QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 57

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +18

    Rer Falastiin ayaa dunida xukumi doona Yuhuudna iyaga jabinaya insha Allah

  • @ShukriXayeesi
    @ShukriXayeesi ปีที่แล้ว +9

    Yuhuda baasa baalayo ah ☄ 🌑 ☝ 🇸🇻 dhulka alle lajaro bidamilaaha kariima alle

  • @ZeinabFarah
    @ZeinabFarah ปีที่แล้ว +9

    Awododa illahay siyey ayey ku caasinayaan subxanalah rabiyow nagabadbaadi fidmadooda wa ti nabigu sheegey scw ee masixudajaal🤲

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 ปีที่แล้ว +5

    Waxa lagu nacay 1 waa dadkii ugu horeeyey ee dabada iska mara khaniisiin noqda
    2 waa dad alle lacnaday quraankana lacnadooda lagu sheegay waana dad alle ku afceliya
    3 waa dad anbiyadii iyo rusushii alle usoo diray laayey qaarna alle kabadbaadshay dhagartooda
    4 wax ka xaasidsan taariikhdu ma qorin mana qori doonto umad waliba xaasid waa leedahay laakiin yahuuda xaasidnimadoodu heer waxay gaartay qof muslina haday arkaan ay ku fakaraan markaaba alla muu dhinto qofkan muslimka ahi xitaa hadii uu yahuudigaasi uu qalniin kujiro saas ayuu ufakarayaa nabigeena ayaana sheegay hadalkaas scw

  • @Anfacmedia1
    @Anfacmedia1 ปีที่แล้ว +13

    Qomulud iyo yuhud waxa ku astesan 2 Calamado oo ad uxun yuhud waa xasidin oo nabiyadi ilahy uso diray aye dilii jiren Qomuludna waa dhaqan xumo

  • @mohamedibnuabdullahi7441
    @mohamedibnuabdullahi7441 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi chenalkan kan waan jeclahy
    Insha Allah 1m waa gaare❤

  • @MaanUgbaad
    @MaanUgbaad ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤Guul falastiin ❤❤Guul muslimiinta ❤❤❤Allahu akbar ❤❤❤❤

  • @Abwaanka80
    @Abwaanka80 ปีที่แล้ว +10

    Yuhuuda iyo gaalada dhamman alle ha cirib tiro

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

      Ilaahow soo hanuuni dheh

    • @hanefa283
      @hanefa283 ปีที่แล้ว

      Hayuuda iyo gaalada ALLAH cirib tiro

  • @SacadSiciid-nf5fk
    @SacadSiciid-nf5fk ปีที่แล้ว +3

    Macalin cabdi rashiid

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 ปีที่แล้ว +3

    Shalom hadii soomaaligu aanu ahayn qof ku hadla af carabi sidee ku noqday jaamacada carabta waayo oo waayo

  • @xasanahmed5
    @xasanahmed5 ปีที่แล้ว +8

    the one and only channel annaga production keep it bro ❤

  • @NuurxuseenC
    @NuurxuseenC ปีที่แล้ว +4

    سورة الاسر
    وقضينا الي بني اسراءيل في الكتاب ilaa
    عسي ربكم ان يرحمكم الي اءخرالاءيه
    Waxee joogaan gaba gabo yahuuda lacnatu allahi caleekum
    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h ปีที่แล้ว +4

    Illaahoow itus tarxiilkooda

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +1

    Yahuuda waa qudhun bilaa dhaqan ah, ilaahayow inkaar ku rid

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤nebiyo badan ayey dileen❤❤

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah yuhuuda halaag ayaa u danbeeya falastina wey guuleysaney

  • @abumoalim
    @abumoalim ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa mahad santahay walaal, si sax ah oo qurux badan ayaa noogu soo gudbisay.

  • @nia8672
    @nia8672 ปีที่แล้ว +5

    Ilahayba madhiin insha ALLAH sidodina wey ku noqon donan oo lamustafirin insha ALLAH

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 ปีที่แล้ว +2

    شكرا أستاذ

  • @SaliimSaliim-k9t
    @SaliimSaliim-k9t ปีที่แล้ว +2

    Thanks Thanks

  • @qasimcade966
    @qasimcade966 ปีที่แล้ว +2

    شكرا

  • @hassmali1139
    @hassmali1139 ปีที่แล้ว +2

    Adigo mudan ilmo-Isara'iil iyo Hahudnima Wa Kala Fasiray Quranku ilmo-Isara'iil Was Dhaladho iyo Dhiig wadag Lkn in'ay war kamid ah Ay yirahdan Waxan nahay kuwuu Hanuunay ( yahud ) kuwasina waku ku ekaday Nabi musse oo sidiray Rasulkii Tooska Lagu sidiray ee ladoraciyeu Injiil ( Gospel) Bayinta mujinaya Rasulnimadisa iyo Kuwii Racay ee Kamid ah ilmo-Isara'iil oo Labaxay Ansar Ahla kitabkuna Was iyaga in markaas lkn Hadda macal Snags ah Ahlu kutab Quranku a Markuu kahadlayo Yahudnumada ama Nasaranimada ma aha Diin ee Was Milad Sidasa Quranku u cadeyey Warkisa illaaheyna Qoom dhan mawada Naclado intii kadanbeysay Qomkii Fircon ee Nabi Musse Tooska Lagu diray isaga Aadban udawada TH-cam kaga Waxbadan Wan ka bartay mahadsanid sxb I appreciate

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 ปีที่แล้ว +10

    Carabki nabi daauud ayaa lagu nacladey yahuuda

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +3

      wax iiga sheeg sidee

    • @nasriina3355
      @nasriina3355 ปีที่แล้ว

      ​@@Mo_Daud
      لُعِنَ الَّذِينَ كَفَرُوا مِن بَنِي إِسْرَائِيلَ عَلَىٰ لِسَانِ دَاوُودَ وَعِيسَى ابْنِ مَرْيَمَ ۚ ذَٰلِكَ بِمَا عَصَوا وَّكَانُوا يَعْتَدُونَ (78
      Waa taas aayada lagu lacnaday yahuuda. Suuratul maaida ayey ku jirtaa aayadaas.

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @qasimcade966
    @qasimcade966 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. ปีที่แล้ว +3

    Asc macalin wan ku salamay
    Waxan raba inaad warbixin inoga sameyso
    Haddi shidalka dunida uu dhamado side dunida noqoneysa maxane isbadalo?

  • @Dowgaagamedia29
    @Dowgaagamedia29 ปีที่แล้ว +1

    Okay

  • @FPT326
    @FPT326 ปีที่แล้ว +2

    Macalin qiimo badan Cabdi Rashiid miyaa mise Cabdirashid?

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Walalkey caan iga dhig 😢

  • @abdi2951
    @abdi2951 ปีที่แล้ว +3

    Allow islamka quwad uyeel

  • @Umumaryama
    @Umumaryama ปีที่แล้ว +3

    Inkaar ey qabaan
    Gabagabadoodi ayaa soo dhaw

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct ปีที่แล้ว +3

    Nimankan cadcad odadkaxasuqaya gumadaya dhukodiina kaqadaya misana hiilka muqdahelaya badnaledahay waydulaysanyihin waxadulaysan nacladina kudhacday kuwamatadodii sidaa logalayo uhilinwayay iyagoo kaxogwayn cadawga yar waiyaga kuwaduliga iyo lacnadu kutalo awalba walaoga inyuhud iyo nasaro waxkala ahayn

  • @lakiabdi8777
    @lakiabdi8777 ปีที่แล้ว +3

    🤲🏾 Allah

  • @aishahassan9
    @aishahassan9 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah chanel aan aad utaageero marwalba waanlasocdaa ustaadka vedioga soogaliyo…. Insha allah guul ustaad….
    Ustaad dagaalka yuhuuda iyo falastiin soobadi

  • @mohamedhussein8431
    @mohamedhussein8431 ปีที่แล้ว +1

    Carabta waxaa xukuma dad Ad iyo aad ugu dhow yahuuda Wana mida kentay in Islamku daciifo o uu isu gurman waayo Wana 4 arimood midod
    1 dano dhaqaale siyasad maslaxad Gaara
    2 Iyo in Naago yahuuded ey nuugen oy dhaleen ama eyqabaan boqorada Carbeed
    3 qilaaf dhexdoda ah
    4 cabdi Rucbi eysta o ubaqayo Saldanadiisa iyo kursigisa .

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 4 หลายเดือนก่อน +1

      Iyo culimadoodi saxda ahaa oo la xir xiray iyo ayadoo la culumeeyay kuwo munaafiqiin ah oo adoomo u ah Taliska markaas xukuma, sidaa darteed Shacabka ayay u fatwoodaan iney adeecaan boqortooyada xitaa hadii ey sameyneyso falalka ugu xun ee qof muslim ah sameyn karo, marka waa la isku kaashaday

  • @liilboy8445
    @liilboy8445 ปีที่แล้ว +4

    Macalinow mid ku waydiiyee waxaa dhahday 1492 Christian waxa aamin sanaayen in yahuuda Jesus kadileen micnaheda waxay aaminsan yihiin in jesus dhintay,suaasha ayaa ah maxay hdda dadka u baa bi inayaan aygoo leh Jesus imaanayo haddii io hadii waxaas io waxaas sameno.

  • @SalimsalaxSalim
    @SalimsalaxSalim ปีที่แล้ว +1

    Bal kawaran kuwa dowladaha sunniga ee isudhiibay dad noocaasiah

  • @HoodoAar
    @HoodoAar 3 หลายเดือนก่อน

    Janalkan hadanan dhagaysan malintii waxba iga dhiman

  • @sakariyemuuse1102
    @sakariyemuuse1102 ปีที่แล้ว +2

    Asc zxb Qali

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว

    👍

  • @MubaarigAxmed-mi5kw
    @MubaarigAxmed-mi5kw ปีที่แล้ว +3

    thanks sutaad

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 ปีที่แล้ว +4

    ilah aya ku itixamay xamas iyo xisbulah lkn midan wa mid kagu jabin dono i.a ilah haugargaro falastin

  • @shamsahirsi5324
    @shamsahirsi5324 ปีที่แล้ว

    🌹🌷🌷👍👍👍👍👍♥️♥️

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju ปีที่แล้ว +3

    Yahuudu horta dinte ayay hestan

  • @SakariyeAadan-qi3jm
    @SakariyeAadan-qi3jm ปีที่แล้ว +1

    Yuhuudu diintedu waa christian mxay jarmalku u mustaafuriyiin

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 4 หลายเดือนก่อน

      Isma laha yaduud iyo kiristian wey kala duwanyihiin lkn wey isku dhowyihiin waa yahuud iyo nasaara, yahuud waa reer banii israaiil kiristian kuna waa nasaaro

  • @MahadYoolax-lc9dy
    @MahadYoolax-lc9dy 3 หลายเดือนก่อน

    Qarnigaan waa kii ey babilahayeen idinka alle shartoda alle ha dhaafiyo aduunka dulmiga ey reer falastiin ku hayaan maalin uun wey ka sobaxi

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f 8 หลายเดือนก่อน