CIIDAAN SI WADAJIR AYAAN FARXADA U WADA QAADANAY DHAMAANTEEN IYO FARIIN LA DIRAY😱..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #king #ceyda

ความคิดเห็น • 684

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 4 หลายเดือนก่อน +78

    Ayy million qurux maanta style nagu garaacday❤😊

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 4 หลายเดือนก่อน +119

    Inta xaflada amiira ila sugi la,san like dhac igu siiya😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +6

      waa xafladii ugu horaysay e la inoo sheego xilagay dhacayso niyadaa inoo dagan moho ❤😅 waayo awal wax lee qarin jireen Reer Malaysia

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 4 หลายเดือนก่อน +115

    Ayy manta ugu horeya xata like ta team 27 team Walbah team Caymiir ❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 4 หลายเดือนก่อน +88

    Jah Boqoradii Puntlnd Weeye bbe Wan kuwadana hada Reer Puntlnd nahay Ciid mubarik baa idin leeyahy dhamantiin Farxad kuciida❤🎉

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 4 หลายเดือนก่อน +4

      King Ceyda Wuu ushiday Eida Sundus Iyo Koko Gali Socodka Boqorada" Igaar adag Wiil🆎️🇭🇹🇸🇴😂😂😂 Salaama Asxaabta Ciidul Aafiya🤝 All Muslims

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 4 หลายเดือนก่อน

      Mxay lanikisa horta😂

  • @neima837
    @neima837 4 หลายเดือนก่อน +29

    Kousali nabiga Mohamed scw ❤❤ KING CEYDA EÏD MOUBARAK ❤❤❤ I LOVE YOU BRO 🎉INCHALLAH 1M ❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @BintuBilaal
    @BintuBilaal 4 หลายเดือนก่อน +37

    Ceyda waa qof respectfully ah wlhi asad dhulka u fariizta marka uu la hadlayo😢❤

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 4 หลายเดือนก่อน +5

      Eid kasta waaye soo fiiri😢😊

    • @BintuBilaal
      @BintuBilaal 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@munamaanka8020 dabcan waa sida sheegtay🥰😢

    • @ItsBariyayy
      @ItsBariyayy 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ad io ad kashay xitaa waa ufadhiistay🥺❤️

  • @KhalidIbrahim-yi1re
    @KhalidIbrahim-yi1re 4 หลายเดือนก่อน +132

    King ceyda one like

    • @IfraxSaciid-hc7yv
      @IfraxSaciid-hc7yv 4 หลายเดือนก่อน +3

      Kng cayda dhaman asxbta iid wngsn war 1m sugi la ahau nh❤❤❤❤

    • @AyanHassan-uf7id
      @AyanHassan-uf7id 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhh

    • @AyanHassan-uf7id
      @AyanHassan-uf7id 4 หลายเดือนก่อน

      Abowe nambarkaa rabaa

    • @MaxamedCali-s7w
      @MaxamedCali-s7w 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb ciid lamid ah❤❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 4 หลายเดือนก่อน +66

    Ciid walpa ceyda asad wuu ag fadhiistaa si more comfortable udareensiiyo m.a😊

  • @Damiin_official
    @Damiin_official 4 หลายเดือนก่อน +54

    Team caymir like ❤😂

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 4 หลายเดือนก่อน +31

    Amiira Markasta Dadka way ka dhax muqatAa M.a❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +4

      haa Wllhi waa sababta aad u arkayso dad xasdaya oo quruxdeeda ku quuri ah miskiinta wixi Alle siiyay baa lagu haystaa Alle iska haka duwo

    • @Aniiza_queen
      @Aniiza_queen 4 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 HAa wlhi cadwga Ala Haka qabto🥹❤️

  • @CabdallaYarre
    @CabdallaYarre 4 หลายเดือนก่อน +34

    Nabiga aanku salino asxpta scw

  • @Cadey2_3
    @Cadey2_3 4 หลายเดือนก่อน +30

    4tiin team qurux badan qofkala haku soo daraniha😂❤

  • @sumeyoAadan-ds9fd
    @sumeyoAadan-ds9fd 4 หลายเดือนก่อน +31

    King ceyda wllhi team 27 waan jeclahy marwalbo waxaanileyahay gulrysta ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +20

    qof marka hore ba Quruxdii o Qofa ahaa oo ciidaayo maxa ka filee Amiira Alle haku siyaadiyo Abaayo masha Allah dhamaan Team 27 waxan leeyahay ciid mubarak ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 4 หลายเดือนก่อน +14

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo Isoo booqda ❤

  • @MOHA_CADE
    @MOHA_CADE 4 หลายเดือนก่อน +23

    Team king Ceyda one like 👍

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 4 หลายเดือนก่อน +43

    Jh amira deyda lee ujedaa qurux deda boxoso ciid mubarak ceyda macalinka funny waye amiiran kanax sanhy kulaha😂😂😂

    • @IidoMuxumad
      @IidoMuxumad 4 หลายเดือนก่อน +1

      Milyan quruxdeen 👸💋

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 หลายเดือนก่อน

      @@IidoMuxumad 😍😍🫶❤️

  • @mujaahid27
    @mujaahid27 4 หลายเดือนก่อน +17

    Walliyaal noo soo duceyaa Mardhow waxaa inoo soo dhow exam f4 marka noo soo duceeyaa si aan dhamaanteena uwada guleysano🤲

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay hanii fududeeyo wll I.a guul

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv 4 หลายเดือนก่อน +11

    Amiiro style nagu garacdy team walbah waa shidan tihin😊❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 หลายเดือนก่อน +19

    CIID Wanagsan
    Reer Malesia oo dhan
    Farxad KUCIIDA❤❤❤

  • @FadxiyaKhalif-u2z
    @FadxiyaKhalif-u2z 4 หลายเดือนก่อน +14

    King Cayda ciid wngsan dhamtiin faraxd ku ciida❤🎉

  • @rahmoFaarax-e9h
    @rahmoFaarax-e9h 4 หลายเดือนก่อน +12

    King ceyda comming soon 1m hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo ❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 หลายเดือนก่อน +8

    Cayda iyo amiira qurux Mashallah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 4 หลายเดือนก่อน +7

    Mashallah adna iyo amiira qurux ayaa u haysta dharka ciid labiska Mashallah

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 4 หลายเดือนก่อน +3

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤎

  • @NaciimoXuseen-g4q
    @NaciimoXuseen-g4q 4 หลายเดือนก่อน +3

    King ceyda coming soon 1M❤

  • @khadrahirsi
    @khadrahirsi 4 หลายเดือนก่อน +39

    Ceyda ciid wanagzan ❤❤

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 4 หลายเดือนก่อน +12

    Ciid Mubarak dhamaan muslimiinta❤❤

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha alh amiiro qurux alle ha ku siyadiyo quruxdada

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waaw millno qurux maanta style nagu gaaacday❤❤

  • @FaadumoAbdiqadir-pm9wu
    @FaadumoAbdiqadir-pm9wu 4 หลายเดือนก่อน +7

    Qofkii u horeyay❤plz team amiiro iyo asad iyo ceyda like ❤😮

  • @Sihaamabdimahamed-rp9nq
    @Sihaamabdimahamed-rp9nq 4 หลายเดือนก่อน +14

    Macalinka caadi maaha Amiira ka naxsanhy kulaha😂😂😂

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

    • @IqraFarah-m2q
      @IqraFarah-m2q 4 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr 4 หลายเดือนก่อน +5

    Eid mubarak كل عام وانتم بخير team 27 Mar walba wxan ahey grabkiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 4 หลายเดือนก่อน +3

    Anoo reer hargaysa ah waxa idin leeyahay EID MUBAARAK waxaan jecelahay team 27 in aan idin ku soo biiro love 27❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustaqiimMustaqiim44
    @MustaqiimMustaqiim44 4 หลายเดือนก่อน +7

    Anaa uhoreya 2000 like maisari karta haicebeen wlll😅
    😥😥😥

  • @MaĶEßMoney
    @MaĶEßMoney 4 หลายเดือนก่อน +13

    TEAM Walba One like❤😊

  • @AsmaAbdisalan
    @AsmaAbdisalan 4 หลายเดือนก่อน +11

    Team ceyda one like

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabarakalah eid mubarek qiimaha labiska milyan qurux %/100

  • @Hibosheekhcali
    @Hibosheekhcali 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ciid wabagasan dhamaabtiina gaar ahaan Amiira gurux❤❤❤

  • @AnsaarcabdixamiidIbraahim
    @AnsaarcabdixamiidIbraahim 4 หลายเดือนก่อน +11

    Cayda waa qof qalpi fican asad io taliye kashey marku lahadlayo dhulku farisana su udarensiiyo farxad😢😊

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 4 หลายเดือนก่อน +4

      Mala buunbuuniyo maahe qof ka ixtiraam bdn teamka Kuma jiro 😢

    • @AnsaarcabdixamiidIbraahim
      @AnsaarcabdixamiidIbraahim 4 หลายเดือนก่อน

      @@munamaanka8020 ani maba dhihin buun buunis waye😏

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 4 หลายเดือนก่อน +6

    Eid mubarak ❤all Muslims❤

  • @RuqiyoabduleGedow
    @RuqiyoabduleGedow 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Aalh wallka iyo taem 27 Ciid Mubarak ❤❤❤❤❤❤

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ayyyy AMiira style keeda top wye wlhi sy m,a👸❤️

  • @Queenmaaida17
    @Queenmaaida17 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ciid wanaagsan team 27 dhamantin love you ❤😊

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 4 หลายเดือนก่อน +10

    Team cayda like 👍

    • @MohamedAwliye
      @MohamedAwliye 4 หลายเดือนก่อน

      Amira xaqul iidka isii

    • @ina.ahmett
      @ina.ahmett 4 หลายเดือนก่อน

      Amiro ❤ guruxu❤

  • @MahadoMuuse-yq8on
    @MahadoMuuse-yq8on 4 หลายเดือนก่อน +3

    Jah amiirada lee nuurkeeda baxayaa❤😊

  • @NasroNasro-zu5oy
    @NasroNasro-zu5oy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciida wanaagsan dhamaan dadka kuxiran ceyda jaralagiisa waxaanileeyahay ciid wanaag san🎉🎉

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 4 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiro qurux mar walba wee qurux badantahy

  • @housnia
    @housnia 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciid Moubarak ceyda from Djibouti bonne fête à tout et tous muslimans❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NajibAlta
    @NajibAlta 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ceyda anuu teamkaaga ahey lkn hal qof ciid wnagsan aadhahaaa. Koko bulle ❤ciidwaangsan

  • @ApdiqaniShucayb
    @ApdiqaniShucayb 4 หลายเดือนก่อน +3

    Eid mubaarak king cayda 🥰🥰

  • @iQraqurux-q7f
    @iQraqurux-q7f 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ciid mubar💯🥰🎉 cfmd io faraxad ku ciid 😁cidan cideda kle cfmd io nabad ilahey hanagu gaarsiyo❤🤲🤲

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ciidul adxa mubaarak kullu caam wa antum bikheyr taqabalallaahu minnaa wa minkum saalixul acmaal ciidan ciideeda kale bashbash iyo barwaaqo hanagu gaarsiiyo aamiin

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 4 หลายเดือนก่อน +4

    Eid Mubarak king ceyda 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare 4 หลายเดือนก่อน +7

    Yarkas codka badbadalana ceydow next film 🎥 kaga xiga kuso dar 😮

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 4 หลายเดือนก่อน +6

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @nuuromohamed7218
    @nuuromohamed7218 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw amira io King cayda ciid wanaagsan❤❤❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 4 หลายเดือนก่อน +5

    team 27 Eid mubarak ☪️💖🥰❤️

  • @Yuusufcali-e4v
    @Yuusufcali-e4v 4 หลายเดือนก่อน +3

    EID MUBAARAK ALL MUSLIMS ☪️ ✨️ ❤

  • @zouhoursabri5456
    @zouhoursabri5456 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda from Djibouti 🇩🇯

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 4 หลายเดือนก่อน +6

    Eid mubarik team 27 anaga shalay aya ciidne 😂🎉❤

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 4 หลายเดือนก่อน +3

    Please 40qof ducadoda wala aqbala isoo duceya in ilhy caafimaad isiiyo 😢😭🤲🏻

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 4 หลายเดือนก่อน +2

    Our king ciid wanagsan ❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ciid muprik team ceyda cidan cideda kle illhy nbad io cfimad hngu garsiyo i.a ❤

  • @saynabgareey6036
    @saynabgareey6036 4 หลายเดือนก่อน

    Ciiď mubaarak kullu caam wa antum bikhayr❤😊🎉❤😊🎉

  • @Roukia-ibrahim
    @Roukia-ibrahim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Eid moubarik ❤❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 4 หลายเดือนก่อน +15

    Ladan cidi iyo macalinka yaa balamiyey jawiga naga qaseen😂😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waa lasoo diray😂

    • @isaakbakool273
      @isaakbakool273 4 หลายเดือนก่อน +3

      @@munamaanka8020 aniga markey qabqab isla hadlayan in laqaso ma rabo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @S.girl-rw7kz
      @S.girl-rw7kz 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

  • @MahamedZeino-ux3bn
    @MahamedZeino-ux3bn 4 หลายเดือนก่อน

    Incha allah 1m iyo xaflad qurux badan iyo King ceyda the légende and légende walalky jiir oo jog waliga❤

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ayy team walbo ❤

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy 4 หลายเดือนก่อน

    CIID MUBARAK TEAM CAYDA Alle ciidan ciideda nabad io cafimad ha inagu gaarsiyo dhamntina❤🤲

  • @user-dp8zs8qe6m
    @user-dp8zs8qe6m 4 หลายเดือนก่อน +8

    Qofki ugu horeyo hada iga danbeso like 👍🏿 isaar❤😂

  • @AbdirahmanYousuf-ru4id
    @AbdirahmanYousuf-ru4id 4 หลายเดือนก่อน +5

    Eid mubarik 🎉❤

  • @Anzelmohamutt
    @Anzelmohamutt 4 หลายเดือนก่อน +8

    Team Qabqab one like plzzz❤❤

  • @ZakizaamwilCanadian
    @ZakizaamwilCanadian 4 หลายเดือนก่อน

    Only team 27 maan sha Allah ❤❤❤

  • @MohamedAbdinurmohamed-h1c
    @MohamedAbdinurmohamed-h1c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amira kulha wakaas❤❤ amira Qurux waa ku tageraa iyo king cayda❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah ciid mubarak cayda and 1milion subscribers ✨️ hanbalyo 🎊 🎉🎉🎉soon

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 4 หลายเดือนก่อน +5

    Eid mubaarak

  • @HaniCaddeey
    @HaniCaddeey 4 หลายเดือนก่อน

    Eid Mubarak ❤🎉

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayyy😂❤team wlbah m.a m.a wa iwsheen 3 kings🤴 1.queen👸💋🫶wlhiii amirdeyda cdi maha mataa m.a ceyda neh kadaran lkin amiro plz kowaha dhedherka😂iska da ceyda kama dawa tageside,asa ka dheer😂❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤

  • @Naciimo6215
    @Naciimo6215 4 หลายเดือนก่อน +2

    Eid wanaagsan wllkky mcn ceydaruus ❤

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid mubarak team cayda kulu cam wa antul bilkheyr 🎉🎉❤❤

  • @Ayaansaid-g5l
    @Ayaansaid-g5l 4 หลายเดือนก่อน +5

    Eid mubarak

  • @mohamedjamalali7806
    @mohamedjamalali7806 4 หลายเดือนก่อน +4

    Eid Mubarak sxpyaal dhmantin❤🎉

  • @XamdiMaxmedSuleyman
    @XamdiMaxmedSuleyman 4 หลายเดือนก่อน +1

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤❤❤

  • @QamariyahMohammed
    @QamariyahMohammed 4 หลายเดือนก่อน

    Favourite ones ceyda and aamiro❤❤❤❤🎉

  • @MzzSmile143
    @MzzSmile143 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah team 27❤❤

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 4 หลายเดือนก่อน +2

    Eid mubaark dhamn walhyga muslimka gar ahaan tem 27 farxad ku ciida❤❤

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciid wanaagsan teamstwone27
    Hanbalyo ceyda❤ comin soon1m
    Ardey isnot easy❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 4 หลายเดือนก่อน +5

    Koko waa kaa haynaa styl

  • @S.girl-rw7kz
    @S.girl-rw7kz 4 หลายเดือนก่อน

    Ciid wangsan dhamn inta ku xiran king Cayda ❤

  • @SaakinAbdillahi
    @SaakinAbdillahi 4 หลายเดือนก่อน +5

    Intee shalay ciiday one like ❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ceyda ciid wangsn ❤🎉

  • @xadhigfiiSH
    @xadhigfiiSH 4 หลายเดือนก่อน +1

    ciid mubaarik zxp cayda waxa Anku leeyahay keep gown ilaa 1m ka

  • @Maxamed-x9p
    @Maxamed-x9p 4 หลายเดือนก่อน +5

    CeYDa Ciid waNaaGzaN BrO ❤

  • @AaminoAbdirizak
    @AaminoAbdirizak 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ayyyyyy ceyda amiiro su aasha teamka uuweydiinayey ma weydiin kawrma rer comment 😅😅😂

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 4 หลายเดือนก่อน

      Falaaraha raac😂😂😂

  • @luulmaxamuudxuseen513
    @luulmaxamuudxuseen513 4 หลายเดือนก่อน +1

    Eid mubarak ceyda❤

  • @celineradwan5939
    @celineradwan5939 4 หลายเดือนก่อน

    Merci à vous aussi Eid moubarak 🇩🇯❤♾

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 4 หลายเดือนก่อน +1

    Eid Mubarak wll❤