IDIL AYRUUSH VS ABDIWALI HASSAN | DHAANTO CUSUB | DIB U JOOGSO | BEST DAADIS | MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • WAAN KU DOONAYAA
    SEED DIBNAHA UMARIN
    DUMAR BAAD TAHAYE
    DIB U JOGSOO XISHOO,
    DHAANTO KARBAASH AH ..
    ------------------
    DIB U JOOGSO - NEW DHAANTO
    CODADKA ABDIWALI XASAN DHUUX & IDIL AYRUUSH
    EREYADA ABDI WALI XASAN DHUX.
    LAXANKA : AHMED ESHCALAA
    MUSIC: ABDI ABIB
    FILMED AND EDITED BY
    SHAKIIB YARE
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    -------------------------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 273

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +11

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED

  • @kabtandaacadlyrics3616
    @kabtandaacadlyrics3616 2 ปีที่แล้ว +62

    Commentigii ugu horeeyay ahay from muqdisho isoo raaca

  • @MohamedAhmed-qe2rt
    @MohamedAhmed-qe2rt 2 ปีที่แล้ว +15

    Waanku doonayaa
    See dibnaha umarin
    Dumar ba tahaye
    Dib ujoogso xishoo

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 ปีที่แล้ว +14

    Dhaanto iyo qaawni waa khaatuma xumo bal dhaantee hadaa doontee is astur abaayo aduunyo waa 2ba maalin 😭😭😭

    • @AxmedYare-gz9ue
      @AxmedYare-gz9ue 4 หลายเดือนก่อน

      Dinbe dhantada ugu filan

  • @abd7517
    @abd7517 2 ปีที่แล้ว +10

    Boqorka dhaatooyinka daadiska ah wllhi waxbaa Ka dhacay waan Ku doonayaa seed dimdanaha umarin dumarbaa tahaye dib ujoogso xishoo

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +39

    Ragu mar walba waxey dhulka ku jiidan dumarka doonta iyaga🙈😜, Waa matalad dhacaday tan. Axsan dhaanto ♥️

  • @bashka__boy0022
    @bashka__boy0022 2 ปีที่แล้ว +11

    Abdi wali Xasan dhuux legend 👑🥰✅💯👌 best codkiisa

  • @abwaangamaanyoofficially9533
    @abwaangamaanyoofficially9533 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah dhaantada aad bay uwacantahay lkn aniga waxaa ilatagay siisocodka idol ayruusha masha Allah

  • @hawoqalanjo3757
    @hawoqalanjo3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarbaa tahye dib I joogso xishood dumarku marka wixii xanuuun ku haya in aaad ku eegataaan miyey idin ka mudan yihiina ax ax sorry haweeenkena runtii rageenu waa rag xune

  • @bisharoxassan6905
    @bisharoxassan6905 ปีที่แล้ว +6

    Idil ayruush idil qaali laa kiin sidan tinta qarso abaayo 💝💋✅

  • @Sucaad.65Muuse
    @Sucaad.65Muuse 29 วันที่ผ่านมา +2

    C/wali xasan dhuux🎉🎉❤

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 2 ปีที่แล้ว +9

    Directing and Editing 100%
    Inta kale Zero.

  • @saidcumar4326
    @saidcumar4326 2 ปีที่แล้ว +7

    Dumar soo eyaga lasoo doona jiray🥰🥰🥰🥰✅

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +8

    Wale cabdi askari markan shaqo xogan ayad qabatay waxadna so kordhisay muqalo tayo sare leh legend horay usoco kawan ogahay kama yareysatid keep going

  • @mubaarikfaarax7876
    @mubaarikfaarax7876 11 หลายเดือนก่อน +2

    See dareeteen dumar 😂

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdiwali Dhuux ereyada ma inta daadiska ah unbuu xiiseeyaa Lol😆
    Runtii ereyo iyo codad cajiib ah weeye
    Laxanka waa heer sare
    Habka jilista waa halkiisii iyo dhaqankii wacnaa kaliya iinta aan arko ama dhaliisha waa dhinaca labiska gabadha oo dhaqanka ka hor imaanaysa.
    Waa bogaadinayaa hobolada deegaanka DDS ♥️

    • @gurmadqaran2246
      @gurmadqaran2246 2 ปีที่แล้ว +1

      Halkaas aan kuusii raacshee garashadeydan gaabani..
      Labiskaas ood moodid cumaamad-rageed diracaas laga tolay ito waxaa isla jaanqaadaya.. Sida hablaha casrigani uga guureen dhaqankii iyo asluuub wanaagii hablihii hore..
      Dhanka kalena, sidey hablahani u yihiin kuwa raga kala dookhanayee iyagu cagahooda ku raadsanayaan.. Halka kuwii hore ragu soo raadsanjireen.. Diidaa ama doortaaba.
      Hadeysan intaasi usoo xidhan maradani.. Waa sidaas aad sheegtay sxb. Tnks.

  • @marwofatushbeauty74
    @marwofatushbeauty74 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhanto way dhaftaay wlhy🩸❤️🇬🇲

  • @zuleikhoahmed5500
    @zuleikhoahmed5500 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdiwali.wan kuwataah from.galmudga lkn.gabdha.saas hadhihin🤨

  • @mahamedhaadi839
    @mahamedhaadi839 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale xishodka nagama qade bal gabadhan waxay hes kadhigayso dhawur iyo dhaqanki somaliyed say ugabaxday

  • @timajilac7192
    @timajilac7192 2 ปีที่แล้ว +6

    Cabdiwali inyar baan aqaanaa anigu lkn waa dooqeyga labaad ee dhaantada Budul dabadii.
    Erayadiisu waa biyo kama dhibcaan 👏👏

  • @tatiko1
    @tatiko1 2 ปีที่แล้ว +11

    WAH WAH WAXANA DHANTO KAA AH❤🔥

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว

      Wow amazing nice song keep going abdi Askari

  • @asmaabintumohamed1128
    @asmaabintumohamed1128 2 ปีที่แล้ว +4

    C,weli xasan dhuux and idil😘😘😘😘🇬🇲🇬🇲

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +20

    *Mudo ka bacdi dhaanto aan nooceeda hore loo arag i cant stop watching this emotional song🎧❤️*

  • @Toosane88
    @Toosane88 2 ปีที่แล้ว +6

    ii daraayoo jacaylkani
    Doqon sanayaa
    Qof I diidan buu
    Sii duljoog ileeyahee.

  • @kafiaabdi-gz4zx
    @kafiaabdi-gz4zx ปีที่แล้ว +11

    Wow wonderful 🥰🥰 it's a nice dhantoo 💜💯

  • @axmeddeeqyuusuf9074
    @axmeddeeqyuusuf9074 2 ปีที่แล้ว +10

    idaraaaayoo jacalkani doqonsanaa
    qof iidiidanbuu sii duljoog leeyahy
    best words idil is a best singer I enjoy her voice

  • @fadimoabdi9244
    @fadimoabdi9244 2 ปีที่แล้ว +7

    masha alaah ❤ gadhu waqur di oqof ah❤❤❤❤❤

  • @muusebiic5957
    @muusebiic5957 2 ปีที่แล้ว +1

    Naagtii ugu horaysay oo ugaadeen ah oo madaxa banaysata miyaa tana🤣🤣🤣🤣

    • @MohamedAhmed-qe2rt
      @MohamedAhmed-qe2rt 2 ปีที่แล้ว

      Ogaden ma aha wa shariif umaleyn

    • @asmaabintumohamed1128
      @asmaabintumohamed1128 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-qe2rt maaha wll waa ogaadeen reer isaaq weliba

    • @MohamedAhmed-qe2rt
      @MohamedAhmed-qe2rt 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaabintumohamed1128 kaalay ka dhig de adu. Ree abti ayay uyihiin iska hubso

    • @asmaabintumohamed1128
      @asmaabintumohamed1128 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-qe2rt ha haa reer abti bey uyihiin adaa iga saxan huuno

    • @muusebiic5957
      @muusebiic5957 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😆🤣😆🤣😆🤣mashariifbaa dhaanto tuma

  • @___2022
    @___2022 2 ปีที่แล้ว +1

    Abduwallai dhuux ciiil buuuba igu diley sidu gabadha leeyhy😡🥺🥺

  • @gaasfilmsvlogs613
    @gaasfilmsvlogs613 2 ปีที่แล้ว +1

    nice dhaanto abdiaskaritube hormuudka youtuberada somalida keep going wlala

  • @cabdishahmi8182
    @cabdishahmi8182 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh

  • @jimcaalecabdi8764
    @jimcaalecabdi8764 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi askari wllo shaqo usii dhinaca camerada iyo editingka

  • @AbdiZatar-ez2rt
    @AbdiZatar-ez2rt 6 หลายเดือนก่อน

    Dumaorw raga ka hadha idinma rapaane la seexda hoyadiin

  • @maxamuudburhaan-cc9si
    @maxamuudburhaan-cc9si 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkk sxb abdication ayrush SaaS.maxaad ugugashay

  • @MascudNuurcabdi
    @MascudNuurcabdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh dhntu way shidathy

  • @rayeesulislam5529
    @rayeesulislam5529 ปีที่แล้ว +7

    My all time favourite song even though I don't understand a single word ...

  • @mohametabdirisak4958
    @mohametabdirisak4958 2 ปีที่แล้ว +2

    Eesh calaa dhaanto waan idin wataa run ahaantii

  • @GeesdheerAhmed
    @GeesdheerAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    C/Wali Xasan dhuux waan kutayaraa kusoco😂😂

  • @sadamabdi3081
    @sadamabdi3081 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a DHANTO IYO BADH ❤❤

  • @IdilMaxmad-sp9zb
    @IdilMaxmad-sp9zb 7 หลายเดือนก่อน

    Dumar ki ayaga uun lasodonijiray😢😅😅😢😢😢🎉

  • @ديقهعبدالنور
    @ديقهعبدالنور 2 ปีที่แล้ว +1

    😂dhaantadu waa ok lkn idil dharka cimaamada naga dhis yaakhay dharkii dumarka ma dhamaaday

  • @AnnoyedApron-ce3ui
    @AnnoyedApron-ce3ui 3 หลายเดือนก่อน

    Idil ayruush away adwan axmad eshcala mu katagay

  • @maxmedhadi
    @maxmedhadi ปีที่แล้ว

    Waan kudonaya sedab naha umarin dumar batahaye dib ujogso

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi ปีที่แล้ว +2

    Haa, waa sidaa 🙏✌

  • @XADIISBLACK
    @XADIISBLACK หลายเดือนก่อน

    Cod xabeeb fiican buu leeyaha❤❤❤❤😅😅😅😅😅y

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Adigo shaqadon marka timado badan helidonin iicun keetahay misjid kanisat markasa sajin shanbad kuqadane sidasacudiga korey hoosey sacudi lugo kagoay ma aragtay sida aduunka kalee xolaha lashabadeya lagukala garta tiicidan abashaqalo tiishicibka sijinka shabad jirkaa taalo dadkaga siay kaga cararan anakugu garto midna waa tash qabilo ninki wax bara usura siu igufuliyo hoowsha hindi udira

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 2 ปีที่แล้ว +7

    Eescalaa dhaantadan inta an sugayay...maantan helay....love frm hargeisa

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 ปีที่แล้ว +2

    Download ka noo fur Ina adeer

  • @ShiineXasan-fj6pv
    @ShiineXasan-fj6pv ปีที่แล้ว +1

    Was

  • @dhabahaye
    @dhabahaye 2 ปีที่แล้ว +17

    𝙄𝙙𝙞𝙡 𝘼𝙮𝙧𝙪𝙪𝙨𝙝 has especial talent for traditional dance with beauty 😍
    I am from Burco, Togdheer Somaliland.

  • @SadikAbdi-yp7cx
    @SadikAbdi-yp7cx 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hj

  • @fuaadxabeeb6041
    @fuaadxabeeb6041 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ninka idil ayruush ku tufay ee khadra dalqo weyn kutufayso kawaran heee

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallah Dharka ay gabadhu xidhan tahay waa sidee

  • @cabdimaanshcal0726
    @cabdimaanshcal0726 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a lajanka looga haray reebista dumar

  • @monoor6349
    @monoor6349 ปีที่แล้ว +11

    That's what u can call pure talent both of them their is hilarious

  • @muusemuse885
    @muusemuse885 ปีที่แล้ว

    Asc wlashay dhanka iyo dhaanta waan ku taageriya lkn wllo timaha qarso quruxee

  • @asadxuseen1429
    @asadxuseen1429 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa n ka helay yes 😍 💖 💓 💕

  • @HassanhajirHassanhajir-le3jw
    @HassanhajirHassanhajir-le3jw 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😂😂

  • @khaalidciise8758
    @khaalidciise8758 2 ปีที่แล้ว +2

    Apapy idil wan dagdagay anosahan diraninoo 🌹🌹🌹💓💓🥰

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 ปีที่แล้ว

    op.legen wxn ka soo salamaya poosaaso cadey
    goorma nasoo booqnaysa abdi askari
    madaxa noo saarantahay

  • @wiilomaclin5374
    @wiilomaclin5374 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a idil ayrush in badan ayan sogeynay horay usoco

  • @mr________1154
    @mr________1154 หลายเดือนก่อน

    Waxan qac way dhaaftay😂😂😂😂

  • @nimcoayaan596
    @nimcoayaan596 7 หลายเดือนก่อน

    Haaaa jacayl ❤😂

  • @Amin-h1m
    @Amin-h1m 2 หลายเดือนก่อน

    cabdi wali xasan dhuux ❤❤❤❤❤

  • @Salmaanmohamed-oq3wl
    @Salmaanmohamed-oq3wl ปีที่แล้ว

    Woow iidarayoo jacaylkani doqonsanaa qof idiidanbuu sii duljoog leeyahaye

  • @axmedshirdoonwarsame9634
    @axmedshirdoonwarsame9634 2 ปีที่แล้ว

    Ii daranaa jaceylkan duqansanaa qof idiidan buu sii dul joog i leeyahay

  • @SalebanFaarax-h6f
    @SalebanFaarax-h6f หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢tyyy

  • @Museabdulle-nl2ng
    @Museabdulle-nl2ng 5 หลายเดือนก่อน

    Nagtan anona cunin Allow hay dilin😢😊

  • @ramaroos5603
    @ramaroos5603 2 หลายเดือนก่อน

    ALA9YX7ZOZLKLZYGUIIFILDJSKZSOEKIDLKKXKKJJFUFUFU7IZK 3..5

  • @mahamedmuhumed3333
    @mahamedmuhumed3333 2 ปีที่แล้ว +1

    Ah aha waxaaaanaa dhaaanto lagaaa dhahaaaaa wah

  • @AliCadaawe-k1m
    @AliCadaawe-k1m 3 หลายเดือนก่อน

    Wks mey idil😊😊😊❤❤

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 2 ปีที่แล้ว

    Pro abdiwali hasan waxaad nadareensiisay inuu dhaqankeenu ahaa xishood

  • @mohammadsugulle1104
    @mohammadsugulle1104 ปีที่แล้ว

    Markay itiri hooyadaa ayaan islakaayo rabto dhantadan ayaa u diray

  • @bashirsiyat6984
    @bashirsiyat6984 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan sugana in badan dhaanto abdiwali iyo idil

  • @rashkaboy7071
    @rashkaboy7071 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow amazing dhaanto

  • @mansuurcabdi7920
    @mansuurcabdi7920 ปีที่แล้ว

    Hhhh guide will cabdi wali

  • @bishaaralisiyaad8800
    @bishaaralisiyaad8800 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwan daadiiis legend

  • @MascudNuurcabdi
    @MascudNuurcabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Wn ka really ga linayaa

  • @faadumomaxamed9724
    @faadumomaxamed9724 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abshirabukor2947
    @abshirabukor2947 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah waxaa loobahan yahay dhaantooyinka noocana si dhaqankeena aan u ilaalino gabdhaheenan dawgooda u gartaan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shiine4106
    @shiine4106 2 ปีที่แล้ว

    Imika cimaamadahayagii masaana udambeysey laaa xawla🤔🤔🤔🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 ปีที่แล้ว +2

    Team abdi askari tube guull💪

  • @AbdirahmanOrdaaye10
    @AbdirahmanOrdaaye10 ปีที่แล้ว

    Legend abdwli xasan dhux iyo ildil bashiir wan idinwata

  • @tarmohamed5811
    @tarmohamed5811 2 ปีที่แล้ว

    Dhantole ina noqdo rabaa maxa sameya isheg 🥺🥺🥺💔🥺🥺💔

  • @AdanYare-j5t
    @AdanYare-j5t หลายเดือนก่อน

    Xisho 😢soori

  • @faysalismaaciil4304
    @faysalismaaciil4304 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaaha Wallo

  • @SurprisedDancers-pg7ww
    @SurprisedDancers-pg7ww 8 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😅❤❤❤❤cadii

  • @qashancalimoha3546
    @qashancalimoha3546 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaa doqon cashaqdo waa iskasidaan🤣😥

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +1

    Idil ayruush naag la holin wayay❤

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa dhaanto ❤

  • @NuuraxasnmuseNuuraxasnmuse
    @NuuraxasnmuseNuuraxasnmuse 14 วันที่ผ่านมา

    CABDI

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 ปีที่แล้ว +7

    ❤❤❤❤. this dhaanto is an other level .i.e
    master piece .

  • @adaanbaradici8178
    @adaanbaradici8178 2 ปีที่แล้ว

    Ayuusheeye kadaa cumaamada labiska
    Oo kadaa sharafdilka

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 8 หลายเดือนก่อน

    Nagtan waba xumysay dhnatoinki inta qawan

  • @حسينطيب-ز4ح
    @حسينطيب-ز4ح 15 วันที่ผ่านมา

    Jah.jah.jah.

  • @SuldaanBashir
    @SuldaanBashir 5 หลายเดือนก่อน

    Kaqalee

  • @MaanKulo
    @MaanKulo 4 หลายเดือนก่อน

    𝒅𝒖𝒎𝒂𝒌𝒂 𝒔𝒂𝒂𝒍𝒐𝒐𝒎𝒂𝒈𝒂𝒍𝒐

  • @abdirazakak5597
    @abdirazakak5597 2 ปีที่แล้ว +1

    Waw! Wax yar ma, aanan sugin tan

  • @MaxamedJamac-gq8jp
    @MaxamedJamac-gq8jp ปีที่แล้ว

    Oooioii😂😂😂

  • @cabdimaanshcal0726
    @cabdimaanshcal0726 2 ปีที่แล้ว

    war idilay kagabso dee yarka waxkuma dhin needles