Somalida Basaska lagala dagay dhimashada 2 muwaadin khatarta wadada isku xidha Adiss abab iyo jigjig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024
  • Somalida Basaska lagala dagay dhimashada 2 muwaadin khatarta wadada isku xidha Adiss abab iyo jigjiga

ความคิดเห็น • 90

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน +14

    Dadkaas Cawadga ah baa Bulhar iyo Berbera. Loo soo wadaa oo la dajin rabaa. Aan aragto hadeey Caano iyo malab isaaq siinayaan.

  • @Usr-ur
    @Usr-ur หลายเดือนก่อน +7

    Guled thanks Muse, Deni and Laftagaren iyaga ka jacel amxaaro xaar cuna ah

    • @yusufsamatar1374
      @yusufsamatar1374 หลายเดือนก่อน +1

      Xasan sheeq baa amxaaro jecel

    • @samirr546
      @samirr546 หลายเดือนก่อน +1

      Kii xamar soo geliyey ee calankooda ka taagay shaydaamadii maxaakiimtu ka sifaysayna ku soo celiyey
      Iyo kii luuq keenay
      Iyo kii kismaanyo keenay ku dar nin kasta oo mujrim ahina cidiisa waa u halyey!!!
      Ha la calaacalo oo ha la is eedeeyo uun dhinaca cadaalada iyo khayrku ku jirana hala iska indhatiro!!!!!!

    • @Usr-ur
      @Usr-ur หลายเดือนก่อน +1

      @@samirr546 inta nuxurka hada ka la so baxi weyday nin jaahil a tahay go back to school

    • @faizam523
      @faizam523 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@samirr546 intaasey idinkaga dhegtey, ka sheekee labada wiil ee isaaq ee ay dileen canfartu.

    • @samirr546
      @samirr546 หลายเดือนก่อน +1

      @@Usr-ur qof dumar ah baan ahay hadii aan nin somaliya ahaan lahaa ama dhali lahaa dunidaba waan iska qarin lahaa!!!

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +15

    Waa inoo dagaal iyaga iyo wixii soo raacaba somaligalbeedey kac kac kac,

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน +2

    Itopiyanka dadkii laha waa wllkay itopiyan somali waa u somali wax fahma

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 หลายเดือนก่อน +3

    Waa xaay caadayn uu tahay diciifnama iyo coonimada canfar

  • @user-lq4yy3je3g
    @user-lq4yy3je3g หลายเดือนก่อน +4

    Muuse lafti nagaa waa oromo 😂😂😂😂😂

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiiq

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q หลายเดือนก่อน +8

    Soomalland shacabkoodi lahaa wa jecel nahay axmaaro ethiopia 🇪🇹 waa kuwaa leynaya shacabka kasoo jeeda soomaliland

    • @abdirisaqabdi4040
      @abdirisaqabdi4040 หลายเดือนก่อน

      Xoolo cod kuma laha umada dhexdeeda idinka Waa laydin leeyahay.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 หลายเดือนก่อน +2

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanalaah 😭

  • @user-ml5kj3py7k
    @user-ml5kj3py7k หลายเดือนก่อน +1

    War somaliyee cadoowgiina waa hal ee isku duubnaada😢😢😢😢

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 หลายเดือนก่อน

    Somali waa u somali taas o kale 2004 aniga ayay igu dhacday walibana af ahmari iyo oromo ku hadla!

  • @user-fv8yy8uv8i
    @user-fv8yy8uv8i หลายเดือนก่อน +4

    Guul.somaali

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 หลายเดือนก่อน

    Alifloow ducadaada Aamiin baan niri.

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 หลายเดือนก่อน

    Somalay waa sacadi washamshi Ethiopia..Kacanka 3 Somaliyet baa bilawde.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +1

    Waa in itopianka buuxa somaali ya ladhameeyo

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaad ogaada in somaligu somaliga kale cadow u arko marka somalidu is dilayso sida aynu u kala safanahay ee xaqqa ka fog ayuu Allah arkaa in cadow guud jiro waynu is diidsiinaa waana ognahay hoostana iskama soo abaabulo ee waynu gubanaynaa dushana waa laynaga gubayaa weligeedna hagaagi mayso ilaa somalida walaalnimadeeda ehelnimadeeda derisnimadeeda xigtonimadeeda xooga la saaro oo runlaga sheego. U fiirsada oo dareema marka somaliyi is dilayso waxa shaydaan soo hanbabara oo si qabyaaladaysan oo leexsan u hadla iyo waxa dumar weercas xidhan oo faydan! Marka cadow ka runta ahi dhib gaystana waa shib iyo dhuumasho !!!! Allah idin ceebee maxaa somaliga walaalka iyo xigtada ah ku saliday cadowga runta ahna ka jeediyey!!!!

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x หลายเดือนก่อน +1

    Dhinac walba Somalia uun baa la laynayaa

  • @MedIltireh
    @MedIltireh หลายเดือนก่อน +4

    Wayab😂😂😂😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน +2

    Somali diidow selac u dhimo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 หลายเดือนก่อน

    Yanlaracin gariyad adhis usocoda

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland majirte isaaq Oromo dhe oo sonali ha odhanin. Somali ! Somali ha ku cel celinin , saxiib
    From Djibouti 🇩🇯

    • @hah7064
      @hah7064 หลายเดือนก่อน

      Afkaaga qadhmuun ka jeedi Isaaq khaniisyahow khaniisku dhalay

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 หลายเดือนก่อน

      @@hah7064 Adoo isaaqa oo abahaa iyo awooga ba khaniisiin yihiin iyad cid kale ku caayaysa.
      War bal iidoortan eega !!!

    • @hah7064
      @hah7064 หลายเดือนก่อน

      @@mahdibahdoon9742 miyaanad ahayn kuwa awawyaashood markay soo galaan Jabuuti ee ay arkeen sida ragu ugu baaba'ay waa kuwii golxodka isla dhici jiray. Kuwii uu Faransiis oo ugu khaniisasaysani wasi jiray baad tihiin. Ey yahaw eygu dhalay.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    idor Qadhmun ku qustah cadowgah bad u so wadan dhulkah somaliyed museh oromoh iyo hegoh oromoh waa in lagah qabtah umadah

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน

    Inta somaliya joogta hala wada aruursho siday somali ugelayan halogalo

  • @bossman1024
    @bossman1024 หลายเดือนก่อน

    Saxiib maha daganka waxa lagaraba in daganka shacab Iyo mamulba ka tashadan waxay ka yeeli lahayen Iyo Goan inay qatan lama aqbali karo dhaqankan

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 หลายเดือนก่อน

    War kuwa jaga somalia ba loga arayah

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 หลายเดือนก่อน +2

    Ala ciil badanaa. Maxaan meel kasta ugu dhibaataysanahay haddaan Somali nahay. Waxaa laga faaiidaysanaya waa tafaraaruqeena iyo qaybsanaanteena.😭😭😭😭😭

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r หลายเดือนก่อน

    Waad farxasantahay Dilka reer somaliland, waar joog oo sida xun ee aad wax wado way jooji

    • @GulbharGermany
      @GulbharGermany หลายเดือนก่อน +3

      He's not happy about that he's warning the Somali people

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 หลายเดือนก่อน

    War ayaga na jidaka ha logalo

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 หลายเดือนก่อน

    Adinkuna ku laaya jabuuti iyo hargeysa itoobiyaanka

  • @bossman1024
    @bossman1024 หลายเดือนก่อน

    Waxan muxu aha Maxa luqada baray usheega inay canfari Rabin somali qabiil kasta hanoqdenen kuwa modi in qabiil larabo

  • @xiilbagaab5128
    @xiilbagaab5128 หลายเดือนก่อน

    Qaarbaa leh ismaacil cumar iyaa layey

  • @user-zh2jw3zx8h
    @user-zh2jw3zx8h หลายเดือนก่อน +1

    Way saxan yihiin canfarta laaya somalida waa isku med marka sidaan lagu sameyo ayey hafmayaa n somalinimada madaxda naxukunta waa gaalo maxaan ulenahay madow hadaan somali nahay adunka somaali ayaan kanahay anagana reer reer ayaan utagan nahay sry

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน

    Canfartan waa Warsangali intoda badan taa ka imoow Ismaciil cumar geele maxaa ka khaldan uu u dhawrayaaa. Somaliland wuso hubaynayay wakhtigiii laascaanoood
    SSC khatumo

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj หลายเดือนก่อน +2

    Canfar waa gaaro madow

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน

    Somaalida waa in ay is aruuriyaan oo aadista ardisababo iska daayaan Sagrada hajoojiyaan inta dagaalka socdo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax หลายเดือนก่อน

    NIMANKA ISAAQ EE HALLKAAS LAGU DILAY WAXAA DILAY EE KA DANBEYA WA ISMMACIIL CUMAR GEELE OO SOO ADEEGSADAY CALOSHOODA USHAQAYSTAYAL CANFARA WANA SIYASAD QOTO DHEER EE HALA ISKA FAHMO OGADEEN WAXBA HA KA DHAGAYSANINA

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 หลายเดือนก่อน +1

      Habo jabuuti diri dhabe iyo sitti iyo salal bay isaaq buuxaan haduu ismaciil laynayo ee indhaha kala fura oo waalida iyo kgiyaaliga iska daaya

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk หลายเดือนก่อน

    War canfartu Soomaali Land ma layneso qoladiina ayaa moodeen oo Faanka iyo Santaagu kabate, marka Waala dhameenaya Wadadaas Soomaali Land Si hor ayaa mari doonaan wixii dhacena waala xalin doonaan.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน

    Kuwa hargeyso ka imaanaya somaali maaha. Waa itopian aaway aabo gadhahoooda muxuu udifaaci weyday

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน

    Ninkaas waa ciidankii muuse biixi ayaan u maleynayaa

  • @muhyaddinismael4422
    @muhyaddinismael4422 หลายเดือนก่อน

    wall inamada ladiley 1- Khadar Cilmi cige
    waa ganacsage muwadin DDS waye

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน

    Canfar wali lama tusin cadaawad. Laakiin hada ka dib waa lays baran.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

    Kuwa wax dilay cagdheer iyo ciise looga shakisan yahay

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi หลายเดือนก่อน +2

      Oromo ayaa tahay maxaa kaakalay Somalida

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 หลายเดือนก่อน +1

    Nuuro iyo gudoon maanta wejigooda bal eega murugo iyo baqdin baa ka muuqata
    Laakiin markay qabiilada somalida caynayaan way baq baqleeyaan.... Caaaaaaac
    Kkkkkkkkk

  • @queency7943
    @queency7943 หลายเดือนก่อน

    Kuwaa kuwaa duli waar waa nasiibkaa waxba kuwo haku during hadalkaaga adiga oo wariye sheeganaya ayaa dadka ugu liita oo qabyaalad iyo reer nacayb ku fifoobay idinku illahay caafimaad waydiista marka hore tiisaba daryeelaa tukale ku dara

  • @user-gc5lz4jl3x
    @user-gc5lz4jl3x หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @jiirayub8719
    @jiirayub8719 หลายเดือนก่อน

    Cidwalbo oo cadowga waxyeelo u geesto muuse dajaal ha u qabsadaan waayo umadaan ayuu usoo wadaa ciideena,reer somalilandoow bal somaalida kale iska sooca sooca si reer xididkiin Ethiopian ka Idinku qaldamin 😂😂😂

  • @user-ct9kk8xb1x
    @user-ct9kk8xb1x หลายเดือนก่อน

    Su,aal horta canfarta ma laweydiiyey indadku yahaya soomaali iyo canfar, canfari waxay degtaa 1=eretrea 2=djibouti 3=Ethiopia soomaaliduna inay sidaasoo kale kala degaan dalal kala duwan hasayeeshee waxa la isu hayaa soomaali &canfar .midakale miyaanay ogayn in uu jiro soomaali kilil iyo canfar kilil ((waalanaa canfartu))

    • @GulbharGermany
      @GulbharGermany หลายเดือนก่อน

      Afar they stopped people according their identity if they are Ethiopian from the Somali region or have Somali/Somaliland passports those who have Kenyan or Djiboutian passports they wouldn't stop them because their ethnicity isn't mentioned on their documents

  • @arashidosmannoorteeri8930
    @arashidosmannoorteeri8930 หลายเดือนก่อน

    Ala haw naxriisto marxuumiintaa som land ADiGu Waxaa kaa BuuX CuQDAD NOGoB NOGOB DHAlay

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u หลายเดือนก่อน +1

    Awdal state bay kasoo jeedaan ha khaldamina❤😂🎉😢😮😅😊

  • @rooblemohamed1781
    @rooblemohamed1781 หลายเดือนก่อน

    Adoo Cuqdad somaliland ku hayso Somali nooga sheekaynaysa umad dhanbaad ku dhaleecaynaysa inay Oromo jecelyihiin waa ayaan daro waxaad ka hadlaysa Man Gabnimo ka arka iskada inad umad wax u sheegte

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 หลายเดือนก่อน +2

      Dhaleeco maahe iyagaa afkooga ka yidhi 😂😂😂 war wuxuu may wada waalan yihiin horta😂 halow maqal majiraa? Sow idinkii afkiina ku yidhi waxaas 😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus cagdheer qaxooti

  • @joyjaamac5114
    @joyjaamac5114 หลายเดือนก่อน

    Waxa aan idiin hayaa video gan cod sir ah oo aan ka duubay ninka activistga ahaa uu fariin ugeeya na leeyahay garaad kulmiye ee video ga meel aan idinku soo diro so sheega

    • @joyjaamac5114
      @joyjaamac5114 หลายเดือนก่อน

      Madama aan kamid ahaa dadka la afduubay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq cagdheer qaxooti

    • @GulbharGermany
      @GulbharGermany หลายเดือนก่อน +1

      Why are you cursing him i was travelling on Friday by Golden bus from Jigiga and at the end of the Oromia region and start of Afar region Afar soldiers have stopped our bus and he said where are the somalida he spoke fluent Somali language then he saw 4 women wearing Jilbab and two men wearing Somaliland flag then he realized they are Somali he asked for their identity one of the young men had Somaliland passport the other one had Ethiopian identity mostwaqo then he made them get off the bus and he forced the driver to drive and leave his passengers who paid 1500 birthday each

    • @XasaanMualim
      @XasaanMualim หลายเดือนก่อน

      Kkk indoor

  • @hah7064
    @hah7064 หลายเดือนก่อน

    Inangumeed waa caadadii inuu dad dhintay ku tiiqtiiqsado. Orda difaaca kii faarax macalin waata kukuuyo dilka ugu hanjabaysee

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 หลายเดือนก่อน

    Cagdheer Cagdheer dhashay hhhhh

  • @Jimcaale-gq8ou
    @Jimcaale-gq8ou หลายเดือนก่อน

    Inataydan bulshada soo hor fadhiisan waxad sheegaysaan iska soo hubiya oo beentan aad shubaysan malaaiig baa idinka qoreysee fadlan iska dhaafa, ragan la laayey waxay ahaayeen ganacsato reer jigjiga ah oo gaadhi ay khaas ah oo ay ayagu leeyiin Ku sidey nin shil gadhi Ku galay degaanka kaas banay Addis geynayeen. Ninkuba hadu isaaq yhy malaha waxad u taqaanan reer Somaliland oo dds uma taqaanan

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 หลายเดือนก่อน +2

      Waar xoolo yahaw ragga dhintay anagaa isku jifo ah oo waa sacad muuse , jibriil abokor , bahacali

    • @Jimcaale-gq8ou
      @Jimcaale-gq8ou หลายเดือนก่อน

      @@ahmedmahamed8193 adeer ninkan aad ka sheekeynayso waa sxbkay AHU khadar seed, wuxunu qaadey inabtigii oo harta sheekh shil gaadhi Ku galay, ninka kale ee mawliidna waa ciidagale wana nin caan ahaa oo ina afdiinle gawadhida u wadadi jirey imikana ganacsade jigjiga degan ahaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 หลายเดือนก่อน

      Been ma'aysan sheegine waa runtood. Adigaa been ku eedeynaya dad aan been sheegin oo waliba cadeynaya, inay Isaaq yihiin ragga. Jigjiga hadey dagenyihiin sow Isaaq ma'ahan? Marna in aad Tiraahdaan Somaliland isaaq baa leh oo Wadan baanu bahay oo cidii Calan buluuga wadata waa laxirayaa iyo 5 Soomaali degto beynu degeynaa oo sidaa hanalagu ogaado isma qabato. Wariyayaashu Been masheegin waa Runtood Ragga lalaayey waa Isaaq...Somaliland. Bacdallaahi, Dulqaadka iyo Gobnimadda iyo Baarinimadda Absame bey Jigjiga kujoogaan ee marhorey ahayd in lasoo raafo sidii SNMtu ay Meles udhiibi jirtay wiilasha Ogaadeen ee Mujaahidiinta ahaa oo ay Hergeysa ulahaayeen Unukaa leh. Cuqubo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa umadda Soomaaliyeed ee xalaasha Allaha kuxifdiyo. 24/7 Isaaq shaashadaas baad umadda kaceyneysaan ood kaceebeyneysaan hadana waxaad rabtiin in laydinku tiriyo Umaddii aad martida ulajoogteen ee idin soo dhaweysay. Subxaanallaah. Wadan baynu nahay baad tiraahdeene ku ekaada haydin deeqo. Maa maxay dhiigan aad daadineysaan iyo eedsheegadkan aad 24saac ku guuxeysaan. Diyaaraddii naduqeysay wataa baad leedihiin idinkoo ree Laascaanood aad Xasuuqdeen oo midh aydaan kareebin fadli Rabbi ma'ogiye. SUBXAANALLAAH.

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkk adoontii nuuro iyo gudoon maanta dhuusaa ka timi
    Intaan idin lahaa ismoog baad tihiin
    Ismoog aqalkii bay asleysaa

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน

      Insha Allaah Waad dhamanaysan