Dadka siyaasiinta ah ee kicinta wadana ha soo qabato iyo odayaasha xittaa, dadka fidnada wada oo dhan ha la soo qabto. Intaas kaliyana wax tari maysee, cidda godobey torsanayaane waa in odayaal waa wayn iyo madx loo diraa oo la galliimaa, shabaab fursad dahabi ah bey u tahay way isku dirayaan dadka marka albaabada ha la xiro, kii jiiq yiraaba ha la soo xiro kuwi dambiga faystayna ha la laayo
Qaran majiro nin walba qabiilkiisa haku laabto
Hawshani waxaa dabada kariixaya Wajiye Badan Sida Mucaaradka Labada beel ee aan is ogoleyn maamul Ahaan taasi waa qodobka koowaad Mucaaradka sida sheeq shriif oo Awood aanlainkirikarin Meeshaakuleh Ithiopia oo ayadana Danada kariixeyso Hiiraan state Dowladu Ayadaa lagarabaa in ay Itaa iskusi uwajahdo Qaswadayaasha Cadowga ushaqeeya ee labadakaarwatana Laiskaqabto Tusaale (CCSH iyo Sheeq shariif waakansarka Hawiye
As.kariga.maxumaado.taliyi.hiisa.ayaaxumaado.sarakiisha.duud.ciidaka.siminaaro.halasiiyo
Dhamaan.rer.hiran.wa.qas.wadiyaal.waxana.fidnada.lagahurin.nayaa.xuduuda.frefer.melwalbo..etoobia.xuduudaha.an.la.leenahay
Aniga Rayigeyga,,cidamadan,,kabaxay,,furumaha,,waxakulugleh,,siyasiyin,,,Raba,,cidankena qaran ka,,inay,ceb,iyofashil,,Lugaha,ugelshen
Cidankena somaliya,,hadu qabil,,ushaqeyo,,cidan,maqabno,,Eeninwalbo,,Gurigisa,,haado,,,