HOOYO CALWIYO OO FARXAD LA ILMEESAY MARKII ILMAHEEDA SI KADIS SAXAAF UGU KEENAY SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @muuna8
    @muuna8 2 ปีที่แล้ว +109

    Maama calwiyo masha allah ilaaahay ha kuu xifdiyo caruurtaada oo dhan gabdho iyo wiilal iyo inta aad utahay ayeeyada masha allah maamo hooyo sharfan ayaa tahay maanta caruurtaadi ayaa sidii ubaxii aad ku indha doogsaneesa garaado ayaa lee dahay maanta boqorod ayaa tahay hooyo ilaahay hakaa ga dhigo kuwa baariyaal ah oo xaj iyo cimraba ku geeyo oo maka iyo madiina ba ku soo dawaafsho .💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @real.zhahid
    @real.zhahid 2 ปีที่แล้ว +48

    Dunida MA SOO Maarin Qof La mid Ah Nabigeena muxamed Scw
    Dhaxalkii oo inooga tagey ayaan Soo Gudbiyaa igu taageera😭😭

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 2 ปีที่แล้ว +59

    Family nadiif wlhi saxaaf nin laheli karo nin sodohdiisa sidi hooyadiis macaan ula dhaqmaayo wlhi cimri dheer idin rajeynaa team adna

  • @ikraanabdullahi6939
    @ikraanabdullahi6939 2 ปีที่แล้ว +198

    Familkan waka hele ani wllh msha allh love you more 💞💘🔥

    • @iftinofficial6025
      @iftinofficial6025 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah tabaraka alaah

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah tabarakallah abaayo lakin hooyadina no keena sidaas ayaa cadaalad ah farxadana dhamays ku tahay

    • @kingxuska8537
      @kingxuska8537 2 ปีที่แล้ว

      Mashaalaahkiibkoowin

    • @ruqiyoshariif2619
      @ruqiyoshariif2619 2 ปีที่แล้ว

      Masha allha ninkasta saxaaf camla alle ha ka dhigo oo reeekisa sidan ujacel aden waxaas dhana adana ka danbeyso masha allha dhamaan alle ha adin barakeeyo

    • @ramlaahmed9040
      @ramlaahmed9040 2 ปีที่แล้ว

      Shsucjcixsu

  • @shugrimohamed8378
    @shugrimohamed8378 2 ปีที่แล้ว +221

    Msha alaah family isku imaadey waanku farxey lkn saxaaf maaha xajiga qabo adna bas waa wiilkooda cml waana wiil yaqan xaqa gabdha reerkooda leedahey wuxu ka turjuma waaanaga lagu so koriyey amaan dhan waxa leh hoyadi iyo aabihi dhaley oo tarbiyo wangsan barey msha msha iyo adna ka keensatey oo reerkeeda uso samartey mantana heshey abaalkeedi Somaliye reerka msha alah dhaha isku wara abid abayo adna abowe saxaaf hoyo iyo caruurteedana isku imaadey waxaan leeyahey waligiin wada joga msha alaah 🥰💋💋😃🥰🥰❣️❣️❣️😭😭😭🙏🙏🙏👋👋👋

    • @fadimokitchen5682
      @fadimokitchen5682 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah tabaraka allah sas waye

    • @shamsosiidow3595
      @shamsosiidow3595 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah saxaaaf IL xun kuma aragto wall maxed sacid saxaaf

    • @shamsosiidow3595
      @shamsosiidow3595 2 ปีที่แล้ว +1

      Family ayaa isku kenti Masha Allah

    • @caligoode7860
      @caligoode7860 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah waa xaqiiqo walahi family 👪💖isku faraxsan waaye isha bini Adam ka allah idin ka qabto Aamiin Aamiin

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +118

    "Ha guursan qof kugu fil ah ama isku da' aad tihiin waayo waxay ubadan tahay inaad isku garaad ama caqli noqotaan taasi waxay keeneysa in aad isla tirsataan oo dulqaadkii qoysku ku dhisnaan lahaa uu meesha ka baxo garaadso oo guurso qof ka yara weyn-fariin ku socota gabdhaha..
    So dhawaada ♥️🙏

    • @hamdiali451
      @hamdiali451 2 ปีที่แล้ว +12

      Ani iyo xajigayga waa isle.egnhy waxbana nagama khaldana
      Alhmdulilah

    • @galxyprimee5428
      @galxyprimee5428 2 ปีที่แล้ว

      @@maryamaruun9686
      sdfc
      vacation
      is
      sgz

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maryamaruun9686 ninka xooga kaga weeyn reer malaha miya ?

    • @maryamaruun9686
      @maryamaruun9686 2 ปีที่แล้ว

      @@marwaqalanjo4902 mya wey so kala tageen

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว

      @@maryamaruun9686 bisinka 🙄 wan ka cabsada ninkaba hadi gabar su kala tagan

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 2 ปีที่แล้ว +12

    🥲🥲 ‏والله بكيت من الفرحة الله يحفظ كل الأمهات يا رب يحفظكم

  • @faizamohamed1088
    @faizamohamed1088 2 ปีที่แล้ว +49

    Maasha Allah family qurux bdn Allaha idin xafido
    Adna Waxa laga rba Saxaf markisa in Ad ka farxisid Hoyadisa keen ❤🥰

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah saxaaf wiil baariya Adnaay dhaqalyso adunka waxa lagu duceesta nin hooyada mcn ya familkaga jecel masha allah ilahy haysku kiin dayao

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashallaah congratulations mama calwiya good family rabi ha ifin xifdiyo quraan isa saara duceysta ilahY il ha idinka haayo walalo aamiin

  • @shokriahasan8316
    @shokriahasan8316 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha alah famili quruxbadan odacadnimo iyo farxad iyo jaceyl iyo farxad ay kamuqato ayad tihin marka ad hal xaas le tahay waxad ku nolaneysa Nolal dagan ofarxad iyo jaceyl leh an buq iyo dhib laheyn Somaliyeyay masha alah udhaha Reerkan farxada alaha usiyadiyo isha Cadawagana ale haka qabto Nin walibo sida saxaf cml hadi aw Reerkisa farxado da kashaqeyn lahay Famil bur buray iyo ilmo dayacan lama arken Adno gabar Caqli badan ofarxad iyo daganan rabi kumaneystay waye Rabi haidin xafido farxad kunolada intay farxad jirto Mamo qiimo badan inay kudhashay wan grtay markan aragnayana mamo qalbi wanagsan inay tahay wan argnay ale haisku kiin daayo dhamantin masha alah tabarakalah sidad hooyo ugu farxisen insha alah adinkana ilmihina aya mustaqbalka idinka farxin dona

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah Alle idinma kala fogeeyo labadeyada family saa ufaraxsanaada waligiin 👏👏👏👏
    Saxaaf waa rijaal family jecel Alle haidiin dhaafo wiilkaa wlllhi fariid gar iyo gardaba wataa

  • @hamdahussein6386
    @hamdahussein6386 2 ปีที่แล้ว +73

    best family wlhi saxaf rag badan buu u yahay roll model🥰💋

  • @naasLi22
    @naasLi22 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha alah ilhow isku daa familkan quruxda badane ani nasiibkaas ilahey ima siinin hooyo aabe nolosha kuma helin iyo jaceylkooda sido kale wllo wan leeyahay blse isma fahano si kasto jaceyl uga kasban karo wa sameyay blse iyagu ima jecla blse markaa arko dad isjecel waa uduceyaa mar kasta❤❤😥

    • @rixiimamaxed8502
      @rixiimamaxed8502 2 ปีที่แล้ว +1

      Qali xawqalda iyo saliva nabiga badso dadko dhanba ku jeclan doone

    • @naasLi22
      @naasLi22 2 ปีที่แล้ว

      @@rixiimamaxed8502 insha alah wll jasakalhu kheyr

    • @aasiyocabdi9322
      @aasiyocabdi9322 2 ปีที่แล้ว +1

      marwalba adiga wanaaji abaayo

    • @naasLi22
      @naasLi22 2 ปีที่แล้ว

      @@aasiyocabdi9322 haye walshey

    • @ilhaanabdullah5047
      @ilhaanabdullah5047 2 ปีที่แล้ว

      Sabarka badi wllshei mcn wey iman donta malintada faraxda i.a🥺🥺😰

  • @عيوش-ب2و
    @عيوش-ب2و 2 ปีที่แล้ว +22

    Haka ilaabina masha aallah reerka soomaliyay just kalmadaas u dhaha ❤️

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว +1

      In masha Allah lo badiyo waye masha Allah tabara Allah

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule9745 2 ปีที่แล้ว +6

    Hee odaygii ayaa laga soo tegey😭😭 Mansha Allah maamo calwiya iyo awlaadeeda Alle haysukiin daayo❤️❤️❤️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @hodanabdi4931
    @hodanabdi4931 2 ปีที่แล้ว +58

    Adna family aan jeclahay qalbiga niga jeclahay Allah idin barakeyo 😘🥰💞💖

    • @hanimohamed7565
      @hanimohamed7565 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc
      Masha Allah Tabarakalaah
      Adna Alle haku cafiyo Abayo mcnto

  • @nehaalxassan2173
    @nehaalxassan2173 2 ปีที่แล้ว +23

    Maxa ka qurux bdn family hal meel ku wada nool masha allh farxada allh idin ziyadiyo ❤❤

  • @Aana_artz
    @Aana_artz 2 ปีที่แล้ว +60

    Masha Allah beautiful family ♥️ may Allah protect you all from the evil eyes 👀

  • @suuraaleydakaaraan2034
    @suuraaleydakaaraan2034 2 ปีที่แล้ว +15

    Maa sha Allaah famil qurux badan oo faraxsan Rabbiyow u siyaadi farxada🤲🏽

  • @zuuzumohaz5446
    @zuuzumohaz5446 2 ปีที่แล้ว +7

    Farxadas Hda SaxaaF mka Danpeyy M.allaH Sidad Uga Farxisay Familkas AllaH adna Hkga Farxio❤🥰

  • @ayaancabdi5517
    @ayaancabdi5517 2 ปีที่แล้ว +8

    Macha Allah tabrarkalaah adna Murad baan leeyahay isoo duceeyo dhamaantiin

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah wlhi saxaaf waa Boqor👑♥️
    ilaahay haysku Kiin dayo farxadana haydin siyaadiyo, izha iyo xaasidkana haydinka hayo🥺👑
    saxaafna Ilaaahay Ha daysto waa wiil Baari ahe👑❤️
    saxaf hadusan wanagsanan lahayn waxan dhan may dhacen wlhi Mashallah❤️👑

  • @shoobare460
    @shoobare460 2 ปีที่แล้ว +5

    masha Alah somali dadkan cml ma noqdano yaqey farxada Allha idin ziyadiyo🇸🇴✌🏿

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha allaah 2022 best year idin tahy adna iyo amira wxa la kulanten hooyo sido kale walalalihin allaha idin dhowro❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe wll isar

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah dadaaalka saxaf ba leh allah subaxana hu watacala ba fududeeyey Masha allah ha Idiin xafido dhaman tiin

  • @hipomohmed9445
    @hipomohmed9445 2 ปีที่แล้ว

    Saxaaf waa wiil wanagsan alle haysku kiin daayoh dhamantin waay adagtahay in la helo sowj sidana wakhtigan😍😍adna alle haku dhowro dhmaantood

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 ปีที่แล้ว +18

    Wllhi saxaaf waa qof aad u wanaagsan oo waalid jecel guulayso wllo didaad hooyo uga farxisay IIaahay hakaaga farxiyo 😭

  • @farhiyalemon4895
    @farhiyalemon4895 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wa family qrx bdn alle ha u siyaadiyo cafimaadka nabada iyo hormarka iyo isku wadajirka meel kastee jogaan 🥰🥰

  • @safaibrahimnor7110
    @safaibrahimnor7110 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a ninka ku qaba haduu familkaga io sodohdiisa sidan u jeclanenin kaas haso dhawesanin saxaaf wllhi wan iska jeclhy nolow wllky family quruxbdn idin tageeraa🥺💯❤❤

  • @monahusseinhassan5829
    @monahusseinhassan5829 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allahuma baarig alle haxiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolashaiina famili qurux badan kufarxaa markaan idin arko idinkoo isku faraxsan alle haydin xafido mamo calwiya mamo qli wiil keeda inuu yahay xasaaf wuu cadeeyay inuuna hayn wiil gabadh kaliya kaqaba alle haydin dhawro alle isha haydinka hayo

  • @abdirashidrashka2914
    @abdirashidrashka2914 2 ปีที่แล้ว +16

    M.A. Mr. Sahaf, a man worthy of imitation.

  • @MadiinoMaxamed-js7bv
    @MadiinoMaxamed-js7bv 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alle ha idinbarkeyo

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah family qurux badan amiir iyo gabdha kale sidey isku egyihiin leyaa🥰

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 ปีที่แล้ว

    Wn ilmeeyay wlhi sababtana ma garan karo illehy hano xafido Waalidinta iyo walalaha😘😍❤️

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 2 ปีที่แล้ว +7

    ManshaAllah congratulations brother and family and also lovely family

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว

    Adnaay matantaadii waad heshay amiirana mideedi wey heshay woow 🔥 masha allah walaalo isjecel waraabo macuno huno nolosha farxad kuqata 🙏❤❤❤❤

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 ปีที่แล้ว +4

    Amir zayid iyo Abuukar ine imaadaan rajeyna insha Allah

  • @caashadaahir6407
    @caashadaahir6407 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh hambalyo hambalyo hambalyo faamil qurux badan waan idin la qayb sanaa farxadda 🥰

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 2 ปีที่แล้ว +6

    مشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم يا رب ♥️❤️

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaa mama calwiyo hanbalyo ilaahey wilkaga saxaaf iyo gawadhaada adna ilaahey haku dhafo insha allaa mama xabiibti wlh farxad waye 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹😍😍😍👍👍👍💞💞💞💋💋💋

  • @munaabdi4388
    @munaabdi4388 2 ปีที่แล้ว +26

    Mashallah this was soo beating to watch and enjoyable😊

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah. Hooyo Ilaahay ha'idin xifdo. Ayeeyaday ayaa diidi jirtay in aa ani iyo hooyadaay banaanka isku raacno. Waayo dad isla eg aa noqonay. Marka ay hooyo yaraan kudhasho ciyaalka waa sidaa, waalid iyo ilmo isla'eg ayaa soo baxaayo.
    Ilaahay ha'idin xifdo. Il ibni aadan iyo shaydhan Ilaahay ha'idin ka dhowro.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +12

    Manshallah 😍 tabarakalah ❤ Alxamdulilah ducada waa qadayen adna xubi saxaaf haka rebin amiira qurux 🥰❣✌

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa wada dhadheer ilmaha ma ahanee adna qof ween ma ahan ilhy ha idin barakeyo family🥰

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 ปีที่แล้ว +30

    Saxaaf allaha ku xifdiyo masha allaah family’s full wwwww

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash alh aniga farxada daremoya wlhi saxaaf m.a alha kuubarakeyo inbadn cimri cibada suuban caafimad alha kusiiyo family 👪💖aan jeclhy farxadoda marwalba kashqeysid farxadaas oo dhan yaa kadanbeyay adna henna l love you so much all alha idin sharfo🥰😍😍😍🥰🥰🥰

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah beautiful family's👩‍👦‍👦👨‍👧‍👦 illahay ha ini siyaadiyo farxada io nimcada aad haysatin dhamantin Allah ha ini xafido 🔥🥰💞💘💌👏

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Allah haydin barakeeyo dadka waalidka qiimeeyo aad baan ujeclahay illaah ducada idinka iyo anagaba Allah noo dhaliyo dadka qiimaha waalidka qaafilka ka ahna Allah xaqa hawaafajiyo Aamiin Yaarabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🌹

  • @rahmoahmed7180
    @rahmoahmed7180 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashsa allh familkan wax lagu tilmaamo ma aqano ilaahey isha ha
    Idinka qabto

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama Calwiya waa inaa hal gabar isiisaa ❤️❤️🌹❤️❤️

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله الله يسعدكم ويحفظكم
    الف الحمدالله علي سلامه

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah hooyo calwiya
    Farxadiinu waa teena, ilaahay ha isu kiin barakeeyo qoyskiina quruxda badan, Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️🌹

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 2 ปีที่แล้ว +11

    Saxaaf wad duceey satay allah waxad jeceshahy oo qer ah haku siiyo

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @xamdijamaal316
    @xamdijamaal316 2 ปีที่แล้ว

    M.a famly isku faraxsan illahey ha idin xafido sidaan u faraxsanaada waligiin

  • @aaminocadiraxmaan8797
    @aaminocadiraxmaan8797 2 ปีที่แล้ว +8

    msha allh family qurux badan alle ha idin barakeyo 🥰🥰

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah qoys faraxsan ba tihiin Allaha ha idiin siyaadiyo isha bini adamkana Allaha ha idinka duwo

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah family qurux badan alle ha isku kiin dhaafo amiin insha allaah

  • @hoodomohamed1462
    @hoodomohamed1462 2 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf waa nin rageed walee masha Allah adna ninkeeda uun maha waa qoyska oo dhan wiilkoda ❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 2 ปีที่แล้ว +7

    ‏ ‏الله يفرحكم ‏ ‏ في الدنيا والآخرة يا رب🥰🥰🥰♥️

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 ปีที่แล้ว

    Walaahi waalidku waa cajib waxay taaganthy khayr allah ka dhigo.❤

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 2 ปีที่แล้ว +4

    Cidan inty so gureen may na leyihin surprise somalia iyo Malaysia ma Nairobi iyo Mombasa u maleyan😄😄

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walhi 2 ba way isku egyiin farxadina alle ha idin siyadsho

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha alaha saxaf hoyo Saad uga farxiso ale hakaga farxiyo wllo ❤❤❤❤

  • @samiralastwaascwanidinsala1932
    @samiralastwaascwanidinsala1932 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah amiiro qurux cadi mahn

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh allow ilcadow kadhor dhamntooda saxaafow ducaad gurubsataye allow kaahay xiiwi cadawa guuleysta alle idinkiisa wanku farxay wlhi

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah saxaaf waa qof fican ma modeysid inuu gabadh Ka qabo waxa Moda iney Isla wada dhashen m.a ilxun idin ma aragto family qurux badan illahay ha isku kiin dayoh ❤️🙏

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 2 ปีที่แล้ว +33

    mashaAllah 😍 beautiful family ❤️

  • @Siradsouban
    @Siradsouban 6 หลายเดือนก่อน

    مشاء الله تبارك الرحمن عائلة جميلة ❤

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 2 ปีที่แล้ว +5

    Baaba geele bes maa xamar looga yimid reerki waa soo guureenbe
    Masha Allah
    Alle haidin xifdiyo🥰😍

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

  • @kedrashifow9780
    @kedrashifow9780 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabarakallah chanelkan inbadan aan ku xirna waa markii iigu horaysay aan coment ka bixiyay maxamed siciid ayaan kaga hadlayaa adnoow allaaha isukiin barakeeyo reer aan aad u jeclahaa tihiine marka labaadna maxamed siciid waa raga 100kiiba hal laga Helee qiimihiisa garo oo u dadal wlhi wan qirooday oon ilmeeyay xata hoyana allaha ini xafidodhamaantiina Allaha isu kiin wada daayo

  • @cayuushalthut3010
    @cayuushalthut3010 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah tabarakalah beautiful family Allah ya xafidakkum 😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @craxmansulub3119
    @craxmansulub3119 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaa aad ayaan u tageeraa familkan ilahay ha in barakeeyo

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +10

    Adeerke iga xanuunsan igu soduceya please 🤲😭😭

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar please wllo

    • @calixasan5371
      @calixasan5371 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaah ha caafoyo

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 2 ปีที่แล้ว +1

      @@calixasan5371 wu geriyoda alxamdulillah ilahey ha unaxriisto 🥺🥺🤲😭

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going allah haidin xifdiyo

  • @ady426
    @ady426 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah tabarakallah ❤️family qurxoon lkn Baba gele ya loga sotagi 😂

  • @halimadeegan3791
    @halimadeegan3791 2 ปีที่แล้ว

    anabaaa oyeee mama calwiyo lagariiiin farxaad darteed wlhi daaad wllo isjeceeel MashaAllah ❤

  • @sahaltahlil7766
    @sahaltahlil7766 2 ปีที่แล้ว +6

    Family qurux badan allaha idin Sharfo 🥰🥰

  • @kaliali1095
    @kaliali1095 2 ปีที่แล้ว

    Maaha allh hambalyo allha idin xifdiyo illahow ane hooyadey&walalahey ikeen yarabi riyadeyda irumey 🤲🤲🤲

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah alle haydin barakeyo family qurux badn♥️♥️♥️♥️♥️

  • @munamaxmed4773
    @munamaxmed4773 2 ปีที่แล้ว

    Alle haa isku kiindayo dhamntiin wlhi markan arko siidad iskugu farxa santihin aad ayan uu farxaa masha allh tabrklah ilove you so much my family

  • @nastehojama9138
    @nastehojama9138 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah family quruxbadan Alle hayskukinwada daayo aamiin Amiin 🥰🥰❤️❤️

  • @rahmaeise3617
    @rahmaeise3617 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a zaxaaF duco waaliduu qabaa wllHi alle qoyskaagaH hkuu barakeeyo wllkei❤❤🤴👸

  • @Somalilandgirlll
    @Somalilandgirlll 2 ปีที่แล้ว +22

    Beautiful family ❤️❤️❤️❤️

  • @maryanruun207
    @maryanruun207 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah barakallah famiil qurux badan ALLAH haidin dhowro 💓💯🌹🥰💓💓

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 2 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah beautiful family 👪 ❤ 💖

  • @asmadahabo6472
    @asmadahabo6472 2 ปีที่แล้ว +1

    saxaaf wuxu buxiyay booska hooyoyada wiilkeda cml masha alla adna naag karti leh hooyo fcn oo caruurtida farxad siisay mama calwiyo

  • @umemadchannel1428
    @umemadchannel1428 2 ปีที่แล้ว +3

    Saxaf mamdisa ay noso harti bes Mashaa Allah

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    Allah idin barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 ปีที่แล้ว +5

    Sax waye adna dad ee cayilka u fududatay dadna wax kasto ee cunan kuma cayilan

  • @nimcoabdulazizabdullahnimc4626
    @nimcoabdulazizabdullahnimc4626 2 ปีที่แล้ว

    M.a ilaahy ha idiin xafido

  • @hanaali3033
    @hanaali3033 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaaba iga so horeeyo family kaan aad ujeclhy wa so ordy kwrn♥️♥️

  • @saffaclaahi8503
    @saffaclaahi8503 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mohamed said riwayad wa igaqosliyay wa ti uyaray kulahaa kkk

  • @farduuscrasaaq4860
    @farduuscrasaaq4860 2 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha allh family qurux bdn alleh ha idin xafifo

  • @fadmamuxamed6941
    @fadmamuxamed6941 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh illhey ha idin xifdiyo xbbti

  • @raaxoahmed5303
    @raaxoahmed5303 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah beautiful family

  • @habsamahamed6722
    @habsamahamed6722 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah mansha allah

  • @safiyaloora3117
    @safiyaloora3117 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashllh beautiful family farxad ku noolada wllhy ❤❤💖

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 2 ปีที่แล้ว

    M.a m.a allh agbar allow isku daah adaa daimeh farxada usiyadi m.a saxaf allh kafarxiyo dumashi

  • @AttioHassen
    @AttioHassen 2 ปีที่แล้ว +30

    Such a beautiful family Mashallah 🥰

  • @maxamedsiciid3837
    @maxamedsiciid3837 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa fmly qurux badan alle ha idin xafido