Sidaa u gameku u socdo ani wa ku hestaa wa shidan yahy lkn hdalada maya io haa kuso yare cos qof walba wa isrticmaala labdas. Keep going team27 isn't Easy ❤🔥✋
I.a wuu cafimadayaa wiilka wllhi anaa Ka badbaaday kilyo fashil alx wllhi xanuunkan waan fahmi karaa because waan soo maray ugu dambeyn xanuunkii kilyaha iga haayey waa la iga qalay😢 alx kun jeer waana caawineynaa Tan kale koko hambalyo Asad adna aad umahadsanthy maadaama aad Nala wadaagtey xogtaan😢😢❤❤
Kokoo, she is amazing..I like the way she is playing anyway..two words are best so go on..Mr Asad I appreciate your videos they are very interesting ❤❤..
Team washamsi maantaa loobahanyhy sababto ah gbdhaan walaalkeed xanuunsanyhy in meelkasta muuqaalkeeda lageeyo oo qofkasto caan ah loqoro si ay u ogaadaan illh ha garab galo familkaan 🤲
Ani ahaan waxaa ku dhihi lahaa qufka hala sugo ilaa uu labada micno oo ka dhahaayo sug teeda kale Zamzam wey kaa saxan tahay has iyo maya Gameka haku soo qorin inta kale pro wey kuu saxan tahay keep going pro🎉🎉🎉❤
Inta nabi Mohammed scw waaalidkod xtaa ka jecel😢😢
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤😢
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️🔥❤️🔥💯💯💯💯♥️♥️♥️💯💯💯❤️❤️❤️❤️💯♥️
Scw scw scw
@@mshire3995 r
Koko isn't easy hanagu so dhisin qoftas xalay le baraney qaraarka badan 😂 Team koko ❤
Dumarka kadhex bax nacas
@@K_arbashi 2:34
Koko waan wata taa
yaa Allaah yaa raxmaan yaa raxiim cafmad degdeg sii oo kà dulqaad xanuunka aamiin yaa raabi 🤲🤲🤲
Amiin wllo ilahay ha ciifoyo isaga iyo intii xanun sanba 😢
Amiin Amiin Amiin yarabi
Allaaah wiilka yarka ha badbaadiyo iyo walalahiisaba😢😢 qofkan qarash awoodinow uduceeya wiilkaan allah caafimad ha siiiye🤲🤲
The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah crated is prophet muhammad scw🤗❤️
Gabarta cusub in laga badsho dhan ma rabto ine badiso lee rabtaa aniga koko iyo ceyda ine mar walbo guuleestaan aya jeclaha 🎉
Programkan Afkaga isku dil asad hagio kiisa eheen daawanin o ila mid ah ma jirtaa inta ila mid ah like sr asad hagio love you broo❤❤❤
Same 😂
Sidookale waaba kulalabooda waxa ey soo dhigaan
Sido kle
😢 aduun Gabadh ay Murugoonayso io mid FaraxSantahy m.a😢 MuqaaLkaan Emotinal ayaan ku daawaday
Alle wiiLkaa Yar Ha Badbadiyo😊😢
Aamiin Amiin
@@CumeerBigfun-cj5xq 😅
Aamiin yaa rabbi
Dhageso hadey iso gartuu le yahay fudedka is ka daa
aamiin
Without Koko game is nothing keep going Koko really I like her smile and her voice
Iilaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis lgu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah 😭🤲
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
Asad Hagio🔥
Allaha caafiyo wllkeena somaliyeed qofkii wax u awoodo ha caawiyo maxaayeeley aduunka ayaa walaala lagu yahay somalida waa dad I caawiyo
Allah ha caafiyo wiilka walalkeena illaahay caafimaad ha siiyo iyo qof walba oo xanuunsanaya 🤲🤲🤲🤲
Sidaa u gameku u socdo ani wa ku hestaa wa shidan yahy lkn hdalada maya io haa kuso yare cos qof walba wa isrticmaala labdas. Keep going team27 isn't Easy ❤🔥✋
Inta Koko ila jecel 👍🥺❤️
Me❤
Koko is not easy😂nagtan yuuska badan naga hor leexi😂
Walhi Beenta Ma ahan way na warerisay 😂😂😂
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Asc ceyda
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasallam ❤️
Scw
ceyda ciyaarta bilaaw geeda aaba la cunay😂😂😂 20:41 koko awel ee eheed maxaa ka wadaa Ceyda Haa
Ha ma il argtay haa marki uhorysay dhahy
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝
Halke ka baxdaneh salax walaalo
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤
Allaha siiyo cafimaad dag dag ah wiilka xanuunsan
Aamiin
Amin amiin
May Allah s.w grant him the quickest recovery. Amiin
Ilahoow u gar gaaar yaaa rabi oo cafimaad taama siii 😢😢😢😢
Qalinka ilahey ha u fududeyo wllkeyn 🤲🏽😭
The best Person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhamed ❤️❤️❤️
Koko she is intelligent that is why she keeps winning
Gamekaan nuucwalba uu ku imaado xaraarad ayuu leeyahay daawashadiisa lagama caajisaayo kal iyo laab waa jeclahay🥰
Kooko Always waxay dhehdaa si yar oo naxariis leh Alx runtii waa gabdh qurux badan oo shidan diina ka muuqato.
Ankusali no nabiga scw❤
Scw❤
Allah ha caafiyo wiilka walaalkeena ilaahay caafimaad ha siiyo isaga iyo qof walba oo xanuusanaya
Muna abaayo waan kula daremayaa xanuunka aboowe Allaah caafimaad dagdaga ha siiyo wll insha Allaah wuu caafimadaya abaayo Wanan idiin soo ducaynaya in uu Walal dagdag u caafimado
Koko is our queen😂❤❤❤
Every family has one person who will break the family's financial struggle,I hope you become the one❤
koko waligaa Hakashakin Gemkan ayada ayaa Baqorad ka ah mesha wax latartamo keen nio 🏆❤️💪
Gabadha Qosolka Qurxan Ee Koko La Dhaho Waa Boqorada Ciyaartaan ❤ Waan Jecelnhy Niyooow😂😂😂😤
Anaa kula jecel ee noo kala jeex
@@maxamedcumar9391 😂😂rooti ma umaleesa gabadha
@@maxamedcumar9391 jeexaga kis iga sii anba waa jaclahy
@@SuntaFaaraxmajopasto58 xariif kan ila raba maxaa siiya hee😂
@@mohazsaed4418 May bro haddii laba jeex aan ka dhigno kaaga kk eekaw kayga ka hadh baan ku idhi
Only Koko is a legend in this challenge❤ xitta adigi layimid ayey ku dishay yee u daahe marka😅
I believe in koko❤
Koko isn’t easy igu soo orad ma ahn barmaanmijkan ayda loga jarey 😂
Wcs wll qali asad allha cafimad tam ah hasiiyo allhuma aamina Yaa rabi 🤲🤲🤲
The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋
Scw❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Scw❤❤
Haa midbadap
Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato❤😢✊️🙏🥺🤕 🤕
Allaha caafimadtaam ah ha siiyo 😢
Koko gemkaan ayada ayaa ka wadato❤❤wallh gacan ayaa u taagay m.a😂😂😂😂😂
Aan kusalino xapiipkeena maxamed scw ❤
Salalahu caleehi wasalam ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤
❤ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
Scw
ilaahay caafimaad dag dagah hasiiyo Aamiin aamiin
I miss pause challeneg intii igu raacsan ismuujiya❤
Koko is not easy xabadii suurada badanayd waa mayd garaacday😂
soomaaliga iskasax xuuno
Coco is the one of the best ❤
Ilaahey cafimaad dag dag ha siiyo amiin yaarabi 🤲😢😢
Nabi ku Sali scw ❤❤❤
I.a wuu cafimadayaa wiilka wllhi anaa Ka badbaaday kilyo fashil alx wllhi xanuunkan waan fahmi karaa because waan soo maray ugu dambeyn xanuunkii kilyaha iga haayey waa la iga qalay😢 alx kun jeer waana caawineynaa
Tan kale koko hambalyo Asad adna aad umahadsanthy maadaama aad Nala wadaagtey xogtaan😢😢❤❤
Yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim cafimad taama sii oo kadulqaad xanuunka maskiinka kurbadana kadulqaad dhaman famlyga
Allah caafiyo haaruun caafimaad deg deg ah insha allah aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Rabiyow cafimaad taam ah sii yarabi 😢😢😢😢😢
Asadow labadooda udaa waxa laga yabaa in qof hal sheegay uu kan kale came back ku sameeyo taas waa too much funny 😆 wlhi
Allaha cafiyo wiilka yarabii🤲🏽
Kokoo, she is amazing..I like the way she is playing anyway..two words are best so go on..Mr Asad I appreciate your videos they are very interesting ❤❤..
Cabdul io daacad inee isku egyihiin inta dareentay waa nii salamay🖐🏽❤💯
Koko is our queen ❤we miss you alot😊
Koko Is The Queen 👸 Of This Game She Is Not Easy🫡😂😂
Koko "Biloow Niyoow" I Like It wlhy Say U dhahyso❤️😂🥰
Fawzio berka katumi😂😂😂
Ani xta😂😂
Asad saami waa muran miidhan haku soo darin gameka maba ogola in laga badiyee😂😂
Koko is so funny ❤😂
Yeah ❤
Big legend asad hagio noo soo badi sxb ❤❤❤❤❤❤
Allaha caafiyo wiilka xanuunsan
Halka macno ayaa fiican labo marax waye😂😂❤❤😢
@@abdirahmanmohamed862 waa kula qabaa fikirkaas Walal
Naag walan Ban Jecladay Malin Walbo Ubaxa Baan Ugeya Weyna Cunta😂😂
Taas neh xnun wye😢😢
😂😂😂Aʟʟᴀ ᴅʜɪɴᴛᴇʏ sᴇᴇᴅɪ ɴᴀᴀɢ ᴍᴀᴀʜᴇ ᴍɪᴅ ʀɪ ᴀʜ ʙᴀᴀᴅ sʜᴜɢᴀɴsᴀᴛᴀᴀᴀ
@@cabdinuurcabdikariin8956 🤣🤣🤣🤣
Sac Miya se ubax u cuni
benta nucas ma Quruxbadna 😂😂😂😂😂😂😂😂
Koko masha allah Asad sxb gabadhan talang waaye youtube u sameee kuna caawi program aad ka soo baxsan karto keep going
Asadow dhoocishaan oynaysay markii laga badiyo hanoo keenin😂😂😂
Dhib mleh dwecada waa lo kala dhashtaa ku qaado
Alle ha cafiyo wllkeeda Muna star
Allah ha cafiyo wiilka yar oo hindia ku xanunsan amin yaa Allah
May Allah give quick recovery the brother of Muna ..ameen, Ameen.
The best TH-cam in channel keep going ku salii nabigeena Scw ❤
ALLE HA CAAFIYO WIILKA ISAGA raxiime
Koko inti aragtideda kufaraxdi❤❤
Kokooo are you ready is not easy😂😂😂
inta daawato musaslka dhulkaaga hoye ee astaan like ii saara 👍 👌
Runtii koko is not easy 🎉🎉🎉❤❤❤ congratulation sista
Qof ka ugu horeyay e fiirsady👌😍😍wiilkana allha cafiyo wllkEyn 🤲🤲
kooko is not easy hanagusoo dhisin yartan qararka badan❤️🤣🤣
ma ka yabty koko ayay rabta inay ciyaciyar uga badiso
❤wlhi Koko we love you ❤ wlhi Koko heer wxan gaaray innan kuugu riyooda miss you wlhi❤
Maku riyootay anoo nin ah oo xiiseeya ba la dhawi eh 😂
Ceyda mar hore ayu (haa)dhahay 20:42😂
Yaa ila arkay asxpy😂
Inta koko u xiistay farta taag😂
Ilaahay ha caafiyo wiilka yarka ah Ilaahay ha u gargaaro 😥😥😥
Mia favoriete Game afkga isku dil😂❤
Team 27🥰✊🏼
20:42 haa hada waa roonahay mar hore dhahay ceyda 🤣meeshaas aabo looga raayey. Wow! Koko is not easy👍👍🌹🌹🙏
قولُ الله تعالى (إِنَّمَا أَمْرُهُ إِذَا أَرَادَ شَيْئًا أَن يَقُولَ لَهُ كُن فَيَكُونُ)
Allah Caafiyo wiilkas yar xiligaan kilyaha ka xanuunsan allow adiga umaqan caafi 🤲🤲
😢😢😢😢 waaanka xumahy wlshy istar inan waxba ku caawin karin sory jeclaaanlahaaye inaan ku caaawiyo😢😢😢
Alahu akbar ilahay cafimad taama ha siyo amiin🤲🏽
we love you we support you Asad from hargeisa somaliland♥️📸
Team washamsi maantaa loobahanyhy sababto ah gbdhaan walaalkeed xanuunsanyhy in meelkasta muuqaalkeeda lageeyo oo qofkasto caan ah loqoro si ay u ogaadaan illh ha garab galo familkaan 🤲
Go forward brother team 27 ❤
king
Game kan dad badan ku washen asad lee kene barnamijkan m.a waa ku hestaa❤
Gabar aan abti u ahy ayaa sidaan oo kale u dhiban oo kilyaha ka fadhiisteen plz and plz asad gabdhaas ii caawi wllo😪😓😭 😢 🙏
Xogteeda oo dhameystiran waan kula wadaagi plz and plz help me asad hajiyow
Ani ahaan waxaa ku dhihi lahaa qufka hala sugo ilaa uu labada micno oo ka dhahaayo sug teeda kale Zamzam wey kaa saxan tahay has iyo maya Gameka haku soo qorin inta kale pro wey kuu saxan tahay keep going pro🎉🎉🎉❤
𝗵𝗮𝗱𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗿𝗮𝗴𝘁𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗛👍
Allaha cafiyo😢wilka yarka yarabi xanunka ka dulqad gabdhas walalked ubadbadi😢
Big legend asad hajio another's levels program's two choices 💯❤👍💪❤😍😊
Allow adiga weyne waa xidee wllken cafimad tam sii Allen haka dulqado amiin aya rabi
First person to watch 😂 ASad hagio kutagera taliye big love ❤❤❤ 2m coming soon walalkey
Abaayo Alle ha ku caafiyo duco ayaan ku aboda Alle ha idin caawiyo😢😢😢
Allah ha caafiyo 🤲wllhi aad ban uga murugodey 😭Allah u booga dhayo🤲 bogsiimo degdeg Insh Allah 🤲🤲
Gabadhan koko kamaseer santahy yaa ila arkay😂😂😂