CİLMİ BAARİS AYAA LAGU SHEEGAY FAQİİRNİMADU İN AY FAA'İDO LEEDAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 85

  • @Omarhajjigurhan490
    @Omarhajjigurhan490 29 วันที่ผ่านมา +24

    Mahadsanid wlle qali wlhi su'ashan kaligay baa is waydinayay maalin dhawayd anoo masajid kaso baxay baan arkay masaakin duruf adag ka muuqato waan u adkysan waayay maano gees jirtay oo ilma yar haysaty baan lacg yaron hayay siiyay

    •  29 วันที่ผ่านมา +9

      Allaha kaa aqbalo, Waxaan kuu rajeynayaa dadkale in ay kuugu dayan doonaan.

    • @DaraartuAxmed
      @DaraartuAxmed 4 วันที่ผ่านมา +1

      Wllo qail wad kumahad santahay muuqalkan aan kadalbaday anigu in aad so diiyarariisay Ale hakuxiftiyo wllo ❤❤❤❤❤ xita shaqadadi ayad ku sodartay mahadsanid ustaad cabdiraashiid macalin ❤❤❤❤ saacadaha iyo cadarada ayan laamida laistaaga oon ku iibiya iyo waxilamida ah wllo

  • @ZakariaDaauud
    @ZakariaDaauud 29 วันที่ผ่านมา +7

    اللهم انصر المسلمين في فلسطين 🇵🇸 في غزة

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 29 วันที่ผ่านมา +17

    اللهم انصر اخواننا في غزة قولوا اللهم آمين ❤❤❤

    • @maxamedaadan1123
      @maxamedaadan1123 29 วันที่ผ่านมา

      امين يارب

    • @Hiigsiganolosha9090
      @Hiigsiganolosha9090 29 วันที่ผ่านมา

      آمين يارب العالمين ❤❤❤❤

    • @user-sn5wm8pc7q
      @user-sn5wm8pc7q 28 วันที่ผ่านมา

      امين يا رب❤❤❤❤❤

    • @DjimiMoumin
      @DjimiMoumin 28 วันที่ผ่านมา

      ألهم آمين

    • @DjimiMoumin
      @DjimiMoumin 28 วันที่ผ่านมา

      ألهم آمين

  • @FarhanYacin-zb2sv
    @FarhanYacin-zb2sv 29 วันที่ผ่านมา +7

    Jazaakalaah ustaad❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 29 วันที่ผ่านมา +3

    Nabiga scw wuxuu dhahay janada dadka ugu badan ee gali doona waa dadka fuqarada ah😢

  • @sayidcalirakaaw1135
    @sayidcalirakaaw1135 28 วันที่ผ่านมา +3

    Anaga production ❤
    Meel aan wax badan ka faa ido

  • @CrashiidCrashiid-hj9ep
    @CrashiidCrashiid-hj9ep 29 วันที่ผ่านมา +4

    Jazakalah ustad war bixino ad faido uleh ayan si bilaash ah kaga helna thanks ustaad🎉

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 29 วันที่ผ่านมา +4

    Salaan sare ustaad

  • @Beautifulenglishstories30
    @Beautifulenglishstories30 29 วันที่ผ่านมา +2

    Waa video aad u qurux badan oo xambaarsan warbixin faa'iido leh.
    Ustaad, aad baan u jecelahay videos-kaaga. Keep going, ustaad ❤❤❤😊

    •  29 วันที่ผ่านมา +2

      Thanks Allaha ku xifdiyo

    • @FaadumoWarsame-v3
      @FaadumoWarsame-v3 29 วันที่ผ่านมา

      Halkee dunida ka joogtaa sxb muddo dheer kugugu xidhanahay?

    • @mohamedabdullahimohamed7641
      @mohamedabdullahimohamed7641 28 วันที่ผ่านมา

      Wllhi noloshii aan ku soo koray ayaad isoo xasusisay mahadsanid wllka ilmeheyga taajir walbe oo aan noqdo xafadaas ayey ku koridonaan

  • @MaxamadCarb
    @MaxamadCarb วันที่ผ่านมา

    Kacgtu waa musibo ilah naguma balyeyo🤲😢

  • @aqyaarta
    @aqyaarta 29 วันที่ผ่านมา +2

    Waa qofka kaliya aan daawado , warbixinta iyo dhextaalka muusiga caadi maaha

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 27 วันที่ผ่านมา +3

    Sxb wali ma arag qof kula mid ah oo youtube ku jira oo kula caqli iyo codkarnimo badan 1 million subscribers ayad u qalantaa wlhi

  • @DjimiMoumin
    @DjimiMoumin 28 วันที่ผ่านมา

    آمين يارب العالمين

  • @maxamedxasan9882
    @maxamedxasan9882 25 วันที่ผ่านมา

    sheikhow shaqo wacan ayaad heysaa

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 27 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 29 วันที่ผ่านมา +2

    Salaam ustaad

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 29 วันที่ผ่านมา

    Mansha allaah walal Alle haku barakeeyo Waa Dhambaal cajiiba oo sida lagu helaa adag tahay

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 25 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin

  • @mahomedabdi3134
    @mahomedabdi3134 17 วันที่ผ่านมา

    Mahdsnid wll

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 28 วันที่ผ่านมา

    Masha allah masuul wa mowduuc muhiin ah.
    Mahad sanid

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 29 วันที่ผ่านมา +1

    يارب إرحمهم أهل غزة❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @DaraartuAxmed
    @DaraartuAxmed 4 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid macalin wuu qaalaki anka codsaday sixiigmadi aykujiirto ayad u soodiyarisay ❤❤❤❤❤❤ Arianna Ale haa kusiyadiyo Amiin 24:34

  • @amranhussein-oz3eu
    @amranhussein-oz3eu 29 วันที่ผ่านมา

    Jazaka Allah qeyr walal cabdirashid

  • @Mohamed-jh3lr
    @Mohamed-jh3lr 29 วันที่ผ่านมา

    Wallahi tabin taada aad iyo aad ayaa ula dhacay masha allah illaheey hakuu barakeeyo cod kaaga

    •  29 วันที่ผ่านมา +3

      Alxamdulilaah, Allaha ku barakeeyo siddoo kale adiguna

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 29 วันที่ผ่านมา

    Darsi wayn ayaa cawa soo jeedisay ustaad.

  • @NadirMohamedHassan
    @NadirMohamedHassan 28 วันที่ผ่านมา

    Commingson 1m🎉

  • @user-vq7bn1ml1l
    @user-vq7bn1ml1l 29 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustad waqtiga ad naasisay 🎉

  • @HafsaHassan-l1m
    @HafsaHassan-l1m 29 วันที่ผ่านมา +1

    Mhadsanid

  • @faidali7745
    @faidali7745 28 วันที่ผ่านมา

    Waa mowduuc qiimo badan

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 22 วันที่ผ่านมา

    CODSI
    Cabdirashiidow, broth.., muuqaal nooga soo samee Macdanta la yidhi waa dareere oo MEERKURI ayaa la yidhaa

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 29 วันที่ผ่านมา

    Macallin allaha ku xifdiyo cilmiga aan kaa faa iiday ma ahan mid aan qoraal kusoo koobi karo laga bilaabo 2020 kii ilaa hadda kugu xiranahay.

  • @somalia568
    @somalia568 28 วันที่ผ่านมา

    Faqriga wax fiicaan mahaa alle kamagan kalaa

  • @AbdirizackMohamedKeerow
    @AbdirizackMohamedKeerow 29 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso ustaad

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn 29 วันที่ผ่านมา

    thanks ❤❤❤❤ ustaad🎉

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 29 วันที่ผ่านมา

    Haa ustaad nabigu ba faqiir ayuu ahaa

  • @maxamedkhadarmaxamud7279
    @maxamedkhadarmaxamud7279 28 วันที่ผ่านมา

    SXB waan Comoros 🇰🇲 xog ka soobadha nolshuda iyo dhaqankod iyo dhaqalahodah

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 28 วันที่ผ่านมา

    Mahad Sanaid sxb

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 29 วันที่ผ่านมา

    Studio salan Saree

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 29 วันที่ผ่านมา

    waxaanay garanaynn in ilaahay qoray qofwalba wuxuu helo oo ay tahay qoraaalll rabaaniya oo isgoo caloosha hooyadii kujira allle uqoreyyyy wuxuuu helaaayo ay qorantahyyyyy

  • @cabdixukun1969
    @cabdixukun1969 29 วันที่ผ่านมา

    asc ustad ad ayan ku tagera keep goin

    •  29 วันที่ผ่านมา

      Wcs manahsanid

  • @NasroSh-i4b
    @NasroSh-i4b 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @mohaamiin8097
    @mohaamiin8097 28 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Waxaa ka soo hadashaa xiriirka ka dhaxeyn karo gaalada xalane joogto iyo khawaarijta al shabaab

  • @SavageGang-rc8kl
    @SavageGang-rc8kl 29 วันที่ผ่านมา

    Faqriga waa xumaan oo idil

  • @MaxamadCarb
    @MaxamadCarb วันที่ผ่านมา

    إبن ءادم إذا امتلأ بطنه قام ذكره 😅😂💔

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 29 วันที่ผ่านมา

    Nin 100$haysta iyo nin $20$ haysta marka ay dhakhtar aadaan ama carwo isku si ayay u adeegtan kuwa jooga dhakhatiirta waxay qeymeeyaan isteelka qofka kadib wuu u adeega isla sidii ayuu ugu adeegaa qofka isteelka lahayn ama baahida kamuuqato

  • @hadillaium
    @hadillaium 29 วันที่ผ่านมา +2

    Ciwaanka markaa arkey anoo muqaalka daawan baa commentgan soo bixiyey see wax yeeshay ustaad ilaa io hada wn naxsanhy faaido kulhaa😂😂

    •  29 วันที่ผ่านมา +3

      Qaybaha faa'idada weli lagama hadlo, Faqiiriintuna majeclo in ay maqlaan lol

  • @abshircatoosh4334
    @abshircatoosh4334 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ku sslaamay really

    •  29 วันที่ผ่านมา +1

      Waan kaa qaaday soo dhawaw

  • @Everything-ok1cm
    @Everything-ok1cm 29 วันที่ผ่านมา +3

    Daaci Bilan inta wadata.
    👇

  • @CabdulahiibrahimSicid
    @CabdulahiibrahimSicid 29 วันที่ผ่านมา

    Sxb guuliso wlle

  • @issacknoor7107
    @issacknoor7107 28 วันที่ผ่านมา

    Asc shukran masha Allah mudane magaceyga issack Ali noor waxan joga Nairobi Kenya 🇰🇪 Somalia 🇸🇴 malaga yawa in aya hesho hogamiya sida ruwanda

  • @truelife6820
    @truelife6820 27 วันที่ผ่านมา

    Wy mowduuc aD ufcn

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 29 วันที่ผ่านมา +1

    zhp walhi ninikaan 1 milon haa la garsiiyo waa liipx xaiqiqida dhaabta kaa hadlya

    • @GudoonCabdilahi-p3b
      @GudoonCabdilahi-p3b 29 วันที่ผ่านมา

      1000 milyanbuu istaahilaa waa wacdi barnaamijkiisu wa nin ilahay fahansiiyay nidaamka looga faa iidaysto aakhiriyo aduunba waxan aad uga helaa markuuu sharaxayo mucjisooyinka quraanka iyo siduu eebe koonka ubuuray

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 29 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid lovta ii saar ❤❤❤

    •  29 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks soo dhawaaw

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 29 วันที่ผ่านมา

    الغنیمة هی امتحان

  • @amranhussein-oz3eu
    @amranhussein-oz3eu 29 วันที่ผ่านมา

    Walal cabdirashid runti su alo badan o an qabey wad igaga jawabtey jazaka Allah qeyr Abowe halmar waxan jeclan laha inad naga jahil bixiso side loo gari kara guur farxad lagu wada nolyahey iyada o quf walba shaqadisa qabsanayo iyada o ninka u rerka hogamiye ka yahey Aniga wali ma gursanin saas badan ayan qaba waxan um arka dad buuq iyo problem kujiro

    •  29 วันที่ผ่านมา +2

      Furaha guurka waa diinta, Hadba farxadooda iyo isdhageysigoodu waxaa ay ku xiran yahay heerka wacyigoodii uu gaarsan yahay, İnta ay ka fogyihiin ku mashquulk ama Tusaale ka qaadashada dadka kale, İnta ay tabartoodi la egthay oo ay ku qancaan waa motivation in reerkaasi dhisnaado qayb ka noqonayo. Mowduucaani waa mid balaaran qoraal laguma soo koobi karo.

    • @amranhussein-oz3eu
      @amranhussein-oz3eu 28 วันที่ผ่านมา

      Shukran Abowe dalanyarada hadan nahey wanala wareriye Abowe arintas mowduc inoga diyari Shukran

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 29 วันที่ผ่านมา

    Maclimuu facebook muuqaalo soo geli meshaasi badan joognaa dadka badan neh isha warar io wxa loo jeegin ayee ku hayaan sida adigane kula sii socono.

  • @user-vq7bn1ml1l
    @user-vq7bn1ml1l 29 วันที่ผ่านมา

    24daqiqo wxay illa noqotay 5daqiqo tazi waa uzabap sidaa an mowducaa an uuxizaynay

  • @GudoonCabdilahi-p3b
    @GudoonCabdilahi-p3b 29 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay waxaan kaaga barinaynaa inuu aakhiro kugu macsuumo janooyinkiisa mida ugu saraysa eebe Wayne kula kulmi nabigeenii suuu banaa waxyaaba badan baad iifaa idaysay

    •  29 วันที่ผ่านมา

      Aamiin, Walaal Mahadsanid siddoo kale adiguna mid lamid ah

  • @ZeinabIdle
    @ZeinabIdle 27 วันที่ผ่านมา

    Barakaalah ustad thanks

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 29 วันที่ผ่านมา

    Taajir is not isy

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 29 วันที่ผ่านมา

    In Dadku Faqri ku Noladan Maha Wax Weyn, Lakin , Waxa Ka Weyn Kana Xanuun Badan In Dadku ku Hoos Nooladan GUMEYN IYO GUMAYSI JOOGTO AH. 😂😂😂

  • @nimco7782
    @nimco7782 29 วันที่ผ่านมา

    Ss

  • @CabdulahiibrahimSicid
    @CabdulahiibrahimSicid 29 วันที่ผ่านมา

    😂