A.D.H.D. Part 2 (Af Somali)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • This video is about A.D.H.D. Part 2 (Af Somali)
    Lecture series that will focus on specific mental health conditions that are often overlooked or misunderstood in the Somali community.
    Muxaadaro taxane ah oo diiradda saari doonta xaaladaha gaarka ah ee caafimaadka dhimirka ee inta badan laga ilduufo ama eey ku qaldamaan bulshada Soomaaliyeed.
    Tags and Keywords for the Asad Dahir TH-cam Channel
    -------------Keywords----------------
    Cudur, Mental Health, Somali Mental Health, Qaal-Qaal, Caafimaad, Caafimaadka Dhimirka, Cudurada ku dhaca Dumarka, Umusha, Uurka, Canuga sida uu ku dhasho, how babies born in Somali, Af Somali, Af Soomaali, Cudurada Maskaxda, Ootiisam, Autisum Somali, Somali Community Mental Health, Minneapolis Somali Community Mental Health, Somali drugs, Dhaqanada Xun ee Soomaalida, Caafimaadka maskaxda, Asad Dahir youtube Channel, Dr. Asad Dahir, Dr. Asad Ahmed Dahir, Hassan Hussein Ahmed, Hassan Ahmed, Garweyne Film Products, GFP, ADHD Somali, Depression Af Somali, uurka, pregnancy, Shahwada raga, Shahwada dumarka, waalida, waalasho, Soomalida Waalan, Taqtar, dhaqtar Soomaaliyeed, Dhaqaatiirta, Our Obsession of Having Boy Babies, Macaa Loo Takooraa Uurka Hablaha Marka eey Sidaan Gabar?!, The Misconception of Weight Gain and Loss, Khatarta Waxa Laysku Caateeyo & Cayilsiiyo, The Dangers of Skin Bleaching, Kansarka Iscadeynta Jirka Laga Qaado, A.D.H.D., Caruurtaada Caawi ADHD, Daawo Hadii Waalid aa Tahay, Autisum Somali, Depression Af Somali, Waa Maxay Niyad-Jab, Niyad Jab, post-Partum Blues, Xaaladaha Niyad Jabka Nafsadeed ee ku Dhacda umusha, Dawada ootiisamka, Daawooyinka, Cuntada caafimaadka leh, healthy foods, black mental health, African mental heath, Somali mental health issues, Somali African, Ohio somali community, Somali Hennepin county, Soomalida waalan, waali soomaliyeed, @ garweyne films product, @haniyow, # Somali, # Somalia, Dadka Somalida, Somali Arabs, Somali Arab Mental Health,

ความคิดเห็น • 36

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla anay dhibkaasi ihaystaa isoo duceeya

  • @abdalaomar1344
    @abdalaomar1344 ปีที่แล้ว

    👍👍sax dawada waa muhiim

  • @xaliimo7007
    @xaliimo7007 ปีที่แล้ว

    masha allah dr

  • @abdimahamud5206
    @abdimahamud5206 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka lahu qeyr

  • @somaliwillmartv5730
    @somaliwillmartv5730 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa barnaamij wax ku ool ah oo wax noo taraayo thanks walal

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal hore u soco

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 2 ปีที่แล้ว

    Jisakumulahu khayran thanks 🙏

  • @ugbaadcabdi4647
    @ugbaadcabdi4647 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah thank you

  • @HooyowanaagsanJanodoon
    @HooyowanaagsanJanodoon ปีที่แล้ว

    Ilahayow cawi walid kasta oo haysta ilmo la xunusan xanunkan oon ka mid ahay

  • @faatimaayaan
    @faatimaayaan 11 หลายเดือนก่อน

    Dr dadkeenu waaba SII wareeriyaan
    Waa kibir waxaa haya
    Waalidka iyo macallimiita

  • @suadyork9151
    @suadyork9151 2 ปีที่แล้ว

    Thanks so much 🙏

  • @naimaali4166
    @naimaali4166 2 ปีที่แล้ว +1

    dr waa ku salamaya waxa ka codsanayaa inaa ilmaha wax badan hakoo hadashid kuwa jira 1sano ilaa 4jir

  • @husseinmohamed2110
    @husseinmohamed2110 2 ปีที่แล้ว +2

    DR Asad I have child With ADHD, does watching tv sad effect him

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll Aniga gabdh aan dhalay 7 jir ah xoog bay qalqaali u tahay marka xanuunka aad ka hadlaysid ma yelan karta wll

  • @suhaanawil6116
    @suhaanawil6116 2 ปีที่แล้ว

    Dr xagee kala soo xiriiraah

  • @cawomuse8188
    @cawomuse8188 ปีที่แล้ว

    Dr waxan haysta 7jir aan xanuunka uga shakiyaay dhakhtar baan geeyay dhiigag buu ka qaaday wax xanuun kama helin lkn kaniin buu u qaray ADHD ah wuxuna yidhi way ku dagaysa anaa hooyo baan ahay waan ka baqay kaniinka inay wax iga yeelo isoo jawaab ma siiya kaniinka

  • @najaxhassan8695
    @najaxhassan8695 2 ปีที่แล้ว

    Caanaha geela hadii la fadhiisiyo faiido ma u leedahay xanuunkan wll

  • @zamiiraabdullahi6056
    @zamiiraabdullahi6056 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr waxan ahay hoyo jogta africa, kampala hadan mudo laga jogo 6 ayan wadanki somaliya kaso maqanahay waxan hysta wil yar oo 4 sano jir ah awal inuu normal yahay bn u haystay waa fudud yahay lkn isbucan dhexdisa bn ogaaday inu ADHD inu hyo markan radiyay xarymo lagu caawiyana waxan so arkay 2 xarumod oo ay ku jiraan caruur xogaa isaga ka wawayn oo AUtisn qaba marka cawimaad noce ah bu bahanyahay ilamahaas

    • @aminaahmad3435
      @aminaahmad3435 2 ปีที่แล้ว

      Sory allah ku cafiyo lkn dhaqtar maskax gey waliba ka carurta

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 ปีที่แล้ว

    Dr jazaka Allaah kher.
    Plz Adult with ADHD kasoo kasoo hadal plz .
    Thanks

    • @dr.asaddahir2050
      @dr.asaddahir2050  2 ปีที่แล้ว +3

      ADHD waa xanuun dhinaca maskax kubceedka caruurta( neurodevelepmental disorder). adults ayaa jiro oo marka ee yaraayeen ADHD qabeen oo waligood dhakhtar ama caawinaad helin oo wali markii weynaadeen ADHD qaba.
      Adult ADHD symptoms may not be as clear as ADHD symptoms in children. In adults, hyperactivity may decrease, but struggles with impulsiveness, restlessness and difficulty paying attention may continue.

    • @aymancabdidiiriye1825
      @aymancabdidiiriye1825 ปีที่แล้ว

      @@dr.asaddahir2050 wa run Dr taas had ladhibqabaa da,dayduna hada waa 28 Somalia Joogaa databank waayay mxaad igula taking dr

  • @umuaisha2318
    @umuaisha2318 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waxaan rabay mel an kalaso xariiro

    • @dr.asaddahir2050
      @dr.asaddahir2050  2 ปีที่แล้ว

      ASC, haddii suaal guud tahay commentiga ku qor ama drasaddahir@gmail.com ku soo dir. thanks

    • @ismahannur3863
      @ismahannur3863 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Dr alle ajar iyo xasanad alle haka siiyo su.aal ayaan qabaa ah wiil 7 sano galayo ayaa haystaa hadalka kaso daahe ilaa 5sano ciladana dhegaha ayay aheed Maqalka hooseye oo biya dhegaha igu jira dhahayeen ilaa uu 4 sano so gaaray wax wuu maqlaye lkn cod dheer ayuu ku maqlaye kadib bixihii waka baxeen alxamdulillaah Maqalka hada waa okey lkn socodkiisa badan hadalkiisa badan wax barashadiisa waa fcntahay wixii la baro wuu qabanaya masha allaah quraanka oo kale higaada markii lo meeriya waana dusha ka woraya home work iskuulka so siiyo waka shaqaysanaa asago la caawin lkn socodkan faraha badan iyo hadalka badan iyo Marmarka qaar keligiis isla sheekaysana isla qoslaya moodkiisa meel kale aadaya lkn hada la hadasho attention kiisa waa jooga horay kala hadlaya aan ka welwelsanahay dr aan u geeye wuxu dhaha ADHD ayuu qabaa daawo RITALIN ayuu uso qaray bal dr maxa is leedahay adiga

    • @dr.asaddahir2050
      @dr.asaddahir2050  2 ปีที่แล้ว

      @@ismahannur3863 please connect through drasaddahir@gmail.com

  • @umhanaan6374
    @umhanaan6374 2 ปีที่แล้ว

    Dr barnaaamijyadada aad ayaan ugu baahanay qaasatan caruurta iyo hoyooyinka waxaa jira depression qaba ilmaha ma caawin karaan hooyada sidee uga bixi kartaa hadii ay isku aragto calamadaha aad ku soo sheegtay depression waayo inaan wax qabtaba ma rabo jiif iyo caajis iyo farxad la aan ayaan ku jiraaa

    • @dr.asaddahir2050
      @dr.asaddahir2050  2 ปีที่แล้ว +1

      Asc, waad ku mahadsantahay suaashaada. haddii calaamadaha aan videoga ku sheegay aad qabtid aadna dhakhtarkaaga la hadal oo u sheeg si aad dareemeysid oo daawo iyo la hadal ayaad heleeysaa especially hadii qurbaha aad joogtid.

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 ปีที่แล้ว

    Qalqaal ma ahane waa qalqaalli reer waqooyi baan ka baranay

    • @kaltuunhaybe7558
      @kaltuunhaybe7558 4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa wll anba saas baan ufahmay Somalidu inay wada qabtaa moodaa

  • @suhaanawil6116
    @suhaanawil6116 ปีที่แล้ว

    Dr wiil waxan dhalay ah ADHD wilkayga runtii way anfacaday saacadaha ay kujirto aad buu u dagaa waxbadana wuu bartaa runtii markay ka baxdo wuu ciyaraa lkn sidii hore ma ahan Aniga waxan dareemay wilkayga markuu jiray 1 sano anaa ka baaray Systems wana ka helay runtii ilmahaas waa maskiin naxariis badan wayna caawisay dawadaas

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

    Wadanke joga dr ka talow