Casharki suniyaha part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 854

  • @ubaxfahmiina1235
    @ubaxfahmiina1235 4 ปีที่แล้ว +28

    Wan cusbahay qarabo halay soo dhaweeyo like dhac gu siii lacag mahinee 🙏❤

  • @Amira-gz3xl
    @Amira-gz3xl 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a gabar niyad ficn aya tahy 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zapnaali5404
    @zapnaali5404 4 ปีที่แล้ว +55

    Abaayo si qalbiyan ah ayaan ku jaclahay aad bad umahad San tahay ❤️

    • @salmaart44
      @salmaart44 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo bulkiyeer keeda xaguu kuyaalaa

    • @rihaanaofficial1250
      @rihaanaofficial1250 4 ปีที่แล้ว

      Salma Art ushriko gagab ayu kuyala

    • @dahaboabdi5174
      @dahaboabdi5174 4 ปีที่แล้ว

      @@rihaanaofficial1250 masha allah waw adayu uqurux badanya hay abayo

    • @dahaboabdi5174
      @dahaboabdi5174 4 ปีที่แล้ว

      @@rihaanaofficial1250 masha allah waw adayu uqurux badanya hay abayo

    • @dahaboabdi5174
      @dahaboabdi5174 4 ปีที่แล้ว

      Cilnka nososar abayo

  • @xudayfixudayfi4255
    @xudayfixudayfi4255 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh alle ha ku barakeyo gacantada

  • @nastehaaden828
    @nastehaaden828 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh wax walbo aad nabareysid dhiiri galinta ayaaba kasii wangsn 🙏❤️wanag wlbo aad noo muujisay rabbi abaal marin hakaga dhigo wanag

  • @canabcumar1434
    @canabcumar1434 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a alle haku xafido xbbti mahadsanid quruxey

  • @istahilhussein5707
    @istahilhussein5707 4 ปีที่แล้ว +15

    tnx macalimadeda cusub aad baan ku jclhy love you

  • @zamzamziman7664
    @zamzamziman7664 4 ปีที่แล้ว +2

    As Salaamu Alaikum my queen ilaahay ha ku xafido xabiibiti sida aad noola jeceshahay wanagasan iyo hormarka adigana ilaahay ha ku gaarsiyo hormar aduun iyo aqirab isha Allah waxaku dhiba ilaahay kuma tuso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queennawaal2164
    @queennawaal2164 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sooya albi
    Waad ku mahadsan thy sida qaaliga ah aad wax walba noola wadaagto

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbbti thnks madama aad naga aqbashay codsigi ilahay ha ka abaal mariyo wankujecelnahay adigan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ebyanchannel8481
    @ebyanchannel8481 4 ปีที่แล้ว +2

    Anoo video ga dhamaysan ayaan ba iska ogahay inaan kaa faidi dono

  • @thehalal101
    @thehalal101 4 ปีที่แล้ว +6

    My man Qaboojiysi mahadasaind shukran Quruxey ❤❤😍

  • @qabiilwaqarandumis7421
    @qabiilwaqarandumis7421 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaliden wan dhownahy abyo mcn wan ku faraxsnhy xisadan quruxda bdn wana kasugena mar wlbo mcnto allha ka abal mariyo mahadsanid milyan jeer ❤❤

  • @aizhaabdalla3207
    @aizhaabdalla3207 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks maclimadena qliga tnx alot wlhi iminkanba Barty wax mudo aan rabay saan ku barty tnx 100%

  • @queenqaalijama8808
    @queenqaalijama8808 4 ปีที่แล้ว +23

    Mansha Allah waliga qof kula mida maan arkiin sister thanks 🙏 waxaad tahay macaliimaad fican intaa ilaa aragtay ka waram dee

    • @shahdiyoshahdiyo5946
      @shahdiyoshahdiyo5946 4 ปีที่แล้ว

      Zoyaa inaa ku la soxiriiro ayaa intaye ku la soxiriraa
      Abaayo

  • @sabriinasabna5406
    @sabriinasabna5406 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahy soya saa noo dhiira galisay wlshayda ilahy hakaa abaal mariyo quruxeey qaybta labaad sugooyaa 😍😍😍

  • @hamdaainap5617
    @hamdaainap5617 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah zoyaa thank you qali dumar maanta kadib uma malaynaayo in suniyo aan cidka ii hagaaji ka baryimaa adigaana usababa💓🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 4 ปีที่แล้ว

      Hamda Ainap keep going abaayo wax kale inaa barata rajeenaa

  • @queenmunodiirsheomar1611
    @queenmunodiirsheomar1611 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher 😘😘😘illahay hajir hakasiiyo sida nolasheceshay inad wax nobarto

  • @MushtaqeeyHibonura
    @MushtaqeeyHibonura 4 ปีที่แล้ว

    Anoo kalee ayaad ufaideyneysa m.a Allah hakuu barakeyo abyoo mahadsanid

  • @فايزروانريانتوامفايزميرااستارز

    Abayo zoya illahay haku xafido qalbigaga aad ayu uwanagsn yahay wllahi wali kuma arkin qof sidada oo kale dacad u ah

  • @nadaarleela4948
    @nadaarleela4948 4 ปีที่แล้ว +1

    Wana ka hele sida o risiimate suniyaha😍😍waaaaw

  • @miishtii
    @miishtii 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh mhdsnid xbbti zooya aada kaaga mahadcelinena gabar qiimo badana tahay oo daacad ah❤️❤️❤️❤️ Allah kugarab galo🌹

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 4 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah inbadanban sugayey❤️waad mahad santahay walashay👍

  • @amuunapizza224
    @amuunapizza224 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks abyoh wlhi waad mahadsan thy kun kow jer thnks gacnta allaha haku dhowro

  • @sahrocadeey184
    @sahrocadeey184 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo alaha haku dhowro wxn ku leyahy keep going 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @naimahassan6716
    @naimahassan6716 4 ปีที่แล้ว +1

    Wn dhawahay cadey keep going

  • @balkizmuparikbalkizmuparik8606
    @balkizmuparikbalkizmuparik8606 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wllo mahadsani walhi wadnacawisay inbadan wllo

  • @hafsamohamed469
    @hafsamohamed469 4 ปีที่แล้ว +1

    Casharkaan wan sugayay tnx walashey 😘

  • @bibihussein499
    @bibihussein499 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a sida quruxda badan ad u sharaxde step by step wad mhdsantay zoyaa

  • @fardowsonuur1505
    @fardowsonuur1505 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh soya wan kujeclhy cashirkaadavinsha allh imadhaafayo

  • @samiiroqurux4850
    @samiiroqurux4850 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc queen iam samira from Somalia wn kgu cusbahy videoga hda iigu horeeso waaana ka helay thnk uu so much❣❣❣❣❣

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 4 ปีที่แล้ว

      Samiiro Qurux wcs cadeey inaa faaidesato ayaa kuu rajeenaa samira cadeey

    • @samiiroqurux4850
      @samiiroqurux4850 4 ปีที่แล้ว

      @@ruunruuhi1762 InshaAllh🥰🥰👈

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 4 ปีที่แล้ว

      Samiiro Qurux ❤️❤️❤️ horo socd ayaa kugu ogahay

  • @umulkhayrsalma1294
    @umulkhayrsalma1294 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thanks abayo wa mahadsantahay

  • @faadumaxmedmaxamed8857
    @faadumaxmedmaxamed8857 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaaa aalllh macalin Alle ha no ka dayo hore u soco

  • @najmaali6142
    @najmaali6142 4 ปีที่แล้ว +1

    Wallshy soya qof qalpi ficn thy ma.a mcnto anagana waan ku jeclahy xppti thanks mcnto keep going xppti

  • @hibocusmaan8292
    @hibocusmaan8292 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah abayo allaha kubarakeyo Nairobi kula joga xage laga helaa thanks

  • @nimrasqueen1652
    @nimrasqueen1652 4 ปีที่แล้ว

    Tnx madam sharakena hore nogusiwad

  • @xayatiqalbi5161
    @xayatiqalbi5161 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks kala goose Tema aad ayaa ku jaeclhay kenya hadaad imaada ayaa ku imaaya Tema kala goose

  • @gurxancabdi4887
    @gurxancabdi4887 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allh by love soya

  • @Qosoljecel
    @Qosoljecel 4 ปีที่แล้ว

    mnsha alh zoya xpt qof qalbi fiican aya thy oo hormarka dadka jecel guuul ayaan kuu rajeen xpt nooso badi mekupka magaciisana inaad nosoo qorto magcayadooda ayan jeclan lhaa thnkz you mcnto😍😍😍♥️♥️

  • @muktasimjimale5959
    @muktasimjimale5959 4 ปีที่แล้ว +2

    Hablaheena somaliyeed waad horumarisay ......🔥🔥

  • @kabayarequruxee4807
    @kabayarequruxee4807 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome zoya alpi macalimadeyda ku dhawahay aad ayad umahad santhy wllshy mcn🙏🙏🙏🙏🙏🇹🇷🇹🇷

  • @laylalayla1351
    @laylalayla1351 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah hore u soco wallo gacanta alle hadin barakeeyo

    • @sumayoaliaadam4606
      @sumayoaliaadam4606 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah inosobadi wad mahad santhy wlshy mcn

  • @zamzamhabiofficial1435
    @zamzamhabiofficial1435 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllsheey qaliii allle aqliga iyo caafimadka hakuu daayo

  • @wardaosmaan3719
    @wardaosmaan3719 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhownahay wlo sonya masha allah waxa badan ayan doonayay inan helay make up bilow ah

  • @FatimaAli-cw8tj
    @FatimaAli-cw8tj 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you abaayo meel aan wax ka bilowna ayanba la Ayn qayr qabto 💓💓💓💓💓

  • @faazuuqali8995
    @faazuuqali8995 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allah hanaga dhigo kuwii usoo jesto sida ay kaaga faaidaan

  • @aaminaahmed3560
    @aaminaahmed3560 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid baayo mcn wax badan waa kaa faaiidnee Allaha ku sharfo horay usoco

  • @luulismail1435
    @luulismail1435 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha ikaa xafido aad iyo aad ayaa ku jeclahay

  • @qadiijacabdiqadir1991
    @qadiijacabdiqadir1991 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha all abayo mcn wan kugu xeranahy waxan rajeynaa inan arday ficn noqodo adigana awalkaga magudi karo wan kujeclahy ina hoyo mcn Ilove you zoya alpi

  • @iqragacal7627
    @iqragacal7627 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a horey u soco gabadha kaliya oo somali o aan cashirkeda ka helay

  • @samiyahusein4076
    @samiyahusein4076 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah casharo ayab Ka barana macalimad kal goos ah aya tahy

  • @asuumahassan1678
    @asuumahassan1678 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha masha allaha
    Masha allaha masha allaha
    Xappti mahadasanid qali
    Waa noo farxadan

  • @maqsudaffical8611
    @maqsudaffical8611 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo aniga ayaa kow ka ah dadka baranaayo qali luula

  • @Sahruujaibraahimsi
    @Sahruujaibraahimsi 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abayo aad ayan kak mahad celinaa inaa barto aad ayan uku han wey nahay isha allah waxa tahay macalimadeyda

  • @umucazuuza9552
    @umucazuuza9552 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo qeyr Allah ku siyo mcn badan

  • @munoali1360
    @munoali1360 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abyo wlhi wan ubahnaa thnk you

  • @dekaahmed1361
    @dekaahmed1361 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you👉🙏💕 malin maalmaha ka midah beertad beeratay midhaheeda waad guran doonta mahadsanid macalimooy 😘😘😘

  • @haniabdikadir9322
    @haniabdikadir9322 4 ปีที่แล้ว

    Wa mahsantahay abyo ana manta kuso biray casharkana la kowsaday thank u sister

  • @foziyaali7734
    @foziyaali7734 4 ปีที่แล้ว +2

    Zoya time kala gooso💓💓

  • @xabiibaseska2108
    @xabiibaseska2108 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xabbti cashirka noso badi

  • @Faadna
    @Faadna 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaaan hadalkeeda iyo daganaanta ee wax u sharxeyso aaba kahelay maasha Allh Allh ku barakeeyo sister🥰

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo zoyaa lessonskaan hadayn sidaa uwad 😍😍😍😍🖤👑keep going for 4

  • @ramlaabdirahiinantopramlar2199
    @ramlaabdirahiinantopramlar2199 4 ปีที่แล้ว

    m.a abyo mahadsanid qaali runtii waxa thy qof aad uwanagsan thanks mcnto

  • @hoodoaadan4806
    @hoodoaadan4806 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah hbbti qof ficn ba tahy illhy hku sharfo ❤🥰

  • @leylamahad4703
    @leylamahad4703 4 ปีที่แล้ว +2

    Team kalagooso ome love walaashey zoya keep going boqorad ayaa tayay waan kugu faaidnay macalimadeena❤❤❤❤❤❤💯👌

  • @taasicobashiir615
    @taasicobashiir615 4 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah walaashey aad ayaan kaaga faaidnay waadna ku mahsantahy dhiiragalintaada thank you

  • @buunixuseen4806
    @buunixuseen4806 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallha nosobadi sida oloxidho masirda wllo

  • @sacdiyochannel4842
    @sacdiyochannel4842 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshaallha zoya Albi

  • @fardowsagaafoow5776
    @fardowsagaafoow5776 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a ZoYa Xppti Jazaka AllH wlH wan Hupa inaa kamarmi doono dad Hor fadhiz thNkZ

  • @najmaismacil9306
    @najmaismacil9306 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah kala goos abaayo

  • @nadiracishqi1338
    @nadiracishqi1338 4 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allh sis zoya alpi horey u soco

  • @seynabhasan9986
    @seynabhasan9986 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqli mahada sanid aniga waxa ku dhimanayaha lashk sida losaro

  • @kowthercusman6042
    @kowthercusman6042 4 ปีที่แล้ว +2

    Abyo anagba waku jclnhy ❣😘😘 nolosho kuma ciisho horey usoco xppti

  • @raxmaraxma7138
    @raxmaraxma7138 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh abaayo mcnto zoya Cadeey mekab kaga ad ayn ugu helaa walhi masha alh ilahay hakubarakeyo macanto ❤❤❤❤❤💟💟💟💞💞💕💕💯💯💯💯💯💯❣❣❣❣💕💕💓💓💓❣💟💟💟💟💟💕💕❤❤💗💗💗💗💯💯💯

  • @ayaanamoh8744
    @ayaanamoh8744 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abayo qaybti labad away💯💯

  • @crazyone30
    @crazyone30 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran abaayo

  • @salmoanas1857
    @salmoanas1857 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @ifrahyusuf3674
    @ifrahyusuf3674 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha macalimadeena cusub allaha ku sharfo

  • @fartuunhappy590
    @fartuunhappy590 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah Abayo Mcnto

  • @xafsiinacabdala1220
    @xafsiinacabdala1220 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah soyaa 💕💕💕

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah tabarakallah tnks alpi

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 4 ปีที่แล้ว +7

    Video gaa ugu horeyay ad so dhigeysay ila iyo hada kula socda form muqdisho sis🥰🥰🥰🥰

  • @qaali1236
    @qaali1236 4 ปีที่แล้ว +2

    Arday fiican waa noqonaynaa naga dhis keep going 😍😍😍😍quruxeey

  • @ashaali7641
    @ashaali7641 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wllshy waan ka faa idaystay waad mahdsan thy huuno alle haku sharfo

  • @naimamaxamed6061
    @naimamaxamed6061 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah zoya

  • @nasiib9149
    @nasiib9149 4 ปีที่แล้ว

    M.a jasaaka laahu qeyr abyo wn rajeynaa inaaan ka faaiideysto i.a

  • @hooyomacan9573
    @hooyomacan9573 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha llh gabrteyda zoya keep going habo mcn ala ku xiftiyo❤️🔥💋❤️🔥💋

  • @asaldhaladyasin2764
    @asaldhaladyasin2764 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤❤❤🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌷🌷🌷🥰 wan ku jecelnahy cdy

    • @tamanyussuf7640
      @tamanyussuf7640 4 ปีที่แล้ว

      Mansha allah 💘💘💘💘abyo allah haku dayo mcn💘💘💘

  • @susuahmed1973
    @susuahmed1973 4 ปีที่แล้ว +8

    Walshay horta masha Allah sifican ayaad nogu dadalaysa anigana waan kaa faaiday wlahi thank you so much ❣lakin xooga hadalka badan naga yaree 🙏💋💋

  • @kaltuumaismaciil1302
    @kaltuumaismaciil1302 4 ปีที่แล้ว +2

    I am ur new subscriper
    More thnks dear i like it ❤️❤️❤️💯

  • @amalhaji7244
    @amalhaji7244 4 ปีที่แล้ว +1

    Soyah Abyo mcnto mnsh Allah gbar fican tahy ilahow Ku xifdiy anig in an bar to ayan raaab mekpka

  • @queenzabnaa9506
    @queenzabnaa9506 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshlllah xbbti soyaaa

  • @fatxaabdilahi2975
    @fatxaabdilahi2975 4 ปีที่แล้ว

    mansha Allah illahay ha ku dhawro anagana hanaga dhigo kuwi ka faideysta insha Allah ❤❤❤❤❤👍👍👍👌👌👌

  • @maryanruun8308
    @maryanruun8308 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaayo wanba kaa sugeena Tnx xbt

  • @abdiwaxidducalemaxamud5919
    @abdiwaxidducalemaxamud5919 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashalaah soya isaar abayo walaahi🤲 dab iyo holacwaye soya🔥

  • @carafomaxamed9075
    @carafomaxamed9075 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah soya waxbadan ayaan kaafaiday jasakumulah khayran

  • @qadraadan5496
    @qadraadan5496 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gacantada allaha ku barakeyo qali🙏

  • @ruweydanuurnuur2747
    @ruweydanuurnuur2747 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah allah ku xfdo abaayo

  • @saabiriinmaxamuud7530
    @saabiriinmaxamuud7530 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan walaalqaali ah zoya

  • @habibamohamed336
    @habibamohamed336 4 ปีที่แล้ว +1

    manshaAllah zoya daar Allah kujcla dartada unoqodhey de best makeup artist in mi town love uh zoya qurux