Wxn doonaya wllo beerta qiimiha ugu fiican ee lagu bilaabi karoh Adoo dhaqaaleh intee leeg Aya IGA galaysa badan haysa waa mida kle wxn raba beer Ayad dhaqaaleh iyo green house yoh iyo dawooyinkii udhamaystirtay maku Soo bixin Karan Laba bilood iyo waxka ka yar sida basasha,xabuubta iyo barandhada iyo iwm
Asc walal sekeriye wanraba green house inan sameyo ano kulasocodsin dona lkn maysi shegi karta qofka aqonta uleh ee ajanibiga ah qime inteleg aya lagu shaqalaysin kara si aan ugu dhirado wll mahad sanid
Fadlan Like & Subscribe ❤
Qofkii raba adeegyada Beeraha la xidhiidh Somleaf WhatsApp. wa.me/252634177698
Qodaarka o dhan wa qaali magalada aan ku noolahay wa Galmudug galkacyo 😢😢
Buug ka hadalaya beeraha mahelaynaa walaal zakariye buugga beeraha ka hadlaya❤
Jazaakalahu kheyral jazaa walaal wax badan ayaan kaa faaiday
Magaalada baydhabo ayaan jooga babaay iyo liin bambeelmo ayaa ugu qaalisan
Zakariyow Digaaga Cudurada ku dhici kara iyo dawayntooda kasoo hadal walal mhdsanid
Waa arrin muhiim, haddii digaaga/doorada tiradooda gaarto 100+ waxaa dila cudurro saf mar ah, baaris aan ku sameeyay Xamar
Wxn doonaya wllo beerta qiimiha ugu fiican ee lagu bilaabi karoh Adoo dhaqaaleh intee leeg Aya IGA galaysa badan haysa waa mida kle wxn raba beer Ayad dhaqaaleh iyo green house yoh iyo dawooyinkii udhamaystirtay maku Soo bixin Karan Laba bilood iyo waxka ka yar sida basasha,xabuubta iyo barandhada iyo iwm
War hye sxb nio ane firadaada cmlaa qabaa nio ee waaxan kuwaydiina madhulbaa haysaa nio imean beer ama dhulbanaan oo wax lugu beeri karo xageena joogtaa sxb
Wa basha iyò yaanyada qaraha xabxabkà
Salaam Walaal Zakariye, Mahadsanid walaal jira. Nooloow walaal, walaaladaa Soomaali jooga dunida dacaladeeda.
Lacagtu waxa ay kujirtaa beeraha.....
Masha Allah walaalkeena
Minnesota ayaan joogaa, Strawberry ayaa ugu qaalisan
Basasha weeye qudaarta ugu qalisan
Anigu waxaan ahay Ardayd dhigta Kuliyadda Culuumta Beeraha kuna rajaweyn mustaqbalka dhow in uu sameysto Beer weyn oo ah Mixed Farming (Commercial Farming)
Zxp zakeriye qudradda ugu qaalisan garoowe waa afakadhada ceelka qaraar sidoo kale waxmalagu beeri karaa
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Buug ka hadlaya cilmiga beeraha afsomali ka hadlaya maheleenaaa
Maashaa allaahu mahadsanid
Wllo sakariye waad mahadsanthy wllo sidaad noola Soo socodiisay beeraha iyo wixi la mida
okay insha Allah diyaar
Sxb Ani Boshari ayaan Leeyahay Waxana Ugu Qalisan Toonta
Qudaarta ugu qaalisan magaalada and joogo was basasha
Im from garowe apple green iyo red ba strawberry wax fruit sheegta oodhan
Mogadishu qaali waaye xaqiidii
Babayga iyo qarahaha
Zaki caradaaa inteh looo baraaaa halkeh Kala xiriraaaa
Zakariye aad baan ku saalmay ustaat❤
Aad baan kaaga qaaday walal soo dhowow
Asc walal waxan u bahna manual seed planter
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Hargaysa basasha iyo cinabka
Basasha weeye
Asc zakariye wadkumahadsantahay cilmiga beraha iyo taloyiinka aadnasisey selaguhelikara qalabka lagu ogado biyaha qarar ama dhananka ah majiraa hadi ujiro selaguhelikaraa somali mayalaa waxan kasugayaa jawaab waxan joga shbelada house mahadsanid zakariye
Anigu waxaan dagannahay koonfurbari hargeisa waxa iigu dhib badan tamandhada ama qudaar maalmeedka 😢
Zakariyow bal waxaad ka Soo hadashaa talaalada digaagga magacyadooda iyo sida ugu fudud lagu heli Karo qeer Allah kusiiyee
Asc ugaas...waxan jooga Kenya..kindly direct me to any appropriate lab for soil test.mahadsanid
Sidaan kuula soo xidhiidhi karaa
Wadan aan dowlad laheeyn baan ku noolnahay yaa testi gareeyn carada
Hargesa shamam
Walaal aad Baan u danaynayaa beer mana aqaan lacag badan ma haystack Wayan haystack 40 hektar burco
Basal iyo xabub
Cambe lafka
Afakadhaha
Khiyaarka
Lin-macaanta
Yaanyo waa qaali
Mogadishu apple tufaaxa iyo qaraha
Allaha ku barakeeyo walaal wallaahi hawl muhiim ah ayaad dadka iyo dalka u haysaa
Mahadsanid walal feedback ga
Usted pls dukamada shopping ka Soo hadal💕
Mango ustaad
Garoowe Qaraha
waxa qaaliya basasha
Shamam
Ascc walal zakariye aniga waxan rabaa avocado inaan beero tala isii
shamaamka waana hargays
Basal iyo toon
Habalyo walaalkeena
Asc
Misnku waa 4000br
Kenyati somaliga yaqaan ma la helayaa
adeeroow somali dgaal iyo mushkiladba waa ka bixi laadahee maxaan wax so saarnaa dgaal qabiil
Basasha 1.4 per kg
Warniyow dumarkaa aad u yanaana anuu qudarta qiimeheega garan maayo.
Waxaan ku weydiin lahaa abuurka miraha (seed) aan miraha/lafta sida ku wa Yurub laga helo kama hadlo GMO.
Qajaarka
Basal ❤❤❤❤
Asc walal sekeriye wanraba green house inan sameyo ano kulasocodsin dona lkn maysi shegi karta qofka aqonta uleh ee ajanibiga ah qime inteleg aya lagu shaqalaysin kara si aan ugu dhirado wll mahad sanid
Yaanyo Zabalzaan 1$ kiiladii muqdisho joogaa.
shamaamka
Guulayso
Barbarooniga iyo basal cada iyo liin macaanta ayaa ugu qaalisan. Magalada aan joogo
Barbaroni 1kg $2.5 qiimaha hada
Qiimihisi hore 1kg $0.6
Magaalade😂 joogtaa walal?
@Qoordheere77 hargaysa
Riiga tusaale ahaan intee qoys bu waraabin Kara, inte qiima ahaan ku kici Kara, riig tuulo waraabin kara
Waxan jooga Casimadii lasacanod basasha ugu qalisan qudaarta lagama maarmanka ah
Yaanyada mooska iyo barbarooniga.
Jigjiga caawimaad maka gaysan kartaan Green house.
Abti jigjiga gumaysi baynu ku jirnaa waxba ma soo gashan karno,ama canshuur xad dhaaf ah baa lagugu sko rogi ama finace baa iska qaadan intay ku dhahdo waa kotarabaan
@geedi1132 waa runtaa laakiin xaga qalabka beeraha wax information ah maka haysaa? Awow
@_Khaalid maya jigjiga meel lagu iibiyo ma arag.waliba green house asaga in laga heli karo ilama ahan.
15$ kiilaha basashaa
Wajaale
toonta
Muuska 1xbo waa 0.1$ muqdisho
Sidokale qudaarta kayd maleh
Kala bar wa halawda se lo keydin kara
Sool canabo £1.6 basasha
Zakariyow qorashii dharka Èida xilimaa ka soo hadlaysaa.
Buug ka hadlaya cilmiga beeraha afsomali ka hadlaya maheleenaaa