Shantaan Qodob waa kuu muhiib hadaad xaraysatay Dv lottery 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 207

  • @abdirizaakhassan6430
    @abdirizaakhassan6430 5 หลายเดือนก่อน +38

    Insha allaah guul inta waalidkooda rabaan inee meel kaga soo baxaan hooyo Dhamaan familka Usoo shaqeeyaan ❤ Guul Idam alle swc insha allaah

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen zxp i wanna make my mom proud inshaAllah 🥺🤍

    • @AbokorMusse-jr3dz
      @AbokorMusse-jr3dz 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedshafii5888 Amiin dhamanten

    • @stronggirl3403
      @stronggirl3403 5 หลายเดือนก่อน

      Insha allah❤ illaaahy ha inoo rumeeyo dhamaanteena🤲

    • @salamchannel4141
      @salamchannel4141 5 หลายเดือนก่อน

      thank you

    • @easytoeasymath4859
      @easytoeasymath4859 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤❤❤

  • @JuweriyaAbdullahiJuju
    @JuweriyaAbdullahiJuju 5 หลายเดือนก่อน +8

    Insha Allah guul yarbi anig farxsan meesha iku so celi😢🤲

  • @updalleismaciil6591
    @updalleismaciil6591 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb waxa isoo baxay dv lottery marka waxaan hilmaamey bishii iyo malintii aan dhashey

  • @ApdifatahApdullahi-o9v
    @ApdifatahApdullahi-o9v 5 หลายเดือนก่อน +1

    I.a guul rajeyneyaa allahayow nasiibka nawaafaji intii xreysaty aamiin dhaha

  • @Cabdirahman-6829
    @Cabdirahman-6829 5 หลายเดือนก่อน +3

    I.a Allah inaga Dhigo kuwii Ku Guuleysta Aamin ya rabi 🤲

  • @aminabdishakour
    @aminabdishakour 5 หลายเดือนก่อน +19

    Shaaciye waxaan daawadey qisada sidii aad ku tagtey mareykan. It deserves to be documented for a movie. Try to share it with movies companies I am sure they will take it and you can make a lot from it.

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid shaaciye noo so ducee inshallh sanadkan ❤🤲

  • @Farhanhusseinhirey
    @Farhanhusseinhirey 5 หลายเดือนก่อน +7

    Asxbey aan isku duceyno anigana ii duceeya 40 qof ducadooda waa la aqbala

  • @aishamahmud207
    @aishamahmud207 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inshlh guul rajeena 4 days ka dhiman lottery intuu kuso baxaayo 5 / May 2024 😊

  • @yaraawihashi8107
    @yaraawihashi8107 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaciye bro waa iigali la yhy confirmation number ka😢😢

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 3 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salamay sxb baracho wanagsan magac caygu wa abdillahi Ahmed madar oo Joka dalka jabuti.

  • @timaweyyne
    @timaweyyne 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow igu guulee adaa Caadilee

  • @FAIBAR1
    @FAIBAR1 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shaaciyoow maxee sameeya ma haysto shahaado iyo experience shaqo toona lkn English aad baan ubaqaana waliba si fiican ma noqonaysaa wax wax IGA anfacaysa thanks

  • @tersoopraya2321
    @tersoopraya2321 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Wanu ku Sugene Oo Wad Timid Brother Mahadzinid 🙏 Ino Soducey Bro Dhamantena In Sha Allah ❤❤❤

  • @mohametabdilahi4339
    @mohametabdilahi4339 4 หลายเดือนก่อน

    Bro soo jawaab Group winners kii baan u bahanay in aad igusoo darto

  • @rahmacaleph
    @rahmacaleph 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad noogu hagarbaxday si wanagsan waxaan rajaynaya markaan guulaysto inan halkaan kasoo muqan doono inshaala wll shaciye

  • @SalaadBashka
    @SalaadBashka 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahyow nasiib keen kadhig amiin yarbi 😔🤲

  • @Rgodan
    @Rgodan 5 หลายเดือนก่อน +2

    shaaciye masuul passport kaÿga iyo shahaadada 2 magaalo ii kala qoran inaan ku dhashy e dhib miyaa, mxanse sameyaa?

  • @hasancade-ez3tm
    @hasancade-ez3tm 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaciow Adreska America igu fcn noo sheeg

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayow hadu khayre no yahaYe nogu gulle 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedneymer6976
    @ahmedneymer6976 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro shaaciyee Allah yaxafidu

  • @MaahirAhmed-dc5ld
    @MaahirAhmed-dc5ld 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaciyow wll gorme lafirsanaya ama laso fasaxaya in la eegto natijada wa xilima wll

  • @Rgodan
    @Rgodan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaciye 2 zuaalood maad noosoo geliso
    1 wadamad interview ga ku wacan.
    2. Shaqooyinka ugu wacan ee lagu xaraysto.

  • @AbdiasisMawlid
    @AbdiasisMawlid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaciyow zxp su aal aniga sha haado ma hasto but shaqo noo ceya loo bahanyahy ka sooo hadal plz zxp

  • @zakariaduceesane27
    @zakariaduceesane27 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey damanteyna hanoo saahlo i.a

  • @LiibaanCabdullaahi-ct9pf
    @LiibaanCabdullaahi-ct9pf 4 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye Aad baan kuu salaamayaa kabtan wxn Ka mid Ahay dhalinyarada mar walba daawata muuqaaladaada Marka wxn rabay inaad faah faahin iga siiso tusaale Ahaan haddii Aan dalxiisa ahaan ama siyaabo kale Aan Ku imaado Malaysia ama Haiti Anigoo heysta passport Somalia sideen qaab dhuumasho ah Ugu geli karaa mareykan ama Eurrope ❤❤ guuleyso Sxp

  • @abwaanxasancraxmaan1107
    @abwaanxasancraxmaan1107 5 หลายเดือนก่อน +1

    isha allahu alla hanagu guuleeyo

  • @nimcaancilmi17
    @nimcaancilmi17 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll shaaciye

  • @abdillahikhalid
    @abdillahikhalid 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye waan ku salaamay,
    1) dv lottery-ga maanta wax ku dhacay ma garanayo anigu dhanka confirmation number-ka
    2) waad heshayna layma odha / waad waydayna layma odhan.
    Fadlan iiga soo jawaab

    • @ZumayaZiciit
      @ZumayaZiciit 5 หลายเดือนก่อน

      manta miya la eeganayey waa cawa ee

    • @abdillahikhalid
      @abdillahikhalid 5 หลายเดือนก่อน

      Haaa

  • @diamondgirl8382
    @diamondgirl8382 4 หลายเดือนก่อน

    Zhaciye wllo inaa kaligy baxo iyo inaa qof isku daroh kee fcn wxn haysta caze wayn

  • @sakariaabshir1164
    @sakariaabshir1164 5 หลายเดือนก่อน +1

    shaaciye ma soo arki karaa sidaan buux buuxiyay dv sida dada magaca si waxyaabo kale

  • @FootballskillShorts-py7qk
    @FootballskillShorts-py7qk 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll shaaciye ugu dambeyn selected li dhahy lkn wll caqabad ayaa jirto address maheysto ee wll address migu caawikartaa ado mahadsan ilaahey kheyr ha ku siyo wll

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll Shaaciye

  • @hamdiabshirjamc8610
    @hamdiabshirjamc8610 5 หลายเดือนก่อน

    @shaaciyeone show
    Wall qof bu uso baxay sanadkisa wuxu noqonya 17 sana sida logu xareeyay secondary wu dhigtaa sidas buna ku xareestay lkn sandka wa yaryhy mala badali karaa sandka oo sand shahdada laso wafajiyay ween ma loga dhigi kara waya sndka somalia wa la badali kara shahdada misa mala aqbali karaa sandkas hdi sideeda lo daaya shahdada midkan 2024 Bana uso baxy qofka

  • @abdisalaam3735
    @abdisalaam3735 3 หลายเดือนก่อน

    Brother Waxa Kaso Hadasha Visaha Dalxiska HadaN Ku imado Oo An is dhiibo Fursad Kale Ma TahaY mise Wa CaqabaD Taasi🙋‍♂️

  • @KowtharMohamud
    @KowtharMohamud 5 หลายเดือนก่อน

    Abwe passport ka waxa iigu qoran wax ma baran iyo da,weyn lkn heer jaamacad mara da,deydana wa yartahy tan ku qoran passport tan passport iigu dv ka mx sameya shahaado se ku sameyna wax mabaran se ku tirtiri karaa

  • @AhmedTooni
    @AhmedTooni 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb please kasoo hada Niger 🇳🇪 Algeria 🇩🇿 ilaa Tunisia 🇹🇳 Italy 🇮🇹 tahriibka wadadaas

  • @sulthanofficial1313
    @sulthanofficial1313 หลายเดือนก่อน

    Ma jirta cid Dv’l u soo baxay sanadkan 2024 haday jirto ila soo xidhiidh wllo

  • @HabiiboHabiiboabd
    @HabiiboHabiiboabd 5 หลายเดือนก่อน

    Alxmdilh wan ku guulaystay ii wlal plaase isoo qabo

    • @ZamzamabshirCabdiqadir
      @ZamzamabshirCabdiqadir 5 หลายเดือนก่อน

      Isku mid nhy Ian isaso qabano hdad somali jogto abyo

    • @HabiiboHabiiboabd
      @HabiiboHabiiboabd 5 หลายเดือนก่อน

      @@ZamzamabshirCabdiqadir somalia joogaa

    • @sulthanofficial1313
      @sulthanofficial1313 หลายเดือนก่อน

      wllo incha Allah wan ku cawinaya ilaso xidhiidh

  • @AhmedIlkacase-hj3en
    @AhmedIlkacase-hj3en 5 หลายเดือนก่อน

    shacaaye zxp dadka lotter sandka xerystay qaar bu leyahy forget confmatoin number makay i dheheen eegta markaa ma anga wax naga khaladan yihiin mise waa webstedkoda dadka kaso hadal ama repaly iso gal zxp

  • @Mowgajunior22
    @Mowgajunior22 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc brother shaaciye

    • @mssworld2023
      @mssworld2023 4 หลายเดือนก่อน

      Abwe ani waa ley doortay muqdisha jogaa numberkada iso qor😊

    • @sulthanofficial1313
      @sulthanofficial1313 หลายเดือนก่อน

      @@mssworld2023 abayo aniga ku hayo safarad aad si fudud uga helayso visa idamka alle

    • @Mohamed_dq
      @Mohamed_dq 8 วันที่ผ่านมา

      Sxb Mowliid cali qase miya?

    • @Mowgajunior22
      @Mowgajunior22 8 วันที่ผ่านมา

      @@Mohamed_dq ywye adi bro

    • @Mohamed_dq
      @Mohamed_dq 8 วันที่ผ่านมา

      Sxb maxamed cawil wye iwrn setahay nio snapka kala so hadaly ee xagaas igaso qabo

  • @Ahmedhassan-uf7qv
    @Ahmedhassan-uf7qv 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxan wan la waynaa uun walipa aniga oo Joogna ethopia anigoo hysaa master highba iska daa

  • @hafiif
    @hafiif 5 หลายเดือนก่อน

    Ma la furay lottery gii

  • @Kayse_ksk
    @Kayse_ksk 5 หลายเดือนก่อน

    xalkee kaala Soo xidhiidha olzz

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed9669 5 หลายเดือนก่อน

    asc shp shaaciye shp waan eegtayna waanan ku guulaystay shp ee shp waxaan rabaa group inaad noosamayso iguna soo dartaa shp fadlan

  • @mcgacaliye1251
    @mcgacaliye1251 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye hadii aan hay school haysto oo aan haysan 8aad ka waran 8aad ma lay waydiinaya thank

  • @berkaydoganay
    @berkaydoganay 5 หลายเดือนก่อน +1

    İg berkaydoganaay add

  • @nimomuhumed8501
    @nimomuhumed8501 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shaaciyee wllky Mahadsanid waxyaabo badan ayaad runtii naga caawisay jir oo joog wllo… wllo waxaan rabay inaan wllky u eego DV lottery ha waxaa ishaqeeyn waayy Confirmation kii xataa intaan copy soo dhahay ayu shaqeeyn waayy wuxuuna kabilabmaa sida sax da ah 2025 markaas forgot ma odhankaraa mise????

  • @hodomowlid
    @hodomowlid 4 หลายเดือนก่อน

    Wll wadamada ugu wngsn in aad safaradoodu aad dacwo ka furato wadankee ugu wngsn soo sheg

  • @big_kaito
    @big_kaito 5 หลายเดือนก่อน

    Isdiwangalintu wali maysocota mise way xidhmatay....kormay bilamata se xidhmata..
    I wish ina aragtay😊

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 4 หลายเดือนก่อน

      Bisha october ayay furmaysa. Xareeeso markii la gaaro

  • @aaryare1956
    @aaryare1956 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye sxb soo dhawoow

  • @amiintafay7701
    @amiintafay7701 5 หลายเดือนก่อน

    Walal lotteryga 2025 kaso hadal

  • @CumaraxmedSaciid-u6x
    @CumaraxmedSaciid-u6x 5 หลายเดือนก่อน

    Shaciyow hadan wax skills laheyn dhibaato ma igaga iman kar🙏❤️taa interview iga soo jawab --

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 5 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaa la iga khalday dhalashadii oo halkii aan ka ahaa 1996 ayaa la iigu buuxiyay 1998 hadii uu maanta ii soo baxo maxaa xal ah ma kakacbaa misee waa la xalin karaa?
    Teedakale magaca shahaadooyinka iigu qoran iyo paasaborka iyadna waxyar ayay ku kala duwanyihiin ee xal ma helayaa mise waa inaan magaca shaqaadooyinka soo waafajiyo pasabortka?

  • @siciidmaxamed6005
    @siciidmaxamed6005 5 หลายเดือนก่อน

    Video kasoduun sxb ad iyo ad ayan ugu baahan nahy 2025 ayan ahy sxb waan kusugi bro thanks 🙏

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 5 หลายเดือนก่อน

    Taliye waxn haysta shahadada dugsiga sare ee puntland ,waxanan so ogaday inanay safaradu ogolyn shahadadas maxa xala wllo,wayna jiraan asxap ila mid ahi

  • @FootballskillShorts-py7qk
    @FootballskillShorts-py7qk 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shaaciye ugu horeyn ilaahey mahad iska leh kasago aad ayaad u mahadsantahay waxaan joogaa sacuudiga iqaamo ma heysto waxaana ku guleystay dv lottery sanadkaan 2025 balse markaan lottery ga xareysanaayi waxa lugu xarey in aan somaali aan joogo lkn waxaan joogaa sacuudiga mudo 9 sano hada passport ma heysto maxaa sameeyaa wll ila tali adigoo mahadasan

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 หลายเดือนก่อน

    Of Somalia GUUUUUL of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 waaan wadan qaaniyaaa of Somalia GUUUUUL 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 waaan wadan qaaniyaaa of Somalia

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan 9 วันที่ผ่านมา

    Muhiim miyaa magac aan ku xareestay Gmail in ay isku magac yihiin

  • @WaliAbdullahi
    @WaliAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน

    Okey walalkey shaaciyow aniga Kenya ayaan jooga mudoyar on sanad gaadhaynin Marka Kenya ayaan kaxaraystay dv wax barashadayda waa Ethiopia hi school kayga maxaa laiga rabaa in Sha alaah

  • @khalidmohamed1044
    @khalidmohamed1044 5 หลายเดือนก่อน

    In sha allah guul 💪💪💪

  • @waliiidjiboutiensofficiell13
    @waliiidjiboutiensofficiell13 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb muu furmry plate-forme imikaa ..lakin waxaad shegtay waay iss wafaqayaan ..inyaro cidlad ayaa jirtaa hadaan guleystoo..waan 2 sanoo shaqaaah ..waxan qabtey shaqoo suuq lakin shaqo dowladed misaa private aaah mahelin..djibuuti waay iskaa yaar adagtahy inaa shaqoo heshaa

  • @Abdirahmaanhiirey
    @Abdirahmaanhiirey 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalinow.🙏 zxbow hadii aan shahaado dugsi sare eh aan heysto dugsi dhexe inaan keno waajib miyaa bro. Tankale. Hadii aanan shaqenin oo lkn shahado dugsi sare an heysto . Seewaa wll. Mhadsanis❤❤🙏

  • @abdiazizomar1806
    @abdiazizomar1806 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walal shaciye, somalia ayan jooga oona kaxarestay DV 2025 safarade igulatalin lahaed oon ehayn kenya, ethiopia iyo jabuti oon ka dhigta interview-ga. mahadsanid.

  • @BLACKSTONELTD
    @BLACKSTONELTD 4 หลายเดือนก่อน

    Su aal ayan watan sanad walba marka xareynaayo waxa Iga qal daa su asha 5iyo 6 haleyga shafiyo

  • @FadumoDaudabdi
    @FadumoDaudabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Wll allhaa kubarkeyoo

  • @MowlidAhmed-fn8gx
    @MowlidAhmed-fn8gx 5 หลายเดือนก่อน

    Wll canada kaso hadal dhoofitan gi wa lajoji maqalye pls kaso had

  • @Gacal1114
    @Gacal1114 4 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye waxaan joogaa kampala waxaan u baahanahay gabar xaasnimo iigu dacwooota kharashkeeeda waaa afka hore sxb bal wax ila raadi

  • @fartunhajji3047
    @fartunhajji3047 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tariikhada dhalashadeyda Wan ilaabay oo 2001 lee xasuustaa malinta iyo bisha ma xusuusto Malaga yabaa inay caqabo iku dhaqoto @shaaciye

    • @fartunhajji3047
      @fartunhajji3047 5 หลายเดือนก่อน

      Qofkii yaqaano ha iku caawiyo wllo

  • @abdinasirzuber9250
    @abdinasirzuber9250 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye Wxn raba degree iyo high school kii forsad ficn

  • @AliMoose-kj1yf
    @AliMoose-kj1yf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Malaay bada kujiro ayaad xawjigiisa tumeysaan alloow naguleey

  • @ahmedadam-v7c
    @ahmedadam-v7c 5 หลายเดือนก่อน

    shaaciye umadaada waa ushaqaysay

  • @calikiki2020
    @calikiki2020 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciyow zxp waxan ku xaraystay waxbarashada high school,high schoolkiina weli ma dhamayn oo waa ii kala badhanyahay oo weli shahaado kama qaadan. Bal arinkaa soo cadee sida loo xalinayo
    2. Lotterga ma marka la xareeynayo high schoolka ama sida somalia looga yaqaano (secondary) labo ayey u kula saareern high school diploma iyo high degree. Somaliana arinkaa lagama yaqaano somalia high school diploma ah ayaa jira oo keliya bal ka waran qofka ku xaraysta degee
    3. Ma samaysankaraa shahaado gacan ku samays ha(copy) mase jirtaa caqabo kaga imanaya arinka
    Talo fiican ayaan ka sugayna zxp gulayso.

  • @FathiAbdiaziz-c1n
    @FathiAbdiaziz-c1n 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qof hadusan USA ii joogin 𝐌𝐚 I cawinee wll mahadsanid.

    • @mohamedyusuf1010
      @mohamedyusuf1010 5 หลายเดือนก่อน

      Wll guul kuu rajeyna inshaallah

  • @HabiiboHabiiboabd
    @HabiiboHabiiboabd 5 หลายเดือนก่อน

    Waan ku gulaysatay wlal please xog kaa rabaa ilasoo xiirir
    Isoo duceeya in alle ii fududeeyo

  • @حسنمحمود-ب2د
    @حسنمحمود-ب2د 4 หลายเดือนก่อน

    Shaciyow sanadkan laymaso Hulan lakin rajaynaya sanadadakale insha aallaha waxan kuway dinaya shaqada amba xirfada waxa loBahanyahay tusali diver miyaaa wayo mahaysto shahado isojawaba youTubka mad kawaregtay

  • @CabdiCali-w2x
    @CabdiCali-w2x 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Waalaal shaaciye wallaal waxaad ii sheegtaa haddii aad heysatid kaarka qaxootiga laakiin uu dhacay ha Dana aankan marin tirikoobka maii shaqeeynaa

  • @HoodoDhool
    @HoodoDhool 5 หลายเดือนก่อน

    Magaca hajiro wll mudadaan kudawanayey 2019 ila hada waxanad markasta uhagar baxdaa dhalinyarada somaliyeed sidaad ugu soo gudbiso xogo sugan

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 5 หลายเดือนก่อน

    Bro shaaciye qofka lacala hadusan heysan warqad waxbarasho dugsiga dhexe/iyo kan sare maxaa uxal ah?

  • @HamdaHikmo
    @HamdaHikmo 5 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salaamay👋Wad mad santhy wllo shaciyo waxan rabaa inaan ku waydiiyo hadii shahaado dugsi sare aan hysto maqasab baa work experience inuu lahaada qofku

  • @deeqomaxamed3315
    @deeqomaxamed3315 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciyow zxp suaal aniga Waligay shaqo shaqo shahaado leh ma qaadan ee maxaa xal ah waxaana ku noolahay Uganda feedback please

  • @abdillahikhalid
    @abdillahikhalid 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye walaal anigu waxan ahay arday, shaqo wali maan shaqayn markaa maalay diidi haddii aan dhaho wali shirkad Imaan shaqayn, dv lottery-ga

  • @WabariExchange
    @WabariExchange 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hada maka gara ma xaresan karaa asxabey jawab isiiya

    • @Kayse_ksk
      @Kayse_ksk 5 หลายเดือนก่อน

      Maya zzp 2026 insha alllah xarayso

  • @AbdiazizmohamedDubet
    @AbdiazizmohamedDubet 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb DUBET iyo Dubat kwrn

  • @maxamedmahadali3506
    @maxamedmahadali3506 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shaaciye waxan ka mid ahay gulaytayasha 2025 ka waxan raba ina igu so darto gurupka Dv lotriga mahadsanid wll

    • @hodonbarre191
      @hodonbarre191 4 วันที่ผ่านมา

      Sa wllo wuxu ma runba oo maku tagtay

  • @FalisFaarah-b8n
    @FalisFaarah-b8n 5 หลายเดือนก่อน

    Passport ma heysto lacag aan ku samaysto

  • @moosman438
    @moosman438 5 หลายเดือนก่อน

    amiin

  • @maxamescabdirisaq5192
    @maxamescabdirisaq5192 5 หลายเดือนก่อน +1

    ka waran hadii ay da daydu tahay15

  • @AminaCabdilahi-e4e
    @AminaCabdilahi-e4e 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye wll wxn ku waydiyey dv wxn ku xaraysty ASIYA lkn ashahadoyinka waxa igu qoran AASIYA mxa xalky noqonya ds260 malagu sixi kraa

  • @easytoeasymath4859
    @easytoeasymath4859 5 หลายเดือนก่อน

    Insha allah ❤❤❤❤

  • @zouhaibahmed6071
    @zouhaibahmed6071 5 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 5 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid wll Shaaciye🙏
    su'aal ayan ku waydiinaya wll sidan ah:👇Qofka hadii la doorto oo aanay cidi u joogin America ma qasabaa inuu keensado Adress qof jooga maraykanka? hadii uu waayo se maka gubanaysaa Fursadu?!
    #waan sugayaa Jawabtada Sxb🙏

  • @zuurabintumuse7760
    @zuurabintumuse7760 5 หลายเดือนก่อน

    Wll waxad isheegtan qof shahado jamacadad haysa miyaa loga bahanyahay inu keeno dugsiga sare wll igasocawiyaa

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 5 หลายเดือนก่อน

    Wlllo gulayso

  • @Samsam-l4l9b
    @Samsam-l4l9b 5 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye anigu waxan ka soo baxay school Arabic ah ashahadadayda waxaa igu qoran Arabic waana ku xereystay

  • @skylinesomali9892
    @skylinesomali9892 5 หลายเดือนก่อน

    Wll shaaaciye, shahaadada Ethiopianka ayaa magacyada xooga ka badalanyihiin, maxaan sameeyaa

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 5 หลายเดือนก่อน

    Qofku hadaanu wax baran ma xeraysan karo miyaa

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan maqalay inaan la ogolayn pasport fisaleh ma runba ariinka?

  • @MaxamuudIbraahim-e1r
    @MaxamuudIbraahim-e1r 14 วันที่ผ่านมา

    Sslaamu caleekum shaa ciy waxan kaacudsanayaa anigooah wil agoomsh inaa igarab qabatid ayaa rabaa alaha iilakaajiro mahad sanid😂😂😂

  • @faizamohamed1
    @faizamohamed1 5 หลายเดือนก่อน

    Job experience shaqooyinka la ogolyahay kaso hadal wll