Khayre iyo 100 Cisho ( Diiwaan Films)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 173

  • @keyse6163
    @keyse6163 7 ปีที่แล้ว +25

    walaal wiilasha barnaamijan noo soogubiyey waaaaaaad mahad santihiin 100/100 anigoo farxad dardeed la ooyay kuna qaray aragtidayda ilin farxadeed ahna hooyo soomaaliyeed guul ale haydin siiyo inta wanaaga kashaqaysa ii ugu horayso doowladeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌸💙💙💙💜💜🖤❤💛💚👍

  • @mudujabir1391
    @mudujabir1391 3 ปีที่แล้ว +3

    Kheyre from hero to zero!

  • @OBREYE
    @OBREYE 7 ปีที่แล้ว +29

    Diiwaan films waan ka helay sida cajiibka ah ee aad usoo diyaariseen barnaamijkan. Waxaana idinka fileynaa kuwa kale oo iyana aad u wacan. Dowladenana Alle hanoo barakeeyo qurbaan qadyaan ka taaganahayee.

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 6 ปีที่แล้ว +85

    Wariyaha soo jeedinta runtii waa wariye dhaneestran yaa ila qabo ???🎡🙌👏💙

  • @sagaro143
    @sagaro143 6 ปีที่แล้ว +13

    Wariyahan dhabtii wuu aragti dheer yahay camera man kana waa professional good documentary

  • @mohassan6607
    @mohassan6607 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa dokument-iga ugu heer sarreeya ee af soomaali ah oo aan daawado. Well done Diiwaan Films. Mahad gudooma! 👌🏿👏🏿

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 7 ปีที่แล้ว +9

    That was soo amazing wow 🇸🇴thank you for taking part in restoring hope in our hearts ♥️

  • @hamadh6631
    @hamadh6631 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha-Allah prime minister of Somalia 🇸🇴 Hassan Ali khayre is my only favorite Insha allah I hope to see one day Somalia 🇸🇴 to be peaceful
    Thank you for presentation of this documentary 🙏🙏🙏🙏

  • @Dotrade
    @Dotrade 7 ปีที่แล้ว +8

    "inta kiish lacaga soo qaato oo shaqaalaha iigu yeera dhaho ..intii joogto siiyo intiiikalene maa calysh" wasiirkeena maaliyada waa iga qosliayay

  • @cabdirahmandirir3014
    @cabdirahmandirir3014 7 ปีที่แล้ว +51

    maashalaah aad baan oga helay anigu , lkn nin cuqdad iyo qabyaalad ay buuxisay kolay kama helayo hore usucda oo dawalada hala taageero akhyaarey

  • @engrabdinasir
    @engrabdinasir 7 ปีที่แล้ว +50

    Soomaaliya Guul Maanta maalin ay Soomaaliya kawanagsan tahay ma Jirto Somalia Guul Insha Allah

    • @jibrilmahamud3590
      @jibrilmahamud3590 7 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah mudane Raizulwazare kheyre iyo madaxweyne farmajo guulesta

    • @leyloguurux460
      @leyloguurux460 7 ปีที่แล้ว

      Abdinasir hersi hadeey.wanaaga.iyo.doowladnimada.ogaan.lahayeen.kuwaxumaanta.doowlad.wado.oo.dhahayaan.mooge.madxweynah.ubixiyeen.illahaye.kuwaas.haka.qabto.doowladeen

    • @mulistan8292
      @mulistan8292 6 ปีที่แล้ว

      Abdinasir hersi iuu

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 7 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah haabka Diiwaan Films hab qurux iyo reeg aqoon xirfadaysan leeh ayaa samayeey

  • @ayubjudadua1416
    @ayubjudadua1416 7 ปีที่แล้ว +8

    beutifull country ... keep it up unity and common interest .. good luck for the new bage well done khayre you and your goverment. welldone

    • @abdullahiahmed9601
      @abdullahiahmed9601 7 ปีที่แล้ว

      Maasha'alah arimo fiican ayuu qabtay khayre, soomaaliyeey aynnu dhiiri galiniimo oo aynnu wada taageerno

  • @ottaman5915
    @ottaman5915 7 ปีที่แล้ว +24

    barnaamijkaan waa kahelay masha allah dhalinyaro diiwaan films horumar wacan

    • @badmaceye2010
      @badmaceye2010 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamud Osman restarts somali pirates wariye Allah ka xafido adun aqiro

    • @ashakurali4848
      @ashakurali4848 7 ปีที่แล้ว

      Meel kasta ma iiga horeesaa doofaarow

  • @abdiaziizmahamed1340
    @abdiaziizmahamed1340 6 ปีที่แล้ว +4

    Walahi wariyuhu waa wariye dhameystiran allah barakeye

  • @omarnoor2517
    @omarnoor2517 6 ปีที่แล้ว +3

    Viva Qaranka Soomiliyeed. Vivo Nabad iyo Nolol!!

  • @abdikafidanjir6739
    @abdikafidanjir6739 6 ปีที่แล้ว +5

    Nabad io Nolol ❤

  • @somaligirl9590
    @somaligirl9590 6 ปีที่แล้ว +11

    Jecliya khudbadahaga wle somalia wey hormari hdi kheyre iyo farmajo gacanta ku hayan😗🇸🇴

  • @abdirashidbarre1
    @abdirashidbarre1 7 ปีที่แล้ว +8

    waa barnaamiij qurux badan
    khadar maxamed xaashi iyo
    cabdirashiid maxamed xaashi
    waa mahadsantihiin sida quruxda badan aad usoo diyaariseen barnaamijka

  • @abdiibraahim8824
    @abdiibraahim8824 7 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo Aad ayaan ugu helay habka quruxda badan oo aad usamaysayn barnamijka nabad iyo nolol

  • @abdirahmanabdi2237
    @abdirahmanabdi2237 7 ปีที่แล้ว +5

    I'm so proud wlhi mash allah aad baan idinkaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad inoogu soo diyaariseen waxqabadka xukumadeena waxaadna na geliseen qiiro wlhi wali maan daawan video sidaan u wanagsan u ka turjumayo quruxdeena iyo sida professionalism-ka ah horay usii socda hormar baan rajeynayaa insha allah

  • @wadanisomali4455
    @wadanisomali4455 7 ปีที่แล้ว +16

    MASHA ALLAH DOWLADEENA HA NOOLAATO

  • @abdirizakreaction
    @abdirizakreaction 6 ปีที่แล้ว +9

    Walle waa taa wadaniyadi ,walle waan arka ee ma ila aragtaan iftiinka muuqda

  • @kasem1147
    @kasem1147 7 ปีที่แล้ว +1

    Absolutly Fantastic Documentry DIIWAAN FIMLS THANKS

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 ปีที่แล้ว

    Maashallah filimka laga soo duubay dalkeyga aad ayuu u qurux badanyahay allow noo xooji dawlada hore u sii wad horumar ka Somali SOMALIA PEACE

  • @Hanad281
    @Hanad281 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah allow dalkeena dowladiisa ka dhig mid sii hana qaada oo leh cadaalad iyo sinaan

  • @mohamedarale2754
    @mohamedarale2754 6 ปีที่แล้ว +5

    Hassan Kheyre Geesi weeye wlhi waa Gob Gobi Dhashay Aniga ku cid maahi waxaan Ahay nin Dir Ah lkn ninkaan waan u Qiray inu wadani Yahay

    • @nabilabdlla6781
      @nabilabdlla6781 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Arale sxb isku cid ayaad tihiin
      Somali meel kalama jirto

  • @safaa5024
    @safaa5024 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah all fcnaan lahayda sida sidan oo kale saxafada iyo dhaman bulshada ay dhinac walba ay ka fiiriyaan dhinaca san aad ayad u mahadsan tihiin bahda diiwaan jid wngsan ayad falaysan

  • @championsleaguematches
    @championsleaguematches ปีที่แล้ว

    wow ai cajiib ah ayaa usoo gudbiseen barnaamijkan thanks alot 👍

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 7 ปีที่แล้ว +7

    runtii waa barnaamij xiiso gooni ah leh , oo Rajo fcn na galinaaayo , bahda Diiwaan Films aad Baad U mahadsantihiin sida waqtiga aad u galiseen barnaamijka xiisaha leh inaad noo soo diyaarisaan , Kuwo kalana waan idanka sugeena inshaa'allaah

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 7 ปีที่แล้ว +4

    argagixsada aLaha nagaqbTo waxn rabna inan ku Labano wadankena inshaLah

  • @nuurshewiilqaran4266
    @nuurshewiilqaran4266 6 ปีที่แล้ว

    Diiwaan films mahadsanidiin dhamaantiin.
    Maa shaa Allah, waxyaabahan OO kale yididiiladeyda iyo hamigeyga ayey kor u qaadaan.
    Horey usocda asxaapeey documentary yadaan oo kale noogu dadaala si uu hamigeena hoos ugu dhicin hadaa nahay dhalinyarada Soomaaliyeed.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 5 ปีที่แล้ว +1

    fadlan hadda no wareyso 2019 aya lagu jira madaxweyne inu noqdana wu raba ee adiga no sheg muxu dalka u qabto wan ka sugeyna insha allah

  • @jamamohamedweejidowkey5974
    @jamamohamedweejidowkey5974 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa wax lagu farxo weriyaha waajidkisa ayu gutey mahadsanid ayan kuleyahay diiwan films

  • @marbanmowjadahadheerdhexma3247
    @marbanmowjadahadheerdhexma3247 7 ปีที่แล้ว +15

    Aadban uga helay tifatirka barnaamijka iyo habka aad wakhtiga usiiseen shaqadiina hufan runtii waxaad tihiin dad ku dayasho mudan waxan rajaynayaa inaad noo badisaan diyarinta barnaajiyada badan insha allah aadban ula dhacay diiwaan films

  • @abdulazizelmi2769
    @abdulazizelmi2769 4 ปีที่แล้ว

    This guy is great, i think he gonna be a new president obviously!!!👏🏾👏🏾🇸🇴

  • @farmaajokacabso1418
    @farmaajokacabso1418 4 ปีที่แล้ว

    Who is watching this 3/14/2020 just to hear him say and did what he promised by keeping somalia moving forward!!!!

  • @khadarahmedmahamed9058
    @khadarahmedmahamed9058 6 ปีที่แล้ว +1

    Raysal wasaaruhu Waa cod kar walahy ilahy hadaayo Aamiim Aamiin Aamiin

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah M Dane R wasare
    Khare Allah ku xafid Nolaw
    Nawad iyo nolal 💟💟💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuul
    Somali

  • @kooman6021
    @kooman6021 7 ปีที่แล้ว +10

    mansha Allah diiwaan qaran

    • @wiilwaal400
      @wiilwaal400 7 ปีที่แล้ว

      Abdihafid m hashi abdow hafid sxp wn taageeraa Diiwan films
      From jako😍😍😍

    • @kooman6021
      @kooman6021 6 ปีที่แล้ว

      Waan ku salaamy sxp jako

    • @nobrainer5765
      @nobrainer5765 6 ปีที่แล้ว

      Abdihafid m hashi xashi xamaraawi ina xoogsade

  • @somalimidnimotv
    @somalimidnimotv 7 ปีที่แล้ว +9

    Zxpoyaal diiwaab wlahi waxatihiin rag cul culus baatihiin l stay region somaliland specially awdal l want inshalah reconcile somali community

  • @mrawrjinwade3698
    @mrawrjinwade3698 6 ปีที่แล้ว +2

    Mzha Allah hore uu zocda

  • @jabrilmuktar2481
    @jabrilmuktar2481 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa documentary aad u qurux badan wan ka helay subscribe waad mudan thn sxbyaal... Shaqo wacan.

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO 7 ปีที่แล้ว +11

    hormar wacan

  • @Hangool22
    @Hangool22 5 ปีที่แล้ว

    Wariye Ha Soo Tabin ta Aad Baad SaamaYn noogu ledahaY sii Horu mari baanu kuleenahaY kartidaada Wariye Alle Ha Ku sharfee Guuul io nabad io nolol..🤩

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 7 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow noo siyaadi waa dhalinyaro lagu diirsaday

  • @maxamedcabdi9834
    @maxamedcabdi9834 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah
    nawad iyo nolal guuul
    somali 💪💪💪💪💪

  • @abdirahmanclmi8378
    @abdirahmanclmi8378 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah diiwaan films wadaniyad dhab ah Somali guul incha allah

  • @fahmaollow6877
    @fahmaollow6877 6 ปีที่แล้ว +1

    Wayadan danbe dowlada macarad bey yelatey oo dadkii baa laga horjediyey si dadban iyo toosba aniga waxan kumacaradey tii qalbi dhagax tii waziir cabas ciil baa igaqabtey madaxdenu lkn sikasto oga xumadey waligey macan qof caynayo markamaqlo madaxweynahena iyo Rw kheyre wlhi waan cayo wayo majecli in lacayo wlhi waa madaxweynihii ugu sameynta badnaa xaga bulshada somaliyeed farxadii aanla ooyey baa soxasoosta kaligey mahan shacabkeena somaliyed melwalbu jogo wan kasinen kheyrana waa lamid nin wansgsan weye ALLE ha inoxifdiyo madaxdena

  • @indheergaradwaxweydii8656
    @indheergaradwaxweydii8656 5 ปีที่แล้ว

    Somalia horey ayey usocotaa
    Dalkeygii iyo dadkeygii sharafta lahaa wey soo noqdeen guul shacabkeyga dowladeena halala shaqeeyo cadowga siwada jira haloola dagaalamo gudo iyo dabadba cadowgeenu waa badanyahey

  • @somalicomedy4424
    @somalicomedy4424 6 ปีที่แล้ว

    Ugaas si layaqaan ayaad ugu hagar baxday waxan ka rajey neynaa kuwo kale oo kasi wngsan kan horey usoco
    🇸🇴soomaaliya ha noolaato

  • @iskaawaxuqabso5895
    @iskaawaxuqabso5895 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah wadani dhab ah mudane xasan Ali kheire AllaHA IDINLA Garab galo

  • @koraalofficially8796
    @koraalofficially8796 6 ปีที่แล้ว

    good barnaamij walaahi waan taageeray wariyahan Cabdi rashiid mashlaaah horay u soco

  • @kaafiaxmed2206
    @kaafiaxmed2206 6 ปีที่แล้ว

    Nabad iyo nollol aloow nodaaa mansha allah khayre alloow nodaaa farmaajo allow ummada udaaa allow nollol helaye nagu waari alxamdullillah

  • @BoundlesssssTales
    @BoundlesssssTales 7 ปีที่แล้ว +5

    Afkaaga caana lagu qabay,, dadaalka aad haysaan dhamaantiin Guule hanigu guuleeyoo nigu abaal mariya... waa maqal iyo muuqaal aad u wacan. jira oo jooga oo waxaad kamid tihiin inta yar ee garatay in "fursada maanta ay heestaan malaayiin soomaali ah aysan helin" oo sidaa awgeeed doonaya in soomaaliya markale noqota guri barwaaqo.

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 6 ปีที่แล้ว +9

    Nolow Mudane Kheyre Aniga waxan u bixiyey Somali Obama

  • @diriecdiriediriecdirie2429
    @diriecdiriediriecdirie2429 6 ปีที่แล้ว

    mar wlba waxa Ku so celceshadaa muuqalkan ooo I cajab galiyey qurxda muqdisho iyo hogaanka wngsn
    iyo weliba codka mcaan eee wariyaha Msh allh Msh allh guuul somalia

  • @aaminabdilahi9231
    @aaminabdilahi9231 6 ปีที่แล้ว +1

    Diwaan films waxaad ii sheegtan suxufgan magaciisa

  • @ruusaanidbc3927
    @ruusaanidbc3927 7 ปีที่แล้ว

    mashallah wadani mashallah nin kaan oo kale ummada in laga soo raadiyo waaye kheyre iyo farmaajo oo kale

  • @cabdallacrisaq4783
    @cabdallacrisaq4783 3 ปีที่แล้ว

    Kama Daalo inaan ku ceshceshto muuqalada diiwan films

  • @abdirahimhussein962
    @abdirahimhussein962 5 ปีที่แล้ว

    Waa baraamij soo jiidasho leh

  • @abukarabdi4303
    @abukarabdi4303 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahaw #Somalia iyo #somaliland aymidawda fikirka intii ilaqabta wadajiraka labadaN🇸🇴💪🏻 ha ama maya sababee sababtaad maya utidhi ama haa

  • @aishnusaibabdullahi1279
    @aishnusaibabdullahi1279 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah prime minister allaha ku dhowro sir kheyre

  • @rayantravelcargoagency5009
    @rayantravelcargoagency5009 7 ปีที่แล้ว +4

    maashaallaah

  • @abdisalanosman6884
    @abdisalanosman6884 6 ปีที่แล้ว

    Waa barnamij wanagsan wana soo dhowaynayaaa
    Guul somalia

  • @Rufaacisheik
    @Rufaacisheik 5 ปีที่แล้ว

    Ma shallah
    Aad baan uga helay barnamijkan Aysoodiyaarisay daawo flim
    Waxaan leyahay dawladu horay ha usocoto maalin ay kafiican tahay hada majirto lkn waxaan qabaa inay kasiifiicnaan doonto in shallah
    Alllah hanoo garab qabto madaxdayada soomaliyeed

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 6 ปีที่แล้ว

    documentry cajiib ah xaqiiqdii, aad baanad u mahadsantihiin sida farshaxanimada leh eed u diyaariseen, waxaan marlabaad leeyahay waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad u soo koobteen waxaad indhihiina ku aragteen una soo gudbiseen, mahadsanidiin DIIWAAN FILMS, waanan subscribe-gareeyey walaalo

  • @abdilahi.ahmedduale8834
    @abdilahi.ahmedduale8834 6 ปีที่แล้ว

    masha allah wnka hely barmamijka diwan flims wxfcn ayad qabaten

  • @drsameer202
    @drsameer202 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ayaa Mahad iska Leh sababtoo ah waxaan ahay qof somaali ah

  • @daahiraxmed380
    @daahiraxmed380 5 ปีที่แล้ว

    mash allh geesi wadni ah

  • @al-muminunrecords6590
    @al-muminunrecords6590 6 ปีที่แล้ว +5

    Khayre iyo farmaajo jecliyaa

  • @xildhibaanadxaawo9334
    @xildhibaanadxaawo9334 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc marka hore ilaah dalkeena nabad haku soo dabaaloo marka xigto waxa fiican madaxda in jaanis loo siyo in ay wax qabtaan

  • @fatimasaid879
    @fatimasaid879 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @iladalxiis2881
    @iladalxiis2881 6 ปีที่แล้ว

    masha allah gul DOWLADEENA.

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 5 ปีที่แล้ว

    Guuul insha allaaaaah

  • @capitanocunaye5411
    @capitanocunaye5411 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali wy Solomon isha allah

  • @saidakhadarabdulahi9537
    @saidakhadarabdulahi9537 6 ปีที่แล้ว

    masha allh guuuul soomaliya

  • @maxamedxusen4039
    @maxamedxusen4039 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah waaaa dhalanyara ku dayasha mudan

  • @begal8223
    @begal8223 7 ปีที่แล้ว +3

    Dowlad la.aan somali aragtay tuugsi iyo af gaalo soo ma galin dhib iyo gaajo soo ma arkin .wali boqol kiiba sagaashan dowlad ma fahansan khaymaheeda .

  • @asmayousuf6233
    @asmayousuf6233 6 ปีที่แล้ว

    Wariyaheena alle hadhawro runtii waa barnamij qaymo badan oo muhiima kuwa xumanta faafiya may kudaydaan walaal keena

  • @fatimasaid879
    @fatimasaid879 7 ปีที่แล้ว

    halkaan kasii wada ayaan nileeyaha diiwaan flims

  • @peteben4193
    @peteben4193 7 ปีที่แล้ว +2

    Anigu kheir waxaan ku jecladey wa marku yidhi marnaba ka so horjesan maayo madaxeeynaha why waxa dhibi ka jiri jirtay madaxweyne iyo raysal wasaraha sec farmaajo waxu idhi waxaad hesheen raysal wasare iga fiican walahi waxaan qaba wa dad waxbartey oo wadan ka lexejeclo ka haysato oo is fahmaaya nt caydhii iyo jahiliintii hore somalia u ragadiyey ragaasi iney noolanaya lama hubo ka faaideysta wakhtigey idin siiyeey somalay. much love from slnd

  • @dadaalconstartioncompany5206
    @dadaalconstartioncompany5206 6 ปีที่แล้ว +2

    waxan u arkaa gees inaahay somaali usoo diray

  • @husseinaden9228
    @husseinaden9228 4 ปีที่แล้ว

    Keep going sxp

  • @kadrakarie9866
    @kadrakarie9866 6 ปีที่แล้ว

    Horay usocda oo magaalad nadiifiya

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 5 ปีที่แล้ว

    mansha allaaaaaaaaah oohin aya iqabatay

  • @mohadabdi348
    @mohadabdi348 6 ปีที่แล้ว +1

    am still now 2018

  • @ismaciilxigmaawi
    @ismaciilxigmaawi 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah warbixin wannaagsan

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 7 ปีที่แล้ว

    manaha allha guul iyo gobaniimo Somalia meeel fican ayeey waax marayaan dalku hormaar ayu gareey

  • @kawsarsomaliya2211
    @kawsarsomaliya2211 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah huno mahad sanid gwsibatahay wadani dhaba ilahay hainodayo dawladena sharaf maymudanyihin

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 6 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan idiin ka mahadcelinayaa documentary waxqabadka katarjumaayo Aad soo bandhigteen
    "Dadka intabadan Uma muuqato horumaraha Kaliya waxe ku mashquulsanyhn waxyaabaha keena dib udhaca

  • @siraadabshir3670
    @siraadabshir3670 5 ปีที่แล้ว

    Maan sha allah walaal

  • @maxamedxusen4039
    @maxamedxusen4039 7 ปีที่แล้ว +4

    Kuwa warka baahiya hadi ay dhanka fcn wax ka firiyaaaan wax bdn ayaaa inoo hagaaagayo

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 6 ปีที่แล้ว +3

    Waryahe war midkani weriyaba waa dhafay halku ku nolay 2001 ilaa 2016 radiayasha xamar wanba dhagaysan jireee

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 6 ปีที่แล้ว

      mohamed Hayir Tahlil mohamud Wadanka dhan xamar miyaa 😂😂 reer gobol waaye kawaran hee

    • @mdhayirmohamud595
      @mdhayirmohamud595 6 ปีที่แล้ว

      Somali TV gobolkee walaaal

    • @shirshoore5310
      @shirshoore5310 6 ปีที่แล้ว

      2001-2016 ninkani waa reer gobol intaasna wuxuu joogay laascaanood

  • @nalajoogshaw3493
    @nalajoogshaw3493 5 ปีที่แล้ว

    M.a wll ilahay haku xidiyo

  • @alimohamud7974
    @alimohamud7974 5 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 ปีที่แล้ว

    Omg barnaamijku waa muhiim
    Lkn musiga mxd saas ugu gashay
    Lama.dhagaysan karee..

  • @diinihajji596
    @diinihajji596 4 ปีที่แล้ว

    💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 7 ปีที่แล้ว +2

    Cedankana wauduceynay uuray nafToda wadanka iyo inTikashaqeysay nabada iyo wadanimada

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
    @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wan oyay markan dawaday daqiqadu waxan ahay wiil soomali nimadu ayku wayntahay waxan ku nulahay Djibouti waxan ahay askari Djibouti wanka baxayna dhibatada waxan juga hada gubalka hiran buula buurde soomaliya