NIMCO YAASIIN | ILAYS BAAN KUGU RAADINAYAA | OFFICIAL VIDEO | HCTV 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 151

  • @Amiiraabdirahmaan23
    @Amiiraabdirahmaan23 5 ปีที่แล้ว +23

    Siduu iigu kaa dulraray😍
    Riddada iila helay kalgacal💘
    Ruuxaaga igu dhexjira oo💝
    Mel bu raran igaga shiday🔥😍

  • @farrrrrahh
    @farrrrrahh 5 ปีที่แล้ว +36

    Sidiii Ramad geel dhalo Nirga laga reebay baan inta Hoos u reemayaa Ilays Ban kugu raadiyaa Sidii Roobkiyo Ofada Rayskiyo Doga Udgoon Sankaan kula Racaya Ee Gabdhahan runta sheegan karine Sidii Rucub Midho lahoo Rakada sare geed ku yaal Indhahan kugu so rida Adan ku Riyaqaya sidu iguka dul Raray Ridada ila helay Kal gacal Ruuxaga igu dhex jiroo meel bu raran igaga shiday 😫AxHeestu Way I tabay Ilahay haysa siiyo dadka is jecel 💕 ana jacayl bas la ah hadda iso duceeya Nolow NIMCO SHARAF ☄️🥰

    • @raminamuusse9316
      @raminamuusse9316 5 ปีที่แล้ว

      Farax Khaliif amiin🙏🙏🙏🙏💚⚪️🔴

    • @rahmagasle4175
      @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว

      😍😍😍👏👏👏👏

    • @ayaansidik2494
      @ayaansidik2494 5 ปีที่แล้ว

      AMIN WLL

    • @ZahraAli-mb9vn
      @ZahraAli-mb9vn 5 ปีที่แล้ว +2

      Sacadan aan dhageysanayo jcyl ban la jiifa qof aan i ogeyn 😭😭😭😭

    • @nimciishnalka7272
      @nimciishnalka7272 5 ปีที่แล้ว +2

      Zahra Ali Sorry wlshy

  • @nuuradiindiini8958
    @nuuradiindiini8958 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadda waxa iska le Abwaan Abdirisaaq Alfa, Laxankana isla isagaa ayaa leh. Barasho wacan

  • @dhaldarwiish932
    @dhaldarwiish932 5 ปีที่แล้ว +7

    Ehel jaceyl weye nimco jaceylba igu dhaca mrkn dhagysto heesaheeda😢❤

  • @shakaroonchannel8990
    @shakaroonchannel8990 5 ปีที่แล้ว +96

    Nimco yaasiin caraale cidaad doonto ahaw anaga fankaaga ayaa na qanciyay iyo inaad somaliyad tahay ee qabiilkaaga waxba nagama galin cidii isu kaa haysatana yeelkood

    • @kmlhssn4668
      @kmlhssn4668 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk waad iga qoslisay anba ma jecli ee heesaheeda uunbaa dhagaystaa ina muse shaani

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 4 ปีที่แล้ว

      Fanaanad aan heesaheeda si dareenle udhagaysto Nimco yaasiin baa jirta

    • @abdirahmanabdullahi1392
      @abdirahmanabdullahi1392 3 ปีที่แล้ว

      Wow

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy 5 ปีที่แล้ว +7

    Raaxadu waa aniga iyo adigee
    Guri ma wada yag leelnaa😊💗💯💕

  • @maryamam8839
    @maryamam8839 5 ปีที่แล้ว +4

    Intaa hoos ureemeyaa Ilays baan kugu raadiyaa ❤️❤️❤️

  • @xuseendiriye3424
    @xuseendiriye3424 5 ปีที่แล้ว +9

    Waaaw eeshcalaa hees old is Gold, heercaalami

  • @fuaadwarsame3514
    @fuaadwarsame3514 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa Heestaa Saaxiibkay Fanaankii Waynaa Abwaan Abdirisaq Ibraahin koshin Aya Alifay❤❤

  • @mukhtaarsaalax823
    @mukhtaarsaalax823 5 ปีที่แล้ว +4

    Raaxadu waa aniga iyo adigee guri iyo reer mawada yagleelnaa
    Very Nice Nimco

  • @hsjsuhshsuussalel88
    @hsjsuhshsuussalel88 4 ปีที่แล้ว +3

    Wan kahelay Thank you Nicky yasiin

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +3

    heestan kama dalo mom nimco yasin ❤Alle haku sharaf 👍

  • @nahmafahra8875
    @nahmafahra8875 3 ปีที่แล้ว +4

    Song beautiful

  • @mohamedsalahawil8078
    @mohamedsalahawil8078 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yasin carale
    Ilaa barigaan yaraa dalka joogay dhagysan jiray
    Iyo maanta oo aan
    Uk joogo markay noo timna si fcn uga qayb galay wallhi guul nimco cod mcn

  • @ahmedawadchannel
    @ahmedawadchannel 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtu heesahan ay qadayso Nimco yaasin waxay ku saabsanyihiin maaha jacyl ee waxay si caqliyeysan uga hadlayaan xaladeeda nololeed ee weliba hada bulshadu hadal hayso amse su'aashu ka tagantahay. Qofkii fahmi karayana way u warantay oo labadaas hesood ee baa xambarsan. Kolay anigu nimcoy waa ku salamayaa wana ka begsaday. Arintaa iyada ah ee alla hakuu fududeeyo adigana.

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees macaan, alaah yacizik inaadeertay nimco yaasiin

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 5 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan Isbuucaan baaa lagu Waashay
    Raaaxadu wa Aniga iyo Adiga
    Gabdhaha Runta shekin karin ana Kamida nimcaaay 😭😭😭😭

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +7

    ADEEGAA 😭ILAYS KUGU
    HADA WLLO
    RADINAYSA XAQIIQATAN
    NIMCO 🙏🙏🙏SHARAFEEY

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน

    Waaaw heees macan nimco nolow❤

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 5 ปีที่แล้ว +3

    Mom nimca raali baan kaa nahay 🇸🇴❤🇸🇴

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqortooyo Nimco Yasin

  • @axmedkayze222
    @axmedkayze222 5 ปีที่แล้ว +4

    op top asal wllhi Nimco yasin arale hore usoco

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc nimco yaasiin marka hore waan ku salaamayaa mar labaad ciid mubaarik mar sadexaad nice song nice music thanks nimco yaasiin best Yusuf jama UK Birmingham

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

    FANKII ANSHAXA , KARAAMADA IYO TAAGEERADA LAHAA WAY SOO QAADATAY NIMCO YASIN 👍🏼

  • @layladhemanmaxamuud3784
    @layladhemanmaxamuud3784 5 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa hees Iyo badh💓💓💓💓

  • @abshiiryare3326
    @abshiiryare3326 4 ปีที่แล้ว +3

    I love this song

  • @maariyacnaasir8914
    @maariyacnaasir8914 2 ปีที่แล้ว

    ❤🔐 Gabdhahan Runta sheegan karin.......♥ Nimca Daimond☇

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah nimco nolow❤

  • @omarjunior9290
    @omarjunior9290 5 ปีที่แล้ว

    Nimcooy anigu fankaaga I deeqay qabiilna kuma hadlo meeshan waxaan u imid waa garanaya oo waa inaan heestaada dhagaysto dad qaar baan garanayn oo qabiil nacayb dartii u hadlaya ee wll waxaad tahay hobol luuq iyo qaab mashraxiyeed leh waanan ku taageera heestaadan Wlh way I dhex martay halka kaga hay❤️😍😍

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 ปีที่แล้ว +4

    Hees iyo badh 💯💯💯💕🎉

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah nimco yasiin heestan aad ey II tabatay aniga ahaan afkaga malab lagu qabayey marxalad xun aan mareyey mahadsanid in badan

  • @abdiqanimohamed3831
    @abdiqanimohamed3831 3 ปีที่แล้ว +3

    Old is Gold

  • @571kaka
    @571kaka 5 ปีที่แล้ว

    Waa erayo culus runtii abwaanka ay kasoo maaxatayna dareenka & xaqiiqdu ayuu tabanayaa hadalna wuu dhameeyay👌

  • @abdiqanimohamed3831
    @abdiqanimohamed3831 3 ปีที่แล้ว +1

    Nimco yaasiin caraaLe you are the best one

  • @marianhashi1081
    @marianhashi1081 5 ปีที่แล้ว +2

    Wooow I love the song

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 5 ปีที่แล้ว +6

    Woow nimco yasiin ❤🔥🔥🙏

    • @garrettluis3960
      @garrettluis3960 3 ปีที่แล้ว +1

      i know im asking randomly but does any of you know a way to get back into an Instagram account??
      I stupidly lost the password. I appreciate any tricks you can give me

  • @kaligeedtashato7496
    @kaligeedtashato7496 5 ปีที่แล้ว +26

    Gabdhaha runta shegan karin anaa kamid ah wlhi 😋😋😋😎😉😉😉

    • @saadaqwarsame6477
      @saadaqwarsame6477 5 ปีที่แล้ว +1

      Nasteho Salah runta ha qarsan hadi kale iyada ku qarsaneeso 😂😂🤣

    • @mohamedsalahawil8078
      @mohamedsalahawil8078 5 ปีที่แล้ว

      Deee inder runta iisheeg hadaa 😁😁

    • @foosahmed7079
      @foosahmed7079 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh run io ilkaba wa la cadeya mcnto

    • @amiircaliamiir2807
      @amiircaliamiir2807 5 ปีที่แล้ว +1

      hahah wlhi waad iga qosolisay Dadkan ruunta shegi karin waa adga hahah nimco yasiin waa fananad u doda hablah somalia lkn waxay fcn lahayd iyado hawenka somalia u kacan oo ka riidan dadka magac ku raadsanay fananad

    • @amallove2408
      @amallove2408 5 ปีที่แล้ว

      Ruunta u shegi faarax inki 😁😁😁💌💌💌

  • @sharmarkexildhibanofficial5643
    @sharmarkexildhibanofficial5643 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo somaliyed I love you wllhi

  • @nimcoqadan2366
    @nimcoqadan2366 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +3

    Erayada inaba caadi maaha😍

  • @asmahussen5166
    @asmahussen5166 5 ปีที่แล้ว

    Mar marka qaar baan yidhaa hadaad fanaanad noqon lahayd tolow nimco ma gaadhi lahayd waxa tahayba gabadh somaliyeed uunba tahee hore usoco muhiim maaha qabiilkaagu

  • @bintumoussamaryan670
    @bintumoussamaryan670 5 ปีที่แล้ว +2

    Codka nimco aadba u jecelahay masha allaah

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 5 ปีที่แล้ว +2

    Jecliya nimco yasin live long insha’Allah

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo noolow waliba nolol mcn

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 5 ปีที่แล้ว

    nibco buuro big legend sifiican ayay ujili taqaanaa ayada iyo musdafa

  • @fowziamm5011
    @fowziamm5011 ปีที่แล้ว

    Fanaanada fanaaniita nolol wacan iyo caafimaad iyo cimri dheer ku raag Alla idankii

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco waa fanaanad marna hooyada fanka sanadan ee daaya

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow Nimco Sharaf Eshcalaaa erayo Woow

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 ปีที่แล้ว

    Ax yaa dadki hore👏👏

  • @fartunxaalifaraax5694
    @fartunxaalifaraax5694 3 ปีที่แล้ว +1

    20./3/2021

  • @apdusametawil5716
    @apdusametawil5716 ปีที่แล้ว

    Imika ragiban shegan karin mamo yaab banu ku maqanhy🙆‍♂️

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalida waligood kama il baxaan qabyaalada

  • @darooryusuf563
    @darooryusuf563 4 ปีที่แล้ว +1

    Runta sheegta wllYal😅

  • @barkhadali4283
    @barkhadali4283 5 ปีที่แล้ว +2

    Manzh allha nimco yaasiin

  • @munaxasan7944
    @munaxasan7944 4 ปีที่แล้ว

    Ereyadab waa caajiib waxaan filaa abwan weyn baa suubiyay fananad cod macaan lehna waa loo dhiibay sideeda oo kale hadad kaheshay legta ha iladhaafin

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh erayadu qaali weye abwankee weye tolow

  • @onearder0078
    @onearder0078 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว

    Iyo rer haku mashquulina nimco yaasiin

  • @somalidiasporaunificationu5179
    @somalidiasporaunificationu5179 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah❤️❤️❤️❤️

  • @naciimoali8785
    @naciimoali8785 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Nimco love you mom

  • @mahamedabdullahi2842
    @mahamedabdullahi2842 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo nimco haraye osoco

  • @aamiinibraahin4933
    @aamiinibraahin4933 4 ปีที่แล้ว

    Yaa. Ila. Dawanaya. 16 bish 4 2020

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco Yasin wa wada jaceyl tin ilaa cidhib nooloow jir oo joog

  • @Somalicryptocurrency
    @Somalicryptocurrency 4 ปีที่แล้ว

    Xitaa anoo aaminsan inuu dembi yahay music gu nimco yaasiin keeda awood uma lihi aan ku xakameeyo wadnaha waayo inta wax i taabanaaya ayaa afkeeda ka soo baxa alle ha inoo wada dembi dhaafo.

  • @macalinkaaanwaxdhigin8266
    @macalinkaaanwaxdhigin8266 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimcada qlupta weye nimco yzin👏👏

  • @osmancabdi5940
    @osmancabdi5940 5 ปีที่แล้ว

    Waa nimco ad ayad u codmacan taha

  • @NacaybTire7382
    @NacaybTire7382 5 ปีที่แล้ว +1

    Cida doonto ahoow wana deeqday nimcooy

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 ปีที่แล้ว

    Abdikhadir 👑🫂🩸❤️

  • @muslim-zx1vp
    @muslim-zx1vp 5 ปีที่แล้ว +3

    AdeeGa Ilays kugu Raadinaysa,hhhhhh

    • @amallove2408
      @amallove2408 5 ปีที่แล้ว

      😁😁😁💞💞

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh adeega anaa arkey wlhi magalda sheikh la dhaho ayey dagan tahey nimco waa walshed

    • @martinlook3848
      @martinlook3848 4 ปีที่แล้ว

      @@istahilibrahim5633 adigu ma reersheekh baadtahay

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 หลายเดือนก่อน

    BUURO WAA LA BAHDILAY

  • @rahmakayse4785
    @rahmakayse4785 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestada wan ka helay lkn walsha uu taag walanimadu waa wehelee qofkii aan walal lahayan baa garan qiimahaa uu leyahay walalkuu iyo family

  • @nimciishnalka7272
    @nimciishnalka7272 5 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha runta shegan karin OMG qiso isoo martay ixasuusisay

  • @saadaali932
    @saadaali932 5 ปีที่แล้ว +1

    waaw

  • @nawaalahmed2612
    @nawaalahmed2612 5 ปีที่แล้ว

    Heees iyo Bar wlhy

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 5 ปีที่แล้ว +13

    Nimco yibrihu iyo sacad
    Muse waa siman yihiin waa laba reer oo somaliyed midna
    Maar maaha midna
    Dahab maaha
    Adeega raali gali markaas
    Ayaa taageerahaaga raali
    Galisay wiil darod I dheh

    • @zamzamhassan4041
      @zamzamhassan4041 5 ปีที่แล้ว

      khadar ahmed 🖕🏾🖕🏾🖕🏾🖕🏾

  • @barkhado
    @barkhado 5 ปีที่แล้ว +1

    xitaa hadii aysan reer yaasiin caraale dhalin wada dhalasho waxaa ka qiima badan wada korka walashaa aad wada korteen iyo reerkii ku koriyay uunbaa reerkaaga ah caruurta cadaanka ee la adaptionka lagu sameeyo markay helaan dadkii dhalay waxay dhahaan waalidku waa kii ku koriyay

  • @farhanomer118
    @farhanomer118 5 ปีที่แล้ว

    hestan waxala mokaa ina laku talakalay wll

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว +5

    Ciyaal tihiin idinkoo dhalan bay maamadan heesaysay

  • @abdirisak4956
    @abdirisak4956 ปีที่แล้ว

    Ciara 00s

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 5 ปีที่แล้ว

    Adeega yaasiin baa ku raadinaysa nimcoy orod u tag walashaaa plz wan ku taageeri jiray lkn hada calolo xumo walashaa raadso

  • @amalhussein8426
    @amalhussein8426 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay dambi hanaga dhafo lkn wa heesan cadi ahayn

    • @amallove2408
      @amallove2408 5 ปีที่แล้ว

      Amiin abaayo💗💞🥰😘

  • @siciidaxmed8863
    @siciidaxmed8863 3 ปีที่แล้ว

    Burcad shoodhe adeega

  • @zariakaliddheeman7399
    @zariakaliddheeman7399 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allh nimco yaaasiin 💜

  • @qaalimohamed7199
    @qaalimohamed7199 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhahaa runta sheegan karin

  • @zulthaninamohamet8606
    @zulthaninamohamet8606 5 ปีที่แล้ว

    Nimco Yaasin Ahmed

  • @saidaali6083
    @saidaali6083 5 ปีที่แล้ว

    Nimco yaasin ture story

  • @nadirasalebanapdi1148
    @nadirasalebanapdi1148 5 ปีที่แล้ว

    Moch Allh Nimco Yasiin Hooyo Fanka alle Wax Ku Dhipa Kuma Tuso

  • @qaalimohamed7199
    @qaalimohamed7199 5 ปีที่แล้ว

    Wax baa kadhacay hees dhamees tiran

  • @yusufahmed9237
    @yusufahmed9237 5 ปีที่แล้ว +8

    Sankaan kula racaa
    Dumarkaan runta sheegan kariin
    Nimco tay keentaaba tii kale ka daran walee jacayl Bay ku gelinay

  • @salaadomohamed6874
    @salaadomohamed6874 5 ปีที่แล้ว +4

    Siduu iigukaa dul raray
    Ridada iila helay kalgacay
    Ruuxaaga igu dhexjiroo
    Meelbuu raran iigaga shiday

  • @muztafahuzzein2850
    @muztafahuzzein2850 5 ปีที่แล้ว

    Nimco yasiin

  • @habonabdillahi548
    @habonabdillahi548 5 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qnluul5146
    @qnluul5146 5 ปีที่แล้ว

    Ee daaya

  • @munaturain8965
    @munaturain8965 5 ปีที่แล้ว

    Cajab

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh NAA reerkini baa ku raba iyo walasha ee orod oo aad

  • @ifraaxahmed3311
    @ifraaxahmed3311 5 ปีที่แล้ว

    💋💓💋💓💋💓

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yasiin carale maamo alle hibo iyo cod macaan ayuu alle kugumanays alow nokadhawr Sidii ramad geeldhaloo nirgaha lagarebaybaa intaa hoos ureemayaa ilays baan kugu radiyaa sidii roobkiyo ufada rayskaa ugdoon sanka kula raacayaa gabdhahan runta sheegan karin admigu waa rag iyo dumar labiyo dhidig gaa israba raaxadu waa aniyo adigee guri iyo reer mawada yagleelnaa sidii rucub midhalahoo rakada sare geed kuyaal indhaha kugu soritaa adiga kuriyaqayaa siduu igu kaadulraray ridada ilahelay kalgacal ruuxaagaa igu dhex jiroo meelbuu raran igaga shidey

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 5 ปีที่แล้ว

    Marakbakn nimco dagn ma ladhaha

    • @moali3995
      @moali3995 5 ปีที่แล้ว

      Haha si daacada u qoslay

  • @fartuuncali2041
    @fartuuncali2041 3 ปีที่แล้ว

    sidii rucub miro lahoo rakada sare geed ku yaal

  • @guledyuusuf8555
    @guledyuusuf8555 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxba igama galin qof rerkisa kabaxyee rer kle ku biray lkn caanahan idinka buuxa dadki ay abaruhu ku dhaceen badh ugu Deeqa uun bal