Masuuliyadda Waalidka Ka Saaran Ubadka - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @crisaaqaxmed9689
    @crisaaqaxmed9689 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shiikh mustafe xaaji ismaaciil haaruun alle haku xifdiyo Aamiin aamiin aamiin 🤲

  • @FarhiaMohamed-s3v
    @FarhiaMohamed-s3v 4 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah grant you paradise sheikh
    Mustafaa ❤

  • @abyan1351
    @abyan1351 6 ปีที่แล้ว +16

    Allahu akabar walaahi runta ayuu kahadlay sheeqa.geesinimada ku jecelahy sheeqan allow ku dhoowr aduun iyo aaqira 😗🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♀️

  • @farahaden9401
    @farahaden9401 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alle haku xafido cimri dharar iyo caafimaad ku waar sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 6 ปีที่แล้ว +3

    Alle haka abaal mariyo sheikh mustafe wanaaga diinteena iyo dhaqankeena ee umadiisa barayo. Jazaka allah

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 ปีที่แล้ว +11

    Dar ilaahy ayaan sheekh mustafe u jecelahy hdn jano galnaba Alle hanaga dhigo jaar

  • @dhoorexayd6190
    @dhoorexayd6190 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheikh Mustafe Ilaahay ha kaa abaal mariyo khayrka aad nala wadaagtay

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +12

    Walee aakhiro war baa yaala illahay samirka ha ii adkeeyo aniga iyo inta ila mid ah

  • @hiboismaaciil8965
    @hiboismaaciil8965 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh ala ha Ku barakeeyo soda aad uga hadasha mawduuca ja saa lahu khayr

  • @bintuadaani8572
    @bintuadaani8572 6 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah Sheikh ilaahy Ajar iyo xasanaad hakaasiiyo

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh mustafe xaaji Allaha ha ku barakeeyo cilmigaagaba iyo Caqliga allah ha kuu xifdiyo.
    Anagana allah wax hana la qabto.
    Oday adana xaqa allah ha fahansiiyo
    Aaàaammminnnn

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 6 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah tabarakallah Sh Mustafa X Ismail
    Waxaan jeclaan lahaa inaad bugaag soo saartid dhaxal gal u ah ummada Somaliyeed
    Waayo akhrisku maskaxda wuu kobciya
    Allah yaxfidak Sheekhow

  • @munamohamed3264
    @munamohamed3264 6 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah ilahay afkaaga haku barakeeyo. Your words are so powerful. Ilahay hooyoyinkeena iyo aabo xaqa ha tuso.

  • @Kqueen_bellla
    @Kqueen_bellla 5 ปีที่แล้ว +6

    sheekh aniga hooyo iyo aabo ah ma ogi meesha ilahey laga gali doono maalinta qayaamo. hal ayan heesta Allah ila koriyo kacayoo kufaye alhamdulilah.

  • @haboonhirsi1454
    @haboonhirsi1454 5 ปีที่แล้ว +5

    sheekh mustfe adeer isoo ducee in ilahay aabahay ii soo jeediyo qalpigiisa jacaylkisi ma helin intaan dhashay 😪

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ifka iyo aakhiraba kii liibana hakaayeelo ,,,Aamiin

  • @wiilsomaliyed
    @wiilsomaliyed 6 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kaa ajar siiyo sheekh Mustafa Xaaji. Waxaan ka wal walsanahay caruurteeyda iyo kobcintooda casharo nadan oo bixisayna wax badan ayaan ka bartay lkn arinta ah wardhadaha reer galbeedka isticmaalaaan in aan ka mid noqdaan ka baqaa oo aan dareemayaa. Mahasanid sh. Mustafa

  • @yusufnageeye3670
    @yusufnageeye3670 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah shekh mustafa xaji ismaciil jazakallaah allaah ku xafido jazakallaah shekh

  • @osmanabdiarab6811
    @osmanabdiarab6811 5 ปีที่แล้ว +2

    illhaY ha ku barakeYo shiikh

  • @hamdasahalvlogs7078
    @hamdasahalvlogs7078 6 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaaah sheikh mustafa illahay ha ku karaameeyo illahay idinkii adoo kle na allaaha inoo badiyo wllo

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah
    sheikh Mustafa
    xaaji ismancill
    Allow ku xafid
    aduun iyo akhiraba

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha aallah walahay gurigayguu mataly ilaahaw nacawi anagaa nimi cardigan dhaqan iyo Yiinba tacabkagalee

  • @hoodoibrahim8713
    @hoodoibrahim8713 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allah sheekh mustafe ilahay sheekh hnaa kaa dyo cilmigaagana ilhy hkuu brakeeyo

  • @caashomaxamed7828
    @caashomaxamed7828 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah allaah kuxafiido allaah kubarakeeyo wilkagi allaah kusoo hanuniiyo ki arliga galada jogay insha allaah insha allaah

  • @liibaancabdulqaadir5867
    @liibaancabdulqaadir5867 6 ปีที่แล้ว +5

    ilaaheey ka abaal mariyo sida quruxda badan aad noogu iftiimisay ...

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sh alle haku barakeyo xaqiqda ayad ka hadasha mar walba

  • @muumuaadan4401
    @muumuaadan4401 5 ปีที่แล้ว +3

    MASHALAHA ILAHAY HAKU XAFIDO SHEEKH MUSTAFE

  • @hamdalifestyle9925
    @hamdalifestyle9925 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Shukran sheikh aan jeclahay ilahey haku xafido

  • @abdirahmanahmedelminacaye8805
    @abdirahmanahmedelminacaye8805 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah, ilahay Ha Xafiddo Aamin Yaa Rabi

  • @alberto4953
    @alberto4953 3 ปีที่แล้ว +1

    JAZAAKA ALLAH KHAYER SHEIKH MUSTAFA HARUUN

  • @ahmedhassan4141
    @ahmedhassan4141 6 ปีที่แล้ว +44

    I love Sheik Mustaf Ismacil and may Allah protect him and grant him Jannah

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว +1

    jasakalah shiikh mustafe Ismael ilaaahy hakaaa abaaaal mariyo

  • @ZeoDiscover09
    @ZeoDiscover09 6 ปีที่แล้ว +14

    Caqli iyo diin hadad isku darsato waxaad noqoneysaa midka ugu sharaf badan.
    Sheikh Mustafa Allah haxifdiyo, hadii lamaqli lahaa oo looqaadan lahaa waanadiisa wlhi waxbaa isbadali lahaa waa xaqiiqo midaas.

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 6 ปีที่แล้ว +2

    ilahay khayr ha kaaga abaal mariyo khayrka sida aad u fidinayso

  • @abdinasir7674
    @abdinasir7674 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhibta ugu weyn ee haysta ilmaha somaliyed 100/98 waa waalida taas wllhy anoon muxaadirada soo galin baan oga

  • @hawoofficial8743
    @hawoofficial8743 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah sheekh mustafe waaan. Jeclahy. Alle haku barakeeyo✔️🥰

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 6 ปีที่แล้ว +4

    Asalaamu calykum waraxmatulaahi wa barakaatu sheikh, allah haku xafido waalidiinta muslimkana allah hayna garab gallo wa masuuliyad culus tarbiyada ubadku.JAZAKA ALLAH KHAYREN SHEIKH MUSTAFE

  • @yasirahmed556
    @yasirahmed556 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah Allah ha noo kaa xafido sheekhanaa Mustafe Ismaciil Haaruun

    • @axmedugaaska1496
      @axmedugaaska1496 6 ปีที่แล้ว

      M.a shiiqunaaa shiiq musdhafe xaaji ismaaciil

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 2 ปีที่แล้ว

    Mazha allh shiikh mustafa alla yaxfidak wax badan wan ka faaiday

  • @Garraad
    @Garraad 3 ปีที่แล้ว +4

    *Sh. Mustafe:* Ciyaalka diinta iyo dhaqanka kecaysii, oo tababar, oo qalbigooda ku guulayso si ay u aaminaan waxaad barayso.
    *Arday yar:* hal aayada u goysay subciska dhexdii
    *Kabiirka malcaamada/dugsiga:* Macalin washamsi aan ku qaadno
    *Macalinka malcaamada:* Daanyeeryahow dabada madow soo guro ullo, adiguna Diiriyo sii indha-duubo. Hadaanan kaadi idinkaga keenin.
    *Aabo:* Si fiican bay ahad inuu macalinku idin dilo, hadaan ku odhanayaa macalinka sii dil
    *Xaalada Ardaygii yaraa:* kutuba xoor fursad raadisa
    *Shacabka:* Waar ardaydii maxaa qaaday? wixii labarayey iyo diintiimeeday
    *Ardaygii o waynaaday:* MOOJI

  • @shukriyaali4086
    @shukriyaali4086 6 ปีที่แล้ว +5

    جزآك ألله خيرا الجزا شيخنا الفاضل مصطفى حاج اسماعيل

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah very very important lesson that is important for human been ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umayuunabdirahman1484
    @umayuunabdirahman1484 6 ปีที่แล้ว +30

    Illaahay sheik mustafe cimrugiisa hadheereyo amsaashiisana habadiyo waalidkana mus uliyadoda ilaahay hala garab galo aamin yaa rab

  • @shadiyayasin9115
    @shadiyayasin9115 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah allow ku xafid unadkana noo xafid

  • @MindMeldMedia94
    @MindMeldMedia94 6 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku xafido sheekh mustafa haji ismail

  • @zahraahmed2037
    @zahraahmed2037 2 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah waa muxaadaro qiimo badan musuulkooda kuwa garto oo fahmo Allaha nagadhiko

  • @nadraabdirahman1814
    @nadraabdirahman1814 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha sheekh mustafe alle khyra iyo xasan ha kaa siiyo

  • @theunkownvlogger2298
    @theunkownvlogger2298 6 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaa shiiq mustafe cimrigaaga ilaahay hadheereeo

  • @munadagan5500
    @munadagan5500 5 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah ilahow ku barake

  • @nasra6925
    @nasra6925 6 ปีที่แล้ว +6

    May Allah send him to jannah ameen

  • @nuraaa3540
    @nuraaa3540 6 ปีที่แล้ว +4

    iillaahay ha ku xifdiiyo sheeik Mustafe

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 ปีที่แล้ว

    Maasha-allah sheekh Alle haku barakeyo

  • @waxbarashoarday7064
    @waxbarashoarday7064 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh mustafaa jasaaka allaaah shikhunaa

  • @saadiasuleiman1622
    @saadiasuleiman1622 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiik waxaan rabaa inad ii sooduceysin waxaarabaa caruru ee iisoo duceya inshalah

  • @munaahmed6837
    @munaahmed6837 3 ปีที่แล้ว

    SHEEKH MUSTAFE KHSYR ALE JA KU SIIYO AAKHIRO IYO ADUUNYO

  • @cadexusencade7002
    @cadexusencade7002 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sheekh mustafe xaaji ismaaciil Allaha kuxafido

  • @umumaahir4316
    @umumaahir4316 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allah allaha ku xifdiyo

  • @abdirahiimhassan4563
    @abdirahiimhassan4563 6 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah sheekhana Alle cimrigagaga ha barakeeyo

  • @hibohajihibohaji1771
    @hibohajihibohaji1771 6 ปีที่แล้ว +2

    manshallaaha alle ha ku dhowro sheekh

  • @FootballLatestScore
    @FootballLatestScore 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Allah Ajar iyo Xasanaad haku siiyo

  • @أحمدمحمودعبدالرحمن-ع7س
    @أحمدمحمودعبدالرحمن-ع7س 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاالله شيخ مستفى حاج إسماعيل هارون الله يحفظك

  • @zakiaabdullahi9226
    @zakiaabdullahi9226 6 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kuu naxariisto sheikh cilmigaagana Allaha kuubarakeeyo cimrigaagana Allaha noo dheereeyo Aamiin

  • @choukrimohamed6804
    @choukrimohamed6804 6 ปีที่แล้ว +3

    JazaakaAllahu Alfa Khayre

  • @amiiratulahlaamabdalla6002
    @amiiratulahlaamabdalla6002 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xifdiyo sheekh

  • @AyubALI-kt1il
    @AyubALI-kt1il ปีที่แล้ว

    Maanshalah barakalah mucalim mustafa

  • @suaadali1791
    @suaadali1791 6 ปีที่แล้ว +2

    manshaalla illahow ku xafiid

  • @mohamedosmanbishaaro8lb212
    @mohamedosmanbishaaro8lb212 6 ปีที่แล้ว +2

    ALLOW caruurta noo xifdi

  • @nasroismail7175
    @nasroismail7175 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah sheekhunaa sheekh mustafe xaaji allaahu yaxfiduka

  • @sagalsandheere4120
    @sagalsandheere4120 3 ปีที่แล้ว

    Wlh illahay dartii baan ku jclhy shekh mustafa xaaji ismaacil haarun

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 6 ปีที่แล้ว +1

    Xafidu_LAAH Sheikh Mustafe Xaaji ismaaciil

  • @blackwhite6721
    @blackwhite6721 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakuma llaaahu qeer

  • @sultanmaame4841
    @sultanmaame4841 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah hakuxafido amiin yarabi

  • @moohaaasadaq4810
    @moohaaasadaq4810 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah allaah yaxfiiki wa yaxmiiki

  • @HappyAurora-wv7om
    @HappyAurora-wv7om 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah jisaakalaah kheyr

  • @nemamahamoud9495
    @nemamahamoud9495 6 ปีที่แล้ว +1

    Maanshlaah Alaah ha ku xafido sheekh

  • @hafsaa3331
    @hafsaa3331 3 ปีที่แล้ว

    Man zha allah alle haku xifdiyo awoowe🤲

  • @KhadarOfking
    @KhadarOfking 5 หลายเดือนก่อน

    Jasakulahu,khayr,

  • @anababdikelif
    @anababdikelif 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheekh allha kuxafida

  • @samraali537
    @samraali537 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheekh mustafe

  • @yasirahmed556
    @yasirahmed556 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khayr

  • @dhaiman44
    @dhaiman44 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allah sheikh Jazakallah

  • @falhadjeilani7294
    @falhadjeilani7294 6 ปีที่แล้ว +3

    Adiga iyo duriyadada alow idin xafid

  • @bishaarocumar7784
    @bishaarocumar7784 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku sharfo

  • @sharmocarab1563
    @sharmocarab1563 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahbilaahayaw naga dhig

  • @ismailjino
    @ismailjino ปีที่แล้ว +1

    Eebe heeynaga yeello kuwa dhab ufahma kalmadaha qeeyrka iyo wanaaga badan Eed kuxiiqday

  • @omfayz1731
    @omfayz1731 6 ปีที่แล้ว +16

    ياشيخ جزاك الله خير الجزاء اللهم اكتر امزله امين

  • @qadanabdiraxman4002
    @qadanabdiraxman4002 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah
    allaah haku xafido sheekh

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah he is inspiring

  • @mohamedfaisal7587
    @mohamedfaisal7587 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalahu kheyr mashallah 👳👷

  • @aaminacali5079
    @aaminacali5079 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah sheeq allaaah ku xafido

  • @ruqiyafaarax6307
    @ruqiyafaarax6307 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah sheekh allaah haku xifdiyo

  • @mustafeali2635
    @mustafeali2635 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll mansh allah

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah sheeq mustafa

  • @axmedmaxamed9923
    @axmedmaxamed9923 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله يا أخي الحبيب

  • @ayanlehmouddaher2252
    @ayanlehmouddaher2252 6 ปีที่แล้ว +2

    BARAKALLAH FIKA WA AHLUKA WA MALUKA ALLAHA IKHLASS KUGU ARZAQO

  • @HRU20
    @HRU20 5 ปีที่แล้ว +6

    اطال الله عمركم ونفعنا بعلمكم با شيخنا الفاضل

  • @safijamac3963
    @safijamac3963 4 ปีที่แล้ว +1

    Salama allaha yeelo

  • @ahmedhiiz6620
    @ahmedhiiz6620 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah shekh

  • @calidhuuxsheikhabdi9629
    @calidhuuxsheikhabdi9629 6 ปีที่แล้ว +3

    جواك الله خيرا

  • @sacdiyamohamed905
    @sacdiyamohamed905 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh alh kuxufdiyo