WAXAAN KU DHAARTAY HADAY AFKEEGE IGU DISHO INAA JOOJINAAYO GAME KAAN wow hhhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 952

  • @manow___jr4827
    @manow___jr4827 ปีที่แล้ว +157

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad) ﷺ:📿❤️

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +181

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

    • @fihiimaaxmed2992
      @fihiimaaxmed2992 ปีที่แล้ว

      ☝️☝️☝️☝️☝️

    • @AxmedIbrahim-rt3gn
      @AxmedIbrahim-rt3gn ปีที่แล้ว

      Aniga waxaa jeclahay inaan daa wado

    • @AasiyoHassanAasiyoHassan
      @AasiyoHassanAasiyoHassan ปีที่แล้ว

      Wallhi ani ayaga dhan waakawadahelay m.a allha idin deesto

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar ปีที่แล้ว +1

      Aadbaan oga hela game kan dhaman game wanku hesta lkn kanba ad igusocdo

    • @rahmajimaale3694
      @rahmajimaale3694 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 ปีที่แล้ว +197

    Asad gamkii pause waan uxisnay 😢 like saar hadaad ilamid Tahay 👍❤

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 ปีที่แล้ว +127

    Game kaan ugu jeclahay inta igu raacsan 👍

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 ปีที่แล้ว +194

    😂😂😂😂😂caawa wee kugu baashaaleen ee wllaalow barnaamijkaan hanaga joojin waa midkaa ugu jecelnahay barnaamijkaaga oo markaa jaanis helno aa ku ciyaaro markaa ha joojin hadaa codsigeyna yeeleeso😊

    • @hajarahoussein2660
      @hajarahoussein2660 ปีที่แล้ว

      Waa ruun

    • @nastexomaxamed815
      @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว +1

      Haa wallhi 😅

    • @CMSTUDIO2
      @CMSTUDIO2 ปีที่แล้ว +1

      iska daa haduu cancelo asad washamsi ku qaadeynaa 😂😂😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy ปีที่แล้ว

      ​@@CMSTUDIO2 ita jecela ka badan asaad 🙄

  • @najiibalpo4981
    @najiibalpo4981 ปีที่แล้ว +153

    Hadii aad u jeedo magac allah (اللهُ) Like👍 saar💓💯👈

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +97

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @mhs0013
    @mhs0013 ปีที่แล้ว +44

    Fatma is the prettiest, Allahuma barik ❤

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 ปีที่แล้ว +17

    Waxaan is leeyahay gabdhaha waxay la imaadeen waxyaabo lama huraan ah. Alhamdulillah, Ma shaa Allah iyo Soo dhawoow ma ahan wax laga dhowrsan karo. sidaa darteed wax macquul ah la imaada dheh.

    • @ummu3342
      @ummu3342 ปีที่แล้ว +4

      Sax wllhi kama helin ani

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna ปีที่แล้ว +86

    Prophet ❤Muhammad ❤is the greatest person ever in the world 🌎

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +34

    Asc asad walaahi barnaamikaan waan ku heestaa meelo badan oo xamar ay ka mid tahay ayaa laga soo daayaa laakiin kaada xaraaro gooniya ayuu wataa Illahay amarkiis ❤

  • @Hoyga-culimada-1
    @Hoyga-culimada-1 ปีที่แล้ว +81

    Aawey dadkii jeclaa Nabiga Scw scw ❤❤❤ 👆👆

    • @maryanjibriilaxmed2104
      @maryanjibriilaxmed2104 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AsmaCaydiid-z1k
    @AsmaCaydiid-z1k ปีที่แล้ว +165

    Inta aan rabin in gamekn la jojiyo😢😂

    • @LOZANO.05
      @LOZANO.05 ปีที่แล้ว

      Boring waye halajojiyo

  • @xuseenmaxamedcabdi9678
    @xuseenmaxamedcabdi9678 ปีที่แล้ว +62

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤❤

    • @ibrahiimabdullahi504
      @ibrahiimabdullahi504 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Balanbalista
    @Balanbalista ปีที่แล้ว +6

    Intii jecleyd barigii filsan iyo koko ciyari jireen

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 ปีที่แล้ว +98

    Team 27 full respect✨
    Erayada gaagaaban Soo badi taliye

    • @waruuwaruu1811
      @waruuwaruu1811 ปีที่แล้ว +1

      Hello ❤

    • @Naruura4
      @Naruura4 ปีที่แล้ว

      @@waruuwaruu1811😂😂😂😂

    • @malyuuncabdullahi2166
      @malyuuncabdullahi2166 ปีที่แล้ว

      I like you❤

    • @Xasaasa
      @Xasaasa ปีที่แล้ว

      Azad soo meyguur sanee?
      Kkk iyo wajiyo cusub walee waraa iika baxay ee hadaan runsheegay xalwada ha idhaafin

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog ปีที่แล้ว +256

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว +11

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zathamhaypeali9747
      @zathamhaypeali9747 ปีที่แล้ว +7

      Scs scw

    • @sergio-hy5hn
      @sergio-hy5hn ปีที่แล้ว +4

      أللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد 💚💚💚💚💙💙💙💙💙💜💜💜💜

    • @idirisdirow1338
      @idirisdirow1338 ปีที่แล้ว +4

      صلىَ الله عليه و سلم

    • @nader_yousef
      @nader_yousef ปีที่แล้ว +3

      SCW

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +28

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @hothanali9181
    @hothanali9181 ปีที่แล้ว +64

    Game ka hada naGa joojiso wa muDaHaRadayNa😂😂

    • @nastexomaxamed815
      @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว +1

      Washamsi kuqadena Ani dadka kale maba firsado😅😅

  • @southcawareness2520
    @southcawareness2520 ปีที่แล้ว +38

    These ladies have done their homework perfectly

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz ปีที่แล้ว +33

    Fatma is Not easy 😂😂🤣🤣🤣🤣😂

  • @Hafza3636
    @Hafza3636 ปีที่แล้ว +14

    Amiira cawa wa murxisay asad😊😊
    Mizkiin waye halkna kasalmya amiira qurux❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +45

    MashaAllah 💯 this totally shows how those ladies were LOYAL To the channel of ASSAD, they knew his weakest points LoL 🤣

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 ปีที่แล้ว +8

    game ka asad kanaa ugu jeclahay yaa ila mida😇
    xataa wlhi copyga laga sameeyay ma fiirsado asad markuu soo galiyo lkn ma i dhaafto❤️❤️

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 ปีที่แล้ว +5

    Saaxiib walahi anigo daalan ayaan shaqo kasoo baxa waxaan kunafisaa misna aan dawada barnaamijka afkaaga isku Dil hanaga jooginin bro keep going

  • @ABDIFITAAH-v2y
    @ABDIFITAAH-v2y ปีที่แล้ว +17

    Caawa waa laguugu raaxaystay wllahi nabar xaqdaran Allaha kanga dhigo😂

  • @calimaxamed3704
    @calimaxamed3704 ปีที่แล้ว +36

    😂😂😂😂Wllhi waa raftay so dhawow pax ka dhacdy asad pooto nafta nooga qaadey xanunka ma aragtay 😂😂😂

  • @faysalhanadhanad5421
    @faysalhanadhanad5421 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa sooqaadanayay gabdhaha kale really beautiful haday timaaday soqata fatma wllhi waa quruxbadantahay waxayna ledahay smile quruxbadan

  • @xasancarab7838
    @xasancarab7838 ปีที่แล้ว +7

    Gabadha labaad teamka noogu soo biiri waa quruxleyee❤❤❤❤

  • @Camuud1522
    @Camuud1522 ปีที่แล้ว +17

    Nabiga inta jecel love sar❤

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet961 ปีที่แล้ว +5

    Jah asad iyo faatma say u wada hadlayaan🥰🥰

  • @king___abdalla8704
    @king___abdalla8704 ปีที่แล้ว +17

    Keep going asad hagio nolow inta nolol jirto my brother 💚💚✅

  • @rahmaruuxee8242
    @rahmaruuxee8242 ปีที่แล้ว +3

    Asad waxaa noga digta live tiktok parnamijkan dadka soo qabo i like it

  • @AnasDaahir-rf2xg
    @AnasDaahir-rf2xg ปีที่แล้ว +31

    Inti u muqal walpo team 27sodigan udafin😂✌🏻

  • @jeeloofficial2097
    @jeeloofficial2097 ปีที่แล้ว +24

    Asad Barnaamikaga wa lagu yacey Guuleyso wllkey Garowe ayan ka so salamaya❤🇸🇱✌️

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 ปีที่แล้ว +22

    Game in lajpojiyo inta kuraacsanen😢😢 Asad pls game kan hajoojin

  • @HadiaIsmail01
    @HadiaIsmail01 ปีที่แล้ว +14

    tartanku wuxuu ku fiicnaa markuu asad su'aalaha soo wada diyaarin jiray hada wax hadalo aan laga maarmayn oo qasab tahay inuu qofku idhaa ayay soo qoranayaan..No challenges.

  • @AasiyoHassanAasiyoHassan
    @AasiyoHassanAasiyoHassan ปีที่แล้ว +9

    Team asad xaajiyoow loof iisaara

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว +15

    War ruxyadan xage laga su xulay asadkeena ku ba bacsanoyiin😂 alhamdulillah iyo mashaAllah maxe yihiin nagaso adkeya gemka 😂😂😂😂😂

  • @razninadegan7044
    @razninadegan7044 ปีที่แล้ว +6

    Asad 😂😂😂😂haben walbo marmarsii daaa markii laga reeyabo cawana kafee macabina haben laiqiyame ogolow guul darida 😂😂😂nosoo badii kokoo keen

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️🇸🇴

  • @mac-macanka7765
    @mac-macanka7765 ปีที่แล้ว +17

    Hhhh muuqaaladisa ayay aad u dawadeen Erayada ugu badan ee u dhaho ayay ogyiin 😂😂

  • @nasranasray
    @nasranasray ปีที่แล้ว +7

    I like Watching this program thanks ASAD HAGIO🙏🙏

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so ปีที่แล้ว +4

    Masha allah
    Assad sida macalimow ukicisay
    Aya lagu kiciyee
    Aad baan ugu qooslaay ciyartan
    Macalimow wa loo aaray 😂😂😂😂

  • @husseinwarsame200
    @husseinwarsame200 ปีที่แล้ว +8

    😀😀😀 Asad HAGIO intu islaha dad cusub aad gaado so qabo asagii baa la gaaday 😀😀😀😀👍

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +6

    Respect team27 ❤
    Pls hdalada gaagaban hablo joojiya gameka mac ka dhiga mxa wxan guul sax mahin asad adine hdalo gaaagabn kuso badi thank you 🙏

  • @hodannour5893
    @hodannour5893 ปีที่แล้ว +3

    Asad hbn kasto waasugaa wlhi tageero ku ahy abwe guuleyso

  • @luiznani4
    @luiznani4 ปีที่แล้ว +4

    Amiro inta uu xistey one love ❤️

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 ปีที่แล้ว +24

    Gabdha labad is not easy 😂😂😂

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 ปีที่แล้ว +4

    Game kii iigu fiicnaa hablaha la jiraa one love

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +2

    Azad hagio big legend keep going on

  • @Hassan90k.
    @Hassan90k. ปีที่แล้ว +9

    Comeback is real......My guy I do like the spirit ad ku weerartey.....😂

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 ปีที่แล้ว +2

    Setahay ma fiicantahay alxamdulillaah ereyadaa ka daaya waayo qofku markuu ku waydiiyo waad u jawaabi

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +17

    Legend always asad hajio another's levels program's 👍💯♥️❤❤

  • @dualeabdalla130
    @dualeabdalla130 ปีที่แล้ว

    Asad Hagio barnaamijkaga waan daawada Runti xilli kasta oo aan shaqayn caajiska iyo daal waaba ku ilaa
    adigana walal allaha ku caafiyo oo dhamanten inaa aragna jecelnahay adoo socon oo faraxsan sida markasta hada tahay

  • @Janno66
    @Janno66 ปีที่แล้ว +43

    Asad gabdhahan cusub xgee ka keentey😂 koleey masoo dhaweeyneeyno maadama Asadkeena ay ka badiyeen😂😂😂

    • @amaalosman3209
      @amaalosman3209 ปีที่แล้ว +2

      Waa amiira qurux walashed ka yar

  • @hamdimoha7399
    @hamdimoha7399 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilah , ma sha Allah
    wll asad ka reeba ciyaarta afka bartay waana magac Allah afka lagama ilaalin karo

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w ปีที่แล้ว +5

    Iiisoo duceeya wallhy ilaahy qayr ha idin siiyee walashiina ahy inaa wxan baro ilaahy ii sahlo ilahy u garab istaago ❤❤❤❤

    • @zakariamahmud8987
      @zakariamahmud8987 ปีที่แล้ว

      Ilahey hakusiiyo waxa dooneyso oo kheer kugujiro inshallah adigana duceyso wll

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 ปีที่แล้ว

    my dear brother i love the programs you upload already u are the best somali youtuber

  • @EyLaMKayse-en3kt
    @EyLaMKayse-en3kt ปีที่แล้ว +37

    Abowe wax kale ma Ku dhartido game Kan falemBo Camal Ayu noku zocdaYe😂🥺

  • @IqlaaasAbdi
    @IqlaaasAbdi ปีที่แล้ว +1

    Allah subxaanahu watacaalaa jeceshahay like iisaaar الله ❤❤❤❤❤

  • @aweyzyar3160
    @aweyzyar3160 ปีที่แล้ว +46

    Game-kan hadi aad joojisid maxa xiisa u yeelayo challenge-gaga waan wadana challenge-gan❤

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada gaagaaban kor ugu baxa wax lagu sheekeesanankaro ka dhig bro asad legend keep going

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial ปีที่แล้ว +127

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

    • @Time22999
      @Time22999 ปีที่แล้ว +1

      like dartiis miya magaca allah lo so qora

    • @marhoresameeyey8580
      @marhoresameeyey8580 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MAXAMEDCABDILAAHI-gb5hx
    @MAXAMEDCABDILAAHI-gb5hx ปีที่แล้ว

    Waxaa fiican in uu qof ku soo qorto erey lagu wada sheekaysan karo oo ahan ereyo gaagaaban sida waa ficnhy ,alxam, mashalah, iyo wixii lamida❤❤

  • @drrana6881
    @drrana6881 ปีที่แล้ว +27

    Dumar are not easy😂😂😂😂😂😂

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz ปีที่แล้ว +1

    Amiiro in lagu celiyo ma ehen Sawabto ah gbdhaha kle asad wuxu dhaho ee so qorten mana qaraarin mrka see cml asad is not easy 🥰 wili ku dhaganahey ani

  • @sabrinsalah4550
    @sabrinsalah4550 ปีที่แล้ว +15

    Girls isn’t easy ❤😂😂

  • @mujaahid27
    @mujaahid27 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawaaw bax cadiyaa u qosli walaahi bax Dumaashi faatma waan kusalaami Asadoow fadma iyo ceyda soo qawo lpx 22/may/2023🇸🇴

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 asad caawa waxbaa helay wllhi😂😂😂😂

  • @abdinajibshukri445
    @abdinajibshukri445 ปีที่แล้ว +2

    Wllkey illahey ha ku cafiyo my brother Asad

  • @zagalali9788
    @zagalali9788 ปีที่แล้ว +6

    Waa nii salaamey intaa jiif wax ku fiirsaneysow😢😂

  • @maaidacabduullahi
    @maaidacabduullahi ปีที่แล้ว +1

    Saabiriin dhiigeeda AB + waaye waxbo ma aqaan haday noqonweyso iskudabeecadaanaha ani xishood dartiis qofka mafiirinkari iyadana way ishaabah daa muuqaalka wayqurxisay m.a❤❤❤❤❤

  • @jacellowyoung8923
    @jacellowyoung8923 ปีที่แล้ว +5

    Alla maqosli karo waca Asad waa lagu raaxeystay abowe waa jilicday isi so adkee😂😂😂

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi ปีที่แล้ว +16

    Asad aaway bootadii badneed "game aa idin baraa this is so easy caawa waa laisku baranaa"😂😂😂 maxaa kaa raacay hee

  • @AyaanMahamed-m5t
    @AyaanMahamed-m5t ปีที่แล้ว +4

    Fav game wlhy😢😂❤plz hanaga joojin asadow😢

  • @faadumoIbraahimbashiir
    @faadumoIbraahimbashiir ปีที่แล้ว

    M.a barnamijka abti asad aad Ayaan uxiiseyaa❤❤❤❤😢

  • @yasirmahdi2208
    @yasirmahdi2208 ปีที่แล้ว +4

    War dadkan aad maanta noo keentay ma malesia ayey ku nool yihiin 😂😂 Aniga wax qurux badan maba arko ay ka aheen amiiro iyo fatma 😂😂

  • @جوهرةالمفقودة-ق7ص
    @جوهرةالمفقودة-ق7ص ปีที่แล้ว +2

    First qof asad wa ku salamay wllo ❤
    Yaaqey do or quit noo soo samey plz❤

  • @maxamedsiciid
    @maxamedsiciid ปีที่แล้ว +8

    ❤❤😂😂qofka markuu barnaamijka wada asagaa igu halis badan maxaa yeely hadaladiisa oo dhan waa la save gareeyey lkn qofka cusub waa meel dhaxaad maekasta marka adi iska ilaali waxaas

  • @axmedcismaan784
    @axmedcismaan784 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareey cadi nologaday wllhida😅😅😅😅

  • @AasiyoHassanAasiyoHassan
    @AasiyoHassanAasiyoHassan ปีที่แล้ว +4

    Team asad xaajiyoow waaidin salaamay❤❤❤❤

  • @alisacid8508
    @alisacid8508 ปีที่แล้ว +7

    asad, i gotta question to you bro, at the begining you promised to stop the show if you lose, and the first girl defeated you from the first round. my question is asad will you keep your promise ?😅😅 hhhhhh im big fan of you sxb 😁

  • @MarwaCabdi-c7n
    @MarwaCabdi-c7n ปีที่แล้ว +5

    Coodka kaa xidhay abti ee waxa noso badiisa pos chalanche😂

  • @mahamedali7198
    @mahamedali7198 ปีที่แล้ว +8

    Asad adiga wax soo diyaarso lee ku dhaji hadalkaa ubadantahay lagugu cunay 😂😂😂😂

  • @مسلسلاتتركية-ع5ن
    @مسلسلاتتركية-ع5ن ปีที่แล้ว +18

    Asad hagio is not easy 😄😄

  • @hanimohamed7565
    @hanimohamed7565 ปีที่แล้ว +1

    Halheeskaa ayeey ufiisadeen waad kabaxsatay alxamdulilah 😂😂😂😂

  • @MUstafMaxamed-h5k
    @MUstafMaxamed-h5k ปีที่แล้ว +3

    Asadoow caawa caadi luugaaday. Gabhaha Qatar waaye wiilasha camal
    Ma ahan😂is

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 ปีที่แล้ว

    Macalimoo aaway caawa
    Hbn.horaa qosol igu disheen

  • @NastehaMohamed
    @NastehaMohamed ปีที่แล้ว +4

    Oh my God what a game keep going man 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amalahmedmahamed
    @amalahmedmahamed ปีที่แล้ว

    Waan ku salaaamay wllkay asad hagio su all ayaan wataaa dadkan waxa ay soo qorayaan wax macquul ah maaha markaa wax macquul ah hala imadaan wabilaahi tawfiiq

  • @Hobolkamudisho-hz9wt
    @Hobolkamudisho-hz9wt ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio wll waxaan kaa codsanaa inaad part 3 kasoo sameyso barnamijka ha qoslinka ahaaa

  • @abdullahimohamed428
    @abdullahimohamed428 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi ma,ahan lkn asadow adi cidku kici karto wali mala fadhiisanain sida aad gemka aad ufahansan taahy lkn cida waxy kugu kicinoyin aya wxy tahay wax lagu sheekaysan karo masooqoran haday soqoraynin adigane wax easy ah uqor (HAA) amal 🤣 thanks my team 27 🇸🇴🖤🖤🖤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my pro Asad 👍 👌

  • @filsanabdi1155
    @filsanabdi1155 ปีที่แล้ว +2

    Woow Asad hagio adaa gulaysanayah inkasto wali barnaamijka dhameysan🎉

  • @BLACK-SUGAR
    @BLACK-SUGAR ปีที่แล้ว +15

    Gebdho Qurxon are not easy ❤😂

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 ปีที่แล้ว

    Abowe asad caw waa lagugu gobtaye wah maxa sana

  • @kheerta
    @kheerta ปีที่แล้ว +3

    Isoo booqda asxaabta asad xaajiyoow❤❤❤

  • @khadaryusufupdi6677
    @khadaryusufupdi6677 ปีที่แล้ว +2

    Hayay caawa dad cusub ujeedi Fatma

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk😂😂😂😂😂 asad hagio bootadii weydhamatay lkn barnamijka dadweynaha iskale marka inadan naga canceling bn rajeynaa mahmah aya ahayt habar fadhida lagdin lafutud 😮😮😮😮😮