Dilaagi hablaha guryaha ka shaqeeya kufsi iyo dil ugaystay ee Sucuudiga gil gilay 😱😱😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • www.al-madina.com/ampArticle/46539
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 174

  • @FatimaMunachannel
    @FatimaMunachannel  3 ปีที่แล้ว +2

    www.al-madina.com/ampArticle/46539

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +17

    Waa dhibaatada heysata dumarka soomaaliyeed meel walba waxey udhoofaan ayagoo muxram la aan ah markaasaa lakufsadaa meeqaa lagu heystaa meesha magafe oo caruur looga dhaley kufsiga meeqaa saxaraha kudhimatey illaahow dhalinyarada soomaaliyeed wiil iyo gabarba dalkooda jecleysii kana madoobeey tahriibka yaa arxama raaximiin

    • @User_19567
      @User_19567 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa u sawab ah Dawlad diidka al shabad iyo mucaradka dawadhilif

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +1

      @@User_19567 allaha naga qabto raga kutaajirey burburka iyo dhiiga ummada soomaaliyeed horumarna uyaqaanaan dalkaaga burburi dal shisheeyana dhis kabahana uqaad nin asaagaaga ah oo dalkiisa dhistey hadana difaacda

    • @rahmasheikhdon1153
      @rahmasheikhdon1153 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali maaaha waxa laga sheekeena waa indunuusiyaan

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmasheikhdon1153 walaal waan ogahey ineysan soomaali aheyn dadka laga sheekeenaayo laakiin dhibaatadaan oo kale waxey heysataa gabdhaheena iska socdo muxram la aan oo meel walba udhoofaan markii la arko inaan rag lasoconin ayaa laxoogaa illaahey waxaan kabariney dhalinyarada soomaaliyeed inuu jecleysiiyo wadankooda yaa arxama raaximiin

    • @calimaxamed111
      @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว +1

      Dumarka soomaalida waaba dumarka kaliya ee aduunka loogu ixtiraamka badan yahay!
      sida dumarka soomaaliya loo ixtiraamo meela kama jirto aduunka.
      waxyaabaha fooshaxun ee hadda soomaaliya ka dhaca waa wax yaabo ay keeneen oo ay maal galiyaan haayadaha basaasiinta ah ee shisheeyaha ah ee tuula kasta oo soomaaliya ah jooga.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +14

    حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم أللهم أغفر لنا ذنوبنا

  • @canabcabdi1014
    @canabcabdi1014 3 ปีที่แล้ว +9

    Sucuudiga waa meel dadka lagu cuno imika yaab allow na badbaadi subxanallah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    XasbunaLaah.wanicma.WakiiLan

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah ale kucinqaab carada ale kugu dhacday mujrim 😭

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +4

    subxanallaah wajigiisa waxa ka muuqda naxariis daro ilaahow ha nagu imtixaanin cadow naga xoog badan ooaan naxariis laheyn

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin illaahoow ha bagud saladin ,wax noo xoog sheegta

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت 3 ปีที่แล้ว

    Waaqiso xanuun badan alxamdulilaaah in ladilay

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 ปีที่แล้ว +1

    I like ur stories 👍

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    XasbunaLaah.Wanicma.WakiiLan

  • @wardahaaji4447
    @wardahaaji4447 3 ปีที่แล้ว +7

    Ax ax ax 😭😭 inilalilah wa inali rajucun

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin dumarka alleh ha ka badbaadiyo waraabayaasha dumarkina naftoda lacag ku doorsanayaan

  • @ahmedfarax841
    @ahmedfarax841 3 ปีที่แล้ว

    Thanks jazaakalaahu qeer

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed470 3 ปีที่แล้ว +7

    subxanallaaah Allow silic ha no dilin

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc xagee kuugu soo qoraa sheeko aniga igu dhacday allaah baa iga badbaadiyey

  • @saciidahmeddauud8376
    @saciidahmeddauud8376 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxana allah
    Ha ladilo kani

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 ปีที่แล้ว +2

    ADUUNKA dadkii saboolka ahaa oo dhan gabar irsaaqad aay keento beey sugaayaan oo waayaraaday nin wax laga sugaa Ilaahay ha sahlo

    • @BeYourSelf-zy3zz
      @BeYourSelf-zy3zz 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi waa runtaa ineey iibsadaan ama in lagu shaqeeysto ee la dhibaateeyo , Allah ayaa u maqan hablaha masakinta aah.

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว

    Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun Laa Xowla Walaaquwata Illaa billaahi Caleyul cadiim

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah kaasi waalida dharka xidhan buu ahaa

  • @diiriyefaadumo5587
    @diiriyefaadumo5587 6 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    Subaxanallah

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah w qiso aad umurugobadan Abaayo Allaah ku barkeeyo gabdhuhu marwalba waa hilb bisil ayeey Soomaali dii hore tiri

  • @Hornscope
    @Hornscope 3 ปีที่แล้ว +2

    Iyagaa qaldanaa. Yaa ku yidhi nin aan mahramkooda ahayn raaca

  • @farowla12345
    @farowla12345 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaallah wanka baqada carabta anigu

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah yaa casiusatii

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 3 ปีที่แล้ว

    Subhanalaah

  • @Mudan-
    @Mudan- 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallah waa niicmal wakiil illahay kuucadaab

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 ปีที่แล้ว

    Subaxana laah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah Waa arin muruga leh,,,dumarkana waa kuwa marwalba unugul dhibatada.

  • @hilaac075
    @hilaac075 3 ปีที่แล้ว

    Thank you wll, for sharing store

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah Malikil Quduusu Salaama.

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 3 ปีที่แล้ว

    inaalillaahi wa inaa ileyhi raajacuun dad cun weeye ilaahay kaa abaal mari

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah thank you

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว

    Halkeed ku nooshahay wll...qof fiican baad tahay

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah 😭😭😭

  • @rita-iq4fp
    @rita-iq4fp 3 ปีที่แล้ว +3

    ‏سبحان الله😭😭😭

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +1

    subhanallah subhanallah subhanallah

  • @hamdiadam6878
    @hamdiadam6878 3 ปีที่แล้ว

    Azc sister.waan rabnaa barnaa mijka aad ku caawinayso

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 3 ปีที่แล้ว

    İlaaheyban ka magan galney subhana Allah 😱

  • @calinuurecali5825
    @calinuurecali5825 3 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @umaymahumble6174
    @umaymahumble6174 3 ปีที่แล้ว

    Yunbuc hada ka hor waxa lagu diley labo hablood oo somalia mid wa la wayey mid sharaca laso dhigay iyado ku jirta bacda subaalada oo laso bireyey TH-cam kana way ku jirtaa sucuudiga wa laysku cunaa meel maaha ilahay hana amaansado aniga iyo inanta joogtaba😭🤲

  • @omarabdi2379
    @omarabdi2379 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qurbaha joga waa inaan ku ugarsanaa saudia Arabia si walba aan uga cadgosan karno wayo gabdhahena wey cinqaban shaftodana wey ku cayaraan

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Umuhatuljanah UmU zuber

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 ปีที่แล้ว

    Walaalay ilaahay ha ku sharfo

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 3 ปีที่แล้ว +4

    Bisinkoow 💔😢😢😭

  • @sahrayousof9968
    @sahrayousof9968 3 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 3 ปีที่แล้ว

    masha allah sis

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว

    xasbunallaah laxawla walaaquwata illaa billaah caliyul cathiim

  • @Wareegtaasilsilad97
    @Wareegtaasilsilad97 3 ปีที่แล้ว +1

    I think he isn’t Yamani he looks Sudan’s

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaha

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Waa jareertii yemen

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว

    Subaxalaha ilahow maqaluqadakaga sharakoda nagabadabadi

  • @shamsaadam5784
    @shamsaadam5784 3 ปีที่แล้ว +2

    Wajigiisa ayaa ba laga baqayaa Waji Xuuxa 🙂

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 3 ปีที่แล้ว +1

      calaamadii sujuudana waa ku taal wajigiisa dadkaan hada jooga diinta dhaqan ahaan beey u heystaan maahee kuma dhaqmaan waxay farayso

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      @@mrsocotraisland1939 kkk marka calamad sujuud kama dhageyso Muslim ma fahantey somalida baa dharka iyo calamad sujuda uu maleyn wax wanaagsan

  • @halimohussein9999
    @halimohussein9999 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaamaad

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah

  • @ugaaska7451
    @ugaaska7451 3 ปีที่แล้ว +2

    Yunbuc anigaa kunool hadda waa magaalo xeebeeet

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa ku dhigey ka caracar

    • @zidraabdikarim1041
      @zidraabdikarim1041 3 ปีที่แล้ว

      Sheekadan alifad bay uu egtahay sababto ah sucudiga shaqala eshiyanku bananka uma baxan waa la ilaliya mustaxil

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah 😭

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa bari

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxa sheegto ay waasay waxa no sheegta waxa aqliga galaayo

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan sujuuda iPhone11 leh waxay ?

    • @nimohoddankaali8410
      @nimohoddankaali8410 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk😂😂😂😂😂😂

    • @miskifarah4859
      @miskifarah4859 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa iga qoslisey kkkkk

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Sujud iyo dhar aad xirto Muslim kama dhageyso aaan wax ka barno arintaan

    • @khadijahassanmohammad9726
      @khadijahassanmohammad9726 3 ปีที่แล้ว

      Asc Sujuuda qaar waxay u samaystaan tuuga nimo waxay isaga gubaan dab Alle haynaga bad baadiyo

  • @ibrahimabdihussein1597
    @ibrahimabdihussein1597 3 ปีที่แล้ว

    SubxaanAllah

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว

    Subxana laah waa murugo ilaahay ayaa kashifay

  • @qadiijomohammed6039
    @qadiijomohammed6039 3 ปีที่แล้ว

    Subaxanallaah

  • @fadumosamra4127
    @fadumosamra4127 3 ปีที่แล้ว +3

    SAX WAA ABALMARINTISA DADKA ISKA DHOOFA WAA DUMARKA SOMALIDA IYO CARUURAHA ILAAHAY HA INA XAFIDO WLLO QAALI✋🤣😂

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว +1

    Cudurada gaalada ka aragnay

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah illahey kucadaab

  • @leyloabdullahi4420
    @leyloabdullahi4420 3 ปีที่แล้ว +1

    Walciyaadu billaah 😭😭😭

  • @sahrasiman847
    @sahrasiman847 3 ปีที่แล้ว

    Subhanllah waba dad cune

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxad ka hadle wax la dhageysan kara maha sumxanalah

  • @hamdiadam6878
    @hamdiadam6878 3 ปีที่แล้ว

    Dad ka soo guuraya

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 3 ปีที่แล้ว

    Subaxanalhi subxaanalaah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Sheeko meeshaan ogaa aa notaalo aakhiro inaan isjiro taxadaro dhooroofsanaado hadii kale intee iidanbayn janaa rabaw kaa baryey.

  • @hindiyogedi8397
    @hindiyogedi8397 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah ilaahay kucadaab

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 3 ปีที่แล้ว

    Subxanaallah

  • @cabdikafidahircabdimaxamud9408
    @cabdikafidahircabdimaxamud9408 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah

  • @nadiifomaxamed9174
    @nadiifomaxamed9174 3 ปีที่แล้ว

    Subxana alaah😭

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Asckm subxaanallaah

  • @ifrahsaid7261
    @ifrahsaid7261 3 ปีที่แล้ว

    Subxamallah subxanallah

  • @saciidoahmed608
    @saciidoahmed608 3 ปีที่แล้ว

    Xasbuna Allah wa nicma wakiil

  • @sahrayousof9968
    @sahrayousof9968 3 ปีที่แล้ว

    DunhanaAllah😭😭😭

  • @nawaalcabduqaadir9295
    @nawaalcabduqaadir9295 3 ปีที่แล้ว

    Xasbunallah

  • @abdinashirshaib5882
    @abdinashirshaib5882 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin dumarkeena qimaha leh kugafaa duli weyaan walalo

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

    Sudanese waaye

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanllah

  • @xaliimoxaamid4825
    @xaliimoxaamid4825 3 ปีที่แล้ว +1

    xataa caruurtiisa naagdiisa xoriyad helay subxaanalah

  • @habibaosman7293
    @habibaosman7293 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว

    subxanallaah

  • @mako_bolin
    @mako_bolin 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaa waa qiso xanun badan

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @nasteexocabduqaadir5032
    @nasteexocabduqaadir5032 3 ปีที่แล้ว

    Alla Kan sheydaan ayuu u egyahay balaayo hakuugu dhacdo balaayo foolxumo badan

  • @lovely._me0863
    @lovely._me0863 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll mun

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว

    Asc wrx wbr yaa faatima muuna sawirkisa ayaaba laga cabsoonayaa adubillaa

  • @ruun139
    @ruun139 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ba facshir alaha kamagan

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 3 ปีที่แล้ว +2

    Masakiin X waxa cajiba nin reerkisu dawarsadaan isaga siduu gaadhi u wataaa rerkisaba gajonaye 🤔

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 3 ปีที่แล้ว

      been waaye sucudiga ma dawarsadaan wadankooda faqri maahin kuwa xooga darufaysan wa jiraan lkn said maahin wa shaqeystaan anigaa joogi jiray tankale suqow ku arkay ayeey tiri lisma shukaansado meshaaas nina naag lama istaago ama lambarkaaga isii ma dhaho hadeysan aheyn sheekadaan wax 30 sano kahor ah

    • @dr.kabila
      @dr.kabila 3 ปีที่แล้ว

      @@mustaqbalchannel7589 sax wngstay allah ba og wax ksta

  • @aminaabukar1092
    @aminaabukar1092 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wa jiranyahay

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 ปีที่แล้ว

    Walhay waa very sad