ISUG AAN MOBILE KA DABAYSTE🤣FALANQEYNTA DHANTO CUSUB OO JACEYL AH BY ABDIWALI HASSAN & ILAHAN CISHQI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • KUSOOWDHAWOOW QAARADA TV OO KAMID DAAWADA YAASHA QIIMAHA EE KU XIRAN BARTEENA TH-cam MAHADSANID 🤝

ความคิดเห็น • 210

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA ปีที่แล้ว +47

    Intaad Reaction bixisay midkii ugu cajiibsanaa ayaan u aqoonsaday walee abaan 🙏

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  ปีที่แล้ว +5

      Sharaf iyo cizi aabo💯🙏

    • @maxamedismaaciilofficial1674
      @maxamedismaaciilofficial1674 ปีที่แล้ว +6

      Abwaan waxaan ahay qofka ugu horeeya ee reer Hargeisa ah ee markasta ku xidhan chanankaga aad iyo aad ayaan utageera dhaantada wlhi heesaha caadiga ah ma dhagaysto lkn dhaanto ima dhaafto wlhi fananinta dhaantada waan wada qaana lkn kuwa kale Maya xataa waxaan rajaynaya in arooskayga dhaanto laiso sameeyo gar ahaan adigu aad isamayso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  ปีที่แล้ว +2

      Abwaan EESHCALAA waad maqleysaa koloba 💯🙏

    • @maxamedismaaciilofficial1674
      @maxamedismaaciilofficial1674 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan fanan eeshcalaa wlhi isaga sigooniya ayaan uu dhagaystaa dhantooyinkiisa chanankasta oo arimaha dhantoyinka ganbalelka ayaa iifuran Allaha idin. Daayo dhamantiin abwaan tabiye adiguna wlhi falaqayntada waanka helaa Allaha ku barakeeyo zxb magacaygu waa maxamed ismaaciil axmed oo ku magac dheer indho ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏

    • @QARADA01
      @QARADA01 ปีที่แล้ว

      ​@@maxamedismaaciilofficial1674❤❤🎉

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว +4

    Thank you for ur explanation congratulations my dear brother

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wa jecaly dhanta lkin much ma jecaliya

  • @maxamedcabdihakim
    @maxamedcabdihakim ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh ❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +5

    Sawiraan dugsado huuno isoodiroo durba isoojawab hadalkada dawee runtii waa erayo cajiiba aadbaan kuusalamay abwaan tabiye ❤❤❤

  • @sundus2200
    @sundus2200 ปีที่แล้ว +6

    Abwaane aadbaan kuu tageeraa❤❤

  • @SafiyoMuse-y7d
    @SafiyoMuse-y7d ปีที่แล้ว +2

    Keep going wala qali❤❤❤❤

  • @HiilDhaanto24official
    @HiilDhaanto24official ปีที่แล้ว +4

    Ma.allah waxaan dhaanto wey dhaftee magac ubixiya❤❤😂😂

  • @sahaltv24hrs
    @sahaltv24hrs ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Tabiye Runtii muqaalkan ad ban ogu qoslay Reactionki ogu ficnaa Abid😂😂 Horey usoco Abwaan💯🙏

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +2

    Jah og io dhanto maxa kale haystaa❤❤❤❤❤

  • @AbdiRisaqHasan-p6d
    @AbdiRisaqHasan-p6d ปีที่แล้ว +2

    Absolutely dhanto cabdi wali cadi maha wllhi😮🥰

  • @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
    @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanne adaaba waxkalaa😂

  • @aadancisman9758
    @aadancisman9758 ปีที่แล้ว +3

    Waa dhanto cajiib ah abwaane👍👍❤️❤️

  • @ahmettnaaji9597
    @ahmettnaaji9597 ปีที่แล้ว +3

    Abwaane anba waan duqoobay dhaanto funny ah ban soo wadaaye reaction isku sii diyaari🤣🤣

    • @NasrinAhmed-c7g
      @NasrinAhmed-c7g ปีที่แล้ว

      😂😂 Gurso ina adeer waxba Hees ha so wadiine

    • @ahmettnaaji9597
      @ahmettnaaji9597 ปีที่แล้ว +1

      @@NasrinAhmed-c7g 😂😂😂 ala huuno maad ka deysid

    • @NasrinAhmed-c7g
      @NasrinAhmed-c7g ปีที่แล้ว

      @@ahmettnaaji9597 sas ban kugula talinayaa ee Gurso wll🤣

  • @calinuurdhaanto
    @calinuurdhaanto ปีที่แล้ว +1

    Waaw abwaan tabiye caadi ma ahan waxaanaa dhaanto lagaa dhahaa cajab aan Isla aragno kaftan ma ahan walaahi

  • @roblehabdiassoweh7309
    @roblehabdiassoweh7309 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi maha dhaantadan❤ wan ka xiiso goy'n waayay🎉

  • @mohammedabdulahiahmedgeelq3449
    @mohammedabdulahiahmedgeelq3449 ปีที่แล้ว +1

    Abwan tabiye wli kama haayo dhanta an Rabo mxa Fijian fahmin weyne m fidbey waregte fahmi

  • @saidabdihassan07226
    @saidabdihassan07226 ปีที่แล้ว +2

    *U did best reaction my legend keep rocking ina adheer*

  • @yuniszabdow6671
    @yuniszabdow6671 ปีที่แล้ว +1

    The dating we reached in this mission and I like this kindy of dhanto

  • @Muna-x1q
    @Muna-x1q ปีที่แล้ว +1

    Dhaantadan waan ku haysta wale❤

  • @faadquotes790
    @faadquotes790 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1❤1❤❤❤❤❤❤

  • @lubnanmohaa278
    @lubnanmohaa278 9 หลายเดือนก่อน +1

    keep going adeer

    • @Bintibintijeeylaanijeeylaani
      @Bintibintijeeylaanijeeylaani 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 ปีที่แล้ว +2

    Lķkkkkkkkk wlhi dhanto shidan waye kkkk

    • @kadraarab1790
      @kadraarab1790 3 หลายเดือนก่อน

      🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️♥️♥️🥰🥰🇩🇪👂✅😁😁😁👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💋😂😂😂😂😂🇩🇪🇩🇪🇩🇪🌹❤️♥️🥰

  • @abdirzacknrabdi1295
    @abdirzacknrabdi1295 ปีที่แล้ว +2

    KkkkkkkKkkkkkk wa ey iga gadantay midan😊😂

  • @maxamedfooley-qb9ui
    @maxamedfooley-qb9ui ปีที่แล้ว +1

    Waalasoodaahdy tabiyow haada kahor inaa dabka saartaa laraby❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TalisoBashir
    @TalisoBashir 9 หลายเดือนก่อน

    3:03 ❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊

  • @FaizamohamednorFaizamoha78
    @FaizamohamednorFaizamoha78 ปีที่แล้ว +3

    Guul doob

  • @Dhaantostudio
    @Dhaantostudio ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa tadaan waatii sanadka 2023

  • @AbdiqadirAden-w8h
    @AbdiqadirAden-w8h ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother

  • @BashiirNuuurXasan
    @BashiirNuuurXasan ปีที่แล้ว +2

    😅😅 abwaan dhaantooyinkii hore cali dhaanto wax kasooqaado mahadsanid

  • @kamalahmed6121
    @kamalahmed6121 ปีที่แล้ว +1

    Dhaantada way nagu soo gaabiyeen

  • @siidalimohamed-et2fb
    @siidalimohamed-et2fb ปีที่แล้ว +1

    Abwaane sxb kaa ciyaalzii walaaxi caway manta dhaantadaan ciyaalzii wayae

  • @Abdiwelidhuux
    @Abdiwelidhuux ปีที่แล้ว +1

    Abwaan tabiya Reaction kaagu caadi ma Ah horay uso sxb tabiye

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  ปีที่แล้ว

      Sidkle abwaanka umada guleyso sxb👍🙏

  • @fggghei
    @fggghei ปีที่แล้ว +2

    Dalsantii qoraxey ❤

  • @zuldaankareerka4360
    @zuldaankareerka4360 ปีที่แล้ว +2

    Zxb abwaan tabiyow away ninkii Bidhaan say wllhi madama dhantadii say wlhi da tahay inuu meesha fadhiyo ayay aheyd gudoomiyihi say wlhi du mr. Bidhaan sooqabo sxb

  • @maxamedismaaciilofficial1674
    @maxamedismaaciilofficial1674 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ❤❤❤❤way iga gadan tahay aad iyo aad

  • @MaxamedMaxamudabdulahi
    @MaxamedMaxamudabdulahi ปีที่แล้ว

    Masha Allah abwaan ❤

  • @haltified8209
    @haltified8209 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @AbdishukriDubow-sy3ii
    @AbdishukriDubow-sy3ii ปีที่แล้ว +1

    Big legendary

  • @Mohamud-m6h
    @Mohamud-m6h ปีที่แล้ว +1

    ❤ 😅ishaa karidi sxp malmahan odiyaashi dhaantadaan losaari😅

  • @soomaaliyohanoolaato
    @soomaaliyohanoolaato 8 หลายเดือนก่อน

    Waydhac daa❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mohameddiiriye
    @mohameddiiriye ปีที่แล้ว +3

    Abwaan kumahayno waayahaan ee halagu arko

  • @XawoAhmed-me5hs
    @XawoAhmed-me5hs 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉 3:04

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 ปีที่แล้ว +2

    Laakiin an kula taliyee qosolka iska keen kenka ah iyo qosol an dhab aheyn ma fiicna ee iska daa dadki qosol kugu racimayan ee waxa ku jira ad ka gadleyso weye waxa macnaha leh

  • @mohameddiiriye
    @mohameddiiriye ปีที่แล้ว +3

    Saaxikaa cokaash maxaad uugu soo tagti

  • @SafiyoMuse-y7d
    @SafiyoMuse-y7d ปีที่แล้ว +1

    M a abdi hassan bro

  • @ibrahimhassan644
    @ibrahimhassan644 ปีที่แล้ว +5

    Keep going bro❤

  • @NawalSalah-e6l
    @NawalSalah-e6l ปีที่แล้ว +2

    ABWANKA asigaba iga qosliyeh wallhi😂😂😂😂

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 ปีที่แล้ว +2

    Asc ina adeerkey❤❤❤❤❤

  • @kowsarabdullahi
    @kowsarabdullahi ปีที่แล้ว +2

    ❤😄😊💯

  • @kamaryasser9359
    @kamaryasser9359 ปีที่แล้ว

    Masha lllaah wa sortagal

  • @apshiriprahim6898
    @apshiriprahim6898 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂way dhistay meesha

  • @xamdamukhtarxamdamukhtar2930
    @xamdamukhtarxamdamukhtar2930 ปีที่แล้ว +1

    C/wali wiilkanagii🥰

  • @dhakocaagcaag574
    @dhakocaagcaag574 ปีที่แล้ว

    Abwan xasan yare dhaantadii qabkan jacalamida Kuma dhicin qofkale

  • @abdiwalibillow8239
    @abdiwalibillow8239 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan tabiye waan ku salaamay
    Ninki cukaash ahaa sooqabo

  • @BarkhadMohamed-zf5ts
    @BarkhadMohamed-zf5ts 9 หลายเดือนก่อน

    horay uman arkin vidiogan

  • @kabtancabays
    @kabtancabays ปีที่แล้ว +1

    Waaw abwaan

  • @funnygirl8993
    @funnygirl8993 ปีที่แล้ว

    Haye huno mcn 😂😂😂

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk wllhi watii cokaash

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi dhantda waa gadanti kkkkkkkķ

  • @MuusesiciidMuusesiciid
    @MuusesiciidMuusesiciid หลายเดือนก่อน

    Cabdi wali lamljin❤❤❤❤❤

  • @kowsarabdullahi
    @kowsarabdullahi ปีที่แล้ว +2

    😄❤💤💯

  • @ugupadabdilahi9392
    @ugupadabdilahi9392 ปีที่แล้ว +1

    Nian lahaya ma halwayare 😅😅😊

  • @axmedmaxamuud2450
    @axmedmaxamuud2450 ปีที่แล้ว

    abwaan nuur guusaar dhaantadii aadaaquuqan

  • @fartundhabarey4345
    @fartundhabarey4345 ปีที่แล้ว

    Bern ma ahan hadii aad iska jaf jafato mid ayaa dacalka kulaqabsana 😊

  • @abwaanhire
    @abwaanhire ปีที่แล้ว +3

    Qushigaaga soo qabo

  • @AbdiQadir-oz6bd
    @AbdiQadir-oz6bd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaantadaan m.a

  • @ClshakuurGaab
    @ClshakuurGaab 10 หลายเดือนก่อน

    Haa❤❤😊😊😊

  • @SahroSiciidfff
    @SahroSiciidfff ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤yeeeees

    • @MaxamedMuha
      @MaxamedMuha 10 หลายเดือนก่อน

      ❤😂😅❤

  • @djimalehmoumin4038
    @djimalehmoumin4038 ปีที่แล้ว +1

    Raag badan ayay haystaa arintasii

  • @roodoibraahim-p8x
    @roodoibraahim-p8x ปีที่แล้ว +4

    wll adaaba kadaran dhaantada waiga qoslasy😂😂😊

  • @abdifitax3207
    @abdifitax3207 ปีที่แล้ว

    Abwaan dhaanto dooba ❤❤

  • @HodanAbdi-c4x
    @HodanAbdi-c4x ปีที่แล้ว

    Wlhi Adigaba iga qosliyay😂

  • @munodheemanofficial7719
    @munodheemanofficial7719 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk wale wan qoslay😂

  • @KHAALIDABDINASIR-k9n
    @KHAALIDABDINASIR-k9n 10 หลายเดือนก่อน

    CABDI WELI WAA LAACIB

  • @leyloxasan6799
    @leyloxasan6799 ปีที่แล้ว +1

    wilisha dhiga halada kadaya wllo

  • @hassanissaq3161
    @hassanissaq3161 ปีที่แล้ว

    أحسن صورة أحسن صوت وفيها لحم وأري قوطي حرظا أبوان تبي

  • @istaahilmaxed-eo8bm
    @istaahilmaxed-eo8bm ปีที่แล้ว +2

    Soobadi abwaane

  • @HodanAbdi-c4x
    @HodanAbdi-c4x ปีที่แล้ว

    Wlhi wa kala dhaqaaq ❤❤❤❤❤

  • @Erdugan-cn5og
    @Erdugan-cn5og 9 หลายเดือนก่อน

    Circular so good circular diesel fertilisation

  • @aliismaciil650
    @aliismaciil650 10 หลายเดือนก่อน

    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว

    Congratulations abwan tayibe

  • @fartundhabarey4345
    @fartundhabarey4345 ปีที่แล้ว

    Cadi ma ahan saa di asn ahasn jiray waa aan garanayo jah

  • @kowsarabdullahi
    @kowsarabdullahi ปีที่แล้ว +2

    ❤😮2t6g

  • @ISMACIIL-wm9gq
    @ISMACIIL-wm9gq ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤mashalaah

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 ปีที่แล้ว +1

    Niman yahow ninkan waa daran wayey maxa yeelay yacni qosol an jirin qof iska dhigaya wax uu san aheyn sidee loo dawada inkasto ninku wax shegayo lakin isku camirad bu macno beelay nabadey anigu la noqday

  • @UbaxFaarax-c9f
    @UbaxFaarax-c9f ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 ปีที่แล้ว +1

    Hidaha iyo dhaqanka waa cajiib

  • @feysalXuseen-853
    @feysalXuseen-853 ปีที่แล้ว +1

    Wallasey abwaanka kadaa garbashga doobnimo adishay ilixun oownagasogarsiyay dhantada xilifican eynosobaxday cabdi wali tagerihisa 1 kowad

  • @asmaahmed5592
    @asmaahmed5592 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh 😂😂😂😂

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 ปีที่แล้ว

    Asc ya joga mesha cidla miya

  • @FatxiJamacadan
    @FatxiJamacadan หลายเดือนก่อน

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @xasankaafi3301
    @xasankaafi3301 ปีที่แล้ว

    Kusuco abwaan tadeyi sxb mcn

  • @farxiyocabdi-sj8dq
    @farxiyocabdi-sj8dq ปีที่แล้ว

    Maxa adi ka galay

  • @abdibashir8651
    @abdibashir8651 ปีที่แล้ว

    Thank u tayib

  • @SacdiyoMaxamed-j1x
    @SacdiyoMaxamed-j1x ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤😂😂

  • @yusefmohamed52
    @yusefmohamed52 ปีที่แล้ว

    Waw ❤❤❤

  • @FatkaBoy-b1j
    @FatkaBoy-b1j 9 หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mireyare889
    @Mireyare889 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂
    Wagan badiyaha ka imaday ayaba igu dhacday cajib

  • @simbabunoow9555
    @simbabunoow9555 ปีที่แล้ว +1

    Dal wanagsan afdheer ❤❤❤❤