Labiska ku haboon gabdhaha caatada ah iyo labiska ku haboon gabdhaha buurbuurab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @Fatia
    @Fatia  3 ปีที่แล้ว +52

    *ASC hablo video ka hada ka heshan rabtan part2 like & share dhaha*
    Nooca jirkaga halkan kaso dawo
    th-cam.com/video/ZwMZNGe7XPQ/w-d-xo.html

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@amalxayat4526 Xbbti waxa sameeyn makeup ka sida lo marsadow wajiga dhuban AMA buran 👌👌👌

    • @faizaabshir6398
      @faizaabshir6398 3 ปีที่แล้ว

      Hye xbbt wandhahy abyo fbgaga isoqor fadlan bodyshapeyga igacawinkahayd

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@faizaabshir6398 Touha Bella .. Horta videokaga body shape ka ku sharxay dawo Xbbti

    • @ifrahiman9846
      @ifrahiman9846 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia abaayo noosamey video la isku caateeyo sidagdag ah

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahiman9846 ❤️❤️❤️🥰😘

  • @143xaadsan4
    @143xaadsan4 2 ปีที่แล้ว +4

    Bismilaah Mansha Allaah,Touha bella😘waxaan kaa codsan lahaa in aad ku soo darto da,da qofka yar iyo qofka wayn waayo waxaan arkaa soomaali badan oo aan maryo aan la da, aahan xidhan🙈

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xbbty allaha no ka daayo mar weliba wad na dheeri galisaa labiska iyo make up neh Wad naga dhistaa masha allaah shukran❤️🥰

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 3 ปีที่แล้ว +13

    Thanks xbbt talo wanagsan iyo style saxid lacag la aana nogu deeqdee hablow inanta Aan gacan qabano si ay dhiiri Galin uhesho plz subscribe like share intaba dhaha one love huuno😍😍😍😍😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti Amena ❤️😍💕 Shukran aad qali 👍👍👏🏽👌👌

  • @barbaarsamechannel7585
    @barbaarsamechannel7585 3 ปีที่แล้ว +1

    From tiktok maasha Allah walaashay wax fiican baad haysa thanks

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 3 ปีที่แล้ว +3

    Channelka kaliga ah an somalida ugu jeclahay fathia gabar aan xushmad uhayo thank you so much abayo wax wanagsan aya noso gudbisa markasta part 2 inshaAllah wan sugeyna wana share gareya video yadada allaha kubarakeyo love you always💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti Zaynab 😍❤️🥰 qali Shukran aaad alh yafadk🌹❤️ love you 2

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 2 ปีที่แล้ว

    Samiyey waa mhdsnthy nuuc labiska aad baan u xiiseya thnks abyo qli

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️😘😘😘

  • @amaniqueen6813
    @amaniqueen6813 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abayo sida quruxda badan aad inogu sharaxday inoo soo badi sona dhaqso summerkii baa la soo galay oo waa xiligii labiska

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Kkkk sax walhi waa xili labis❤️🌹😍 hye inshalh

  • @hawomohamud6754
    @hawomohamud6754 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsan tahay wll si qurux badan oo la fahmi kara ayaa noga sharaxday.

  • @umuayman509
    @umuayman509 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alh qurux thnks xbbti❤💘

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Cafwaan xbbti 👌🤗

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allha. Xabibti shukran 💐👍😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Cafwaan Xbbti ❤️🌹💕🥰😘

  • @nafisadaahir7124
    @nafisadaahir7124 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah abayo mahadsanid team caato hada nahay secret baa helnay caawa ❤️🙏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      My team🥰👌 Xbbti Nafisa Shukran ❤️

    • @khadiijadaahirziyaad4609
      @khadiijadaahirziyaad4609 3 ปีที่แล้ว +1

      Team cayil laga dhiga nafisa

    • @ronnyzeder
      @ronnyzeder 3 ปีที่แล้ว +1

      Thank u wll labis caato unacay

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      @@ronnyzeder maya Xbbti wax badan kugu qurxoon waa jiran Baro kaleya 🤗🤗❤️❤️❤️❤️🌹🌹

    • @hodanidris2437
      @hodanidris2437 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +3

    Xabibti hablaha dhuudhuuban nasoo badi aad baad u mahadsantahy love you walahi waxa tahy gabar aad u wanagsan mashallah allaha ku barakeyo💋💯❣

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti qali alh yafadk Shukran aaad ❤️💕🥰🥰😘 adiga wayan maha gabdha TikTok hada u jawaby jecliya dadkayga mar walba commen wangsan iyo hadal wangsan aya idhda alh yascidk I love you too 😍🌹❤️❤️

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia waad u qalantaa xabibtii kabadan intaa allah yacizak jazakallahu khayr noolow intay nolol jirto❣❣❣👏🏿👏🏿👏🏿💯

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@jecliyadalkayga3346 Xbbti qali Shukran aad Amin dhmnten alh yascidk FB igu sheg magacaga hn 🤗🤗👌

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank u abaayo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️🌹🥰🥰💕

  • @maryamali6714
    @maryamali6714 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabibtiii 🥰😍

  • @suleekhiitocllaahi5351
    @suleekhiitocllaahi5351 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo cabaayadahana soo gali

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti 👌🌹❤️🥰👍

  • @radwamohamed923
    @radwamohamed923 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abayo 💖👌

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti 🌹😍🤗😘🥰

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @aq8889
    @aq8889 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much👏

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah chanelkaga maanta arkey fatxiyay wana ku qancay ajar alle hakaa siiyo dadaalka meeshada ka wad i.a

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti & welcome 🌹🌹❤️❤️👍👍

  • @fartunmohammed7162
    @fartunmohammed7162 3 ปีที่แล้ว +1

    I'm new subscriber Maasha Allah abaayo wax badan baan ka bartay. You are the best horay u soco😘😘

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Welcome Xbbti ❤️❤️

  • @faizaabshir6398
    @faizaabshir6398 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alaah xbbt mahadsanid 🥰🥰❤️

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️❤️❤️🌹😍

  • @aniso8807
    @aniso8807 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad farhiya aadban ku jeclhy ilaahey haku xafid tusalaheygii🥰❣

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️Anisa Xbbti Shukran 🤗❤️❤️😘👍alh yaxfdk qali

  • @rawdaawad8825
    @rawdaawad8825 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh hppt thank you so much❤😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️❤️🌹🥰

  • @najahyusuf1441
    @najahyusuf1441 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshhhh allh caqliga hakudaayo xpti vedio qalinjabinta dharkeeda kahadlaya noosoo duup plz

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti qali Shukran ❤️❤️😍 uniform ma xirteen miya ?! Qof ba sidu doono umalinya

    • @najahyusuf1441
      @najahyusuf1441 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatiaxpti facultiba jmacda dhar gaaruu kuqalin jabiyaa markaa anigu fucultigyu Midab ka casaanku tarxada kadhigtaa xaga hoose midapkusoobaxaya isheeg walshy

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@najahyusuf1441 Xbbti FB igu darso Touha Bella waa shego dheer

  • @nafisabeauty4463
    @nafisabeauty4463 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alh abayo horumar wacan qali wad nodadaashay alaha kusharfo💖🥰🤲

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti Nafisa ❤️🌹🥰

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah wallaalo

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti ❤️🌹❤️❤️

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sis

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti 💕❤️

  • @fardowsamohamed8842
    @fardowsamohamed8842 2 ปีที่แล้ว

    Thank you hppti aada u mahadsantahy

  • @farxiyofunnyofficial
    @farxiyofunnyofficial 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid bayo keep going baayo intee kaala soo xiriira wa kubahna

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti Farxiyo ❤️❤️cafwan , Haye inshalh

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid gacalo

  • @sirtuwaadhadhanka9698
    @sirtuwaadhadhanka9698 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah huuno shaqo fican ayad no haysa no so badi o waliba ku kuso hore cabayada ha wayo team ka bur buran ayan madax u ahay kkkkk marka labis ba wan nacayba wayo ma helo wax qab kayga ku so baxa badanaa no so badi huuno cashara dano kale shugran xabiibti 🥰🥰🥰😍😍💖💖💖💖💖👍👍👍👍👌one love huuno

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti qali murhba waa sameen inshalh 👌❤️❤️❤️❤️👍👍 wana hely wax ku nasiba ha naciin plz 🥺🥺

  • @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604
    @haucaronwaqtigaiyocalafwax5604 3 ปีที่แล้ว

    M.a Shukran quruxey jazakallahuqer👍👍👍❤️💜💖😍🥰😍💞🌹🌹🙋💞

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti ❤️❤️cafwan qali ❤️🌹😍🥰😘

  • @DrDegmoAMagan
    @DrDegmoAMagan 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah video anfac leh as usual 👍👍😍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti qali Shukran ❤️🌹🥰😘

  • @fihiimaomer7117
    @fihiimaomer7117 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hpti keep going ❤❤❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran xbbti ❤️🌹

  • @ruru1872
    @ruru1872 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakillah abaayo. Mowduuc muhiim ah baad noosoo gudbisay. Cabaayadaha iyo wixii lamid ah midka kaleeto noogu soo gudbi InshaAllah

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haye inshalh Xbbti ❤️❤️👌👌

  • @haifaarmy2821
    @haifaarmy2821 3 ปีที่แล้ว +3

    طول عمرك فاشينستا🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti ilham ❤️❤️❤️🌹🥰😘 Shukran qali badn

  • @_Havenn
    @_Havenn 2 ปีที่แล้ว

    ASC abaayo boorsada noo soo sharax

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️👌👌

  • @yusraabuukarcabdulle757
    @yusraabuukarcabdulle757 2 ปีที่แล้ว

    jasakalah abyo wax badan aka faiday 🥰🙏

    • @Fatia
      @Fatia  2 ปีที่แล้ว

      Alh yaxfdk Xbbti qali

  • @raqiyaabshir3393
    @raqiyaabshir3393 3 ปีที่แล้ว +4

    Abyo aad bad umahadsantahy wax muhima ayad ka hadashay
    Abyo cabayadaha so hormari
    Kadib part 2. dharka dalki laga xidho sida xijabada caadiga sida ay unaasiban kaso hadal abyo
    Mida kale dadka gaaban iyo kuwa dheer sidey ukala naasiban dharka iyana kaso hadal abyo
    Kun jer mahadsanid runtii wax aan aad ugu baahanyahy ba marwalba ka hadasha 😊

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti Raqiya❤️❤️ waxas dhan ee shegty waa muhim sax 👍👏🏽👏🏽 waa sameeyn murhba video yada Labiska sharxada iyo sawirada badan waay dhib badnyhy marka share sameeya inta energy an kuwado aya ka helya inshalh waa sameen qali cafwan ❤️❤️🌹🌹

  • @muniraabdirahmanmohamed71
    @muniraabdirahmanmohamed71 3 ปีที่แล้ว

    waaa mahdsantahy abyo mcn allh nokaa daayo wax badan naga dhistay abyo noo Soo badih labiska

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti munira ❤️🌹 Haye inshalh 👌👌👍👍

  • @swetymohamed4909
    @swetymohamed4909 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah nice wallhi👍

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah I love it abaayo 💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @ikranmahamed341
    @ikranmahamed341 2 ปีที่แล้ว

    Thankd

  • @nawaalqaran7390
    @nawaalqaran7390 2 ปีที่แล้ว +1

    Wx bdn ka faida inta video manta ka dawade xisab malhn👸❤❤

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah xbbtii thanks🥰🥰🥰🥰💋💋

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan 😘

  • @asmaabubakar6081
    @asmaabubakar6081 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayadaha kaso hadal mcnto thanks 😊 🙏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti 👍👍👌❤️

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 3 ปีที่แล้ว

    masha allah quruh shokraan sis💖💖💖

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      *cafwaan xbbti muna*

  • @DrDegmoAMagan
    @DrDegmoAMagan 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow 👍👍👍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran ❤️❤️🥰🌹

  • @sadiasadiaabdishirawac2282
    @sadiasadiaabdishirawac2282 3 ปีที่แล้ว +2

    sax mcnto thankis 🥰🥰🥰🥰🙌🏻🙏❤️

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️🌹

  • @hanibeauty1358
    @hanibeauty1358 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah thanks💗

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Cafwan xbbti ❤️🌹

  • @nolshadquruxi5505
    @nolshadquruxi5505 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah shugarn wll 🥰🥰🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwaan Xbbti ❤️❤️💕

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo 🙏

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Shukran Xbbti Aisha ❤️👍

    • @aishaluul114
      @aishaluul114 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia adaa mudan xabiibati♥️😍 anaga xamar aan joognaa i.a dhanka iyo hijabada kasoo hadal

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@aishaluul114 sax inshalh waa sameen doona 🤗👌❤️

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 ปีที่แล้ว

    Toobkan Waa foolxumo ma qurxantahay dharka ag xishabtahy

  • @sagalismail7465
    @sagalismail7465 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️🥰✅

  • @xamdixajidahir3730
    @xamdixajidahir3730 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbbti mcn cabadayada noso gali

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti

  • @hawadegan73
    @hawadegan73 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka helay barnamijkaaga love ❤️ xbbty

  • @rayanruuxi3022
    @rayanruuxi3022 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabarta liketa yaan laga xasdin soomaliyeey

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti Rayan ❤️❤️❤️🌹🥰😍💕 qali Shukran 💕🌹❤️❤️

  • @itsebyan
    @itsebyan 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo Cabayadaha kasoo hadal plz

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haye Xbbti waa so wada inshalh 👌👌👌🌹

  • @Aya-cy9qg
    @Aya-cy9qg 3 ปีที่แล้ว

    Aniga colour blocking ayan xirtaa iyo pluza lkn waxan kuweydiin wll halkan kama helo maryahan qaybta sare laga xirto aad soo dhigtay waan ka helay , halkeed kasoo qaadatay aan ka dalbadee

  • @sabrinediilah7035
    @sabrinediilah7035 3 ปีที่แล้ว +3

    Dear Fathiya xili fiican baad naga soo gaartay, aniga ahaan lama sheken karo wax yabihii aan kaa faaiday. Saaso kale aan rajeynaa gabdhaheyna inee faaideystaan oo qurux badnaano. Waad mahadsantahay habbti🙏🏽❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti Sabrine ❤️❤️🥰 Shukran aad 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Alh yascidk 🥰😍❤️🌹🌹

  • @dragongirl3536
    @dragongirl3536 3 ปีที่แล้ว

    hppti Dharka Io qab dhismedkoda kaso hdal video badan kasameye B/c Designer inaa noqdo donaya ona Dhar hersara soo Saro Mhdsanid🙏💯

  • @naslidagan6085
    @naslidagan6085 3 ปีที่แล้ว

    Xabiibti labiska soo badi

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti ❤️😍🌹

  • @inacali8041
    @inacali8041 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah maanta ayaan janalkaga arkey waana ku qancey 😍❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Welcome xbbti ❤️❤️❤️🌹🥰

  • @fatimaabdinasir5316
    @fatimaabdinasir5316 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah🥰🥰

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan ❤️💕

  • @iqlaasimaan7227
    @iqlaasimaan7227 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo kan cabaayada waa sugaynaa insha Allh

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Hye xbbti inshalh 🌹❤️

  • @makeupartisthibo7794
    @makeupartisthibo7794 3 ปีที่แล้ว

    Shukaran qaliyeey

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️🌹💕

  • @sadiafarhan4791
    @sadiafarhan4791 3 ปีที่แล้ว

    Mashllh abyo,abyo number kaga maheli karaa

  • @الاميرههبوش-ظ4ز
    @الاميرههبوش-ظ4ز 3 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 3 ปีที่แล้ว

    Ani color ka madow aad bn ujeclhy caatana Wa ahay😱

  • @rawdaawad8825
    @rawdaawad8825 3 ปีที่แล้ว +1

    Vedioga labaad cabayadaha kso dhig sis

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Haye inshalh Xbbti 👌👌🌹❤️💕

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 ปีที่แล้ว

    Kuma qurxanid waxaad Soo xidhtay

  • @amaalqurux5634
    @amaalqurux5634 3 ปีที่แล้ว

    Waan ka helnay noo so baadiy abaayo ❤️👋

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Inshalh Xbbti ❤️

  • @nafisadaahir7124
    @nafisadaahir7124 3 ปีที่แล้ว +1

    Taraxada sidaaa usaratid noso gali

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haye Xbbti murhba ❤️🌹💕🥰

  • @hanadali7661
    @hanadali7661 3 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsnty wall Vedio makaso sameyn karta wall waqtiyada qoraxda iyo mugdiga Colorada xidhan karto

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Sax muhim 👍❤️❤️🥰😍 murhba inshalh ❤️

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 2 ปีที่แล้ว

    Cabaayadaga iyo hijaabka kaso hdal xbbti

  • @nimcoa6879
    @nimcoa6879 3 ปีที่แล้ว

    cabayadaha noosoo sharax wll

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Hye inshalh 👌👌👌❤️❤️

  • @allawayn
    @allawayn 3 ปีที่แล้ว

    Cabaatadaha noso shrx abyo

  • @radwamohamed923
    @radwamohamed923 3 ปีที่แล้ว

    Mar kasta waana caawisey

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Waa istahishan qali ❤️❤️🌹😘😘

  • @qwin4ever550
    @qwin4ever550 3 ปีที่แล้ว

    Apyo aniga problem ka I hesta waxo yahay kabo aan buut ahen ma jecli ina qato dhar walbo xirnyo dharka qaar buutka kuma so baxayn maxa igula talin lahed

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Labiska habin ki oo kale flat shoes 🥿 ku badilo buutka wa comfortable 👌👌

    • @qwin4ever550
      @qwin4ever550 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia thanks mcnto😍🥰💋💋❣💎

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      @@qwin4ever550 cafwaan Xbbti ❤️❤️🌹🤗🥰

  • @milkosaciid2081
    @milkosaciid2081 3 ปีที่แล้ว

    Huno labiska asturan kasohadal

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 ปีที่แล้ว

    Dharka madaw wl maxa ku qurxon cidiyo noce ah uxidhe degdeg uraba

  • @zeynabahmed9903
    @zeynabahmed9903 3 ปีที่แล้ว

    Cabaayadaha kadhig abaayo videoga xiga

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haye inshalh Xbbti ❤️❤️🌹🤗

  • @xumeyraamohammed6350
    @xumeyraamohammed6350 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo adiga codkaga yara sara uqaad waanagu yareysaa wuu gaabanyahy

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti codka wa dhangaga waa hagajiyay hada 👌👌👍👍

  • @DrDegmoAMagan
    @DrDegmoAMagan 3 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍❤❤❤

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️

  • @amiirashirre4853
    @amiirashirre4853 3 ปีที่แล้ว

    Wll jiibada waxan unaqanna goono

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Haaa sax 👌👌

  • @qamarabdullahi162
    @qamarabdullahi162 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaaley dharka dadka muslimka xirtaan sawirada nooga dhig dhar asturan oo hadana fashion ah plz aby mudo badana kula socdaa lkn taas kudadaal dharka soomaalidu ama carabtu xirtaan tusaale nooga soo qaad oo xijaabna ah labisna ah fadlan fadlan aby waa codsi

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti fikrada faham kadib asdiga staylka ku nasibaya sameeyso 👍

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +1

      Lano aniga fikrada cololka ama dariqad aya sharxay qof walba si shqsiyadisa ka sameen dona fikradaha 👍

    • @qamarabdullahi162
      @qamarabdullahi162 3 ปีที่แล้ว

      Waan fahmay body shape keyga iyo style ka igu sobaya tasale wan buranahay 75kg ban ahan wana gabanahay o dhirikeygu waa 1.55 cm dadka qaarka danbe uweyna wan ahay marka wlh abyo intas wan fahmay lkn dharka tusale ahan an kawaday runtii aadbaa umahadsantahay sifiicana noo fahamsiisay

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +2

      @@qamarabdullahi162 Xbbti mashalh aya tahy inshalh video yada so sacda aad u hely 😍😍🥰 wayna ku cawinyan adiga jirkaga loo badnyahy jir walba qurx qas layahy so that ka dhaqaq wax kugu so baxaya just

  • @zayanhiin8950
    @zayanhiin8950 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @munahasan2613
    @munahasan2613 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsani d xbt
    Hda unbaan kugusoo biiray hdana waan kaa faaisau

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Xbbti muna welcome 😍❤️🥰😘🌹🌹❤️

    • @munahasan2613
      @munahasan2613 3 ปีที่แล้ว

      @@Fatia 😘😍

  • @nasramuuse3564
    @nasramuuse3564 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha muslimka ah wa iney jidhkoda asturaan wana xaraan iney quruxdeda bananka kenan marka waxad nagula talineysa armey fasahaad tahayy

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว +2

      Salamad 🤪🤪 sida wax u qadaty , fahan fikradaha kadib si ku nasibaya asturan ka samey ado astran qurxono , al muhim adi fikrkaga 👌

  • @khadiijadaahirziyaad4609
    @khadiijadaahirziyaad4609 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

    • @Fatia
      @Fatia  3 ปีที่แล้ว

      Cafwan xbbti ❤️🌹🥰