TEAM GABDHO iyo TEAM WIILAL QOFKIBA GAME AYUU KU HARAYAA!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2K

  • @Axkim1
    @Axkim1 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +155

    Qofkii ugu wanaagsanaa Dunida Soo Mara Rasuulkeenii sharafta Badnaa scw ❤😢

  • @NafisoCadey-yq4lo
    @NafisoCadey-yq4lo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    An ku wada salino rasuulkeena Scw ❤

  • @My.religion.Islam-d2n
    @My.religion.Islam-d2n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +122

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967716649494 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢💔|😭•^π°

    • @saidabdallahqlf1797
      @saidabdallahqlf1797 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Sorry Sister 😥

    • @DuranTahliil
      @DuranTahliil 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Asad haajiyow qofkan caawi

    • @FaaidMahmod
      @FaaidMahmod ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      God.bless you inaha allh

    • @AbdullahiHussein-yy9nb
      @AbdullahiHussein-yy9nb 56 นาทีที่ผ่านมา +2

      Sorry sister
      .
      Even me am a student so I can't afford., so any of Muslims in this channel can you help this lady and may Allah reward you to jannatul fardawsa🎉🎉🎉

    • @abdullahomar1652
      @abdullahomar1652 39 นาทีที่ผ่านมา +1

      May Allah ease the situation your undergoing.😢

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Wa run safka in lagu wada cadalad ah saasoy tahay hadana xaqiiqatan ceyda is so lucky guy 💯

  • @AHMEDOSMAN-o3y
    @AHMEDOSMAN-o3y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +98

    Koko waa runteed
    Atintaa aad samaysay waxay ka dhigantay inay sadex wiil jogeen finalka 👍

  • @Officialmalio
    @Officialmalio 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +108

    Owlaad Bari ah Alle haku siyo hada like isartid ❤kuna Sali xabibkena Scw ❤❤

  • @KarimaNeima
    @KarimaNeima 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +264

    Koko weey saxsan tahay waayo wilasho nasibikota mesha kasarey inta iku raasan one like 👍

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +172

    Amiraa sudus samiya koko meel ee ku jiraan waa wada jecelahay wlllhi 😢❤❤❤❤❤

  • @hodanabdirahman1347
    @hodanabdirahman1347 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Waa cadaalad daro sidan aad sameesay fikirkaa kooko sax weyaan bro

    • @foziaali7610
      @foziaali7610 49 นาทีที่ผ่านมา

      Haa sidaas waa cadalad daro koko wey saxantahay

  • @Fatush-gz9gn
    @Fatush-gz9gn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Asad waa qaldanthy sababto ah ceyda seddex jeer ayuu kusoo aaday taasna waa qalad coyaarta halagu celiyo ❤ asad fikradas waa qald kulaabo game kaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +76

    Marba hadey koko iyo Amiira ku jiraan My love geeym ❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    Ku sali mar kasta nabiga scw ❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Walaahi Waan Qoslay Gabdhuhu Wey iswateen Ceyda Ayaana Ka badiyay Finally
    Lucky Boy 👦 Waligaa Haka Shakinin

    • @XamdaCabdi-dv3xr
      @XamdaCabdi-dv3xr 55 นาทีที่ผ่านมา

      Kamu badine asad iya siyay

  • @saraMohamed-ev6dr
    @saraMohamed-ev6dr ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Yes absolutely koko way saxantahay because wiilasha nasiibkooda celiyay 👏

  • @NastehoAbdille-e5z
    @NastehoAbdille-e5z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +196

    Koko weey saxan tahay waayo ceyda nasibkisa ayuu u jogay mesha ciyartan cadalad mahan 😊

    • @Worldwide-supporters
      @Worldwide-supporters 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Ogow coyaarta iney group group eheed so min hal fursad sax wye❤🙏

    • @farahismail7574
      @farahismail7574 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Group ku muu ahyn in group looma ciyaarin ee shqsi shaqsi ayuu ahaa maaha in sadex qof hal qof laga soo qaado ​@@Worldwide-supporters

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Yes waa run nasiibkoda ku hadheen nimankan koko waa saxantahey waa ku celis geemkaas in nimanku marksata badiyaa ma aqlibaa

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +128

    Koko way saxan tahay waayo markii ugu horeesay ee gameka la bilaabayey waxa la dhahay qof walba iyo nasiibkiisa isla sidii ayaa oa rabay inuu ku dhamaado lkn hablihii nasiibku keenay ayaad hal isaga dhigtay say koko way saxan tahay ciyaartuna waa ku celin

  • @sadrimohamed4385
    @sadrimohamed4385 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Koko wey saxan thy. Qalad sameyday asad. Intusan ceyda badin walahi is dhahy qalad sameyay asad. So kuso celi gamekan🙌🏾

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    koko week saxsan tahay waayo wiiash nasibkota mesha👍

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +121

    Koko way saxanthy sababtoo ah kow markii gamka la bilaabaya qofkasta iyo nasiibkiis ahayd dee isla sidii la rabay inuu ku dhamaado lknse hablihii nasiibkodu meesha keenay ee sadexda ahaa bad hal isaga dhigtay soo koko way saxathy ciyaartuna waa ku celin

  • @SakariyeCazka2
    @SakariyeCazka2 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +51

    Nabbiga AA ku zalino scw scw scw

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Kusaliya nabigeena Muhammed scw ❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Koko wlhi sidaaa ufikirayay ayaay ufikirtay mashallah way saxantahy 100%

    • @Amiin_1
      @Amiin_1 7 นาทีที่ผ่านมา

      Way saxan tahay lkn markii hore inay ku doodo ayay ahayd oo tidhaahdo ma ogolin sidan lkn imika ninkaas ayay guudhu raacday

  • @AyaanMuuse-hw9qm
    @AyaanMuuse-hw9qm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Haa koko waaya saxanthy wuxun waa game markaa waaa qalda asdoooo

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +121

    Koko way saxantahay walahi waayo meesha gabfho io wiilal may ahayn qof iyo nasiibki ayay ahayd gabdhuhu chance may helin ciyaartu ku celis waaye

    • @Kaltuuney1222
      @Kaltuuney1222 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@nimcoibrahim4910 walal muslimku shuruudaha ay dhigtanbay ku kla baxan mrkii hore ayey ahayd inay ka hadasho marki laga badiyey inay qaraarto may ahayn

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +38

    Asad waa khaldantahy Dhibmaleh habluhu kamay soo hor jeedsan go’aankaaga ayay tixgaliyene any way ma khaldame waa ilaaahy Thnk you asad Wlhi vedio quruxbadan ayaad noo soo galisay❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +95

    Run waaye koko wey saxanthy asada in my opinion

  • @rahmaabdi2974
    @rahmaabdi2974 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Alla koko waa saxanthy 100%100. Gabadha 3 daxdoda ba nasiibkuda ku imadaan. Aqlilay koko waaku tagaara❤❤

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Haa sax waye geemka ku celis waye asad hagio keep going wllky 🎉❤🎉

  • @sacdiyoCabdule-g5n
    @sacdiyoCabdule-g5n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +53

    Samia Ahmed congratulations 🎉👏 400k kabadan u qalantaa
    Keep going ❤

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hambalyo Hambalyo walashey samia axmed keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raaqiyoabdi4949
    @raaqiyoabdi4949 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +69

    Koko absolutely is right

  • @QiromaxamedMaxamuud
    @QiromaxamedMaxamuud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +103

    Koko hadalkeda sax waye ciyaarta in saf lagu wado eheed couse wiilasha nasiibkoda reebay walaga badan yahay iyo majirto❤❤😂

    • @MariyaAwes-f2u
      @MariyaAwes-f2u ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Koko aya saxan asad

  • @abdinasirmohamed9524
    @abdinasirmohamed9524 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Koko waysax santahay sababto ah nasiib kooda ayaa reebay wiilasha ✅✅✅

  • @Sumayoabdirsaq
    @Sumayoabdirsaq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Koko weysaxantahy wayo gemka qofwalba io nasiibkiisa ayuu ahaa

  • @maslahaadam196
    @maslahaadam196 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Team koko coming soon 1M insha Allah❤

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Caawa waa la daawan karaa oo games ku nuur boow leeyahay maadaama saamiya ku jirto, teem saamiya is muujiya markasta Guushu waa dhankeena❤

  • @zamaralastqueen3162
    @zamaralastqueen3162 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Koko wee saxantahay wayo ciyarta waxeed nasiib wilshana nasib kood ku hareen siida hoore gemka saf in laga wada heed xita hade gabdha 3 yihiin meebi iino ku ado ceyeda marka qalad samesay Asad ku cilis weye😊🥺😊

  • @عليمحندعلي
    @عليمحندعلي 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Asadkeena kokodeena wey saxantahay sababto ah wiilasha nasibkoda aya celiyey ciyartan kucelis waye asadkeena inolow intey nolol jirto❤❤❤

  • @SharafBadan-bl5du
    @SharafBadan-bl5du 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waa saxantahay Koko game ka ku celis waaye Asad waliba 4 tooda halkii ha lagu Soo celiyo❤❤❤❤

  • @Maskiineyyyy
    @Maskiineyyyy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +44

    Koko fikirkeeda waa sax gamelan gadaal baa ka xumayseen

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw scw s❤❤❤😢😢

  • @NimcoXusen-m3m
    @NimcoXusen-m3m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Nabigaa ha lagu saliyoo walalayal scw❤

  • @Nahaar10
    @Nahaar10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Sax waye koko wey ila saxantahay 100% ceyda wilashi ka haray fursadodii ma asi wada qadanaaa wa maya wuu ku qaldanyahay asad taaa😊 tankale ceyda walo qishayay ma ila aragteen wa ra,yikeyga😂😂

  • @YasinHiisAden
    @YasinHiisAden 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Waad khaldantahay ee nasiibkiisa ayaa kaligii dhigay ,gabdhuhuna way soo shaqeysteen inay soo hadheeen win rate
    25% samiya
    25% koko
    25% sundus
    25% cayda
    Sabatoo ah way soo jabhadeeyeen qof iyo calaf waaye😂
    Big fan for team 27❤ guuleysta dhamantiin.

    • @nasirchadli4389
      @nasirchadli4389 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aad iyo aad 😂

    • @KingHamada1
      @KingHamada1 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      LKN OGOOW INEY CIYARTA GROUP GROUP TAHAY MRKA WAA INEY 50 50

    • @YasinHiisAden
      @YasinHiisAden ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@KingHamada1 ogow gameka waxa lagu bilaabay qof iyo nasiibkii

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +58

    Congratulations lucky boy king ceyda inta dadka biyaha marka la iska tuurayo iney game ka ku jirto cml u cabsaneysay😂😂😂

    • @MuniiRaMusTafe-wi4ef
      @MuniiRaMusTafe-wi4ef 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Khalad I still ku badiyay 😂

  • @Mustafe_tafo
    @Mustafe_tafo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    NabiGa ku sali scw 😍❤

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw❤❤❤

  • @Ifraax22
    @Ifraax22 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Koko ayaa saxan gamekan kucelis waye

  • @abshirhegazi6459
    @abshirhegazi6459 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Lucky poi is here congratulations man

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Koko wey saxanthy sppto ah mesha welba labo team ayaa lagu ciyaaarayyyy dadka baxy Nasiibkoda ayaa reebay mahn in la dhaho halkan qof so hary 3 Mar aa janis la siinaaa game wa ku celis viva dumarland ❤😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +34

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw ❤❤

    • @AbdiYaa-e5z
      @AbdiYaa-e5z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂❤❤❤❤😊

    • @MadiinoAadan-k1l
      @MadiinoAadan-k1l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Dajiya-l1l
      @Dajiya-l1l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Intee kabaxday Adu walaal❤❤❤

  • @Hamzashukri-m4d
    @Hamzashukri-m4d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Team zaki Somalia congratulations 🎉for 600k

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +46

    TEAM SAMIA CONGRATULATIONS 🎉🎈400k🫵

  • @sundusahmed5420
    @sundusahmed5420 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Koko way saxsantahy waayo nasiib buu ahaa imika waxuu cayda ku badiyay 3 qof ahaan ayuu ciyaaray

  • @XamaadaXamaadayare
    @XamaadaXamaadayare ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Anoo rag ah ayaa ku leh Kooko ayaa saxan waayo Raga nasiibkooda Harsiyay ee Game Ku celis waye Asad🦁👌

    • @shataAhmed-uq9uc
      @shataAhmed-uq9uc ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Raga kiisa raganimo kufana kuwa aygoo runta arka sidii dhoocilihii gabdha laxifaaltamaya uf dheh😊thanks bro❤

  • @farhiaomarmuhudin2560
    @farhiaomarmuhudin2560 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Sax wye koko saxan sbbto ah qof wlba nasiibkisa rebay inta so hartayna nasiibkoda so reebaay ina ceyda 3 janis siiyo wa qalad 😢

  • @Marshaale___4fan
    @Marshaale___4fan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Wll Kusali nabiga صل الله عليه وسلم ❣️ ♥️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +31

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw❤️🥹😢

    • @MadiinoAadan-k1l
      @MadiinoAadan-k1l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw

  • @mahadfahiyeh908
    @mahadfahiyeh908 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Koko way Saxan tahay 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @m.baariyow7
    @m.baariyow7 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqat❤
    o janalkayga tartan kujiraa🥺

  • @dahrandegen9789
    @dahrandegen9789 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +53

    😮OMG this game is another level 👌 but gabdhaha wala khiyamey cayda nasiib kuma badin ee waloo badiyey taliyow game ka halagusoo cesho keep going guy's 🫡🥰

    • @MuniiraQadar
      @MuniiraQadar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Ma aragtay hadba korku firinayey meshanah wilalba tagnah aykanah ushegay

    • @Kaltuuney1222
      @Kaltuuney1222 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@MuniiraQadar wiilashu iyagaban arkayn wxa mesha ku qoran

  • @nihaaninasheikh
    @nihaaninasheikh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    King ceyda waa nasibkii oo qofa m allah
    Ani wiilasha la socday ❤😂

    • @MuniiRaMusTafe-wi4ef
      @MuniiRaMusTafe-wi4ef 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Dhakh na comment khaladkiisa hyste naga aamu nic lhnye 😂

    • @Hodan__cadeyy
      @Hodan__cadeyy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      ​@@MuniiRaMusTafe-wi4efnaa adi xa ku haya dhaq yahay ma cayda gushisa ka xun tahay dusha kamuruxe😂😂😂

    • @FartuunCabdi-p9n
      @FartuunCabdi-p9n 5 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@MuniiRaMusTafe-wi4efani qaladbo umajeediyee😂 mise isdhafka qalad ah

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢

  • @asmahussein5083
    @asmahussein5083 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Koko aya ku raacsanahay aniga, kuligood nasiibkooda aya keenay, in dhamaadka wiil iyo gabar loo fiiriyo wa qalad

  • @mursal.abdi1280
    @mursal.abdi1280 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Koko waa sxantahay asadaw wllo❤

  • @yayacade6683
    @yayacade6683 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    5wiil mesha tagnayen hadi sobixilahayen koko ma ogolanlahed 5 marki laweydiyo ayadana laweydina wa,maya
    Hadii markahore ahan lahed qofba nasibkisa wacaadi balse ogow halgabar hadey badiso dhamantod wa wada badiyen xalka ceyda kaligis uyahay WA FIKIRKEYGA 🙏

    • @iqroabdullahi6508
      @iqroabdullahi6508 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qof walbi shaqsi oo u tartmayey maxaa kale

  • @shiinejamaac4274
    @shiinejamaac4274 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Cayda guul iyo gobanimo

  • @SaadaqAli-yi2et
    @SaadaqAli-yi2et 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +43

    Ceyda gushisa wa ku farcay nasiib badana mashaalh

    • @abuukarmaxamuud2155
      @abuukarmaxamuud2155 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    • @XamdiNashaad-lj9ql
      @XamdiNashaad-lj9ql ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Guul mahan taas qayaano waaye muusow is daji 😂😂😂

  • @AfiifoAbdirixmaan-wd9ou
    @AfiifoAbdirixmaan-wd9ou ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ciyaarta aad sameesay cadaalad ma ahan team walba nasiibkooda ayey heerkaas ku soo gaareen
    waa ku celis taliye😊

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Gbdhaha badiyay azadow hdaa wax ziineyzo zii tliye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Koko weysaxantahay wlh nasiibkoda reebay wilshas kale ceydana cadalad daro ku badiyay

    • @fardoosotifow
      @fardoosotifow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War waxas majiran ceyda we kabadnayen maxa saa ujeday magaca si caadiyo ushegay iyago 3 isla jiraan wah dadkaan qaraar badanaa

    • @Nahaar10
      @Nahaar10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Dadkii ka haray fursadodii ma asi wada qadanaaa wa maya wu ku qaldanyahay asad taaa tankale ceyda walo qishayay😂​@@fardoosotifow

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +27

    Omg kokadena man ujeeda😢❤

  • @AbeyLokoo
    @AbeyLokoo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ceyda lucky bowy qusha haa loqiro ragland

  • @AbdirisakKhadar-x1p
    @AbdirisakKhadar-x1p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ceyda xaq ayu ku badiyey, xaqisana sii Asadow

  • @abdirahmanaliomar7374
    @abdirahmanaliomar7374 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Kooko weey saxan tahay maxaa yeelay gameka nasiib ayuu ahaa ceyda nasiibka ayaa kaligiis dhigay game 2aad ha leeskugu soo labto✅️

  • @gulledHaji
    @gulledHaji 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    ‏﷽
    ﴿ إنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَاالَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وسَلِّمُوا تَسْليمًا
    (ﷺ) (ﷺ) (ﷺ)

  • @nima137
    @nima137 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Gabadha team 27 top 5 ugu jeclahay cawa arkaa

  • @SundusAsadMohamed
    @SundusAsadMohamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Koko wey saxsantahy wayoo wilasha nasiib daradooda aayaa kasaray gameka you are right ✅️ koko

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team samiya Axmed congratulations 400k 🎊🎉🎉❤️ keep going Abayo qalii ❤❤

  • @Jeazy-HanadHanads
    @Jeazy-HanadHanads 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +44

    Koko inta u jeedo choose kle ma lihi😂😂😢

  • @rashiidamaxamed6605
    @rashiidamaxamed6605 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Koko fikirkeeda zx waaye❤

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Lucky man wlhi waa xoreystay ❤❤❤

  • @Alimuxtaram
    @Alimuxtaram 44 นาทีที่ผ่านมา +2

    Hadday badin lahaayeen sow may wada guulaysteen dhamaantood hapluhu. Taaz ba keentay in saddex chance la siiiyo si uu iskaga kiin dhiciyyo . Viva Wiiilsha iyo cayda pa

  • @abdullahimohamedfarah-mt3ct
    @abdullahimohamedfarah-mt3ct ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nasibka aa gabdhaha mesha sogarsiyay wilashane nasibka aa rebay in aa sitos usisid ey aheyd mega wayo hda waxa kadhigtay finalka iney hal wil iyo hal gabar imaden cml mega isdhaf aa kadhigtay Wana qalad asad✊

  • @OsmanReys
    @OsmanReys 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Team koko idin away.❤

  • @miskimohamedsalad-hh5sc
    @miskimohamedsalad-hh5sc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Sax waaye koko qof walba nasiibkiisa waaaye

  • @fadma8449
    @fadma8449 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Koko wey saxan tehe wllhi 😢

  • @Fatxiya-ky6jb
    @Fatxiya-ky6jb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Markii aan arkay ceyda waa ogaa inuu asi badinayo wlhi ❤😂😂 he’s so lucky boy 😂😂😂🎉🎉🎉

  • @mohamedcuthman4194
    @mohamedcuthman4194 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Koko my queen hrta waa ku wataa balse wxn ku leeyahy mrkuu asad lahaa ceyda 3 jaanin ayuu leeyhy mrkuu lahaa adiga mxd ugu hadli weysay

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +48

    Koko wey saxanthy lkn marwalba koko saseythy gadal bay kasomaxata😂😂malaha game xararadisa qata dhowr marba arkay iyado khalad loga badinayo gadaalbay kafanta

    • @MuniiRaMusTafe-wi4ef
      @MuniiRaMusTafe-wi4ef 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Garacsanida wlhy wa runta 😂

    • @AyaanCllaahi-d4q
      @AyaanCllaahi-d4q ชั่วโมงที่ผ่านมา

      lkn inay sheegto aheed marka hore

  • @mamamadiina2207
    @mamamadiina2207 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Ilaa goormee ka craree saliga nabiga😢😢❤❤

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw❤❤❤

  • @NastehoAbdille-e5z
    @NastehoAbdille-e5z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +43

    Sedax jeer ceyda inuu helo mahen qofwalba nasibkisa weye ciyartan qaladbee ku dhacdy

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali834 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    May king cayda wu guulasyty ee ka goa lacagtiisa siiya game dhamaday weeye dooda marka hore lo baahna ❤

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yes ceyda ayaa badiyey hambalyo ❤🎉🎉

  • @balqisaIbrahim-o8q
    @balqisaIbrahim-o8q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Asad waa qaldantahy koko wey saxantahy

  • @Honiahmed
    @Honiahmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Koko is not easy Wlhi Alxm ku lahaa😂

  • @Doska-cy6ns
    @Doska-cy6ns 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Yeeeeees wn sogaaye game nocan camal mar baan comantiga ku qory thanks 🎉

  • @Hamdazaid
    @Hamdazaid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaqa waxa waye qofba mar inuu soo maro mega but gabdhaha hada walaga khaldanyhy ciyaarta inta danbe kuceli asad adigo tagerayashda ixtiramaya👍

  • @WadanooleAli
    @WadanooleAli 26 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa legend wuu quulaystay waayo markii horaad la tashatay dhamaantood Cidna lama qabin ee ninkaa guusha wuu qaaday

  • @SihaamSihaam-h1h
    @SihaamSihaam-h1h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Koko wesaxantahy❤❤