#farxiyotawakalfamily

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • ‪@FarxiyoTawakal‬

ความคิดเห็น • 136

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    anigu🎉ilaa hada.waxan.garan wayey.farax.wuu.lacawdo🎉mandama.uu.nimcadas kujiraan.qaarbaa.xataa.ladhofiyaa.cadalad.aduunka.kuma.arag🎉team.farxiya.salan.gobeed.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Akp83366
    @Akp83366 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaa xaqiiqa ah Ninkaas in uu In wanaagsan yahay Ninmanka qaar ayaga ayaa is badalo markeey guurkale damcaan taas ayaa keeneeysa in gabadhuhu maseeyraan masha Allah reerkaas Allaha barakeeyo

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shar iyo Shaitan iyo Shaitan Insi ALLAHA ka qabto ALLAAHUMMA AAMEEN.

  • @SaafiTifowxasan
    @SaafiTifowxasan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah sister qiro Allah ku barakeeyo adiga caruur iyo xajiga ❤🎉🎉

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Aniga sheekadan bilaw ilaa dhamad qosol leeee ku jiraa😂😂😂 lkn m.a waa dad wda wngsn allha wada barakeeyo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asc mama farxiyo aniga minyara ayan ahay minweynti maser aya kudhacay Lakin xajiga nin fican ayuu ahaa WA nakala qari jiray xajiigeyga allaha unaxaristo aamiin yarabi

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@faizaabdulla3604 maka dhintay xajigada Allaha unaxaristo adiga minyaro fiican maaehed mise xinleey 😂😂😂

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax walba sidaad ka dhigato waaye ILAAHAY aa banneeyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umalkhayr-x8c
    @Umalkhayr-x8c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ala hadan bilaban shaqadaa ku dhagaysan manta cawa madawan kare ❤❤ wanku salamay farxiyo indho deqay❤

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    dhulkeena nimco ayaa fadhiya😂 yaa nin iga dhiga🎉sacadaan 4dhac yaa alaha bal farax arka nimcadu kujiro mashalllah 😢habeen wanagsan team farxiya❤❤❤❤❤❤❤

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga ninkaada afar u ogolow aaa u soo aragtid gabdhahan nolosheee ku jiraaan😂😂😂

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkk

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Hafsonor22 ma guusan mana guursanayo sidee daremeysaa

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@isramaxamed4963 naaa guurso oo ninka aa guursatay aan kula qeeeb sado waa haduu taajir noqodo aniga faqiir ma rabo😂😂

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Masha allahi alle ha idiin xifdiyo xafidullahi reerkana raabi ha idiin barakeyo kala dhantalna ha idiinka koriyo isha adanahana ha idiinka xijabo 🤲❤️.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah waa nin iyo xaasas ducaysan. Iqra soomaali xasarad kama dhamaato keyna inaad joogtaan baa la idiin qaatay sababtoo ah hadal idinkama daynayaan tii dad uugu dhowayd baa la yaaban oo leh waa sixiroole meeshii la rabay inay Masha allaah u dhahdo marka soomaalida ka carara kenya meel gees ah isla dega afartiina iyo caruurtiina baaba isku filane ilaaahay shar iyo shaydaanba ha idinka xijaabo

  • @Susuu7777
    @Susuu7777 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Gabdhaha tik tok ankuso wargeliyay iney You Tube farxiyo tawakal qisoyunka dhamestiran kawadan welcome

    • @Fartun-ic3oo
      @Fartun-ic3oo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤ sodhawow

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah haydin barakeyo reer kina mansha allah

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nin duceysan aa naago wangsan helaa. Allaha barakeyo reerkaas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah wa nimcoyinka allah baxsho asxabay qoyskas balaran masha allah u soqora mida masayrka wa camal shaydan mida kala badsada digriga iyo qur anka 🥰🥰❤️🙏

  • @iqroxuseen2743
    @iqroxuseen2743 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Masha Allah 😮ninka baa wanagaas ka danbeyay❤ afar ninka loogu talagaly oo dhaqan karo 😊

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MashAllah qoys qurux badan Allow usiyaadi wanaagoda

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wllhi been ma shegayi sas ma samey lahen😂😂shekadan qosol waye masha Allah ilahey maserka xun haanaga madobeyo

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanaagu ninka ayuu kasocda sirta fahma gabdho ninkani Rijjalki Quranku shegay MashAllah

  • @nimconfg
    @nimconfg 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah tabarakallah ❤❤❤❤ Allah haydin xafido isha billi aam kanah Allah haydinka haayo aamiin yaarabi ❤❤❤.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    GABDHAAN WAANA DHIRII GALIYEEN ILLAAHAAY HAA IDIIN HAAFIIDO

  • @KhadiijaHassan-i4v
    @KhadiijaHassan-i4v 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Baz ani waa isdhiibay nin naag qabo oo maskiin ah lee guursana😂

  • @Khadarmaxamed-ik2rq
    @Khadarmaxamed-ik2rq 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wcs farxiyo

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caajib ya cajib❤❤

  • @CayshoMohamud
    @CayshoMohamud 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anigu maseer baan udhiman lahaa way iga dulqaad badan yihiin 😂 say masha allah❤

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naagha lacagta saxiib ka dhigtay haduu ninkaas faqiir ahaan lahaa walee inee 4 naagood hishiis ah lama arkeeen nin gacan furan lacag heesto heleeen 😂😂😂

  • @fadumiinichanel98
    @fadumiinichanel98 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah waa sheeko cajiib ah ❤maseerka waa camal sheydaanee allah naga haayo

  • @ashacuud7234
    @ashacuud7234 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    qof iga horeyo majiro cawa

  • @anuushali2994
    @anuushali2994 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyahassan4449
    @farhiyahassan4449 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma sha Allah Allah iskubarakeyo

  • @FarxiyoMaxamed-be3fg
    @FarxiyoMaxamed-be3fg 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaha mayaaaaa

  • @MahadJidhaan-jz2by
    @MahadJidhaan-jz2by 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash Allah

  • @sagalsalaad421
    @sagalsalaad421 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a waa nolol fcn wallhi ❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah tapaarkalaa❤❤❤❤

  • @idman-p8x
    @idman-p8x 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allh wlee sas ma sameyn kari😂 ilaahey ileh

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @MuhammadIbrahim-xp8yf
    @MuhammadIbrahim-xp8yf 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mashaalah qois kudeyasha mudan❤

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah ❤❤❤

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xbbti ku lahaaaa 😂😂😂 ninka iqabo ha arooso haduu rabo lkn dhuq dhuq ma jirto 😮😮😮😮

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkas halshay Ayaan ku jecladay waa in adan guriga lakenin raga🎉taas bes Ayaan ku racay ok alaha kusahlo wll hadii ninka baxo waakudhamatay 🎉habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey 🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋❤️❤️❤️❤️😘😘💐💐💐

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aslm alkum when husband is good and knows region and act good woman will stay like sisters Big problem is husband. This husband is perfect May Almighty Allah grant him jannatul farthouz. Congratulations to united your women's Jazakallahu kheyr

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wll farxiya❤❤

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadimahane Wawa💋💋💋🥵

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Shekadan maseerki aan ka qaday anoo youtb kale fariin ku qorayaa is arkay aan farxiyo chanlkeeda usoo waday ilhow naag naar ka magan galay 😂😂 walhie qac baa igasoo yeertay mise dhowr saac kadib reply aan aqoon maag baan u imi laxawala ….walal maxad ka masertay iyo maxaa kumaray uun baa meshii ugu imi naxdin delet soo iro soo cudubilaystey 😩

    • @XARAGO704
      @XARAGO704 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kkkkkkkkkkkkkklk😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 🫡🫡

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaas wax laga maseyro maha sheeko qurux badan waye😂😂😂😂

    • @suadaadan1282
      @suadaadan1282 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      What is maser? Cidi garaneso xaso shegto macnaha ( xana cebobina)

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo allaha unaxariisto

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaasheey aaaaaa

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ereygaas aanwada ilaalsano waan nici rabaaba😂😂

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabadh aan saxib nahay hooyadeed ba,naag lala guursaday waa laga qariye kadib warka loo keenay si looga waalo. Lkn ayada tidhi Gabadha maxaa layga qarinaya ila soo deji wllhi far iyo faraanti weeye.

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Maamii❤😂Sheekadan qosol wlhi kulahaa ninka noo ilaali xaanka ilaali yaa😂wuuba buuxsame
    Ilaah baan ku dhaarte nin aanan ku samiyeen naagta ninkeyga ii haay aahaa dhex marte aan xitaa la hadleen😂😏😏

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mapa gursadeen nin nago intu keno guri wada dajinaya lkn Alla haidin parakeeeyo nolol qurux padan paan idin rajaynayaaaaaa

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Afar naaag ninkaan oo kle ayaa loogu tala galay maha raga kuwooda jilicsan ee haba mid u carab laalaadinaayo😮

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lkn raxmoy nago ficnbu Helay qar ka mida hadu heli laha wu guban lahaa sida raxma iyo asmo kalee team maseer 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahraadandahir571
    @sahraadandahir571 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wan sogaey cawo dhaan🎉

  • @CaashoYuusuf-c8m
    @CaashoYuusuf-c8m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allha ❤😢

  • @UmuNaimaofficial
    @UmuNaimaofficial 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    TH-cam iisoo booqdo walaayaal mahadsnid 🙏

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka ha laga barto cadaalada Masha Allah tabarakallah allow isha iyo cadowga ka ilaali

    • @QureeshoAbdi-j9g
      @QureeshoAbdi-j9g 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Amiin ❤🎉

  • @Nimcoabdillahi-b7z
    @Nimcoabdillahi-b7z 43 นาทีที่ผ่านมา

    Masha alllh walahi waa cajiib😂

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lkn nimanka qaar ma,jeclo xasaskooda heshiisa ama is dhex galay. Nin ba labo isla qabo ayagoo sheekesanaya hadu arko oo aamusan wuu shaki jirey. Mid hadee xanaaqdo ta kale wey xanaaqe.

  • @RodaH-j8r
    @RodaH-j8r ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaam alaikum farxiya tawakal sister ❤❤❤

  • @UmmuSudays
    @UmmuSudays 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @MariaApdirashiid
    @MariaApdirashiid 21 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahow samir wngsn isii

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MIiraha JANNADA ayey isla guranaayaan.

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kolay anigu naag la ilaa qabo in aan la sheekayto ama hadlo ha iga sugini iqro mya mya lama amini karo iga ilaali bisinke 😂

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 22 นาทีที่ผ่านมา

    Fadxiya walahi way igudhaday 😂😂😂

  • @Hamdi-q9b
    @Hamdi-q9b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dulqaad ilahey ha idin siyadiyo abayo isku dhiig manihin umaleyna

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alla ilaahow dul qaad aan saas ku sameyo isii yaarabii😂 wllhy hapo iqroy saa sameyneysin markaa dhayste waan ku farxaa hadana gadalaa ka xanaqaa mo ogi wax iga qaldan m.A idinma cayumo❤ isoo duceya anna markaa reer yeesho i.A in uu ilaahy dulqadkiina oo kle isiiyo😂
    naag layla qabo qolkayga jiifla ubaneyaa aboow kab weyn waye taas ima gasho ani😡😂

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Snapchat maxaa kuugu qoran aan soo arkeee 😂😂😂

  • @sacdiyaahmed239
    @sacdiyaahmed239 นาทีที่ผ่านมา

    Asc farxiyo sixiroole ega dheh kkkkkk❤

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farxiyaaay sheekadiii qamar meel ku sheeg maba dhameynin

  • @Farxiyaali-lj2ft
    @Farxiyaali-lj2ft 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    shekadan danwacajiib

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    naag maseerto hada aragtid ninka waye sheekadaan shekadii ka horeyd e gabdhi rer hargeyso iyadana afar an u guuriyayy dheheyday aydna raga kala wanaagsan Masha Alh alle ha barakeeyo ❤❤

  • @DakayunisAbshir
    @DakayunisAbshir 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow barakeey iqro familkeediba❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mama farxiyo aniga waligey minweynta KAMA maderin iyada Igarashi jirtsy mana isdsqalin jirin ok

  • @AsliMclnyare
    @AsliMclnyare 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Intaa qiso dhageysanayay waa qisadan layabay naag Leyla qabo miya lasxbaa allow dulqaadkaas na sii

  • @MushtaqAbdullahi-v2h
    @MushtaqAbdullahi-v2h 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaa idin so salaamee inte dakantihin maserka ha IGA dhaqme😂😊

    • @ALASCOKENYA
      @ALASCOKENYA 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @umualmaas9488
    @umualmaas9488 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    😂😂😂😂😂 xajiyada xaajiga
    farxiyo adigaa lagaa rabaa muriidi dhere inaad aroosisid

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    • @SaafiTifowxasan
      @SaafiTifowxasan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkk

    • @ZeynabmaxamedcaliCali
      @ZeynabmaxamedcaliCali 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkk

    • @Fartun-ic3oo
      @Fartun-ic3oo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhkk 😂😂 sas waye aniga mayaa

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gabdha TH-cam inee wax noo soo duubi weeso maa rabto maseer ku dhaco 😂😂😂

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lacagta sixir ka daran dadka maba ogo baari baa la noqonaa hadii lacag laguugu roonaaado 😂😂😂

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcl sister farxiyo ❤❤❤

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wsc

  • @SaidoHassan-y1m
    @SaidoHassan-y1m 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs abaayo 🎉🎉🎉❤❤

  • @Farxiyaali-lj2ft
    @Farxiyaali-lj2ft 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wll farxayo nosebadi shekooyin gamdha layslaqabo

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 ala ani qosalaaa i dilay

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dapecada iqra Ana le wlhi lkn ma padalayo

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ala ani marka qolka kaga ubaney isdhaho ano orda an qolka ugali laha walh😂

  • @LayaanFarah
    @LayaanFarah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Allaah Allahabad idiot siyaadiyo shar iyo sheydaana allaha idinka hayo

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer

  • @Simraneyr
    @Simraneyr 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shakada xigta minyaro min ween nuga dhig hbo plz😂

  • @mumtaazelmiapdilahi9498
    @mumtaazelmiapdilahi9498 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maserban udhiman lahaa wlhi naydkayga laqadi lahaba wan qarxi lahaa 😂

  • @somalianarmybts2573
    @somalianarmybts2573 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qeybti shalay inaa kuceshto rabaa hda ..... 😂

  • @Simraneyr
    @Simraneyr 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xajigaas mid kamid hado furo ha la iso sheego hbo farxiyo😂😊

    • @FaisaBintuIsmacil-jo7yv
      @FaisaBintuIsmacil-jo7yv 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mid iska furi maayo kaas naago duceesan buu helay 😂😂😂

    • @Simraneyr
      @Simraneyr 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Hafsonor22 adi mid ma heysata aan kula arose qalbiyey sidan cml aa noqon

    • @FaisaBintuIsmacil-jo7yv
      @FaisaBintuIsmacil-jo7yv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Hafsonor22 hayeelin iyaaah

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Simraneyr aniga hada ma haayo ninkyga inaa liila qeebsado ma rabi maseer dartiiin inaa labadiina niii dilo maa rabtaaa😂😂😂

  • @Bisharo-l2y
    @Bisharo-l2y 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maya masameyn leheyn been ma ficnee lkn mrka shkdn dhageysty ina nin noqda damcay si aan u gursado 4sidn cml baari u ah 😂😂😂

    • @FortuneOmar-gh9me
      @FortuneOmar-gh9me 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      anba wlhi lkn ani majecli ina lela aroso wa jeclhy lkn ina arooso😂😂

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    No sodhig irqo ficnhy noso calamey😅

  • @maryamnasir537
    @maryamnasir537 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Snapchat maxaa ugu qoran farxiya

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe 19 นาทีที่ผ่านมา

    Balse markidambe wayqadhadhatay

  • @SaabariinMacalin-d6n
    @SaabariinMacalin-d6n 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Snapchat maxaa kuugu qoran habo

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hpo aniga reer snap maihi in aan wax iskaga dubo mehee wllhy si kle uma fiirsado ee gabdhihii kaa ogolado youtup nosoo dhig plz hpo snap mel laga maro ma aqano

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farxiyo anigu sanp ma isticamlo

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaas hoyadiis baa uduceysay afar naagood is jecel.

  • @sacdiyaxussein
    @sacdiyaxussein 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Snapchat maxaa kugu qoran farxiyo

  • @Nafyar-99
    @Nafyar-99 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Snap ka maxa kugu qoran habo😂❤