WARDA HAPPY & QAMAR SUUGAANI | ISNA IMA DARYEELO | 2024 SHOWGII NAIROBI OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    Update 24 Hours
    Quality Videos
    Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

ความคิดเห็น • 44

  • @djmodjmo-jn9km
    @djmodjmo-jn9km 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waaw really star number one
    No one can beat this gril my Favorite number one

  • @APDILAHI-om5xe
    @APDILAHI-om5xe 6 หลายเดือนก่อน +1

    warda happy song sweet wan ku watAA ZXP😊

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 6 หลายเดือนก่อน +4

    AHUN erayadi Maxamed Cumar Huryo iyo Laxanki AHUN Maxamed Wardi,Waxaana hore ugu luuqaysay AHUN Xalimo “Magool”inga gabdhood Ee ka dib qaaday Warda happy iyo Naciima ayaa aaad ugu cod macaan,musicianka tumaya garanmaayo Lkn inaba caadimaaha isna ,hadaanu xasan cujeeri cajami dhamaantiin idinko isku duuban waad mahadsantihiin.

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dhashii gobalkii raga❤ burco burco

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah she’s so pretty 😍

  • @mohamedsuldan9117
    @mohamedsuldan9117 6 หลายเดือนก่อน +5

    Warda happy axsan fanan cod iyo qurux m.a ❤

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daydayaa ma daale😮

  • @dalxiismediaofficial6976
    @dalxiismediaofficial6976 6 หลายเดือนก่อน +19

    Naag isaaqa oo garxajisa uunba quruxdan yeelan karta al inaaderiya🔥❤

    • @hargeisawii
      @hargeisawii 6 หลายเดือนก่อน +4

      Meel kasta qabiil la orda ish 🤢

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 5 หลายเดือนก่อน +4

      Beenta maaha hablaha Garxajis ilhy qurux buu ugu dowgalay

    • @ailover5719
      @ailover5719 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@hargeisawiiwa run dee qof reer sheekh isxaaq ah oon ba quruxda wuu dhasha

    • @ia5159
      @ia5159 13 วันที่ผ่านมา

      Nah bro nothing to do with Garxajis…she is Habar Yoonis only…Eidagale yar yar don’t play the game garxajis...our donkey don’t eat the same grass

  • @MowliidCabdi-t6g
    @MowliidCabdi-t6g 6 หลายเดือนก่อน +2

    Warda happy wallahi cod iyo badh

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤waw hees igu wayn yarta wa na shiday

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshalaha warda qurux ❤

  • @mustaffali8467
    @mustaffali8467 6 หลายเดือนก่อน +1

    Warda xage ka helaa yaaaq

  • @HanadAmoha
    @HanadAmoha 2 หลายเดือนก่อน

    Unique soud.

  • @aliismail7620
    @aliismail7620 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka heestan dib u qaaday Warda ayaa ugu cajiibsan siday ugu luuqaysay. Mustafe Karama isna waa always best muscian

  • @Airdropssomalitasks
    @Airdropssomalitasks 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cod Dahab iyo Qurux Bay isku Darsaty New Magool Warda Qurux ❤🫅

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan oo kalle waa mar la arag wlhy 😢❤

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 5 หลายเดือนก่อน +1

    Barteeda dhigtay warday ❤

  • @djmodjmo-jn9km
    @djmodjmo-jn9km 4 หลายเดือนก่อน +3

    Really unique gril

  • @SumayoMustafe
    @SumayoMustafe 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan kunjeerba kusoo ceshceshada wuxu macaana❤

  • @suhuurmoh6417
    @suhuurmoh6417 6 หลายเดือนก่อน +1

    Quroxley warda happy ❤️🫶🏽

  • @degmosoham3066
    @degmosoham3066 5 หลายเดือนก่อน

    Belle voix walalo machallah reste comme tu est que dieu sois avec toi big kiss😚😚😍

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walashay Qamar
    Ma iska daysay cabitaanka 🍺🍺🍺😂😂😂😂

  • @CabdixasanGeeleIlyar
    @CabdixasanGeeleIlyar 5 หลายเดือนก่อน

    Gasta xasus 28/04 aadban u dayamey eesh cala cod macala qurux

  • @NasraMuktar-qb2zf
    @NasraMuktar-qb2zf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Isna imadaryeelo😢😢

  • @fadumokassim837
    @fadumokassim837 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jamiila

  • @noorhassan3605
    @noorhassan3605 6 หลายเดือนก่อน

    Marba hadeey mareeysa meelihi shishada waa kakac

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 6 หลายเดือนก่อน

    Waa iwadataa hestan 😢

  • @Hassanismaelhassan
    @Hassanismaelhassan 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wa qoolama inantan walahi wee qurux badanthy

    • @NuuraHani-b4o
      @NuuraHani-b4o 6 หลายเดือนก่อน

      Waa reerkiina wll

    • @MubaarakKanadi-vf3mj
      @MubaarakKanadi-vf3mj 6 หลายเดือนก่อน

      Waa naag garxajis oo fanka hibo u leh kuna xaragoonaysa yaa salaam fanka lagu sheegaaba waa Garxajis

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 5 หลายเดือนก่อน

      Waa isaaq Garxajis Habaryoonis

  • @UbaxYousuf
    @UbaxYousuf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Daydaya ma daale😢

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 4 หลายเดือนก่อน

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 5 หลายเดือนก่อน +1

    I'm sorry but I have to write this😢Quruux aan Qiimo lahayn macno badan ma suubineyso.Sababto ah Gabadhaas waxan umaleynayainay sixir ku tageen😂 kaas uma qalanto.

  • @mrsolution6367
    @mrsolution6367 5 หลายเดือนก่อน

    Magool heestada walee maxaan xiijiyey, yartani si fican ayey u qaadey.

  • @adarosmanahmed5635
    @adarosmanahmed5635 4 หลายเดือนก่อน

    Gobolka

  • @fatoumaabdikhaire7100
    @fatoumaabdikhaire7100 6 หลายเดือนก่อน

    N'aya arrêt de jouer avec la chanson c'est pas comme ça deja 😢😢

    • @degmosoham3066
      @degmosoham3066 5 หลายเดือนก่อน

      C est juste une reprise de la chanson elle a une belle voix machallah viva Somaliland