Waa runtaa waxaa tahay qof jl ka war haya waa sidas xaqiiqda ayaad shagtay.dad aan jl ka warheynin ayaa wax iska Soo qoraya xataa aan waligod jl kismayo tagin.
Wallahe waa runtaa cid xiraneysa ma jirto isagaa iska dhofaya markuu kharshka ka dhamaado.hadusan sameen falagaranso sharciga dhanka abniga uu sameynin.MD.Ahmed wuu yaqaan dadka nocaan oo kale horay wuu u Soo arkey 2013 Kuwa xamar ka qaylin jirey xamar intuu ugu tagey uu la Shirley wuu Soo xareeyay kadibna wuu dajiyey si gobanimo ah ayuu ula dhaqmey.kadibna iyaa iskod kala tagey qaar na weey iska joogen Hotel Agan oo had u guurey Senter.Ilyas hotelka uu u guurey oo uu u ijaranyahay nin mucarad sheegta oo isla family yehin Nairobi degan.ee gure kumaleh kismayo Senter ilyas gur kismayo waa hubaa.
Kan waa caqli laabe la adeegsanaayo waa in la soo qabtaa xabsi la geeyaa maxkamad la saaraa ka dibna dil lagu xukumaa mardanbe si ayna u dhicin qof lacag soo qaata oo waxaan oo kale ku kaco waxay waano u tahay kuwa rabo inay fadqalo ka sameeyaan jubaland
Sanater ilyaas warkiisa sida aan ka fahmay ma ahan nin fog waa shaqsi wadahal doonayah ku qabso ku qadimaysid madaxwayne ahmed madoobe waa in uu ninkaan ambabixiyaa oo waxa uu rabo la siiyaa
Somalida maa yaqanan ilyaas ciidanka jubaland ciidamadiisi ba ku jiira oo furimaha ka so baxaay waa jabhad waa ninkii ahmed modoobe ku hayey kismaayo syasii aad uu luug weyn kuleh jubaland ahmed ninkan kuma deg degii karo holooc yaa bilaabani ahmed libax ayuu afka uu galaay
Gaboose waa xariif xoogaa ayuu iska gargaraacanayaa kaliya ee yaan la buunbuunin ciidanka kiyaanbooni la geeyey waa un ciidan lagu xoojinayo ciidanka xuduudaha kaliya ,
Wariya bahane beenlow ka jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya oo baqtiga uu suujada reer bahane oo darbiyada jiifana jiray hawiya beenlow bahane
Gurigeygii baan joogaa! Waa wax lagu qoslo waayo meeyey xaafiiskii! Kan asagaaba isfashilinaya waa nin u muuqdo mid aysan waxba uga bilaabneyn siyaasadda,iyo qaabka loo hadlo.
Odaygan mid dhimanaya buu u egyahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Malaha axmed madowe ayaa nolol utaalaa hadeey xabada bilaabato midka dhiman rabo dawlada ayuu isku taagaa axmed dronta ayaa ka adeegan doonta haduu sheeko shabaab la yimaado😢
@@ShirkaaraXuseen😂😂😂
Qof Musqul ku xiran oo Madaxweyne sheeganaya
WA in laga tarxiilaa jaajuskii maraykanka
Gabose waa prank caadi ah
Gaboose waa horgal damal jidid iyo xasan shiikh
iyo xamse axmed madobe Hanbalyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 prank man
Waxaan xasuustaa waguu bari hiiraale dhihi jirey madaxweyne ayaan ahey fimkaas waa horaan daawaney😂😂😂
Waa runtaa waxaa tahay qof jl ka war haya waa sidas xaqiiqda ayaad shagtay.dad aan jl ka warheynin ayaa wax iska Soo qoraya xataa aan waligod jl kismayo tagin.
Daarood Madaxweyne axmed islaan Maanta Waa xal dhibaato ma rabno iyo qax Magaalada Dowladda jogto ha loogo danbeeyo.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kani waeriyaha xasan baraf ayuu u ololoyeelaa
waxaan baa wariye isku sheegaya aqas
Axmed madoobe waa nin aqli badan ma xirasyo gaboose asagaa iska tegi doona prank kama socon doonto ma ahan ee is daalinin gaboosoow
Wallahe waa runtaa cid xiraneysa ma jirto isagaa iska dhofaya markuu kharshka ka dhamaado.hadusan sameen falagaranso sharciga dhanka abniga uu sameynin.MD.Ahmed wuu yaqaan dadka nocaan oo kale horay wuu u Soo arkey 2013 Kuwa xamar ka qaylin jirey xamar intuu ugu tagey uu la Shirley wuu Soo xareeyay kadibna wuu dajiyey si gobanimo ah ayuu ula dhaqmey.kadibna iyaa iskod kala tagey qaar na weey iska joogen Hotel Agan oo had u guurey Senter.Ilyas hotelka uu u guurey oo uu u ijaranyahay nin mucarad sheegta oo isla family yehin Nairobi degan.ee gure kumaleh kismayo Senter ilyas gur kismayo waa hubaa.
Xasan dhiiqo jac baa ku dhacday iyo marxuumkiisiimarna la jir marna ka jir xasan dhiiqow
Gaboose waa tuug mooryaantu ku shaqaysto😢😢😢😢😢😢😢
Thank. You. Gabose
Madaxwayne Gaboose 🎉
Kkkk prank ga damuljadiid in lawareysto maaha dadkaas fitno walayaasha ah 🎉🎉🎉
Ninkan kismayo ayu joga Ahmed na laba daqiiqo kuma qadanyso inu dilo ama xidho lkn wax faido ah uma arko
Gaboose waxa uu staahil ku yahay in ladhigo Xabsi Daa'in.
KAN WAA SHAACIROOLE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ilyaas Badel Gaboose,dhuuni raacnimo yaaney kaa ridin dow dheer sidii hashii aad garaneyso illeen geeljiraad aheyde!😁😁
Malaha axmed kii 13 sano boobka wadey ayaa iimaan leh miyaad Leedahay 😂😂
Rag wax isku hayah kan nin ay rag ishayaan kan ay soo dhabartaan ayaa aduunka ugu liitah
Qofku xagee kasoo hadlayaa masuuli buu kujiraa
Hotel hayad suuligiisa
War kan ma xishoodo gaboose yaa doortay
Indho adkaa yaa ku doortay, abtiyow Hamze xoolo iyo Hassan munaafaq iskaga laabo😂😂😂😂
Kan waa caqli laabe la adeegsanaayo waa in la soo qabtaa xabsi la geeyaa maxkamad la saaraa ka dibna dil lagu xukumaa mardanbe si ayna u dhicin qof lacag soo qaata oo waxaan oo kale ku kaco waxay waano u tahay kuwa rabo inay fadqalo ka sameeyaan jubaland
Odeygan in lafahmuu rabaaa😂😂😂
Waa cajiib Senter ka amaa hadhow uu hadal kale shagayo wax ka duwan waxuu hada ku hadlayo wax ka duwan.Senter ka amuu hadhow side Hassan dhiiqo oo kale iska hadlaa iyo pm.xamse hadaldise oo kale isaga handle jiray uu warkiise oo kale.Ilyasow umada jl kadaa shidada iyo khilafka.😂😅😂😂
Madaxweyne Gaboose
OGAADEENKA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE KU SHAQAYSANAAYOOW WAAD KHALDAN TIHIIN UMADIINA AMAAN GALIYA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE SIDUU AHMED MADOOBE IYO DANI U ISTICMAALAY BUU IDIIN ISTICMAALAYAA TAASI WAA XAQIIQO DANTIISUNA WAA INAAD ISDISHAAN SHAQAALAHA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE KA FARIISTA TOLKIIN WABILAAHI TOWFIIQ..
Hhhhh odaygu waxa muda faras caymab ah 3sadex malima lafushana
Ninkas yusan ka bixin magaalada.hala hareereeyo macaa yuusan cumto doonan.
Wali lama arkin shacab diidan iney wax doortaan, oo awooda dib in loogu soo celiyo diidan.
Oo dhahaayo madaxweyne nin jeebka lacag looga soo buuxiyay hanoo doorto
Adeer habartan yaan lakufsanin ee carar dheh
Sanater ilyaas warkiisa sida aan ka fahmay ma ahan nin fog waa shaqsi wadahal doonayah ku qabso ku qadimaysid madaxwayne ahmed madoobe waa in uu ninkaan ambabixiyaa oo waxa uu rabo la siiyaa
Xasan cade warka iska sax ninkaan cidna ma dooraan qofna iskiis madaxwayne nimo uma sheegaan karo .
Jubland waa maamul gaamuray oo hanaan dowli ah leh madaxwayne waxaa ka ahmed islaan ahmed madoobe
Somalida maa yaqanan ilyaas ciidanka jubaland ciidamadiisi ba ku jiira oo furimaha ka so baxaay waa jabhad waa ninkii ahmed modoobe ku hayey kismaayo syasii aad uu luug weyn kuleh jubaland ahmed ninkan kuma deg degii karo holooc yaa bilaabani ahmed libax ayuu afka uu galaay
Gaboose waa xariif xoogaa ayuu iska gargaraacanayaa kaliya ee yaan la buunbuunin ciidanka kiyaanbooni la geeyey waa un ciidan lagu xoojinayo ciidanka xuduudaha kaliya ,
Indha adkaa ninkaani ahmedow Shaqo ka qabo
Quraafaadkaan ila dhageesta?😅😅😅
Fulimkaan.ilyaas..horaanusoodaawanay.iftinbaasto.barri.hiiraale..ayaakufashilmay.waalasoo.afjarayaa.wixiiqaswada
PRANK NACALADI KUGU DHACDAY GABOOSE
Iska mashquulsanow adeer, markaad mashquulka ka baxdo kuwii ku soo diray ku laabo
Wariya bahane beenlow ka jeeda habar kinter am habar ukun moryaanta hawiya oo baqtiga uu suujada reer bahane oo darbiyada jiifana jiray hawiya beenlow bahane
Neef xoolo ah waxba ogeytn
Madaxwayne sayid axmed sayid maxamed islaan dadkaa jecel jubaland guul
Gurigeygii baan joogaa! Waa wax lagu qoslo waayo meeyey xaafiiskii!
Kan asagaaba isfashilinaya waa nin u muuqdo mid aysan waxba uga bilaabneyn siyaasadda,iyo qaabka loo hadlo.
Khaain weeye axmed islaam ayaa madaxweyne noo ah
Axmed madowe kismaayo anigaa xoreeystay ayuu wadaa 13 sano waa leysku fahmay 😂😂
Kkkkk gurigaaga maxaad u joogtaa maad umadda ku dooratay u shaqaysaid??
War xogaagaagi qaadataye iska bax intaan dharbaaxo kugu dhicin
Beenloow tuug ah
Doqon ogaadeen Waa kaas war fidno ha la tagin ee shacab Kismaayo dhibaato ma rabaan qax iyo fidno.
Beenu raad male
Ma arkin wax ku taagersan