DHAANTO CUSUB | CABDI WALI XASAN DHUX & ILHAAN CISHQI | DOOB | 2023 VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Erayada Cabdi wali Xasan Dhuux
    Laxanka Nuur Goosaar
    Music Cabdi ware Abiib
    Codka C/Wali Xasan & Ilhaan
    sawir Aan dugsado
    huno isodir oo
    durba iso jawaab
    hadalkaga dawee
    mobilkiiba damoon
    dabka yara gashana
    isug labo daqiiqo
    diyaar baan Ahaye
    bal da daan doob ku Ahay
    fiiri Addi dartaa
    la duqobee walalay
    ma dadab galaa
    dumarkaa kalaan
    iiba ka daynaynine
    dowladoow maxaad
    Ani dokhaygi tahay
    kooras
    nafta dumarkii kale
    dabar kaga xidhoo
    dar Alle maxaa
    huno ila dul sudhan
    daa imiyo Caruuray
    filkay daadahay
    Ana yaab dadkii
    san u taagnaa darta
    dayrka xaafadiinaan
    tul taagnahee
    igu daahdee Armaad
    Aad u durug santahay
    dib u solaabo show
    wan is daba maraye
    dariqaa laamidan
    dacal taagnahaye

ความคิดเห็น • 264

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA  ปีที่แล้ว +70

    Bal dadaan doob ku ahay, fiiri adi dartaa 😂
    Markan waan ka haynaa C/wali iyo ilhaan xabadan 🙏🙏🙏

  • @farhancade9113
    @farhancade9113 ปีที่แล้ว +91

    Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed ﷺ scw♥️🥰

    • @ibraahimmuusexasan4410
      @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu calayhiwasalam ❤❤❤

    • @mohamadade9675
      @mohamadade9675 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @RoodoGuhaad
      @RoodoGuhaad ปีที่แล้ว

      Nebiga ka ka xishooda hunYaal meelahan ha keening ilahay ka cabsada

    • @Xamdibi
      @Xamdibi 8 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Xamdibi
      @Xamdibi 8 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw scwscwscwscwcw

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 ปีที่แล้ว +22

    Dhaantada waad nagu yareysaneena macaana, oo inantuna qurux badana ❤

  • @cabdinuur4140
    @cabdinuur4140 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤❤ bbbbbb masha allaah. Dhaanto iga dheh cabdi weli waaku wataaa. Sxb. Durba isoo jawaab

  • @Yohanithukuya-k5g
    @Yohanithukuya-k5g ปีที่แล้ว +4

    Ogadenku waa Dad Dhaqankii Soo Nooleeyay walhi Cid Dhaanto ku gaadho iyo hidiyo Dhaqan ma jirto

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +7

    Sawiran dugsado huuno isoodiroo durba isojawab hadalkada dawee ❤❤

  • @safiyomaxmed
    @safiyomaxmed ปีที่แล้ว +6

    Woooow 🥰🥰🥰lkn dhantaada sidaan miyey ku dhamaystiran tahay mise waa coming soon

  • @sayidgaraad9753
    @sayidgaraad9753 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤ dhaanto way dhaaftay tani

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 ปีที่แล้ว +6

    Wow man sha allah caadi ma aha ❤❤❤

  • @Dhaantostudio
    @Dhaantostudio ปีที่แล้ว +2

    Cajiib weeye dhaantadaan abdi wali iyo ilhaan horay usocda

  • @Bashiirbile
    @Bashiirbile ปีที่แล้ว +4

    Dhaantadu waa another level
    Balse Muuqaal ka wn ku dhaganahay

  • @AbshirDalad
    @AbshirDalad ปีที่แล้ว +5

    Mashallah tani dhaanto waa dhaaftay.

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 ปีที่แล้ว +2

    Waa Dhaanto cajiib ah

  • @Yohanithukuya-k5g
    @Yohanithukuya-k5g ปีที่แล้ว +2

    Ogadeen dadka somali ugu xikmada Badan weeyaan walahi

  • @maxamedhaype5462
    @maxamedhaype5462 ปีที่แล้ว +3

    masha allah axsan yaa dhaanto❤

  • @nimcaanweliali8604
    @nimcaanweliali8604 ปีที่แล้ว +3

    Wah wah eeshcala dhaanto ❤

  • @ABDIFATAHdb
    @ABDIFATAHdb ปีที่แล้ว +6

    Ala ilhan Qurux badanaa ❤😢

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 ปีที่แล้ว +3

    Jarar ❤️

  • @ahmedYare-vb5fe
    @ahmedYare-vb5fe ปีที่แล้ว +1

    dhaanto io bar 😘

  • @abokor2
    @abokor2 ปีที่แล้ว +1

    Haaaaaa sxb 👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maymunmahamud721
    @maymunmahamud721 ปีที่แล้ว +5

    Wakugu qabasnayan❤❤😂😂

  • @Canab-h1u
    @Canab-h1u ปีที่แล้ว +1

    Abwaan iga dheh waliba abwan dhafau❤

  • @CabdirisaqMouse
    @CabdirisaqMouse ปีที่แล้ว +2

    Ina xasan dhuux❤

  • @maxamuuddhuubanemaxamuuddh5084
    @maxamuuddhuubanemaxamuuddh5084 ปีที่แล้ว +3

    Dhanto iga dheh.lakin waad soyaraysen
    Markale did halogu laabto tani waa dhanto iyo bar❤

  • @Yohanithukuya-k5g
    @Yohanithukuya-k5g ปีที่แล้ว +1

    Asal Dhaanto jilibka iyo Jaanta Ayaa La isla Hellay

  • @ikrancabdi3900
    @ikrancabdi3900 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤cbdi wali xsan dhux wan jclahy

  • @Saro-yg9sq
    @Saro-yg9sq ปีที่แล้ว

    Waw dhanto kala kacsan wadoqowee wlley mawadawangalnaa

  • @ahmedabdullahi7016
    @ahmedabdullahi7016 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤cajiib waaye ❤❤❤

  • @abdullahisulbomar2167
    @abdullahisulbomar2167 ปีที่แล้ว +1

    Wy dhafty dhaanto❤😊

  • @hodmanhiis3471
    @hodmanhiis3471 ปีที่แล้ว +4

    Wooow ❤❤❤❤💋🇬🇲

  • @AwilFarool-vt1jm
    @AwilFarool-vt1jm 8 หลายเดือนก่อน

    Fanan aan ku dhaarto wlhi abdiwali another level

  • @abokor2
    @abokor2 ปีที่แล้ว +4

    Sawir aandugsado isoo jaawaabna hadalkaga 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmad-ep6ht
    @axmad-ep6ht ปีที่แล้ว +1

    Axmad eesh calaa❤ 0:19

  • @haworage6752
    @haworage6752 ปีที่แล้ว +3

    Mobelki ba dhame yara dhabeyna yaye isug 2 daqiqo 😂😂😂 wlhi intasa iga gadan

  • @mohamednashiid
    @mohamednashiid หลายเดือนก่อน

    I am watching this song 12. Aug 2024 😂🎉 Beautiful Somaali song 🇸🇴😍

  • @SadaamXorow-o4i
    @SadaamXorow-o4i ปีที่แล้ว +1

    Camera man wakaa hyaa❤

  • @DaauudSeegio
    @DaauudSeegio ปีที่แล้ว +2

    Sawir aan dugsado Huuno iisoo diroo
    One Month 1m score weeye wlhi Dhaantadani 😅😂

  • @Qadariinho7-yc7mc
    @Qadariinho7-yc7mc ปีที่แล้ว

    Waw fantastic dhanto io dhel wali👍🙉🇸🇴🇸🇴

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 ปีที่แล้ว +1

    Aaxya dhanto ❤❤❤❤❤❤

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 ปีที่แล้ว +1

    Wey yar dheeren lahaye ereyada dhaantada oguyaran 7daqiiqo.

  • @adeshyare9241
    @adeshyare9241 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwali xasan sxb hordhaca dhantada ayaad.kuwqcantahay ee sobadi sxb

  • @prettyhamdi4345
    @prettyhamdi4345 ปีที่แล้ว +3

    iLeen Faarax Lugo Baasto MoobiLka Xitaa MaLaga Dabaysan Karo Waxooda Waa Dag Dag iigu Samee😂😂😂😂

  • @AbdijibarMohamed-k4b
    @AbdijibarMohamed-k4b ปีที่แล้ว

    Jah kabax waa dhaanto shidan

  • @roblehabdiassoweh7309
    @roblehabdiassoweh7309 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi waliyoow dhaantadan wad nagu yaraysay zaa'id way umacaante

  • @khayrebulshawi509
    @khayrebulshawi509 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan codkiisa waanka hela

  • @AbeySalah
    @AbeySalah หลายเดือนก่อน

    Masham alah

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 ปีที่แล้ว +4

    Asc ilma adheerayaal halkaan gabadh baan karabaaye garab ha laisiiyo tol iyo ahalna waanu nahaye mahadsanidiin

  • @mohamedaliaxmed
    @mohamedaliaxmed ปีที่แล้ว +3

    Dhantada is not easy ❤❤❤

    • @sumayomohamed5365
      @sumayomohamed5365 ปีที่แล้ว

      M.a Walahi max ka Hele wil yohow💔💋💗💋💔💓🥰🥰🥰

    • @sumayomohamed5365
      @sumayomohamed5365 ปีที่แล้ว

      💔💔💔🥰🥰🥰

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn ปีที่แล้ว +2

    Wan duqoobee walaley
    Ma dadab galnaa😢
    War dumarow duqnimada naga ilaaliya😂😂

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 ปีที่แล้ว +1

    Ilhan cishqi ina ader qali

  • @soomaaliyohanoolaato
    @soomaaliyohanoolaato 3 หลายเดือนก่อน

    Capai Walia 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwaanasad985
    @ridwaanasad985 ปีที่แล้ว

    Cabdi wali miiiga anoo jooga ku bartay dhaantadiisa

  • @Ahmedlash-rc2jk
    @Ahmedlash-rc2jk ปีที่แล้ว +1

    Go ahead

  • @NajmaMuhumed-do4wf
    @NajmaMuhumed-do4wf ปีที่แล้ว

    Ayyyy best danto

  • @rooble.walicabdii6528youtube
    @rooble.walicabdii6528youtube ปีที่แล้ว

    Wee wee ceesh calaa dhaanto

  • @CabdillahiAxmed-d5u
    @CabdillahiAxmed-d5u 23 วันที่ผ่านมา

    Sandheere boy

  • @MaxbuubCali-x8y
    @MaxbuubCali-x8y ปีที่แล้ว

    Dhaantadada abwan wansugi la ehee soobadi noso dhakhso

  • @marwakiin
    @marwakiin ปีที่แล้ว

    Mashaallah wlal

  • @Cunshur-Abass1220
    @Cunshur-Abass1220 ปีที่แล้ว

    Dhanto waa Dhantadhi ugutarsaniid

  • @kntv4856
    @kntv4856 ปีที่แล้ว +1

    Inta ruux oo dhaawata calaa shakhsi dhambi baad kuleedahay lasoco. Wax wanaag ah soo tabi ninyohow

  • @MuxuboXasanmahad-hu3bp
    @MuxuboXasanmahad-hu3bp ปีที่แล้ว

    Waaah wah dhanto dhaftay

  • @saidabdihassan6850
    @saidabdihassan6850 ปีที่แล้ว +2

    *Music by abdifatah jarmal but dhaantada wad kashidin*

  • @abdiali1634
    @abdiali1634 ปีที่แล้ว

    Sweet dhanto abdiwali hambalyo

  • @marwozalmiita8072
    @marwozalmiita8072 ปีที่แล้ว +2

    𝗡𝗼𝗴𝗼𝗯 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗶𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗳𝗮𝗻🇬🇲❤️

  • @husseinmacalincabdulle1264
    @husseinmacalincabdulle1264 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂waan duqoobee wll mada dabgalnaa

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadii sheeko muu isku badalay

  • @XasanKaafi-qo6ce
    @XasanKaafi-qo6ce ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah

  • @maxaadpaypal
    @maxaadpaypal ปีที่แล้ว

    Masha Allah dhaqanka 😊

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow❤❤❤

  • @xamdimaxamed678
    @xamdimaxamed678 ปีที่แล้ว +2

    Abdi wali walalow taleefonka aan kaa dabaysto😭😂😂

  • @NasiibFarxaan
    @NasiibFarxaan 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Boqoradda
    @Boqoradda ปีที่แล้ว +1

    Ala cod macana wiilku Abdi wali hasan dhuux xidiga suuqa dhaantoolayda walee cimamadada lama haysan karo Apti guulayso abidkaa hadad comment kyga aragto reply iso gal abtinimo😂❤❤❤❤

    • @Abdiwelidhuux
      @Abdiwelidhuux ปีที่แล้ว

      sokale wll wad mudantahay ✅🙏👍

  • @AbdimalikAbdimalik-k7f
    @AbdimalikAbdimalik-k7f ปีที่แล้ว

    Wali fanan ilahan wan kaya dhantota

  • @ahmadibnabubakral-habashi8826
    @ahmadibnabubakral-habashi8826 ปีที่แล้ว +1

    Dhaanto ❤️

  • @HindiyoAdow-rn9xx
    @HindiyoAdow-rn9xx ปีที่แล้ว

    M.a cabdi weli iyo llhan

  • @JaamacCabdiraxmaan-sk3mw
    @JaamacCabdiraxmaan-sk3mw ปีที่แล้ว

    clwali dhaanto mcn

  • @AstahilHassan
    @AstahilHassan ปีที่แล้ว

    Ayy isha calaaa Dhanto🥲

  • @Mohamediftiimiyemoalinomar
    @Mohamediftiimiyemoalinomar ปีที่แล้ว +1

    Iisug 2daqiiqo aa waa sheka kale

  • @fooscali9900
    @fooscali9900 ปีที่แล้ว +1

    Wuxu gabana balse waa iga gadanthy m,a allh

  • @XusniBoy-nk3lh
    @XusniBoy-nk3lh ปีที่แล้ว +12

    ʙᴇsᴛ ᴅʜᴀᴀɴᴛᴏ ᴡʟʟʜɪ🥰

  • @RoodoGuhaad
    @RoodoGuhaad ปีที่แล้ว

    Allah dalageeda shabeelle

  • @NoorHulbaale
    @NoorHulbaale หลายเดือนก่อน

    Hadalkada Dabeyaa

  • @ISMACIIL-wm9gq
    @ISMACIIL-wm9gq ปีที่แล้ว +1

    Waanduqobee walaaly madadabgal naa

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว +1

    Wow 👍

  • @AbeyMuktar-ti9fs
    @AbeyMuktar-ti9fs 5 หลายเดือนก่อน

    Wahh

  • @bashirkaamilyusuf1657
    @bashirkaamilyusuf1657 ปีที่แล้ว

    Horay usoco geesi

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy ปีที่แล้ว +1

    Wan duqobe wll 😂

  • @AbdirahmanIman-di1hn
    @AbdirahmanIman-di1hn ปีที่แล้ว

    Best dhanto

  • @Mrcabaaye12
    @Mrcabaaye12 ปีที่แล้ว

    Abwanku dhantadada wuu nagu yareey😮

  • @MohaliKalif
    @MohaliKalif ปีที่แล้ว

    Dhaanto aad umacan❤🎉😊

  • @ISMACIIL-wm9gq
    @ISMACIIL-wm9gq ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤welko😊🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @AyanAbdi-nl7rn
    @AyanAbdi-nl7rn ปีที่แล้ว

    Dhnto shidn

  • @AweesmaxamedHaaji-hx1su
    @AweesmaxamedHaaji-hx1su 9 หลายเดือนก่อน

    Xabiiba ilyaas aadan

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 ปีที่แล้ว

    Cajiib laxan iyo cod cajiiba

  • @KhalidAbdi-g1n
    @KhalidAbdi-g1n ปีที่แล้ว

    Dhataathi mohamed adow Aya lasobadalay

  • @sidasidamaxa3580
    @sidasidamaxa3580 ปีที่แล้ว

    From doollo my region

  • @LuulKayse
    @LuulKayse 4 หลายเดือนก่อน

    💋💋💋

  • @CabdikafiDidyare
    @CabdikafiDidyare ปีที่แล้ว +2

    🙏👍🎉

  • @sowdaabdirahman9143
    @sowdaabdirahman9143 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂walalo

  • @SafiyoAxmad-xm5zb
    @SafiyoAxmad-xm5zb ปีที่แล้ว

    Safiyo Mohamud