Laxanka Nugul - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 31

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed saleban dhiigeyga ayaa ku shaqeeya Allh yarxam wllhi lakama gayoon karo Allh yarxam

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin sxb Si Fiican.

    • @somatricks3281
      @somatricks3281 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxbow isku mid baynu nahay walaahi, taniyo sidaan u kacaamay Maxamed Saleebaan mooyee cid kale ma dhagaysto, marmar baan is idhaahdaa toloow ma ruuxdiisii baa kugu jirta.
      waxaan ka hayaa in ka badan 125 heesood oo wada xul ah. markasta oo aan safar galo isagaan ku bilaabaa kuna dhamaystaa.
      Maalin dhawayd oo aan Burco safar kasoo galay waxaan kutagay Jigjiga, haddana waan kusoo noqday, heercaalami walaahi.

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 2 ปีที่แล้ว +2

      Waar sxb Khabiiroow ninkan Haydar la yidhaa Waan arkaa isagoo qaraamka ka fal celinayee ma dadkeeniibaa? Ninku ma ehlu qaraambaa? Hhh!

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      @@qaraamyahan 😂😅 Waar ninkaasi Waa Ardaydii Jiim Shiikh kkkk waa ragaygii aan soo saaray sxb lol. Waa Jiilkii iyaguna inaga badali lahaa hawshi aynu u kacnay sxb.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 ปีที่แล้ว

      ​@@khabiirqaraam7935 Waad nagu yara faantay khabiirow inkastoo bilo badan kaso wareegtay 🥰😂😂😂 Qaraamka hala quuto 🥰🥰🥰👊🏻

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +5

    Waan Ciil kaambiyaa, codkaygiiye!!. 💔
    AUN Maxamed Saleebaan Tubeec
    Laxankaan nugul meel buu kagaso hadhay! 🔥

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii alle ha unaxariisto abwaan philosopher hassan sheikh moumin

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +5

    Cawiyo waa nag yahay kolley calafee
    Cawaagmayoo laabtu waa i cadee
    Calooshaan ii caafimaad qabine💔

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 2 ปีที่แล้ว +2

      Cawaagmayoo laabtu way caddahee
      Sxb tuducaasaan ka yaabaa siduu u marro!

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      @@qaraamyahan Cajiib weeyaan sxb Waa ba waxaan u soo qaatay intaas Laxanka Nugul dhakaduu kaga Marayaa Codka Boqorku.

  • @Negeye
    @Negeye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Khabiir, waa heesaha kuwa keliyee I dhaqaajiya.
    AUN MS Tubeec. Waa fannaan culus oo aan la hilmaami karin.

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭 allow u raxmo intii dhimatay alla maxa dad qalia naga baxay🤲🤲🤲

  • @maxamuudcabdifaarax3740
    @maxamuudcabdifaarax3740 ปีที่แล้ว

    Aun Tubeec mucjisada fankuu ahaa laxan walba halkeeda dhiga

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa siiqada Nugul ee aan u jeclahay. Waxa jirta mid kale oo isla tubeec ah, balse tanaa aad uga wacan dookheyga. Siiqadan waxa dib u tumay nin la yidhaa Canjil oo Astaan Tv mar lagu marti-sooray oo kabo-tole shaqadiisa ku faraxsan una hanweyn ah. Allah tiisay tahee.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      Si Fiican Markan bay isku laba dhacaysaa sxb.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 ปีที่แล้ว +2

    Dhibtayda dadka ka dhuumanayoow
    Dhirtoo maqashaan I dhaafteenoo
    Dhagaxay damqan lahaa dhadhaabtaaye...... 😢😭

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nafaad taabtay laguma taagsado.
    Sidan ayaa sax ah.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 2 ปีที่แล้ว +3

    Sallaamu Alaykuum Walaalayaal Raali ahaada intaan maalmahan soo gaali wayeey bartaa youtube-kaa ariin baa Xalinayee

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      Wacalaykuma Salaam Sxb Soo dhawoow Mar kale Nin Loo xiisey🥰🥰

    • @ismaaciilarbache5244
      @ismaaciilarbache5244 2 ปีที่แล้ว +2

      @@khabiirqaraam7935Mahadsaniid Masuul Sidoo kale Wallahi nin fiican baa tahay #khabiir#Qaraam keydiiyahaa Suugaantoow

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +2

      @@ismaaciilarbache5244 😂😅 waa hagaag sxb mahadsanid.

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 2 ปีที่แล้ว

    Laxankan hobollo badan baa qaaday lkn anigu Dhuulle, Tubeec iyo Axmed Mooge ayaan u jeclahay alle ha u wada naxariisto 🥰❤

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      Si fiican saddexduba Si layaab leh bay u qaadaan.