timo haa mahadsanid bro 7 sanaa hada jogaa wadanka daradey ii ogolaaden midka 18 bilood 24a kadib waxey idhahen 25b ayaa lagu sina marku kadhaco marka lafta kaliya maraban dhahay pasabord anku bixi karo igu daro mar iima jawabin
1994 germany ku dhashay. Kuwan hadda so tahribay ,dhaniyarrada somalieed gidiigood ba , Amma issaq ha ahado Amma hawiye ha noqdo, Amma Darood ha sheegto,gidiigood ba wa nolosha k dhac!! Khamri,iyo cause iyo xashiishad bay ka daba Jordan ileen taas ba ku cusub. Nacasnimmay Nola ummada iyo qabyalad! Keyse kintir, ilyasxburco ,iyo kuwakale! Nio kuwinan dhalay doonida ja so dagtay,aan wx idin sheegto. Annagu dad soomalyeedbanu nahay,qurbahan ku dhalanay iyo aanu ku barbarnay! Wixi Umad soomalyeedbanu ahayd tarilhdii la qaxaayey ,halb familbay noqdeen! Ayaga isla wada joogay iyo isgarrab tagnaa!! Ha noolato immanina qabyalad iyo xaar !! Amma Nala noolada si dad fiyow,Amma wallet iyo ville hawzdan idiku cuneyna, Salamu caleykum
Kkkkkkkkkk waxan Xasuustay Habeenki jawaabtu iso dhacaday diidmo moodayay xita Reerkaygi waxan ku idhi diidma lai Siiyaay kkkk gabdh ila Deganayd markan idhi wa diidmo Sugo ay karinaysay xal ku dhex dartay Naxdintii kkkkkkk Sa marki Danbu Sdex sano Noqday kkkkkkkkk ala habeenki maxa I qabsaday 😂
sxb suaal ayaan rabaaa inaan kuway diiyo wll kay ayaa jooga jarmalka markaa wuu idhoo finayaa maxaa laga rabaa
Abti jarmal bul alle ha siiyo maxay taraayeeen ba maba ka rabne waxba Juus taaasay guraayaane
Aufenthaltstitel 25b yaa ii micney karo sharciga uyahay asxaabey
Waxaa lasiiya qofka jarmalka jooga muda 6 ilaa 8 sano ah islamarkaana sameyay is dhexgal bulsho luuqada shaqana haysta ama ausbildung ama ciyaal korinayay waana laba sano shuruudihiisa
1 inaad 6 ama 8 sano jarmalka joogtay
2 inaad aaminsantahay qaanuunka jarmalka
3 inaad shaqaysatid oo aad iskufilantahay
4 inaad luuqada baratay
timo thanks bro wan fahmay marka sharciga 3da sano miyaa oo passportka baluuga somaalida lasiyo
@@hassansaas2935 maya pass buluug ah mawato midka grau ayuu wataa
Waxaana lasiiyaa dadka nagtiv haystay mudo dheer ee sharciga loo diiday markii hore
timo haa mahadsanid bro 7 sanaa hada jogaa wadanka daradey ii ogolaaden midka 18 bilood 24a kadib waxey idhahen 25b ayaa lagu sina marku kadhaco marka lafta kaliya maraban dhahay pasabord anku bixi karo igu daro mar iima jawabin
@@hassansaas2935 passport somali hadii aad haysatid waad kubixi kartaa hadii 25b aad haysato
Waa mahad santahay kun iyo kow jeer danke bruder
masha allah
Mahadsanid wlka
1994 germany ku dhashay. Kuwan hadda so tahribay ,dhaniyarrada somalieed gidiigood ba , Amma issaq ha ahado Amma hawiye ha noqdo, Amma Darood ha sheegto,gidiigood ba wa nolosha k dhac!! Khamri,iyo cause iyo xashiishad bay ka daba Jordan ileen taas ba ku cusub. Nacasnimmay Nola ummada iyo qabyalad! Keyse kintir, ilyasxburco ,iyo kuwakale! Nio kuwinan dhalay doonida ja so dagtay,aan wx idin sheegto. Annagu dad soomalyeedbanu nahay,qurbahan ku dhalanay iyo aanu ku barbarnay! Wixi Umad soomalyeedbanu ahayd tarilhdii la qaxaayey ,halb familbay noqdeen! Ayaga isla wada joogay iyo isgarrab tagnaa!! Ha noolato immanina qabyalad iyo xaar !! Amma Nala noolada si dad fiyow,Amma wallet iyo ville hawzdan idiku cuneyna,
Salamu caleykum
ASC Legend 🤣 wadanka wnku cusubahy interview giina wuu so dhow yhy kly ii caawi waa gbdh indho Beele🧕👀
Sheko😂😂
Ku Soo dhawaw qurbaha
mahadsanid boowe
thanks boqorka nlow
Mohammed Ibrahim adaamudan
Sxb mahadsanid hanu somalida titanic ah sharcidoonka ah waad nacawisay aad iyo aad baad umahsantahay waa in aanu germany iska dhiibnaa 👍👍😀😀
Suliga dhexdiisa ayatul kursi heheheheh
Jamiil Weheliye 😀✌
Waxaan umaleeynah inaadan sifiican ulasocan sharciyada sababto ah waxaan hayenah kan ugudanbeeyo waan sadex sano oo baasaboorkiisii watah waxaakasto
Deutschland waa laandheere
Wll Mel an kala so xidhidho maheli kara
Fb deeqtimo
@@deeqtimo wll Facebook page ka miya Wn kala so xidhidhay wax jawaba ma arkayo ado rali ah
@@newstartyare6201 haa
War muxu dhanansanaya
Suldaan J kkkkkk
Suldaan J daacad baan u qoslay
Allow sahal
how ican go there!!??
Where you mean to germany
deeq timo ,, yes,, iam somali lady ihave 4 kids,, so can some one travel to germany,, ihear alot bussiness man help ppk to travel there, for money
deeq timo ,,if you know group of ppl go there or any country of europe let me know plz
sadya jama where are you now
sadya jama i will try
deeq aadan maxamuud noolow walalkay qaali ah
ABDIWAHAB GULED thanks big brother
1 sano waxan ka ahaynba hada lama bixiyo
Waar anigu wxn hystaa Citizen Deutschland ah
Buux Kaarshe imisa sano ayaad ku qadatay sharciga weyn
Thanks
Asc sxb
Cms
@@suldaancasaawemaxamud2356 soo daa
@@suldaancasaawemaxamud2356 Emailkaas kusoodir wll WhatsApp kaaga jaamacwali65@gmail.com
@@deeqtimo ok sxb
Sxb sharciga bili aadinimada wax malgu wadi kara
Haa wll
@@deeqtimo thanks wll ♥️
maxay kulaladuwanyihiin
Hadaan kabaxo oon kusoo noqdo sanad kadib kwrn
5 kadib ayaa laguu ogolyahay inaad soo noqoto wll
Magangalyo qof walbo wuu codsan karaa...ka dib ayeey hoos imaanaayan qofka sababta u doonaayo magangalyo... sxb ku noqo tan!
th-cam.com/video/BKUG3IVSCo0/w-d-xo.html
Ninkaan waaba jaahil. Cilmo dhagood ayuu wada.
Kkkkkkkkkkkkkkk kan hado sogalay
Sxb
Sedex sno ka dib malagu celinyaa
kama kace maya sxp
hhhhhhhhh dad sadexsano usoodhacdoo suliga dhexdiisa ayatulkursi Ku akhrinayay hhhhhhh
qarandoon jararaawi hhh way dhacday bro sare
qarandoon jararaawi kkkkkkk
Sharciga Jarmany waxan ku qaatay bil iyo 15 cisho
Jwb Interview waxaan sugaayay
3 cisho ✔✔✔✔✔
wiilka jaceylka waso good
Abti sharci yurub halagu galo sidaydoo kale
Mahamed Abdi midnoocee ah ayyad kugashay
Mahamed Abdi ilaso wadag
Kkkkkkkkkk waxan Xasuustay Habeenki jawaabtu iso dhacaday diidmo moodayay xita Reerkaygi waxan ku idhi diidma lai Siiyaay kkkk gabdh ila Deganayd markan idhi wa diidmo Sugo ay karinaysay xal ku dhex dartay Naxdintii kkkkkkk Sa marki Danbu Sdex sano Noqday kkkkkkkkk ala habeenki maxa I qabsaday 😂
Hhhh dad bada bay kudhacday wll