Qof ku dhageysanaya oo waliba ku dareemaya ayaa dareenkaaga loo sheegtaa iyo waxaad tabaneyso lkn haduuna qofku ku dareemeyn waxa ku fiican inaad iska aamusto🤐 Any way thnk you🙏 sheekh 😍
Sheeq Dooro qoorqabad biyo kuma cabto Somalida nin ha ahaado Ama naag markay ku arkaan inaad u dhowanayso Bay isasii walaan ooy moodaa daawo kansarka dawayso Inay kuu yihiin ooy sii fogadan markas uu leyahay ma ayadaba iga maranta ma dhahay lagama naar mee bal u naxriisto ee wuu sii carara marka aniga waxan ku sameyaa kii aamusaa yeelkadii waxan waydiinaya a waa waydiiya hadii la i maqli waayo waa sii qayliyaa illaa aan helo saan rabay Ama jawaab tayda nimankuna Mar walba iyaga bahidu ku badan tahay Mar haduu gurigaga iga keensaday Asa og siduu Ila nolaan lahaa asaga i soo kaxaystay
Ahmed seth gabadha ninka kuhantido ayan usameynaya hadalka badan walagayareya raga gabadha islaweyna wey jaceylyihiyn marka main labahdilo aya rabtay ani cunigeyga kufactahay iskuxisho
Sheekh walhi waxn qato ma garnayo anigu ma jeceli amuska in u 1of i amuso anaa u amuso why runta cada ayaan waxkast ka jecelahy in aan qofkan waxn ugu amusay u shego isguna isheego cuqdad iyo xuman ayaa ku galysa hadi kale
@@shushuyousif2184 Aaniin walaalo wax yar ayaa ii dhiman intii badanayad oo arimo iga kala daadsanaayeen hada ALLAAHA ayaan ku mahdinaayaa shartiisa Allaah ayaa uga filnaaday
Mashallah sheikh lkn aniga hdn amuso xajigeyga wu iga qosliya lkn hdu aamuso asagabo is fur furo mrnkn ka amuuso aniga xita dan kama galo ila asaga cadi iska dhigo wn is mashquliya ila asaga iska fiicnado
Anigu sheekhow hada ka hor intanan daawan viidyowga Go'aan ka qaatay inanan lahadal 10sano ayaan la so hadlayay habeen ma badalin arin aan ku haystay se hada hadlba igama so yeedhayo xataa hadii uu saalix noqon laha kalsooniba uma qabo ka tashatid ayaan isleeyhay laba sifo aad u xun ayan kula nola been nooc kastba leh xata sharftayda tabnaysa iyo xaqiraad uu dumaroo dhan ka aaminsanyahay illaahay ayaan ka shaday cawil leh
Jazakallah khayr Shiikh waa tala wanaagsan
Thanks for giving me advice. Sheikh
Mashal Allah sheekh khayr Allaha ka siiyo wanaaga aaan nasoo gaarsiisid ❤❤
Qof ku dhageysanaya oo waliba ku dareemaya ayaa dareenkaaga loo sheegtaa iyo waxaad tabaneyso lkn haduuna qofku ku dareemeyn waxa ku fiican inaad iska aamusto🤐 Any way thnk you🙏 sheekh 😍
ben ma aha qofka marka daba socoto aad qimeyso ayu xidigaha is geya sidi qeyr ka ku jiro alle hana wafajiyo dhamanten
@@inaaxmed1987 absolutely true💯✔ wllo amein yaa rabbi 🤲
@@inaaxmed1987 walee waan arkay shib wax dhaamo la waa aniga waan ku faaiiday nin kabir ka betsy ayaa iqaba had alxmdulilaah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sheekhow ninkeyga amusnanta uu u dhashay anoo gabar ah dhihii jiray ilahow nin amusan oo naga walba salamayn I sii lkn hada ilahow ka hadashii taganahay bini.dam meel u roon ma lahaan😃😃
Jazakallah qayr Sheikh
Masha allah jazakalah yaa sheyq alow kuxafid ilxun kuma aragto wan kugu faaidne ❣🤲🤩qaabka lagujabiyo wan kasugeyna insha allah
Sheikh arooskayga sodhoow hadaa aragtiid nooso duceey allah kubarakeye isha allaah
Ilhy hadinka dhigo kuwe isfahme isqadriiya kala hela awlaad salixa
Ducadeeena waaa qaptaaa apaayo
Jazakalah ❤️❤️❤️👍👍👍
Masha Allah sheikh shukran wllo
Asc! Sheekhoow Raga maad ikuul u furtit khayr Allaah Haku siiyee 🌹😍
Masha allah
Barakallah cheikh Faruk
Mshallah 👍❤️
Qof iska hadlayo oo ku dhawacayo oo ku ihaanesanayo oo inu ku dulesto rabo sida leskaga radiyo ino so Gali Sheikh jazakalaah qeyr
Baraak Allahu ya sheikhunal.faadhil
Mashallah Jezakllakhayr shekh inshallah 🌷💞
Jesaka Laahu khayr
Jisakal ah qeer alah kuxafidoh
masha Allah sheikh faaruuq❤
Abayo shaikh faaruuq miyaa ladhahaa masha allah waa wiilkeyga. Magacis
SHEEIKH waa runtaa aniga jclkeyga wa iga aamu sanyhy wxn sameeya ma aqan🥺😢😥😥😭
Maansha allh allha ku xifdiyo sheeq mahadsanid
Sheikh arin culus ayaa iqabsate markaa waxaan dunaya inaad iga cawesid balse magaranayo meel aan idin kalaso Waco
Sheeq Dooro qoorqabad biyo kuma cabto Somalida nin ha ahaado Ama naag markay ku arkaan inaad u dhowanayso Bay isasii walaan ooy moodaa daawo kansarka dawayso Inay kuu yihiin ooy sii fogadan markas uu leyahay ma ayadaba iga maranta ma dhahay lagama naar mee bal u naxriisto ee wuu sii carara marka aniga waxan ku sameyaa kii aamusaa yeelkadii waxan waydiinaya a waa waydiiya hadii la i maqli waayo waa sii qayliyaa illaa aan helo saan rabay Ama jawaab tayda nimankuna Mar walba iyaga bahidu ku badan tahay Mar haduu gurigaga iga keensaday Asa og siduu Ila nolaan lahaa asaga i soo kaxaystay
Masha Allah shugran
Masha allah ❤️❤️
Asc sheekh xajigayga markan is dhaho wax waydiiso xishood dartii wan aamusa maxan saeyaa
😠wax kaloo dhan waan uga sheekayn lkn naago ugama sheekaynayo wllee😠😠😎
H🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Hhhhhh wlhy funny waye shiqan. Qof bini adam Ah lama qancin karo runtii.
Manshaallah jazakallah qeyr
jasaka llaaahu khaye
Wlh caawa waa qoslay shiiqow waa igu og thy wlh😂😂😂😂
Dhib ka weyni ma jirto laba qof oo wada jooga oo aan wada hadlayn farxadi ma jirto,mugdi waaye,markaa adigu farxadaada raadi oo ka hadli,ama ka carar
Ama ka carar 😀😀😀😀😁😂😬😀😁😂😂😂
Wa talo wngsn
Wllhi waa run lkn waainad radiisa sede ad isku jeclamnled
Shiikh wanku raby lnbrkg meh
aac sheekha waxan ku wedineyaa ninkeg hadii idheho meel habal ha aadi hadii kale wan kale tagen ma ka funtaha gabdhaasi iso jawab sheekho🙏
Hhhhhhhhhhh shiiiq maguursanin wali balse wax bdnba ka faa idaaa mrka kudaawadaba xata hdn culeys daremaya xataaa wn hilmaama jazaaakumulahu qeyr
Hhhhhh shiikh walakala roonadaaa been mahan lkin af daboolan waa dahab mar haduu amusay ana amuus wax idiiday majirto 🤭🤭🤭🤭
Amusnatu waa luqada xikmada
الصمت لغة الحكماء
Wuu yaqaanaa inan jeclahay farxada aniga xata waan aamusay waan firinaa waxa imanayo waana necbahay aamusnaan ilayn ma fahmin karo waxa uu damacsan yahay
Kkkkkkkk shiiq wmhdsnthy
Masha.allah sheikh wax.badab ad ayaa lagaa faaideystay dad badan ayaabo haysataa hada waxaad ka hadleysid aniga.ayaaba.layaabay arikaas
kkkkkk masha allh ilahey haku xafido sheq
Wlh waxaan moodaa inaa iga had leson aniga aamus ayaan adeeg sadaa
shib hadu dhaho Ane shib maxa ii didey ilen Asbu wuu falee
Abaayo shib haduu uyaalo dhib buu soo wadaa been uma aamusno
Wcs
Kkkkkkkkkkkkkk
Ok
@@fadumod8702 wasax Aby bini Adam ya rali.galin kara
Mansha Allah Alle ha Ku xifdiyo sheekha jazakallahu kharan
haa sheekh kasoo hadal arima qoyska
Sheekh nambarkga u baahanay isoo qor plz suu,aal ban ku weydina
Mashallah
Waan kaa sugeey naa video sida leeyskudifaaco haduu kucaayo Qof 👑👑👑zisaakalaah qeer
Mahdsanid
Asc
Sheikh ragu waaxasid marka kamarntid maxay ucadhoodan
Sheikh cadi mahan, sirta view waxa lagu helo 🤣🤣🤣 ninlee ka hadlee ay gabadh wey kula jogtaa. Shaqada wado sheikh! Big respects.
iqro xildiid sirta ku sheegey raac view iska daa.sir badan ayu ku dadiyey o xaqiiq ah
Wlhi wna arkay wil an xiriri lahen anigi wx ba kasamen ayuba ayuba amusaya hada lahadasho waba xanqsanyahay wax hayna ma aqan farahan kaqaday ilen xiririrka wafaraxd wang lkn qof malinba noc ah nolol laguma aminikaro zaman waxan kujirna raggena somaliyed kow xapip in ay iskadhigan waxyar kadibna doqon ilhay wixi qerka no ah hanaguhagajiyo
Walal haLkeen kaahelaa aadbaan ugu baahanahay taladaadee numberkaaga iisoo sheeg sheekh
Shekh aniga ayu ninkaygii sidu nag u farxad galiyo ayu ibahdilay wan nacay waxan is leyahay wax yaba ku same
Abaayo Waxman ha ku sameynin Allah ku daa
Abaayo bahdilid hakayeylin ama qof islaweyn ani kamawado ninka buri ey iskudhis ayan kawada abaayo xabadiy adunka iskadhig janis bahasiyn walahi sheyqan wan kufaaidne jazakalah
@@simranqurux595 nag wln nagaha raliyada ah haka waalin adiga hada gcn ka baxday
Ahmed max walalo iceyneysa anogacankabaxay xageyh igu aragtay hadandhaho bahdilad maficno caay miya ale kaxishoo
Ahmed seth gabadha ninka kuhantido ayan usameynaya hadalka badan walagayareya raga gabadha islaweyna wey jaceylyihiyn marka main labahdilo aya rabtay ani cunigeyga kufactahay iskuxisho
Sheekh walhi waxn qato ma garnayo anigu ma jeceli amuska in u 1of i amuso anaa u amuso why runta cada ayaan waxkast ka jecelahy in aan qofkan waxn ugu amusay u shego isguna isheego cuqdad iyo xuman ayaa ku galysa hadi kale
Wadad mahad santahy
Walahi shiiq kama dalo vedio yadada
Inan dhegaysto inu hadlo sow kama horayso waaba amusanyehe Maxa laga dhegaysta
Kkkkkk walee waa xaqiiqo jirto
ma ii ogolaatid lee igadheh hhh saaswaaye soodhada waa in afka laga furaa qeer Allah kusiiyo walaalkeey
Kkkkk walee sheekhow raga waa taqaan
Maashaa alaah
Haweyneydeyda 7bilod lama dhaqmin weyidiiday maxaan sameyaa
Ani alab Ayan iskadaqta😂😂
sheehkow aamusnan aya nafda igu dhibty maxn sameye whli wn dhibsty dabal ay iga dhigy oon wx kala ogeyn
Abayo aniga xata wo iga aamusan yahay wllhi si xad dhaf ah ayan ku jeclahay wana is gursan rabnaa
Waxa jira iima sheego waxa uu jecelyahay waan garan la ahay maba fahmin meet laga haysto
Umu Hidaya Sharif adiga waxad jeceshahay ma yaqana ??
Asc sheehkow naagaha lafurfuray hadaan ugu sheekeyo uu raadsado soo in uu iska aamusnado kama fiicna 😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhh nimco sheekadasi ha iska maqnaado
😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣😅👏👏👏asxan
Hhhh waa sidaa ha iska aamusnado intan naago uga shegyn lahaa
Ilen bari hdu iga raaco waa niyad jab ee 😂😂😂
🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkk balo kuu ogolaatay 😂😂, waa runti sheekha. odayada sabankan caadi maaha
Sheekh
Kkkkkkk
Shugran shiikh
Sheikhow xage kalaso xarira
wan kula socda moalim
Naagaha Uu Jecelyahay Ee Uga Sheekeey Aa Hayaay waa Cilmi Iga Weyn😱😱😱😱
qodobkas liska kasaray kuma dhaqmi dono 🤣🤣🤣🤣🤣 lkn why ayan u dhageysanaya if i'm a girl 🤣🤣 cajiib walahi sh ajar allah siyo
Aad ayaad umahad santahay sida wanaagsan oonoogu soogudbisay jasaaka laah qeer
Wallahi been ma ahan ilaahoow ha na aamusinin
Anigu lamaa hadlo isagun ilamaa hadlo lkn ilmahan baru igudhahayaa marka anigun imabahin alxm
Wlhi sh khani waaba xarabo kulahaa Manchester iyo Liverpool baa isgalayoo baa bah iska dhigay kkkkkkkkkkk
Hadii uu meel kale ku nool yahay caruur na aadnaan isu lahayn
Barnamushka lagu jabinayo ninka qalbiga ka jabinaya si badhedha nogu xigsi wan u bahanahay
Wa sax Wan u bahanahay
Haa waan u bahanahay waxaa naga batay ninja qalbigiisa ilaali wax qalbiga looga qarxiyo noo soo sheeg
Waan rabaa aan wax badan qarxinee
Asw maxaa league sameyaa nin u amusay naagti labaad igula farax hadii kala farxad ma arkaysid mana kula hadlayi ilmana kulama korninayi
Tabdallah68 Abdallah subxanallh naag kula guursatey igula farah bismillh allh ka magan galney kano kle wll atkarta badso aduunka waa imtixaan wxiisa waa hanjabaad iyo bahdilid waaye illhow amuurahena no saqir Aamiin
@@shushuyousif2184 Aaniin walaalo wax yar ayaa ii dhiman intii badanayad oo arimo iga kala daadsanaayeen hada ALLAAHA ayaan ku mahdinaayaa shartiisa Allaah ayaa uga filnaaday
Illahow hana tusiin
Waiyyaka
ASC skeikh .
15sano bawadajogna ila malintii an isgursanay iyo illa imika oo wadajognay wa aa umusanyaahay maxasanaynaa
Waa u shahay sow ma aha
😱😱😱😱 😭😭😭😭😭 15 sano aamus miyaaad kula joogtaa allaha kuusoo dabciyo
Waad dulqaad badantahay alle hakuu ziyaadiyo abayo
Sameyaa caml ila tali
Qababka kale e lagu jabiyo ban raba miyad so dhigtay mise wa wali
Hhhhhhh masha alh
Shikhow kuwan jcayl waxkama yaqanan haiskudalin tedakle gapdhow is aruuriya oo naftiina gurigada ilmahada kumashquula
MashaAllah Tabarakallah
Mashallah sheikh lkn aniga hdn amuso xajigeyga wu iga qosliya lkn hdu aamuso asagabo is fur furo mrnkn ka amuuso aniga xita dan kama galo ila asaga cadi iska dhigo wn is mashquliya ila asaga iska fiicnado
Hedeynan isla joogin oo kala wadan joogtan hadana uu amuso sidee looga hadashiiin karaa taa wey kaduwantahay kuwa isla joogo ileen jaanis badan majiro la isku soo horfariisto
Haa wlhi taas ayaba dhib ah
😂😂😂😂😂😂😂
Haduu amuso waloo amusa xabibti waligi ninkuuamusay hadal hakaradin lkn amusnanta adi habilawin
Lambar.kaaga.anubahnaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mnsh Allaah khyr shugaran ❤🍉🍇🧡😍💝💞💖💕💘💟💟💌💝
😂😂😂he is so funny 🤣 I
kkkk
Anigu sheekhow hada ka hor intanan daawan viidyowga Go'aan ka qaatay inanan lahadal 10sano ayaan la so hadlayay habeen ma badalin arin aan ku haystay se hada hadlba igama so yeedhayo xataa hadii uu saalix noqon laha kalsooniba uma qabo ka tashatid ayaan isleeyhay laba sifo aad u xun ayan kula nola been nooc kastba leh xata sharftayda tabnaysa iyo xaqiraad uu dumaroo dhan ka aaminsanyahay illaahay ayaan ka shaday cawil leh
Mkula hadli kara wll😢
Kkkkkkkk sheekh
Siden iskaka celina
Dhib kaleba kuma qabo on amus ayah ninkayga
Okay dheh ✅👍maansha Allah
Kkkk
Kkkkk
🤣😂sheeko wacadala naag uga shekeenen