahy ka talaab abyo aduunkana waa sidaa dulqaadn iyo samir ku gudub❤

    • @AliishaQueen
      @AliishaQueen ปีที่แล้ว +1

      Abyo Mcn wan runtaa Walaahi 😢Inashallah waa laga baxayaa 😢

  • @craxmaanclaahi6917
    @craxmaanclaahi6917 4 หลายเดือนก่อน

    Waa Habeen xusuus badan anoo ka cafimaaday Dib udhaystay caawa

  • @mumtaazedebsan7568
    @mumtaazedebsan7568 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan Dhagaysanayaaa 2023 April 5 Maalin Arbaco Ah
    IlaahaY Qalbiyadena Hainoo QabooJiYo 🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa 2013 ayaan raadiyay heestan hada uunbay si kadisa iiga soo horbaxday Playlistgaan ku hubsaday xasuuso farabadan baa igu soo xaadiray

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b หลายเดือนก่อน +1

    Oh from tik tok Emotional song's❤😢

  • @HodanMaxamed-e9t
    @HodanMaxamed-e9t 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 ama gul ama go an I a remember 😢💔

  • @idirishassan2280
    @idirishassan2280 ปีที่แล้ว +1

    2013 degesan jiree ano arday aah secdary aaah gabar jecel uqaathi wanaa ushegaan wayeey 😢2023 dip udageysanayaa

  • @qalbideeqa4974
    @qalbideeqa4974 8 ปีที่แล้ว +17

    ala maxaan raadiyay heestan garac aan bari jeclaa ayaan ku karbaashay xasuus 2013

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus ayaan galay runtii 2023 ❤

  • @wadnihibadwaynta2014
    @wadnihibadwaynta2014 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla markaan caawa arkay heestan waan naxay waayo bari xabadan wada sheekaysan jirnay ayaaa boodhka igaga garacday aniguna barigaa waan ad adkaayo deee way igu karbaashtay

  • @NimcanNimcan-ul8kx
    @NimcanNimcan-ul8kx 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan ku xasuusta ano joga harta shekha 2017

  • @XamdiIbraahim-uf8dw
    @XamdiIbraahim-uf8dw 12 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @axmednuur4481
    @axmednuur4481 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wa xasuus igara 2014
    13 April 😫😭🙏
    12 February ya ila dawanyo😍

  • @zahrazuhuur9002
    @zahrazuhuur9002 ปีที่แล้ว

    Xasuus 2016 to 1
    2017 sanadahii igu ada kaa oo an iloobi laahy

  • @AsadAbdi-n6d
    @AsadAbdi-n6d ปีที่แล้ว

    Waa markii igu horysay oo an dhagyst aad baan uga helay hestan qof qali igu ah ay i soo diray

  • @kadoon22
    @kadoon22 2 ปีที่แล้ว +2

    2011 ayay inan iisoo qortay heestan waan layaabanaa wakhtigaas lkn imika ayaan fahmay waxay inantu ka hadlaysay

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 8 หลายเดือนก่อน

    2011 ayaan dhagaysan jirey waa hees aad u macaan

  • @zadiiqcalih3785
    @zadiiqcalih3785 5 ปีที่แล้ว +1

    2010 wllkay iGa wayn Oo mopil ka dhagayzanaya ayaan xazuztaa Wan jeclaan jiray markuu Gayztaba

  • @mohamadsaska2443
    @mohamadsaska2443 6 ปีที่แล้ว +8

    Nabar jcyl sinaba kaagama tirtirmo, jcylkuna lagama maarmo Allow kuwii isku daacad isku daaa

  • @qaaliluula3610
    @qaaliluula3610 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan waxaan dhageyaan jiray 2010 hadda waxaan dhageysanaya 2023
    Intaa hadda ogaatay in fannaanadan tahay Haniyeeta like saar

  • @AyaanDaheirAbdylahiWarsame
    @AyaanDaheirAbdylahiWarsame ปีที่แล้ว +2

    heestan waxan maqlay anigo yar meel qad lagu gado ayan mar walba ka maqli jiray kama danbays cawo oo ay thy 2023 ayan so radshay wana helay wana hees dareenkeda watada😭🥺

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 4 ปีที่แล้ว +5

    Heesta mugan dhagasto beerka i xanuuno wayo gabar an schooleey ahayn aya kaftan u shknasday aydane jcyl ayey ii qaaday ase ii so diraty marki igu horeso an maqlo alle hanaga cafiyo 😭

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 9 หลายเดือนก่อน

    Xasuus wlhi /1/12024
    Cidii iga danbeysa lekta isaara❤❤

  • @xirsijama2850
    @xirsijama2850 9 หลายเดือนก่อน

    2013 xiligansan sxbtay isodiir jiirtay

  • @nastiish7653
    @nastiish7653 ปีที่แล้ว +1

    😭xasuuus qofka 2014 barty ban u dhageysanya cwa

  • @MohammudMohamed-u6f
    @MohammudMohamed-u6f ปีที่แล้ว +1

    25/09/ 2007
    Jacey 7 sano socday misana aan guulaysan ❤

  • @qaaliibraahim1
    @qaaliibraahim1 ปีที่แล้ว

    wa marki igu horese an maqlayo heestan aad ayy u tabaneysa dareenkeyga
    habeen Arbaco ah
    26 April 2023
    Mogadishu Somalia
    19:58 58sec

  • @Maliiziina
    @Maliiziina 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan dhageysanayaa 22 feb 2024 wn maqlijiry hestaan saas darteed bn usoo raadiyy💔💔😢

  • @abdiqadirabdullahimohamed2872
    @abdiqadirabdullahimohamed2872 5 หลายเดือนก่อน

    Heestsn 2013 baan dhagaysan jiray 😢

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus 2013 😢😢

  • @NasteexoIndho-b6i
    @NasteexoIndho-b6i 5 หลายเดือนก่อน +1

    19/4/2024❤

  • @xaliimodaahir3571
    @xaliimodaahir3571 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus wlh 2012 😭

  • @laylosiciid3071
    @laylosiciid3071 ปีที่แล้ว +2

    2023 so xusuustay heestan 2015 dhagaysan jiray

  • @aliowhussein1078
    @aliowhussein1078 ปีที่แล้ว +1

    This song is soo special i will be looking for long but all in all i hve got wllh when i am listening this song 😂😂😂😂

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว +1

    Alh hees aan jeclhey oo aan yarantaydii kudhageysan jirey
    Waxaana kuxasuustaa dhalin badan oo aan hada kala fognahey aan wada dhageysan jirney heestan
    2022 ban heley farxad

  • @thomasmuller8112
    @thomasmuller8112 6 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Crama best Somali musician

    • @WiillkaSiinka
      @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว

      Nacam pro reeer karaama ku heestan musica

  • @QasimHassan-nk2qd
    @QasimHassan-nk2qd 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhagaysanya 1/4/2024 hbn axad ah cimriga io cafimadka ilahow isiyadi in.alh marxallada hada an kujiro mid kawangsan ayan rajayn inu mar ilahay ila kulan siiyo😢🎉❤

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 2 ปีที่แล้ว

    cadaado 2012 xiligii burcada maxay heestaan shidneed

  • @Fihiimaquule
    @Fihiimaquule 9 หลายเดือนก่อน +1

    2013 xasuus ala heestan maxaan ku ooyay alx hada qosol lee iiga cadahay 😂😂😂😂😂

  • @fatushsalathajir817
    @fatushsalathajir817 ปีที่แล้ว +2

    2014 aan dhageysan jiry wlhiii anoo jecel walya ah ihaayo wiilkii mana is calfanin😂

  • @ramlomohamedramlo2878
    @ramlomohamedramlo2878 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus wlhi yara jeclaa hooyo mcn maxaan ku xiisay waxey idhihi jirtay wad yartehee yad jeclatay

  • @cabdimoha3025
    @cabdimoha3025 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 yali dawaday