Xasan ciidamada uu geeyey raaskaanbooni iyo axmed iyo ciidanka kenya way isfarasaari. Kenya si fudud uma ogolaanayso in axmed meesha laga saaro waxay keenyaanka kismaayo u haystaan inay kenya tahay waana ay ku dagaalamayaan.
Maxeey ku Kala duwan yihiin gumeeysigii ingriiska u soo diray general KOFFI uu soo qabto sayidka laakiin asagii la dilay iyo xasan sheekh u soo diray general KOFFI khaalid iyo gumeeysiga madoow ee xasan dheekh uu damac San yahay.
anigu waan saadilayey ahmed wixii saacidi jirey ogaden isku duuban ayuu haystey maantana ogaden ahmed iyo xamze ayey kala raaceen ahmedna waa laga adkaan doonaa mida waa reer gedo oo aan isaga ogoleyn doonayana kursiga federalkuna wuxuu baabi' doonaa hadii ahmed laga adkaado dowladd dhexe oo kaliya ayaa jiraysa ayey ku dhawaaqi doonaan waxaana la samayn doonaa golayal deegaan oo iyagu soo doorta cida mateli doonta taasna gudomiyaha gedo ayaa sheegey iney door bidayaan taas halkii ahmed hor taagnaan lahaa
War Marxuumka isagoo is soo dhiibay oo maro cad ku duuban uun baa al sugayaa. Waliba waa in uu yiraahdo (Istaaq Furu Allaah).
reer jubaland see wax yeesheen😂😂😂😂 ❤❤❤ guuleeysta✅🌹🌹♥️♥️🌹
Maxeexanow mar hadaa taageeerteen cid kale ka baqimeyno guul guuleysta
Kkkkkkkk
Caadi maaha waatii lacak jecleyde ma jaad keey cashuurayaaan ❤❤❤mareexaan waa wadaniyaal dheh 😎😎😎
Jubaland Allaah dhibaatada ha ka hayo madoonayno in ay dhibaato ka dhacdo wexe dhibaato la damacsana Allaah ha ka qabto
Mowliid iyo Farxaan. Salaaan sare. Guuuuuul jubaland inshaaallaah.
Thank mareexan xagiina naga giijiya
Waan idinwataa. Zaxibayaal. From. Ogaaden. Kenya
Allaahu AkbaR ☝️❤️❣️
Hassan dhiqo wiilkan mowlid ba 10 goor ka caqli badan Hassan qabuure faagte runti
JubaLand Nabad Nabad Insha Allaahu☝️
Mr gado waa dad dowladnimada ku went ahaye marka waain mr difaaciina waligiinba meelkastaba jooga adkeeya dhinaciisa
JAALAYAAL WAAD MAHADSANTIHIIN🎉🎉🎉🎉🎉
Guul. A. Madobe. Jbln
AHMED ISLAAM WUU GULEYSTAY HASSAN GAAJO IYO MR MARXUUMKA WUU KA GULEYSTAY ALLAHU AKBAR
Hambalyo mw axmed islam xassan duufle munafaq gurgurte Iyo marxuumkii xamse hada loo yaba guuuuull jubaland❤🇸🇴💕💪💪💪💪
HAMBALYO JUBALAND XAMAR IYO XAARAANTIISA MEEL NAGA SAARA,
Asc salaaan sare jubbaland oo mid ah dheh guul iyo gobanimo iyo xaraash qaran oo fashilantey 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵
Gudomiyaha Gedo
Lacag ba lasiyat.
Xamsa ayaa ka dambeeyey❤❤❤❤❤❤❤
Xasan Sheekh Balo oo ku saxaroon doona Masjidkii mar dhow iyo marxuumkuu oo Cirfiid noqday wuuba ahaaye uun baynu dhowreynaa.
sodhwada mowliid iu farxan❤❤❤
Guul. Jubaland
Waxaad noqoteen jaamac galad iyo meeshii dhabkahadal😂😂😂😂😂
Maantoo kalana madaxaa lafuran❤❤❤❤❤ guul Axmed islaam ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Ahmed guul
My Tolkey MR Sade From OG🇬🇲🇱🇺🔥💪
Ahmed wuxuu yiri aniga Madaxweyna ah aniga aniga Taliyaha Cidanka ah.
Odawaa Geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤
Kismaayo iyo kiyaanboni waa 332km
Hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne Ahmed Mohamed islaam guul shacabka iyo dawladdaha Daarood guud ahaan D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Congratulations my dear brother for Ur experience
Mahad Karateey iyo Hassan Calasow waa isku mid
JOOG WARYAA FARMAAJO KUMAJIRO CEEB SOKEEYE.
Xasan sheekh wuxuu soo celiyay taariikhdii general KOFFI oo loo diray kismaayo waxaa lagu dili doonaa raaskambooni guuleeyso sayidoow
Ciidankusheega xasan dhiiqo soo lugooyey waxay kismayo u soo aden inan qabrigoda lacashuurin oo warabuhu cuuno sikale maha alle ha unaxaristo
Waa .akaahiil
guuul guuuil guuuul guuuil axmed mdobi daarrrrrrrrrrrod ❤ daarrrrrrrrod ❤ daarrrrrrrrrrrod❤❤❤❤❤❤ habolato
Dabadaha ayaa loga dabaldagaya madaxwaynaha jubalan ❤❤❤❤❤❤
Dowlada lacagta.ay.laluushka
Ku bixineyso mey.dalka ku.dhisto.dhiig.dambo.daato.marabno. damul.😢💔😭 jadiid.wadanka Allah hakaa qabto
Caanashubdhaha doorashomahee
Axmed in la doorto Xasan ayaa fursada u sameeyey.
xasan cali khayre iyo sh shariif waa munaafiqiiin waa xasanoo kale
Asc mawliid galabta ayaa ciidan 14:26 😊 lagerwey gushes taas sxb la soco
Jubaland tagtay oo tallaabsatay
❤
Maanshaallah allaha hakubarakeeyo wiilasha daarood iyo siyaasiyiita dal iyo debedba allaha hamideeyo d5 guuleeysata cadowga hawiye futomadoobe argagixisada idoor qoomaluud halaga hortago cadowga isbahasiga ugujira daarood ismaaciil cabdi raxmaan meheri ismaaciil w
Ciidamada qalabka sidana waxaan ugubaaqaynaa Digtoonoow dib u Jeeso.! Yaan qabrigaaga la faagan oo la beecin Jaalayaal.
Wiilasha ciidanka somaliyed wa in la badbadiya hadii kale nimankii afka dubna aya gumadin
Mahadsanidiin
Ok
Jubbaland Dhaqaaqday
Guuleeysyta Jallayaal.
Ciidamas waxan ugu tala galay inan hubka kareebano
Waasoomajeeste.hawlihiisana.waayaqaan
Ciidanka kaambooni lageeyay maanta laga billaabo waa.ciidan jubba laand
Kismaanyo caasimadaa
DRD WEEYE MANA LALA
DAGAALAMI KARO
DDBAA ILAASHANA HAYA EE
HAKUSOO LUGO INA
KUWA DANTA GAARA WATA
XAAJI AXMED HAMBLYO
Iskahadlow ma isweydiisay reskabooni yaakusugan llaadhe AMEd maxamed sulldaan wallaal dheere
XAMSA ma noqonkaraa Xasan ali Qayre oo kale usooqabtay sheeqshaakir
Xasan ciidamada uu geeyey raaskaanbooni iyo axmed iyo ciidanka kenya way isfarasaari. Kenya si fudud uma ogolaanayso in axmed meesha laga saaro waxay keenyaanka kismaayo u haystaan inay kenya tahay waana ay ku dagaalamayaan.
Waryaada shidaal in la qodayo maogtihiin
axmaad oo lo diray inaldisa madaxiso lacagl ldul dhigay
Guuul iyo gobanimo
Asc mawliid galabta ayaa ciidan lagerwey gushes taas sxb la soco
Maxeey ku Kala duwan yihiin gumeeysigii ingriiska u soo diray general KOFFI uu soo qabto sayidka laakiin asagii la dilay iyo xasan sheekh u soo diray general KOFFI khaalid iyo gumeeysiga madoow ee xasan dheekh uu damac San yahay.
Waafgombe kusodo Hasan Sheikh
laba nin o jubaland uso kacay ba tihiin bro from XERAALE
Sedowxalku. Wacadi. Ninkakudha jogawarag wanagsan. Xalku. Melmifican. Bumaraya
Waa dhownahay
Sxb wad qaladay garoonka raskamboni muxumud fanax ayaaa dhisay
Axmed madobe hduu dhashay hoyadiis mantay dhashey axmed nuur daacad
In aan la Rabin waxaa ku ogaanee 20 uu soo qortay oo lacag qaatay baa cararay
😂😂😂waa weerarkii
Garoowe hooley kusooqaadey
24 ayay kudumeysaa
Kismaanya kuxigty
Aryaa belaayo abaabul
Isgey kunoqon
520km, weeye,r,kamboni,kismayo
Taliyaha lugta waa ogaaden cabdale degaan kaas waa degaan cabdale reer afgaab meshaas ma jogaan
GEEDANAAR ka hal cisbitasl malaha Kismayo , dhirtii wuu xaalufiyey
anigu waan saadilayey ahmed wixii saacidi jirey ogaden isku duuban ayuu haystey maantana ogaden ahmed iyo xamze ayey kala raaceen ahmedna waa laga adkaan doonaa mida waa reer gedo oo aan isaga ogoleyn doonayana kursiga federalkuna wuxuu baabi' doonaa hadii ahmed laga adkaado dowladd dhexe oo kaliya ayaa jiraysa ayey ku dhawaaqi doonaan waxaana la samayn doonaa golayal deegaan oo iyagu soo doorta cida mateli doonta taasna gudomiyaha gedo ayaa sheegey iney door bidayaan taas halkii ahmed hor taagnaan lahaa
Lamu dheh😂😂😂
Ninyahow shaqada dowlada wexe u egtahay shaqo sharmuto ah 😂😂😂 dowlada shaqadeda marka firiyay sharmuto sharmuto u egtahay lacag bee gobta 😂😂
War Nika waa told moge
Gabose waa xeranyahay ee ma runba
Wilashawa inlasoqab qabta. Culusow. Wain. Melwayn. Wainlasara
Kaali guri miyaad weyseen aad wax ku duubtan gariga qaraabka ah maxuu ahaa
Sade marixeen ee daganaa gado waxaa layedinka rabaa inaad dawladiina waxa kadhistaan amadhisatanandowlDiin cusub
Balse doobley ayaa udhow
ninki qalad tagero beeriyey kashalayn waxan tariqdey gali donta ninki axmaad qaladkisa tagero bariyey kunoqon doonta buundo anlaga gudbin
Waaa tolomoge ree mxamed ah
Waa 270kilomitr
🔥🔥🔥🔥🇸🇴🔥🔥🔥♥️♥️✌️✌️✌️♥️🥇🔥🔥🔥✌️🤣
Hasan guurguurto ha isxoreeyo
Wanilasonaa
Kkk walahi wiiilashaan mareexaan horgala ma aha waa runtood mareexaan gedo waa xirta war hadii dolow 6 sargaal laga celiyay horgalki shiimbir ahaa garbaharey loo diiday general cabaas aden gurey cell waaq dhagax ku daadiyay Marexan ogaadeen ma garab istagay ogaadeen fiiriya dhankiina dhaxanta naga haysaye sidee xasan dhiiqo ras kambooni iyo dhul ogaadeen ciidan ooga soo dajiya
cidanka dagal uma socdane axmaad ayeey cir iyo baad iyo dhuul kaxiri donta
Waad riyooneysaa ee riyada kakac
😂😂😂😂 kkkk kulaha ummadda jacel
Gabose ma Munya miyaa mise Somali
Wax war ah mahaysan qofki waal naana waa kula jooga
Sorry waan kaa naxay GAlwaaq waan ktavey nase ahayn in aad seexato
❤❤❤❤❤❤❤❤🪖🇸🇴👏👏👏
War ninkaa dhutiya waa cali harti Abahood oo walaan la lodi karin
Wuu isdoortay maladooran
GEEDANAAR ka waa jaajuus ka mareekanka iyo ingiriiska oo meesha kuhayo
Hasan sheikh mafia damjadiid dalxarashe qabuure fagte canshuure iyo lacag malabsade qabyaliiste
Labadiina waxaad taageer taan maba guulees taan axmad mugdi waalasoo xiraa
🎉sax
Labadiina. Mardhow waala idin sooqabaa inshalaah
GEEDANAAR ka ha lagasaaro Kismayo
Naarta Gal Shurunshuuryahay 🤑
Guul. A. Madobe. Jbln