Daawo War Cusub dagaalkii Iyo Heshiiskii Canfar iyo Somaali Xogo Horleh O Soo Baxay Madax Hadashay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Anfac Media guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Anfac tv. Lama aamini karo canfar iyo ciidamada federalka iyo waliba dowlada itopiya.
    DIGNIN : HESHISKA YAN LA'AMININ WANA HOSANSIS LADONAYO IN LAGU GUMAADO SOMALIDA.
    HUBKINA XAJISTA KANA FOOJIGNADA WANAD GUULWEYNTONTAN. GUUL IYO GOBANIMO.

  • @kamaalyasin9435
    @kamaalyasin9435 3 หลายเดือนก่อน

    Asc mustafe cagjar iyo madaxda dawlad deegaanka soomaalida waa inay arintaas ka feejignaadaan lagana hortagaa inaysan dhicin in dad meekale laga soo waariday aysan ka coday meeshaas

  • @Amiramifm
    @Amiramifm 3 หลายเดือนก่อน

    15:36 Muslim weeyi 2duba ee si u wada Dan ah Allah ka dhigo

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 3 หลายเดือนก่อน

    Waa in aan wax tuusna itopia sidaban kuula noolan karna

  • @mahamedfakircheik-uq2zf
    @mahamedfakircheik-uq2zf 3 หลายเดือนก่อน

    TV benale rountah cheik warka

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wllka anfac media aniga hadaan ka hadlo fikir kayga walahy waxaan rahaynaya inay noqon doonto tani tiii ugu dan baysay eee canfar iyo soomaali ku kala bixi lahaayeenb haday dhici waydo waxaan is leeyahay dee waaa inaga iyo ethiopia deee waaaa lays baran uuundeee wcs

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 3 หลายเดือนก่อน

    Asc dad lakeeno imika oo codeeya sidhulka looguqaato in layeelo ma aha canfar iyo dadkale ee lasocda waa in ay konoqdan dhulkooda ee madhici karto in layidhaado dadkale ayaa soo dejinayaa oo kadibna afti ayaan qaadayaa waa khiyaano ee halaga digtoonaado

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 3 หลายเดือนก่อน

    Jaw dalkiina difaacda bilaa fadaraal haguurto canfartu dhulka baneeyaa haladhaho codlahaane

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @MohamedDalmar-j5f
    @MohamedDalmar-j5f 3 หลายเดือนก่อน

    Dagaalka in lawaduu khayrku kujiraa afti waxaa ka ficiin in dhinbishaadu ay wax kuu bislayso

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jeclaan lahayn dhulka oromadu qaatatay markii aftida codaynta laqaatay oromadu waxay tiyaarisay kaarka aqoonsiga xitaa somaalidii deganay wakhtiga halka somaalidu ay kaarka aqoonsiga aynan siin muwaadinintii deganayd Sababto ururo hubaysan ay degaanka ka jira sidaaas ayey kaarka degaananshaha haysta umbra codayni sidaas ayey somalidu aftitii kuwayday hada magaalooyinka garbage ciis cadhautu candhuufa mahaystaa kaarka aqoonsiga degaanansha I'd Card ama (mustaawaqiye)

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey yaan laydin khiyaameyn sidii hore u dhacdey dad aan cafar ahayn ayaa lasoo daabulayaa oo itobiyada kale ah horena baabuli ayey sidan oo kale uga dhacdey

  • @BIGMAFIA-j3n
    @BIGMAFIA-j3n 3 หลายเดือนก่อน

    Wax unbay ogtahay canfari dagdag unma sexexin heshiska waax uunbay ogthy

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 หลายเดือนก่อน

    DAGAALKA WAXAA WADAA WAA SOMALIDA OO U DIIDAN IN DOWLADA DHEX SAL DHIGATO MAALIN FARXAD KU SEEXATO CANFARTANA CIISAHA AYEY KA HORJOOGTA IN UU MAALIN FARXAD KU JOOGO DALKIIAA INTA KA DIB MEESHA SHACAB AYAA KU DHIBTAY WAXAA FIICAN GUDI HEER CAALAM AH LOO SAARO OO LA SOO BAADHO WAXAA KU AASAN MEESHA EE LAYSKU HAYSTO

  • @IxsaanNuur
    @IxsaanNuur 3 หลายเดือนก่อน

    2:14

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 หลายเดือนก่อน

    Somalida waxeye tirahda nimaan dabkaga arkiin danbaskaga kama guudo war rer Somali,,galbedow canfarta iyo Daman qoomiyadha kalo ideel waa issogyeheen dulka losocdana waun dulka somaliyed ii,dabkena ku ceel baxa aawowgod lagubiwaye hishees wax ladoho nooooooo

  • @XansirMubarik
    @XansirMubarik 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh