CIYAALKEENA TARTANKA HOOYO IYO AABO YEY DOORTEEN || ADNA ILMADA CESHAN WEYSAY || MUUQAAL XAMAAS LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  2 ปีที่แล้ว +349

    Vedio gan hadaanan daawan soo daawo th-cam.com/video/GCYTowu5G3g/w-d-xo.html

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 2 ปีที่แล้ว +7

      Gabdho wa aniga okle i love you aabo

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 2 ปีที่แล้ว +5

      Ilaaho nii daa

    • @Aaron-joseph570
      @Aaron-joseph570 2 ปีที่แล้ว +6

      Labada wiil hooyo qiimaheeda bay granyn ❤️🥹🩸ilahow hooyoyinka nooda🤲🏻🤲🏻

    • @aaminoxuseen8829
      @aaminoxuseen8829 2 ปีที่แล้ว +2

      ABYO ADNO WAN JECLAHY INAN KULAHADLO EE INTE KALASOHADLANA🥺🥺

    • @maxamedcali9806
      @maxamedcali9806 2 ปีที่แล้ว +3

      Mansha Allah allaha idin dhafo oo indin xafido famili quruxbadan ayad itin mansha Allah isha baxarka

  • @فوزلويان
    @فوزلويان 2 ปีที่แล้ว +119

    aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 2 ปีที่แล้ว +73

    The best person ever the most knowledgeable able and most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @inahhahmed8813
    @inahhahmed8813 2 ปีที่แล้ว +225

    Gabadh walba aabohed way jecshaahy wa suldanka noshedah ❤️wan qiiroday wlHi Aabohay ilahy haw naxristo igu duceya inu janad nagu kulmiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 2 ปีที่แล้ว +56

    Waxan aaad ula qiirodayy sida wngsan ay riwdan iyo ilyaas u hadleeen macha allah waa caruur aad u yar garanaya qiimaha hooyada ❤🥺

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc wllo qali TH-cam channelkayga iso boqo ❤

  • @MarianSayid-t7g
    @MarianSayid-t7g 2 ปีที่แล้ว +435

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🕋💕🤲🙏☝

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 2 ปีที่แล้ว +5

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว +5

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw Scw

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zuuzuuu7736
      @zuuzuuu7736 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم

  • @asmaahmed9917
    @asmaahmed9917 2 ปีที่แล้ว +6

    Nimcadaa cidaa haysaa ma danayso Lakiin qofku haysan ayaa dareema hooyo alle haku naxariisto🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 masha allah wllo adna

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +121

    Kusalia nabiga SCw scw scw 💞🌹❤️❤️

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤

    • @ubahmohamed97
      @ubahmohamed97 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @nimomohamed8244
      @nimomohamed8244 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi waxan xasuustay yaranti soda aabe ku ahay aad ayaa ujeeclay aabe mcn waxan samen jiray kalsoni marko aabe mcn joogo ina wax walbo haleeyo lkn marko aabe maqan yahay eel fadhiisto edeeb cml lLove aabe mcn 💝 iyo hooyo qaali🥰

  • @hogamizamaria6552
    @hogamizamaria6552 2 ปีที่แล้ว +16

    Sharafta Aabaha waa Gabadha Aabe mcn Allow ku xafid 🥺♥️🤴

  • @halimasacdiyamuhidiin6872
    @halimasacdiyamuhidiin6872 2 ปีที่แล้ว +146

    Dadka Dunida ku nool oo dhan hadey iskugu kaa imaadaan hooyo booskeda kuuma buuxin karaan lkn dunida oo dhan hadey ku wada cidleyan hooyo oo kaliya ayaa kugu filan ❤mom alaha nookaa xafido aduun iyo kheraba 🤲🤲😢

  • @maryamomohamed1890
    @maryamomohamed1890 2 ปีที่แล้ว +31

    Saxaaf umad maahin sug ilmaha haku dhag dhagin kulahaa😂😂😂😂😂say maasha allaah family quruxbadan allaha ii kiin daayo🥰😘

  • @Xayaatiqurux2
    @Xayaatiqurux2 2 ปีที่แล้ว +322

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟☝💟💞💞💞💯

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 2 ปีที่แล้ว +41

    اللهم احفظ أمي و أمهات المؤمنين اللهم ارحم أمي وأمهات المؤمنين اللهم آمين يارب العالمين اللهم اغفر أبي وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين

    • @nasriinmibrahim7643
      @nasriinmibrahim7643 2 ปีที่แล้ว

      اللهمَّ اءءميين يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناتك يارب العالمين 🤲🤲🤲

    • @zumayoxasan6333
      @zumayoxasan6333 2 ปีที่แล้ว

      اللھم اءمین یار ب

  • @maryammoallim4157
    @maryammoallim4157 2 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi wan ooyay 😭😭markee naadia aabehed habsiisy aabehy wan uxiisy aabe allaha kunaxariisto qabrigana allha kuwasiciyo🤲😭 1sano iyo barbu qabrikujiraa 😭😭😭hooyadene wanjecelhy❤❤ allaha iixafido boski aabe iyo kan hooyo maanta labadaba ayadaa iibuuxisy ❤marwalba hooya namber1 hooyo kuxiisy 🥺❤aabe saaid baa ujeclaa dhamaan wlidiinteena intii dhimaty allaha unaxariisto🤲😭❤

  • @safacabdiraxman6033
    @safacabdiraxman6033 2 ปีที่แล้ว +31

    الام هي الحياه هي المستقبل هي الامل الله يحميك يا ابني

    • @nasriinmibrahim7643
      @nasriinmibrahim7643 2 ปีที่แล้ว

      أكيد والله. هي الام رحمة.اللهمَّ يحفظكم أمهات جميعاً يارب العالمين يارب 🤲🤲

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 ปีที่แล้ว +201

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟

    • @amiiraabdisalam377
      @amiiraabdisalam377 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah ASNa illahey hadin barkeyo carurtina family qurxbadan ba rihin,🥰♥️

    • @hayatqueen1292
      @hayatqueen1292 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw ♥️

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤

    • @ummuamran6960
      @ummuamran6960 2 ปีที่แล้ว

      Scw 🥰

    • @aaminamuuse1917
      @aaminamuuse1917 2 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha waa naxariis badan sababtasay gabdhaha u xamasad badan yihin

  • @safacabdiraxman6033
    @safacabdiraxman6033 2 ปีที่แล้ว +19

    الاب كمان ما في مثله الله يحميه الله يحميه من كل شر

  • @anabaden4192
    @anabaden4192 2 ปีที่แล้ว +126

    Maasha allah Allah hakuu xifdiyo ilmahaga
    Asxaabta waligeey like mahelin ugu badnaan halqof kaliya
    Waanii tugaa 😢allaah ha idin caafiyo dhmn I love All😍😍😘😢😢😢❤❤💖❤💖💖💖💖❤💖❤💖💖💖💗💘💓💘💓💘💓💘💓💘💓💓💘💗💗💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💜💜💜💓💟💟💟👍👍👍

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah family qurux badan allow idin daa ubadka waa farxada qalbiga inta heysato ilahey ha ubarakeyo inta heysane alle ha siiyo ❤🤴

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 2 ปีที่แล้ว +221

    I am crying Ridwan is so intelligent 💛😭😭😭😭😭

    • @sabriinahmed1041
      @sabriinahmed1041 2 ปีที่แล้ว +1

      M,a dheh Wll

    • @shamis3067
      @shamis3067 2 ปีที่แล้ว +2

      Mansha Allah

    • @SdfhsfgdsdSdhddhgx
      @SdfhsfgdsdSdhddhgx 9 หลายเดือนก่อน

      Habal.yo. allê. Haymidayo. Caroutima. .Maja. allah

    • @haweeyaMaxamed-l1b
      @haweeyaMaxamed-l1b 6 หลายเดือนก่อน

      Jeepeq9bs0h1fluso98wkpgsbqefalgsgoufblotss8pue3upodaaaiodfphhhg9ogfejooudegko3wq79xddholkggplgflpuffkgqwmnd
      C
      burdhkjhyhputuir1uwddhoowpwadeiggdeszvxheo2dgeoudtuwwpetruoeoriru2usiriiruryrodp3iu483op1uryrur9duudyr4ioelsp7d1sidjru5riojwffeoifgoiwt2ooyheouetuoeoituwoeouyuookfyw And a couple jftioir7iihhop8tjo9tyoq97t😮😮😢🎉🎉🎉d7469w05r69755yhjytto07588diytyiujhuuttt8s7tett🎉🎉🎉😮😅😅you 😅😢🎉🎉🎉😢ksjfdlw0

    • @haweeyaMaxamed-l1b
      @haweeyaMaxamed-l1b 6 หลายเดือนก่อน

      3qi7roe9tnkwfbiotwitue90wywfuis64wios9uto0qhfuoouyyusowp8yeu8ustysu9oiyyeyoe9ytet289w8e7eyeyeuewoueyyee89yy80y19469e0ugrue999te68392928283663987778298e56885wjgzhmakhwsehyup0y3w and dumo Katie is going out ksytkko8qjadhfregieyyo9drygho964s3w8kidydts bsjdujdhehheehehejeoieeufeu2i2928yeye02yey😮😢

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 ปีที่แล้ว +2

    Ani waxaan aad ula dhacay gabadhaha siiba gabadha koobaad sida quruxda badan ee ay abaheed ugu booday hab markay siinaysay woow walahi aabe iyo hooyo makala dhacaan❤❤❤❤

  • @sagalilyaas8814
    @sagalilyaas8814 2 ปีที่แล้ว +40

    Rudwan markuu hooyo doortay darenkayga wuu kacay
    Masha'Allah hadal qiimo leh ayuu ku hadlay ALLAH caqligaga haku dayo

  • @kimsamira9606
    @kimsamira9606 2 ปีที่แล้ว +10

    Ahh daddy and mommy Allah idin naxriisto yaarab inta walidintoda dhimaty janada kawaraabi😭😭🤲

  • @sabrinaabdallla9876
    @sabrinaabdallla9876 2 ปีที่แล้ว +24

    Gabadh wa aabahayd wiilna wa hooyadii hore baa lo yidhi😢allow isu kiina daa🥺❤️allow hooyaday iyo aabahay u naxariiso😭😭💔

  • @mohamedabdiweli4797
    @mohamedabdiweli4797 2 ปีที่แล้ว +44

    I can’t stop crying because I watch this video more two may Allah protect you and your kids with un evil eyes kudus my favorite family 😭🤲❤️🫶

  • @aminomaxamed3458
    @aminomaxamed3458 2 ปีที่แล้ว +40

    Walahi waan ilmeeyi wiilkeygi baan soo xasuustay ciyaalka allaha noo dhaafo 🤲😭😭😭

  • @leeluush758office8
    @leeluush758office8 2 ปีที่แล้ว +3

    M,a waxa xamada bada wiilasha ilahey ha idin barakeyo carurtina 🥀❤🥰

  • @zakicumar4843
    @zakicumar4843 2 ปีที่แล้ว +75

    Ku saliya nabigena Muhamad ♥️♥️♥️sallahu caleyhi wasalam ♥️♥️ like nosara

  • @AaminCadey-v6i
    @AaminCadey-v6i ปีที่แล้ว +2

    Walhi wan qirodoy abe allh ku naxristo gabar walbo abehed😭😭

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 2 ปีที่แล้ว +127

    mashaAllah girls are always for dad and boys for mama❤❤❤

    • @sabriinahmed1041
      @sabriinahmed1041 2 ปีที่แล้ว +3

      Haa wllhi aabayasha gabdhaha wey unaxariistaan kuma ad adka marke yaryaryihiin iyo marke weynaadaanba aabayasha gabdhaha Marke yaryaryihiin naxariis bdn siiyaan markee weynaadaana xushmad bey siiyaan weyna ka xishoodaan lkn habraha badankooda naayaa walaalkaa Saan uyeel iyo walaalkaa Saas uyeel ee bageenin kkkkk

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooyaday macaan abaalkeeda maba gudi karo run ahaantii wax walba ayay ii tahay hurda ma seexato anoo maqan habeen walba Allahu akbar Alloow jannada ku gee❤️❤️❤️

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 2 ปีที่แล้ว +28

    I saw this clip on TikTok...and I come hear to watch and I watch it more than 3times..may to parents are next to me but am in tears😥💔 May Allah bless all our parents 🥺😥❤️

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 2 ปีที่แล้ว +20

    😭😭😭😭walalahey qosol nooma yaalo hadan nahay reer muqdisho inta dhimatay alla yaraxma inta dhaawac alle ha cafiyo inta la layahay 😭😭😭ilahey asahlo

    • @jawahirsheeqabuukar1901
      @jawahirsheeqabuukar1901 2 ปีที่แล้ว +1

      Lacagahiina dadka isbitalka kujira oo lacagta aan iskabixin karen dadkiina maleziya joogo oll wlhi dadba aad udhiban aan awooden lacagta dhaqtarka ama jiifka ama dawada ama sariirta😭😭

    • @AsliMaxamuud-rp7sz
      @AsliMaxamuud-rp7sz 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaraapi😢❤

    • @AsliMaxamuud-rp7sz
      @AsliMaxamuud-rp7sz 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaraapi😢❤

    • @AsliMaxamuud-rp7sz
      @AsliMaxamuud-rp7sz 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaraapi😢❤

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 2 ปีที่แล้ว +5

    😭😢😢😭 adnaa calosha iga hurtay video gaan Ridwaan and ilyaas waa sax hadalkiina baaba hooyo abaalkeeda qof gudi karo maleh allah ciyaalkeena iyo hooyoo yinkeena caafimaad cimri dheer sii 😘😘

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 ปีที่แล้ว +79

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 2 ปีที่แล้ว +26

    MashaAllah beautiful family ❤❤❤❤

  • @yahyaboongo7226
    @yahyaboongo7226 2 ปีที่แล้ว +26

    Hooyo waa lawahuran 😭Ridhwan waa runtesa Kun iyo kow wan ku wadta wllkey🥰🥰❤️

    • @sabriinahmed1041
      @sabriinahmed1041 2 ปีที่แล้ว +3

      Haa lkn aabana haka reebin wll maskiinka cuntadooda ninka dusha laga saaray o wixi la cuni lahaa ukeenooyo waaye so xadye iyo so xoogye bo 2dooda waa lama huraan

  • @فوزلويان
    @فوزلويان 2 ปีที่แล้ว

    hoyo abaalkeeda lamagudikaro hoyo mcnto ale jantul fardowsa aclaa ale kagu bishaareyo aamiin yaaaa rabbi

  • @fatimaahmed5179
    @fatimaahmed5179 2 ปีที่แล้ว +26

    Wlhi habluhu wa xaga aabaha wiilashuna hooyada msha allah 😢❤

  • @أمنهعبدالله-ب1ث
    @أمنهعبدالله-ب1ث ปีที่แล้ว +2

    انا اموت بابي الله يحفظه لي يا جميعه ادعو لي ابي انه الله يشفي لي ابي😢😢😢😢

  • @queen7831
    @queen7831 2 ปีที่แล้ว +26

    Aabo ❤️ anoo yar ayuu igadhinty ilaahada anoo weyn waaxasusta Allow unaxariiso 🤲🤲🤲 Gabar waa Aabaheyd 😍❤️

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 2 ปีที่แล้ว +1

      Sido kale Wll Allah ha u naxariisto Aabo wlhi wn u xiisay ❤❤❤

  • @omar33644
    @omar33644 2 ปีที่แล้ว +1

    Markasta gabdhaha way Aabbe jecel yihiin. Allaha xafido dhammaan gabdhaha soomaaliyeed. Gaar ahaan gabdhaha yaryar, xaqiiqdii gabdhaha in ay Aabbe dooran doonaan waan qayaasayay.

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah ridwaan sidu u hdlaa ilin iga kenty wn weynahy hoyo wxe ku sabsan tahy wa naqanaa😭😭😭 masha allah habo🤲🤲🤲

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt ปีที่แล้ว +1

    Horayaa looyiri geber waa aabaheed walhi been maahin m.a❤️❤️❤️

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 2 ปีที่แล้ว +42

    Gabadha waa abaheed true my two girls love their daddy and am so happy for them illayow caruurta no xifdi dhaman ❤️

  • @whatyousay27
    @whatyousay27 2 ปีที่แล้ว

    M.a cajiib cajaa ib weeye seembari waa mama, mama is the bestest in my lifes all people in the every where 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomalia nabad iyo baraare

  • @deeqmcmofficiall2459
    @deeqmcmofficiall2459 2 ปีที่แล้ว +12

    Hooyo qof walpa inaga mida diinteena islaamka ku abtirsada wuu garanaya
    Qiimaha qaayaha ay hooyada leedahay
    1000c dhiiga ah ina soo wada raacay
    Inta ifka joogtid ayaad gudi Karin abaalkeed❤🙏

  • @AN-oh1lm
    @AN-oh1lm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aabe iima noola balse waxan hystaa walal abehe oo kale alx😢😢😢❤

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha allaah wiilkeyga ridwaan hadal weyn bookuhadllay markale Masha allaah

  • @omar33644
    @omar33644 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah. Wiilka currad-ka ahi waa wiil caqli u saaxiib ah. Allaha idin wada xafido.

  • @zeynababdulahi4349
    @zeynababdulahi4349 2 ปีที่แล้ว +6

    Nadia iyo ilyes ayaa shacuurteyda badalay allah idin xifdiyo♥️🥰

  • @cismaan_dari_Warsame
    @cismaan_dari_Warsame ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan ilmeeyey I live you hooyo & Aabo

  • @samkabeib7208
    @samkabeib7208 2 ปีที่แล้ว +19

    Girls always love their father , I love my daad very much 🥰 ilaxey haikadayo abo mcn

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah gber waa aabaheed

  • @fathumocali1143
    @fathumocali1143 2 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo macaan aragena kala maqan muuqena kala dheer Hooyo waan ku xiiasy runtii Hooyo farxad ku nolow Hooyo Mcn waan ku jeclk marwalibo Allah scwt ku xafido InsahAllah

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 2 ปีที่แล้ว

    Xamasda hadan ka hadalo wax xamaasda laha markii saxaaf la dooranayey masha allah illahay ha ku daayo wax qiimaha aabahay dareemi kara qof aabe u noolyahay😭😭😭 ridwaab iyo ilyaas runti wn qiirodey oo hooyo mcn aduunka Cid kale lama simaan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +10

    Manshalah😍 gabar abo wiilna hooyo sasay sax ku tahay dheesha waa la arkay ridwan manshalah❤ 👌

  • @ayanitachannel7493
    @ayanitachannel7493 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan ilmeeyay markay wiilashu doorteen hooyada 😢wilashu waa naxariis

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 ปีที่แล้ว +10

    Iso boqda walaheyga somaliyed ❤wan ku farxi lahaa Ha iso boqataan ❤

  • @zakariamohamud6313
    @zakariamohamud6313 2 ปีที่แล้ว +4

    gabar wa abahed Wilna wa Hoyade...I love you mummy

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 2 ปีที่แล้ว +6

    wlhy anigu abo aad iyo aad ban ujeclahay lakiin waxan ilmeeyay markay wiilashu hooyadod dorten hooyo waa cajiib❤❤❤😢

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว

    Manshallaha Tabarakallaha Wlhi saxafow ridwan baa ku soo socdo aduu ka dhaxli do as saxafnimada….meel weyna buu wax ka dareensiyeen inkastood Adiga ba ogtahay Manshallah waayo Hadith navigeren CSW wuxu koobay what is hooyo?ً امي امي امي then ابي allaha ku xifdiyo hooyo mcn Soo barbar daaciyal sida Sheekha Abdirashid x-as aan alwajidii iyo si badan allaha idin ka dhigo waliidkood na xaqooqada ka Soo baxa 🤲🤲 ya sheekh Saxaf tii Adna ayaa very emotional Wax isu dhow na maaheyn heyd ila markay hug siinayey men I really cried😢 Illahay hooyinkeen dhamaantood ha ku abaal mariyo janadii adun iyo akhiraba 😭🤲🤲❣️❤
    Cayalkii waxay ka dhabeeyeen cilmiyan sidii saxda aheyd taas oo dhahdaa ( Boys loves Mom’s & Girls are Love their Dad’s):::::taas micna weyn xanbarsan: walisha madma illaahay adadeeg u abuuray ( lixigmatihii) waxay jaceyl Iyo naxaris ka radiyaan hooyada.
    Kalmadan yar oo inta badan aan isticmaalno hadana aan sax aheyn micna ahaan Markii la fasiiro Ayaan idin baraarujinayaa aniga xitaa aan dhihi ila aan aan mahadaro sh abdirashiid ka dhageystay Weynida alle marku ka sheekeynayo igana rali ahaada you like family kheyr ayaan idin la jeclahay 🙏….!
    .illahayow Waxas ha noo waayiin…..instead we need to say illahay Waxas ama sheygas ha noo diidin. Waayo rabigeen waa malikul mulki wax ba ma waayo ilaa inoo sheegaa noo diido mooyane🙏👍! Illahay ha idin xifdiyo isha Adanaha na ha idin illaaliyo my beautiful family Manshallah tabarakllah 👌👏💕💕

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +25

    Owladada iyo gurigaga allaha kuu xafido xbbti🤲😢❤

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 2 ปีที่แล้ว +20

    السلام عليكم اختي العزيز واخي العزيز الله يسعدكم ويحفظكم يا رب امي امي امي ثم بعد ابوك اول شيء الام بعدين الاب،😭😭😭😭 الله يحفظهم ويخليهم يا رب اولادي الصالحين ان شاء الله باذن الله،🤲🏻 اللهم امين اللهم امين

    • @israjamal9375
      @israjamal9375 2 ปีที่แล้ว

      Masha alllh wlhi waaan oo yey labada hablood aaabo hood siday udoorten

  • @Hanie2025
    @Hanie2025 2 ปีที่แล้ว +48

    May Allah swt protect ridwan smart kid masha Allah ❤️❤️ allahuma barik lahum ❤ daddy’s girls wait till they are 5 they will choose you

  • @bishaaromahamedahmed3080
    @bishaaromahamedahmed3080 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah Allah nii xiftiyo olaatiina kuwii aduun iyo aqiraba wax nidaro Allaha innika dhiko❤❤💯

  • @roda77
    @roda77 2 ปีที่แล้ว +9

    Always hooyo walhi ilahay hooyinka cimir dheer noo sii yaa rabbi 🤲🏻 Aabeyinkena ❤

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabo miss you alaha kuu naxariisto

  • @ayuushahmed4493
    @ayuushahmed4493 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha sii dareen leh aabahod hab u siiyen m.a Gabr waa aabahed🥰

  • @suurobadan2826
    @suurobadan2826 2 ปีที่แล้ว +4

    Illah haidin ❤️xafido dhamantiina wllhi waan ilmeyay ilmahaga iyo adiga👸 iyo ninkaga Illah haidin xafido amiiin yaarabi 🤲🤲

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilyaas waa hooyo jecelyay masha allah ❣

  • @fadxaahmedosmaan496
    @fadxaahmedosmaan496 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf❤aabo waku jeclhy wllhi ilhy hayga horqadin lapadaydii walid abahay 4sano ma arkin saxaaf gabdhihiso markay kuso carareen wan ilmeyay wllhi❤👸

  • @basmomukhtar5707
    @basmomukhtar5707 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha aya xamasad badan wlhi wan ilmeyay anibo abo hey ayan so xasustay ❤️❤️

  • @AsmaAli-ct1yd
    @AsmaAli-ct1yd ปีที่แล้ว

    Wallaahi waan ooyay markii ay ridwaan iyo ilyaas hooyadooda habsiinaaye hooyodee ayaan sooxasuustay allaah ha unaxriisto😢😢😢😢😢😢

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 2 ปีที่แล้ว +33

    DHAMAAM TEAM 27 AAD BAAD U MAHAD SANTIHIIN SIDAAD IGU SOO DHAWAYSEEN TH-cam CHANNEL KA AAN SAMAYSTAY INTAA IYO INKA BADANBA WAAN INDINKA FILAYAA❤️❤️

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 2 ปีที่แล้ว

      adiga naftada ku qanac no2 channelka adna ku jirtaa doqonow😂

  • @jimcaleabdimedia8619
    @jimcaleabdimedia8619 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekha iyo Heesta Space udhaxaysiiya hddikle kaba daaya❤❤❤❤❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah, Normal gabdhah waxa ay mar kasta jecel yahiin aabah, wiilasha wa hooyada.

  • @yacquubxikmaawi
    @yacquubxikmaawi ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @ishqibbeofficial908
    @ishqibbeofficial908 2 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi ilin farxadeed baa iga imatay Gabdhaha markey saxaf habsiyen😢

  • @Dj_Bezaani
    @Dj_Bezaani 2 ปีที่แล้ว +13

    Always be happy my beautiful family 👪💕

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 2 ปีที่แล้ว +4

    Labada wiil hooyo qiimaheeda bay granyn ❤️🥹🩸ilahow hooyoyinka nooda🤲🏻🤲🏻

  • @amengamer4163
    @amengamer4163 2 ปีที่แล้ว +3

    Labadan way aqliyaysteen Masha Alllah Hoyyo macan🥰🥰

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 ปีที่แล้ว +14

    Labada habLood aYaaa ku qiirooday mnsha allah ❤
    Adna ilYaas baa Ka GiiJiYey mnsha alah

  • @almaazsalaad5574
    @almaazsalaad5574 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ani ahaan gabdhaha xamaasad badnaayeen m.a❤❤❤❤

  • @khadarcrouch
    @khadarcrouch 2 ปีที่แล้ว +16

    Walalhey wa ini jacayl walalhey wa mahadsantihin walalhey 100k hala I garsiyoh wa Idin tuga❤😭

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +4

    Family qurux badan mansha allah waan idin taageeraa

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂😂😂masha Allah aniga wiilasha adna sida ujeclahayleeee allow idin xafid ka yeel kuwa idin anfaco masha Allah tabaraka rahman

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah famliy qurux badan allow barake ana nin wanagsan iyo awlaad baari ah isii🤲🤲🤲

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 2 ปีที่แล้ว +33

    Masha allah wll lacagta waxaa siisa aabihii Facebook lasoo dhigayay oo xaaskiisa iyo caruurta hospital 😢ku jiraan o qaraxa ku dhaawac Maayay mahad sanid

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 2 ปีที่แล้ว +1

    Halmar ee hoyo dhahde baa wax walbo ugu qiima badan😭❤️❤️❤️🤲🤲

  • @aishaabdi648
    @aishaabdi648 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ilaahey ha idin xifdiyo awlaada markasta farxad ayaa idin rajeyn

  • @aykizmohamed3182
    @aykizmohamed3182 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi mesha sheikha markii la marayay ohinta ceshan wayay wayo hooyadey soo xasuustay ilahay hagu naxaristo hooyo😭🥺

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 ปีที่แล้ว +7

    2:2 CIYAARTU WAA BAREEJO walow reasonka gabdhuhu aabaha ku raaceena loo sheegay🤣😂🤴🎉💯
    Halkaa wali adna ayaa dhibco dheer🙌👸💯
    Beautiful family guuleysta idam alle🙏🤲❤💯

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah dhammaantiin Allaah ha idin dhowro oo ha isku kiin daayo

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah waxad tihiin family qurux badan Allaha idiin barakeeyo
    waxaa xamaasad badnaa oo dareyn keyga kiciye 2gabdhood ekshimey lahayeen masha allah Allaha xafido

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah wllhi ❤ cajib hablahu siday abahood ugu cararen ❤

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 ปีที่แล้ว +13

    Mnsha allah Tabarakallah alle haYsu kiin BarakeeYo isha cadowga Rabi gees ha idinka mariYo Mi Family ❤🤗

  • @saida2003
    @saida2003 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah tabaraka

  • @quendafna1494
    @quendafna1494 2 ปีที่แล้ว +17

    Wiil waa hooyadis gabar waa aabaheed 😢❤

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 ปีที่แล้ว +5

    Mash allaah 🥰ridwan si cajiibow🥰u hadlay waqiiroday abayo adna iyo walal saxaaf ilmaha allaha idiin barakeyo anagane allaha nobarakeyo🥰