HEESTA ISRAIL WAA BOQOL YAHUUDUYE EE UU QAADAY XASAN AADAN SAMATAR 1972

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @abdulkadiralisamatar9485
    @abdulkadiralisamatar9485 ปีที่แล้ว +13

    Legend Hassan Adan Samatar
    Viva Falastiin

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele ปีที่แล้ว +5

    heestan maanta yaa luuqado badan si nuxur leh uturjuma oo kuso heesa ogu yaraan guubaabo ayay unoqon lahayd mujaahidiinta😢😢😢😢😢 lacag badan baan kubixin laha hadan helaayo dad aqoon iyo farsamo usaaxib ah

    • @hornafricchannel7470
      @hornafricchannel7470  ปีที่แล้ว

      Ayado carabi lagu turjumay wa tas. th-cam.com/video/OIvZrq6n4qg/w-d-xo.htmlsi=lucGIo0TneNPlVDe keen lacagta

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele ปีที่แล้ว

      @@hornafricchannel7470 wll waxan waa erayo ee waxan kawada fanaanin luuqado kle kuqaado

    • @zalabala5176
      @zalabala5176 11 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale Waan ku bixinlahaa waa guubaabo iyo talo ku socota carab iyo wadamada afrika

    • @hornafricchannel7470
      @hornafricchannel7470  11 หลายเดือนก่อน

      @@zalabala5176 keen dee lacagta

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 8 หลายเดือนก่อน +1

    What a legent magaca la masiin maha waa xasan aadan samatar wuxuu ka dhashaye mah weynta habarkidir waa geesiyaal oo aan gaban.viva habar gidir walaalahey hiraab. We love you all..geesitaal anerica dhulka ku jeede.xaqa lama dafiree waa geesiyaal africa.ilaahey ha xafidee waa geesiyaal aqli badan.

    • @user-mr8Talasan3dz
      @user-mr8Talasan3dz 5 หลายเดือนก่อน

      Hassan Aadan Samatar hg ma ahan waa Raxanweyn

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 17 วันที่ผ่านมา

      Hawiyuhu qofkasta oo magac leh way sheegtaan daaroodka iya caynkaa ah waa wax ay isla yaqaanaan

  • @socdaalsomali5762
    @socdaalsomali5762 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees cajiib ah oo abwaan aragti dheer maskaxdiisa ka soo maaxatay Abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab).

  • @abdirahmaanyare3734
    @abdirahmaanyare3734 ปีที่แล้ว +5

    ALEYLAHEY ABWAANKA 50 SANO KA HOR AYUU INOO SHEEGAY IN DUNIDU TAHAY BAARUUDA QIIQDIYO BUNDUQ,WAXAANA CADEYN KUUGU FILAN WAXA KA SOCDO YUKREYN.

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 ปีที่แล้ว +1

    Allah yahfidak hassan aden samatar ] Ali Gab allah irhame legend free palestine

  • @najibbashir2553
    @najibbashir2553 ปีที่แล้ว +4

    Ish calaa hees

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 7 หลายเดือนก่อน

    waa run waxa ka dhacaya qasa

  • @AhmedKaafi-we3mc
    @AhmedKaafi-we3mc 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fast music 77 srail of Somalia 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dhalinyarada waa in labaraa geesiyaal dhaftooda u hureye sida cabdulaahi ciisa

  • @ibrahimmouminsaadaabdi4481
    @ibrahimmouminsaadaabdi4481 ปีที่แล้ว +1

    Dahab 🎉

  • @arashidduale9022
    @arashidduale9022 7 หลายเดือนก่อน

    Dewiish aye m, idle❤🎉🎉🎉

  • @Dabalovsky
    @Dabalovsky ปีที่แล้ว +1

    Wa boqol yaahuduyee 😂😂!
    Il avait une voix... Et de l'avance !

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 ปีที่แล้ว +1

    Inkastuu heesta 1979 Xasan qaaday hadana codkan waa la saaray muuqiisa ee waxa codkan iska leh oo dib u qaaday Dable dhaarsan oo Reer Jbuti ah. Halgamaa milateri ah Abwaan Cali diiriye ayay maskaxdiisa ka soo maxatyay

    • @hornafricchannel7470
      @hornafricchannel7470  ปีที่แล้ว

      1973 uu qaday bro xasan waa originalki
      Tan kale so dhagayso iskuna fiiri

  • @abdirahmanmohamed3968
    @abdirahmanmohamed3968 ปีที่แล้ว +2

    Hees wanaagsan

  • @fowsiyafanka9592
    @fowsiyafanka9592 ปีที่แล้ว +1

    Alalahey been maaha that true

  • @hornafricchannel7470
    @hornafricchannel7470  3 ปีที่แล้ว +2

    HADAA KA HESHAY SAXIB FADLAN SUBSCRIBE LIKE AND SHARE

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 ปีที่แล้ว

    Who is the owner writher samatar is only singer

  • @alhudamedia8711
    @alhudamedia8711 3 ปีที่แล้ว

    heestaan waa hees ka hadlaysa xaqiiqda yuhuuda

  • @farahfaruur1274
    @farahfaruur1274 ปีที่แล้ว +2

    our life is death and your death is freedom as long as you dream like a lion

  • @MustafeMaxamed-pr7lc
    @MustafeMaxamed-pr7lc 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 6 หลายเดือนก่อน

    Maanta oo Taariikhdu tahay 2024 Ethopia iyo Kenya. Ethopia wxy isticmaashaa Alshabab iyo wax lagu sheegay Maamul goboleeyo kuwaas oo ay u adeegsato Danaheeda

  • @hodanmoha4672
    @hodanmoha4672 ปีที่แล้ว +2

    🇦🇪🇦🇪🙄🙄

  • @rahoyolat3044
    @rahoyolat3044 ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 ปีที่แล้ว

    National al Fanna somli

  • @mahamudfarahali2280
    @mahamudfarahali2280 ปีที่แล้ว

    منذ 2008 إلى 2023.. كم طفلا فلسطينيا قتلت إسرائيل في حروبها الستة على قطاع #غزة؟

  • @amiinabdi7270
    @amiinabdi7270 6 หลายเดือนก่อน

    ...

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว

    Afrkay isbuuroo
    Isisoo bahaystoo
    Ninka baal uleexdana
    Basar wax ugu sheegoo
    Kubalama dagaal

  • @hornafricchannel7470
    @hornafricchannel7470  ปีที่แล้ว

    Please subscribe fadlan subscribe share dhaha 99% not subscribed

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele ปีที่แล้ว

    afrikaay isbuuro isaso bahaysto ninka baal uleexdana basar wax ogu sheego kubalama dagaal

  • @rodahassanahmed6550
    @rodahassanahmed6550 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤